ความคิดเห็น •

  • @AdoontiiAlleAmran5522
    @AdoontiiAlleAmran5522 9 วันที่ผ่านมา

    Ku saliya rasulkeyna muxmed salallahu calayhi waslam ❤❤♥️❤

  • @waaceyni3103
    @waaceyni3103 3 ปีที่แล้ว +3

    MASHA ALLAH REER XAMAR LONG LIFE

  • @asdfghjkl1381
    @asdfghjkl1381 หลายเดือนก่อน

    Dadkaas aad sheegtay asal wexey ahaan jireen awoowayashod ayaga maanta somali waaye carab taqaana majirto iyo meel laga sodhaweynaayo carab waa magac ma ahan wadan wadankasta dadkiisa waa u xisaabsanyahay

  • @leipaparoa7112
    @leipaparoa7112 2 ปีที่แล้ว +2

    Adiga LLMA Godle ha miyaad noo shgasa qabiilka aanu kadhaly waryaa amuus intee Ajuuran kasoo galan banndirga igaa waan is naqana reer xamrka adiga noma shegesid qabilken ee beenta kadhaf umada qomyaden Allha habrkey mahan sidii LLMA Godleha kale mar lasoo galyo marna laga baxayo

    • @musalaofficial3137
      @musalaofficial3137 5 หลายเดือนก่อน

      Lama goodle adi cml ma ahan oo laangaab oo aftir laheyne miyaad modaa markaad ledahay meel laga baxayo meel laga sogalaayo afkaaaga xun ee qurunka ah lama goodle ka jeedi mideeda kale ree xamar wax la dhahaayo majjrte mana ahan kuwo dhiig iyo dhalasho wadaagane dhaqan uunbe wadagaane lkn lama goodle waa dad dhiig iyo abtirsiimo iyo dhalasho iyo dhaqan wadagaan aamus shuushumow oo masakiina tahay😂

    • @musalaofficial3137
      @musalaofficial3137 5 หลายเดือนก่อน

      Lama goodle adi cml ma ahan oo laangaab oo aftir laheyne ma modaa markaa dhehaysid meel liska so galaayo lama goodle afkaaaga xun ee qurunka ah ka jeedi mideeda kale rer xamar ma ahan qabiil ee waa dad meel iskugu yimaaday oo meelo kale duwan ka imaaday si ay nolo ugu helaan dhulka somalida kuma dhahaayi iyaga somali ma ahan wa somali lkn doon ayaa keentay rer xamar ma ahan dad dhiig iyo dhalasho iyo aftirsiin wadagaan dhaqan uunbe wadagaan lkn lama goodle dhiig dhaqalasho,aftirsiin iyo dhaqan ye wadagaan aamus shuu shuumow xunaa tahay😂

  • @afrahhussein3136
    @afrahhussein3136 ปีที่แล้ว +1

    Reer shiikh muumin waa reer shiikh isaxaaq wuxu kayahay hawal Cabdile sacad

    • @cityphones3353
      @cityphones3353 8 หลายเดือนก่อน

      Beenta dhaaf reer shiiq muumin waa dad carab ah oo cad cad ah

  • @abdulkadirahmed575
    @abdulkadirahmed575 9 หลายเดือนก่อน

    Scramble history, 50%50. Return back to history of benadryl and inhabitants of BANADIR REGION.

  • @kadargure9038
    @kadargure9038 3 ปีที่แล้ว +1

    Soomalida kale waxay kasoo jedaan hunud iyo indoshayna iyo itobiya

  • @mohamedmohamud-zi2mm
    @mohamedmohamud-zi2mm 7 หลายเดือนก่อน

    ninkaan naxamed ciise ahaa star

  • @mahamedahmed8784
    @mahamedahmed8784 2 ปีที่แล้ว +2

    Ka soo waran qabiilka isaaqa ,waliba reerka aan ka soo jeedo Arab isaaq

  • @Daarulixtiraam
    @Daarulixtiraam 11 หลายเดือนก่อน

    Channelkaga wax soo gali wll

  • @yusufal-kathiri3693
    @yusufal-kathiri3693 3 ปีที่แล้ว +2

    Ania waxaan ah qalanshoboto
    So Somaali ma ihi miyaa?😅

  • @Qaaraamii
    @Qaaraamii 2 ปีที่แล้ว +1

    Qabiilkale baan xogtiisa hayaaye xagee idin kula qadaagaa

  • @ahmedadde4728
    @ahmedadde4728 3 ปีที่แล้ว +2

    Morshe: ajuuran
    Bandhawow DH
    Iskaashato
    Dhabarweyne:shanshi
    5ta shangani
    Ashraf
    Canuudi
    Rer fiqi
    Rer sh c samad
    Rer manyo
    3geedi
    12koofi

  • @alpunihip_hop7253
    @alpunihip_hop7253 2 ปีที่แล้ว +1

    Bagadi kuma jiro miyaah banaadiri
    Waa dad ka soo jeedo yaman

  • @libanabdimajidimanaboolii2445
    @libanabdimajidimanaboolii2445 ปีที่แล้ว

    Hhhhhh qosol la suuxi rawaa warkaan aad soo gudbisay adi lee soo hubi 😅😅😂

  • @kadargure9038
    @kadargure9038 3 ปีที่แล้ว +1

    Qalansuwata waa carab

  • @ahmedabdi5790
    @ahmedabdi5790 2 ปีที่แล้ว

    Beenlow

  • @kadargure9038
    @kadargure9038 3 ปีที่แล้ว +1

    Beenloow

    • @sahuur3521
      @sahuur3521 2 ปีที่แล้ว +1

      Aaway Beenta

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 ปีที่แล้ว

      ​@Alan-um1xtadga doonfaar dadka afkala bax xaraanta ku dhashey

  • @cumar9875
    @cumar9875 ปีที่แล้ว +1

    Beenaale

  • @kadargure9038
    @kadargure9038 3 ปีที่แล้ว +1

    Qalansuwata waa carab