PART 4 DHAMAAD \ MARKII UU INANTII YARAYD ka KUFSADAY SIDEEBAY UGA AARSATAY....SUBXAANALAH

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 31

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its ปีที่แล้ว +13

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ) 🥺❤🕋☝️

  • @MsLajecel
    @MsLajecel ปีที่แล้ว +9

    Alla sheekadu xiisa badneydaa, isrogrog badneeydaa. Mahadsanid Royal, Faaduma Tamaandho iyo Team Adkaatay.

  • @balqeisahmeth1037
    @balqeisahmeth1037 ปีที่แล้ว +9

    Gabadhaa uu ninku qabay qof wanagsan bay ahayd naaguhu nagaha ayay ka adagyihin ee iyadu ninkay la xisabtantay

    • @MsLajecel
      @MsLajecel ปีที่แล้ว +1

      Sax. Kuwo badan gabadhaas way dhibaateen lahaayeen. Caanaha ay dalbatey sida ay u siisay baan ka yaabay & markay ku tiri iska seexo qaylada waan kaa dhimeynaa.

  • @abdikaninoor2238
    @abdikaninoor2238 ปีที่แล้ว +2

    Ku saliya rasuulka csw ❤❤❤❤❤❤❤

  • @miskinah2036
    @miskinah2036 ปีที่แล้ว +7

    Qisada gabdhan waxaa laga fahmayaa dulimka inuu noqdo dulumaad!

  • @MsLajecel
    @MsLajecel ปีที่แล้ว +5

    😂😂😂 ileen uurkana qaar baa lagu waashaa. Wallaahi xaaskiisa aad bay uu sharaftey. Way kuu naxariisatey.

  • @balqeisahmeth1037
    @balqeisahmeth1037 ปีที่แล้ว +3

    Waa naag waladkeed habareen oo wàlasheed qalbada jabisay 😢

  • @halimarage7385
    @halimarage7385 ปีที่แล้ว +2

    Allaha ku cafiyo hoyoo macan asma

  • @Khadar-tv8pr
    @Khadar-tv8pr หลายเดือนก่อน

    Zalalahu calayhi waslam salalahu calayhi waslam salalahu calayhi waslamnsalalahu calayhi waslam salalahu calayhi waslam

  • @quenisquen7184
    @quenisquen7184 ปีที่แล้ว +4

    Faadumo awalba way waalneed😂😢

  • @magradhussein2177
    @magradhussein2177 ปีที่แล้ว

    Sheeko waalan walaahi ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @abdikaninoor2238
    @abdikaninoor2238 ปีที่แล้ว

    Csw ❤❤❤❤❤❤❤
    Codka wariye fadumo tamaandho

  • @ZamzamAbdilaahi-v8l
    @ZamzamAbdilaahi-v8l ปีที่แล้ว +2

    😮🎉🎉🎉

  • @balqeisahmeth1037
    @balqeisahmeth1037 ปีที่แล้ว +4

    Sawniga moday in fadumo la toogtay😂😂😂😂

  • @maandeeqcali3019
    @maandeeqcali3019 ปีที่แล้ว +6

    Fadumo indho adeeg wlh waa ig waa shay😂😂😂😂

  • @fatmasheikhuna7403
    @fatmasheikhuna7403 ปีที่แล้ว +4

    Maskin❤❤❤

  • @yusracumar6806
    @yusracumar6806 ปีที่แล้ว +2

    😭😭😭😭😭

  • @najmomaxamed202
    @najmomaxamed202 ปีที่แล้ว +3

    Adkaatay 😂😂😂

  • @arweloabdi7693
    @arweloabdi7693 ปีที่แล้ว

    Wale wa sheko an cadi aheen 😂❤

  • @najma4222
    @najma4222 ปีที่แล้ว +4

    😂😂😂😂

  • @sudiyusuf5269
    @sudiyusuf5269 ปีที่แล้ว +3

    Naag habaaro qabta oowalaasheed inkaar kasoo xambaaratey oonasaneeyn bisimka

    • @deeqamaxamuud9861
      @deeqamaxamuud9861 ปีที่แล้ว

      Wllhi waa runtaa masiibo socota weeyi naagtu 😂

    • @MsLajecel
      @MsLajecel ปีที่แล้ว +1

      Ogow bilowgii sheekada caqli ku filan ma laheyn oo way yareed. Taas waxaa daliil u ah jaceylkii ay ka qaadey aqrinta waraaqado jaceyl oo wiil u qoray walaasheed.

    • @kaba197
      @kaba197 ปีที่แล้ว

      Walal waa loo naxaristaa dadka hadal ka damqaya ha usoo qorina😢

  • @saabirahussein8137
    @saabirahussein8137 ปีที่แล้ว +2

    Qaybtn maa u danbaysa

  • @HaboonCabdiraxman-ok9me
    @HaboonCabdiraxman-ok9me ปีที่แล้ว

    Wa baby ga wu dhip bdnyay😂

  • @AmiiraXalliye
    @AmiiraXalliye ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂😂😂😂

  • @xabiibocadey1845
    @xabiibocadey1845 ปีที่แล้ว

    😂😂❤😢

  • @zafaabdilahi
    @zafaabdilahi ปีที่แล้ว

    ILLAAHOW hana waalin