Habka ugu fudud ee loo samaysto cuntooyin ka camping ka. Ka baro halkan.. Maxaa ku dhigay magaalada iyo buuqeeda. 6 cisho internet maanu arag. Telefon maanu haysan. Farxad. Cunyo nadiif ah. #somaliland
Dadka Somalida ah they need this programs. Waa dal barasho, baraarujin hodanka uu dhulkeenu leeyahay iyo nimcada taal. Kaluunkaa bilaashka ah ee waliba freshka ah walaahi intaa in ka yar almost 30 dollar ayaa la iga siiyey. Well done guys Bashir and Mahad keep going. I always enjoy watching your videos.
Absolutely loved this video sxb! The landscapes captured are simply breathtaking, and the food looks incredibly delicious. Great job showcasing such beauty and culinary delights. Keep up the fantastic work!
Ma kaa dhabaa? Wax kalood noo soo qorto miyaad garan wayday. Bal indhahaaga fur markale. Saacada ma ta gacanta lagu xirto uunbaad aragtay. Qabyaalad hadii aanu ka hadli lahayn waxaa noomaad soo qorteen. Cajiib.
Masha allah dke a nabad so.ali faham leh qaxotiba loma bahna ee allaa been laga sheegaa bedelkedana qarax iyo qabiil aw naqdee ina alle lo noqdo somaliya gacan mida il.aha haku korsadaan xuduudahoodana oromo iyo kenya haka ilaaliyaan iyo xataa yaman buriya
@@MahadAbduleTurbashaash haa wall somaliya xoolahooda shulkooda buuxa ha arkeen hana yaadee caafimadna haku yimaadaan mcn dalkena dunida ugu qalisane waxa maga xiga muwadikeena gabar iyo wiilba iney qof kasto naga bahan ama xanunsan lo gurmado yaatahayna waa waxa na aafeeyay ee hadi leyaku barto cida aad tahay muwadinimada aabeida ha ahaato ee yaan leeyaku dilin ama leysku nicin somaliya dad kalaa la wareegay dhul iyo badba anagana gaajo carurta aaliya ay u dhimanayan iyo dab qarax ah ama rasaas ah allaha naga jojiyo carirtana quranka hal geeyo iney bartan walalo ay yihiin isna garabsadan si jiil somali cafimad qaba lo hwli20sano kadib
Masha Allaah. Waan ku salaamay Mahad adiga iyo Bashiir. Waxaad u sheegtaa Bashiir Reer Minnesota cuntada ay kariyaan gooska hore iyo midka gadaal ayaad ka dhadhamineysaa, ee reer Minnesota sidaad mooday ma'ahan, haddaad safiir aad inoo noqotid reer Minnesota waa ay imaanayaan Uubaale ka dibna waxa aynu qabanaynaa tartanka camping ka aqyaarta cuntada karinta. Kkk
Great programme brother. Just dhar quman xidha nimanyahoow. We are always on sisters cases. It is important to point out the guys as well . Xaram police here
Habka ugu fudud ee loo samaysto cuntooyin ka camping ka. Ka baro halkan.. Maxaa ku dhigay magaalada iyo buuqeeda. 6 cisho internet maanu arag. Telefon maanu haysan. Farxad. Cunyo nadiif ah. #somaliland
Caanaha geella iyo kalluunka miyaydan ku xanuunsan ??!
Waxan maqlay walaguxanunsada
Maasha Allah Caano geel,Ukun(Bayd),iyo Malay ciidiinii Hooyo,Badiinii Nabad Illaahay ha idin barakeeyo Aamiin Aamiin
cuto bilaa milixa sidaa u cuni kartaan
Dadka Somalida ah they need this programs. Waa dal barasho, baraarujin hodanka uu dhulkeenu leeyahay iyo nimcada taal. Kaluunkaa bilaashka ah ee waliba freshka ah walaahi intaa in ka yar almost 30 dollar ayaa la iga siiyey. Well done guys Bashir and Mahad keep going. I always enjoy watching your videos.
Maashaa allaah odayaal alla ha idin barakeeyo dadka soomaaliyeed oo nimcadaas haysta oo gaajada udhimanaya ka sheekeeya
Bashir and Mahad, you guys are living the life to the fullest. My Allah SWT bless you with happiness and long lives
Please share. comment. like. Mahadsanidiin.✅🙏
Waa shacbaan
Ramadaana waa soo dhow dahay
Aniga iyo idinkuba Salaada iyo cibaadada aynu ku dedaalo.
Waa idin salaamay saaxiibayaal
Absolutely loved this video sxb! The landscapes captured are simply breathtaking, and the food looks incredibly delicious. Great job showcasing such beauty and culinary delights. Keep up the fantastic work!
WAAR QAAR TH-camR BAZ HEESO SOMALI KUGU DAWAKHINAYA IDINKU. XINKA BADA DABAYSHA CIIDA NIYGAHA TAN SHIMBIRAHA KAFTANKINA WAA VERY GOOD
Mashallah Mashallah alaha idin daweyo odayal isku ron nolasheydi badiyah aya so xasustay❤
Masha Allah
Xeebta Xeedho 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
ManshAllha ❤ ManshAllha our country Somaliland so beautiful organic food
Mahad waa caba caanaha.
Ishcalaa dalkiis.
Ku naaloo naacawda badeena wanaagsan.
Allaa mahadleh
Maa shaallah ninkaa reer mudug miyaa waa nin shaqo badan maa shaallah waa dadka xoog faniinka ladhaho.ee shaqada jecel
Bismillah Bismillah kubiloow waxkadta lacunayo saxibayaaloow... I am big fan.
ماشاءالله بالعافيه عليكم ❤
mansha allah dad is fahmay allow wadanka noo barakee
Waan idin sallaamay matukateen sillisyaaba xidhantiineh ❤❤🦁🦁👏👏👏👑👍🙋♀️👑🌿🌿✅✅✅✅
Ma kaa dhabaa? Wax kalood noo soo qorto miyaad garan wayday. Bal indhahaaga fur markale. Saacada ma ta gacanta lagu xirto uunbaad aragtay.
Qabyaalad hadii aanu ka hadli lahayn waxaa noomaad soo qorteen. Cajiib.
Maansha Allah weeyi in dalkaada aadkuraxaysato sisaxa se cibaadada kudadaal oo dadkana kudhiirigali
Caano geel iyo kaluun layskuma daro hajaay waa isku hiihaa good job guys Allah haydiin shifeeyo
Waa sheeko baraleeyda Somaalida. 4 habeen baan caano iyo kaluun isku cunaynay.
Maansha Allh caafimad kucuna. Wan rajaynaya inantago maadama aankunolahay dalka kaluun faresha anhelno Alx sidana wantijabin dona
Masha allah dke a nabad so.ali faham leh qaxotiba loma bahna ee allaa been laga sheegaa bedelkedana qarax iyo qabiil aw naqdee ina alle lo noqdo somaliya gacan mida il.aha haku korsadaan xuduudahoodana oromo iyo kenya haka ilaaliyaan iyo xataa yaman buriya
3 milyan oo Somaliya ayaa Kenya ku nool. Soo noqda dheh hadii aad iyagana ka ilaalinayso dhulka.
@@MahadAbduleTurbashaash haa wall somaliya xoolahooda shulkooda buuxa ha arkeen hana yaadee caafimadna haku yimaadaan mcn dalkena dunida ugu qalisane waxa maga xiga muwadikeena gabar iyo wiilba iney qof kasto naga bahan ama xanunsan lo gurmado yaatahayna waa waxa na aafeeyay ee hadi leyaku barto cida aad tahay muwadinimada aabeida ha ahaato ee yaan leeyaku dilin ama leysku nicin somaliya dad kalaa la wareegay dhul iyo badba anagana gaajo carurta aaliya ay u dhimanayan iyo dab qarax ah ama rasaas ah allaha naga jojiyo carirtana quranka hal geeyo iney bartan walalo ay yihiin isna garabsadan si jiil somali cafimad qaba lo hwli20sano kadib
mahad cabdule ::: cuntada lama soo bandhigo
M.a Muqaaal Qurux Badan 🙌
Masha allah dowlada Jumuhuriyada somaliland ee barageysan guuuul guuuul guuuul 💪 💖 ❤
SALAAM alaykuma FIRST ONE THANKS masha Allah please comment gan pine ku qabo❤❤
nimcada alaha nii barakeyo anagana alaha noo kaso❤
Mashaa Allah mahad
Iyo Bashir, wakhtigu ha idiin wacnaado❤❤
Waad mahadsantihiin Mahad iyo Bashiir meelo farabadan oo kale oo xeebta quruxda badan ah baa idiin Dhiman soo kordhiya sida sacaada-diin Island.idinkoo Camping ku samaynaya.
انتم احسن الناس
القبلية هى شء بغيض عند الله
Nabad gelaydu waa qaali alx rabow noosiyaadi Aamiin ❤❤❤❤❤❤❤
Mashallah ❤hantiyay macaan waa midaan hoylaga oran, watch out snacks clocking the woods😅❤
waxaan maqli jiray malay iyo caano layskuma cuno aqyaarta waan idiin baqayaa
Masha Allah this our region❤
Bashiir Gaalkacayo xataa bad bay leedahay
Masha Allaah. Waan ku salaamay Mahad adiga iyo Bashiir. Waxaad u sheegtaa Bashiir Reer Minnesota cuntada ay kariyaan gooska hore iyo midka gadaal ayaad ka dhadhamineysaa, ee reer Minnesota sidaad mooday ma'ahan, haddaad safiir aad inoo noqotid reer Minnesota waa ay imaanayaan Uubaale ka dibna waxa aynu qabanaynaa tartanka camping ka aqyaarta cuntada karinta. Kkk
Caano iyo kalun kala illaaliya labada
wadage qofkii ugu horeyay ayan ahay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
GEELA ALA HA U BAREEKOOYO MAXAMEDNA AAMIIN ❤❤❤❤
Mahad cabdule iyo bashiir bilcaafiya wll❤❤
Waar yaadheheen meeshu miyayna Bahalo lahayn xitaa Waraabe ?Caafimaad ku cuna 😋😋
Masha alkah great trip
Sawtii la odhanjiray caanaha geella iyo kaluunka layskuma cuno ??!!!
Anigu waan idinka yaabayba azxabtaydana waxaan ka kari waayey maalin aan banaanka kusoo qadan karsano habeen ha inoo danbeeyee
BARAKALAAH
اللهم امين يارب
Woow
Mansha allah
Qofkii cuna malay iyo caano waxa ku dhacay shuban iyo matag waan lagu xanuusanay
Wax nagu dhacay malaha. Waa been.
Runtii waxaad na bartaan waxyaabo ku xiiso galinaya dhaxantan qurbaha ayaan ka dugsanayaa muuqaladiina
❤❤❤❤❤❤ waardee wax naga siiya kkkkk
adhi cadeeye , xeedho, geeri, matagisooyin, aad baan u garanayaa
Luf-lufka ku lahaa....waabbaan iska gaajooday😅
Bashiir
Mansha allah ❤
Masha Allah sxbyal jewi wacan baad ku jirtaan
4:40 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Sc moo sheeg inta. ay Berbera u jirto , qiyaasta
25 klm.
You two chilling. Can I camp with you I know how to fish. I breng me fishing equipment 🎉❤
QABYAALAD IYO SIYAASAD IYO REER HEBEL
Nirguhu ma qaylinayane way ololayan aya ladhaha inaga saxa afsomaliga mahad iyo bashiiraw
ninguhu way yuusaan not olol😢
Ilahay haydin dhawro
Too much Protein 😀😀😀
Please take us there😂😂😂
MAYEE MAALINTII LEY QURUX IYO SHAXSHAX TAHAY HABEENKII CABSI IS ILAALIYA WALALAYAAL
Maadan arag. Habeen kiibaa ka qurux badan. Dayaxa iyo badda iyo udgoonka ciida. Nabadda . Meeshaba waxaan u tagnay waa habeenka. Hurdo macaan. No internet.
STL /Has 😂Turukana District/Garisa /Eldoret or Narok 😮?
Tedhada susada kixidha markad ka baxdan jadi kale masaska a idin gela
Caanoh iyo kaluun kkkkkk la iskuma cuno
war ninyahoow is dhegeysta marba qof muu hadlo dhegahaa na qariseene
Great programme brother. Just dhar quman xidha nimanyahoow. We are always on sisters cases. It is important to point out the guys as well . Xaram police here
Waad sax San tahay jazakalaah
Cadeleey u guurtay kkkkkkkkkk
Geesiyaal baa tihiin
WAA RAGII 9DAYAASHA AHAA
❤
BASHIIR CAADI MAAHA BEESAANI
Ana cuntada idin baraye kalaya😂
"BEED" WAA AF-CARABI, "UKUN"WAA AF-SOOMAALI.
Odoyaashii nasoo qaxiyay baa dib u laabtay, Somaliya noogu faaanaayaan. Nimcadaaan meesan ogeyn markeey na qaxinaayeen?
Bashiir iyo mahad miyaa ku qixiyay😂😂 ragaan waa nabad doono rag nabada jecel cidii ku qixisay ku qaraar
*HADAAD AAD **#3WAQTIBA** KALUUN CUNAYSAAN **#XEEBTAASNA** JOOGTAAN RAG ADAG BAAD TIHIIN **#FAMILKU** IDIN LA SOCDO WACNAYDE KK*
XEEDHO 3 YAAN LA IGU QABSAN
Gala nabada somaaliyeey
Masaska
Mas? Ma mass baad aragtay. Waad iska qiyaasaysaa.
@@MahadAbduleTurbashaash kkkkk saaq ha I gelinin dheh mas ma’aragnee.
🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Caanaha lama cunee waa lacaba😂😂😂
Naw Oo kalaya dadka ini raacaya miyaad ku shaqaysanaysan
Cidna ma ogolin in ay naraacaan. Hadaadan shaqaynayn laguma ka xaynayo.
WAR HEEDHE KALUN iyo CAANO WAA KHATAR WEEYE
Dhakhtar kee kuu sheegay?.
4 habeen isku cunaynay. Huu haada Somaalida ha dhagaysan.
@@MahadAbduleTurbashaash Illaahay ba quraanka kariimka ku sheegay ee Culumada waydii
@@habeeye21 kkkkk. Culimo. Dhakhatiir maxaad u oran wayday. Ma dhakhaatiirbaa kuwaa aad sheegtay. Anigaa 6 cisho cunayay, cabayay, caafimaad ka qaaday. Culimadaad sheegaysaa meeday. Dhakhtarada soo wadi, kuwaasaa waajib ah.
@@MahadAbduleTurbashaashmahadow caano iyo kaluun isku cunidoodu inay khatar caafimaad leedahy dhakhtar iyo sheekh midna ma sheegine waxaas waa been waxba hala doodin😅
Dhama caanaha dheh
العرب تقول لاتاكل السمك وتشرب اللبن
Reemagaalkiilawaayay somalilandshity😂😂
Meshu waa somaliland ukun iyo malaay malaga yaqaan halkan
Waxa ugu badan ee laga cunaa waa intaas. Meel hadaadan horebu tagin soo hubso.
Hhhhhh beed iyo kaluun ayaa loo fahmayaa lahjad ahan ayaan kawadaa macalin
Hhhaaa kaluun iyo beed weeyi maxay tahey malaay
Waraabe majogaa
Wan ku taagerena walalka ween ciyaal canar we ku wataan