NIMCAAN HILAAC XABSIGII HARGAYSA WAA KU NAAXNAY LAAKIIN...?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ต.ค. 2024
  • NIMCAAN HILAAC "MIDNIMO SOMALIYEED BAAN AAMINSA NAHAY WAANA LA ISKU SOO NOQON"

ความคิดเห็น • 562

  • @mohamedgaradshalaqbeen902
    @mohamedgaradshalaqbeen902 3 ปีที่แล้ว +225

    Wlhi wxd so qabty qaranimadi oo qof ah wllky nimcan hillac nin ka fog qabyalada kuna weyntahy somalinimada io dal jcylka xaqiq wxd tahy tusalaha nool ee manta io mustaqblka dambe allha ku xfdo guuuleso🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪

  • @somaliwaahal5157
    @somaliwaahal5157 2 ปีที่แล้ว +13

    Insha allh somaliland iyo somalia oo midawda oo nimcaan hilaacna madax Wayne noo noqdo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏insha allh

  • @kingsahal24
    @kingsahal24 3 ปีที่แล้ว +38

    ma rumeysan karo wlhi wareeysi aan wax badan sugayey 🥰✌️

  • @sadiadini3079
    @sadiadini3079 3 ปีที่แล้ว +30

    Qarannimadii o qof ah Hilaac 🤴💐

  • @ziyadal-alim3138
    @ziyadal-alim3138 3 ปีที่แล้ว +20

    MashaAllah,my all time somali favourite musician

  • @ssmunna3140
    @ssmunna3140 3 ปีที่แล้ว +25

    Nimcan Hilac fananka fanaaninta ogudagan oguna aqlaqda fican legend♥️♥️

  • @deqaduale5092
    @deqaduale5092 3 ปีที่แล้ว +19

    Legend Nimcaan hilaac ❤️❤️❤️qof aad uwanaagsan runtiii

  • @ayaanmuqtara6606
    @ayaanmuqtara6606 3 ปีที่แล้ว +8

    Masha allh Allah haku xafido wxd thye fanaana kaliya een taageero nimcaan hilaac🙏💯❤

  • @bashirabdulkadir1263
    @bashirabdulkadir1263 3 ปีที่แล้ว +20

    Abdi xaafidow Nin abwaan Ah o dhalin yaro ah, aan ka codsano hadday suuro gal noqoto Insha allh.
    Ninkaasi waxaa la yiraa Abdiraxiin sadiiq HEELO, waa Abwaanka Inta ugu badan Hesaha, Qamar sugani sameeya, tiiyoo ay Jirto, in uu yahay abwaan Erayo mcn leh oo saaxibul Caqli ah

    • @mirejr484
      @mirejr484 3 ปีที่แล้ว

      Bashiir c,qaaddir
      Channel kaan Ka eeg hora lo wareystay wan taageeraa ninkaas
      Waliba wixii lagu bartay ayu so bandhigay Haddad qosli weydid ISO qabo wan hubaa inad qosli doontid Sidokale ceegaagna wa la wareystay

    • @bashirabdulkadir1263
      @bashirabdulkadir1263 3 ปีที่แล้ว

      @@mirejr484 Channelkee ka Eaga sxb ,

    • @mirejr484
      @mirejr484 3 ปีที่แล้ว +1

      @@bashirabdulkadir1263 Kan cabdi xafiid Sxb Isla c,xafiid Aya wareystay

    • @bashirabdulkadir1263
      @bashirabdulkadir1263 3 ปีที่แล้ว

      @@mirejr484 Sorry, wan so arkay ana Khalday Qoraalkà, abwànkàn sheegayo waxa la yiraa Abdiraxiin sadiiq Heelo

    • @mirejr484
      @mirejr484 3 ปีที่แล้ว

      @@bashirabdulkadir1263
      Haa Sxb qudheyda inan raadiyo abwaankaas wan jecelahay abwannada somaliyeed dhammantood
      Mahadsanid Sxb/walaal

  • @aminaahmed5534
    @aminaahmed5534 3 ปีที่แล้ว +42

    Walahi aad iso aad baan ufarxay markaan arkay Nimcaan inaad waraysanayso, iam his biggest fan. Barakooba walalayaal.

  • @JJ-xm2km
    @JJ-xm2km 3 ปีที่แล้ว +75

    Hanti qaran 🇸🇴 … keep rising you make us proud 🥰

    • @boyofficial3348
      @boyofficial3348 3 ปีที่แล้ว +2

      kkk hanti qaran ma cabdixafid baa

    • @balqeisahmeth1037
      @balqeisahmeth1037 3 ปีที่แล้ว

      hanti qaran hadalkii somalilan laga maqlaba wa la koobiyeenayaa

    • @saidahmed3524
      @saidahmed3524 3 ปีที่แล้ว

      @@balqeisahmeth1037 maxamed siyaad bare ayaa bixiyey hanti qaran, ooah hanti qaran qofkii dhacaa waa dil iyo dacaskiisa oo lala wareego. , sharcigii dowlada dhexe ee kacaankii barakeysnaa ayaay ku jidhey. , waxaad weydiisaa ina shabaca qareenka ah sharciga somaliland iyo kii kacaanka dowladii dhexe ma isku mid baa? Sharcigii syaad bare ayaa lagu dhaqaa hargeysa. Xeererka ciqaabta oo dhan wax baro baaye wax isbadaley ma jidhee waa lakala fadhiyaa, bahalyow jaceel baa imandoonta maruun soomaali dhexdeed

    • @JJ-xm2km
      @JJ-xm2km 3 ปีที่แล้ว

      @@boyofficial3348 labodooda mashallah

    • @maxamedyaakhii4039
      @maxamedyaakhii4039 3 ปีที่แล้ว

      Afsomali samaysta qadaadweynta kkkkkkkkk kalmada somalilnd baa lga yaqaan

  • @josh4424
    @josh4424 3 ปีที่แล้ว +13

    Nimcaan hilaah legend really walaahi akhlaaq iyo dadnimo ale ku manaystay codna warkiisaba daa alaha dhawro asaga iyo umada nabi maxamad

  • @fartunmoha8725
    @fartunmoha8725 3 ปีที่แล้ว +51

    Cabdihafid wad mahad santahay wllkey codsigena wano taxgilisay masha allah shugran in badan abwe ❤🌷👍🏼

  • @zakariasaney9872
    @zakariasaney9872 3 ปีที่แล้ว +13

    Nimcaan Hillac sxb Hormar wacan 2014 ilaa hada Taageero baan kuu ahay😋

  • @nafiisamohamoud8892
    @nafiisamohamoud8892 3 ปีที่แล้ว +12

    Ninkan marka la waraysanayo maxaa Somaliland afka looga marmariyaa 🤔

    • @konjoelmi3502
      @konjoelmi3502 3 ปีที่แล้ว +4

      In uu caayo ayay donan wl

    • @josh4424
      @josh4424 3 ปีที่แล้ว +3

      😂😂😂 walaal waad iga qoslisay balse waa wiil qalbi fiican walahi

    • @samsamibrahim4346
      @samsamibrahim4346 3 ปีที่แล้ว +3

      Wllhi wa ta iga yaabisy

    • @MuniraKhadar
      @MuniraKhadar 3 ปีที่แล้ว +1

      Ma ila argtay

    • @Somalilandgirlll
      @Somalilandgirlll 3 ปีที่แล้ว +2

      Cidi kama xigto Somaliland Nimcaaan Hilac Somaliland

  • @maxamudaxmed2088
    @maxamudaxmed2088 3 ปีที่แล้ว +8

    Wariye naxliyeysan ayad tahay

  • @mirejr484
    @mirejr484 3 ปีที่แล้ว +12

    Abdihafid
    Waxan Ka sugeynaa maxamed Axmed Bakal Cirro
    Mursal muuse Cumar
    Guuleed Simba
    Yurub Geenyo
    Midkood

  • @ikruuzhcirmar6853
    @ikruuzhcirmar6853 3 ปีที่แล้ว +11

    Nimaac hillaac wa fanaanka keliya ee qalbiyan utaageero xalay ayaan ku riyoodey anoo ka kulmey😍😘

  • @nuradinalli9140
    @nuradinalli9140 3 ปีที่แล้ว +8

    Nimcaan hilaac dadninadii oo qof ah💚🤍❤

  • @somaliofficialtube9016
    @somaliofficialtube9016 3 ปีที่แล้ว +14

    Nimcaan hilaac and Abdihafid mahamud jama Aadbaan idiin salaamay legends 👍👍❤❤

  • @amaladan5579
    @amaladan5579 3 ปีที่แล้ว +23

    Waa nin aqli iyo aqlaaq isku darsadey, he wanted to see the world he still growing

  • @kedramohammed1895
    @kedramohammed1895 3 ปีที่แล้ว +48

    Hanti Qaran hilaac horumaray 💯🔥🔥🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mohamedgaraad7444
    @mohamedgaraad7444 3 ปีที่แล้ว +35

    Nimcaan Hilaac Legendary💖👏

  • @ismaythanuuraane4132
    @ismaythanuuraane4132 3 ปีที่แล้ว +15

    Waaw nimcaaan big respect waan dooneynay

  • @abdinasirnasri9784
    @abdinasirnasri9784 3 ปีที่แล้ว +31

    The One Only Mi Fv OF Somalia ArtS♥️💯🔥🙏

  • @fatxiyacarab5937
    @fatxiyacarab5937 3 ปีที่แล้ว +5

    Inta nimcaan hilaac ilaa sugaysa liket ha ilaa dhaafin plz

  • @hennatutorials9562
    @hennatutorials9562 3 ปีที่แล้ว +49

    We get to know him a little bit better. He is definitely one of my favorite artists. He is a humble person, it suits him ❤️

  • @aragsanmuse6328
    @aragsanmuse6328 3 ปีที่แล้ว +5

    Maxad marka lagu waraysanayaba somaliland ugu meeraysata horta war kuma rabto kuma bahane ka fuq sllnd uf 🤨😏😏😏😏

    • @anisamaxamed1679
      @anisamaxamed1679 3 ปีที่แล้ว +2

      Miyaad ka xigtaa somaliland naa wuu u dhashay wuxu doono ayu ka sheegi ee aamus xanuun nimacan baa idinku wada dhacay wlhi

    • @aragsanmuse6328
      @aragsanmuse6328 3 ปีที่แล้ว

      @@anisamaxamed1679 la qabsi dhawida ya kula haysta naa adiga somali maryoley afka dheer bay ka wada siman yiin

    • @anisamaxamed1679
      @anisamaxamed1679 3 ปีที่แล้ว +2

      @@aragsanmuse6328 yaa adiga kaa af dheer naa oo meel aan lagu dirin ka hadlaya nimacan baad ku wada walaten ee ninka niicda bdn kala dul tagaa

    • @MrMudane11
      @MrMudane11 3 ปีที่แล้ว +1

      Nimcaan wa xur. Wuxuu dono kuhadli kara

    • @hindadaahir7262
      @hindadaahir7262 2 ปีที่แล้ว

      Naya nimcanbad ku khafifty naayaa ororod canal raadso

  • @sucdi1758
    @sucdi1758 3 ปีที่แล้ว +3

    Abdixafid Masha alah waa sugene ina nimcan hilaac wareysatit Masha alah waa fanaan aad u fiican wadani Ah aqli iyo aqlaal isku darsaday mahadsanid ina inoo keente markale waa sugena

  • @habikhadar8410
    @habikhadar8410 3 ปีที่แล้ว +5

    C.xaafid ma fanaan baad waraysanaysaa mise nin somaliland iyo siyaasad iyo hawlaheeda ayaad inaad dhaliilo usamayso ayaad raadinaysaa wax kale sheeg somaliland iyo hargaysi xasan Aadan bay abaal ka wayday waaba nimcaan dhicis

  • @mohamedamiin3481
    @mohamedamiin3481 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah Nimcaan Ilaahay ha ku xifdiyo keep going

  • @kahramaanofficial269
    @kahramaanofficial269 3 ปีที่แล้ว +3

    intii sugaysay in nimcaan la waraysto ee commant xitaa ku qortay like saar

  • @barlinmahamudsabriye6471
    @barlinmahamudsabriye6471 3 ปีที่แล้ว +6

    Maasha allah Nimcaan xaqiiqda Muqdisho u ka sheegay.

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 3 ปีที่แล้ว +1

    kan weriyaha isku sheega waa adoontii sinjibaar laga keeney ee doonyaha laga soo rarey waar maxaa kugu marey fanniita somaliland? dee cudur baa haya layidhaahdo somalilan!!!!!!!

  • @aminayassinehussein8123
    @aminayassinehussein8123 3 ปีที่แล้ว +2

    Kani waa bilaa abaal hargeysa ayuu sheegay inuu ku soo caan baxay hadana wuxuu ka dhigayaa meel cunsuriyadeed, kolba inuu dhinac war u qaado hiduu u leeyahay adigoo dibjir ah ayey hargeysi wax kaa dhigtay bilaa abaal baad tahay

    • @tiktoksom9293
      @tiktoksom9293 3 ปีที่แล้ว

      Blue Flag Flying High😆🇸🇴

  • @deeqodaganibrahim7634
    @deeqodaganibrahim7634 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah tabarkallaah nin culus somali weyn baa ka badan wallo

  • @shukri1395
    @shukri1395 3 ปีที่แล้ว +21

    I have been a big fun since the beginning of his career. He is just nice, kind person. I was lucky enough to meeting him last week... I watch his other interview when he say he wants to be a president if he was not a singer. I wish he can be a president for Somali people. He is very well rounded person. Waxan kujeclahay haddal kamadhadhaco💚💚💚

  • @Kingtaplouz30
    @Kingtaplouz30 3 ปีที่แล้ว +3

    Nimcaan Abdirahman Hassan aadban u salamaya Xushmadna waan u haya se Waxan kala Talin laha inuu siyaasada Faraha kala Baxo
    Midnimadada iyo aaminkagu waa fakar ku gaara lknse Fannan ku xushmeee Qofkastaba fakarkiisa🙏

  • @drdictionaryofficial6106
    @drdictionaryofficial6106 3 ปีที่แล้ว +8

    cabdixafiid ma waxaad isku deyeysaa qofka hankiisa midnimo in aad bedesho😎

  • @solostgen3862
    @solostgen3862 3 ปีที่แล้ว +15

    Anagaa Siyasad Waxbo Nagama Galin Fannaan Edab Leh Afgaban Heeso Macan Hore Usoco ✌

  • @abdirashiidjaamacaxmed9067
    @abdirashiidjaamacaxmed9067 3 ปีที่แล้ว +8

    Halyeey qaran nimcaan apdiraxmaan
    nimcaan hilaac

  • @mohamedgaraad7444
    @mohamedgaraad7444 3 ปีที่แล้ว +6

    Khaliif Ciise Mudan Allaha Unaxariisto Halyeey Buu Aha

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 3 ปีที่แล้ว +5

    Maasha alaah fanaan qiimo leh nimcaan hilaac nooloow 🥰🥰🥰🥰

  • @wariyejaceylow4273
    @wariyejaceylow4273 3 ปีที่แล้ว +5

    Wooow msha allh keep going nimcaan abdirahmaan Hassan nimcaan hilaac fanaanka kaliya aan taageero full respect abdixafiidoo numberka nimcaan hilaac noosoo dhig inta

  • @guleitguudcade1202
    @guleitguudcade1202 3 ปีที่แล้ว +2

    Camal aan somalilnd ahayn maydaan hayn 😬 Adeer Nimcaan waa shaqsi wxu doono ha aamino Lkn Qaran ka Somalilnd wxba kama badali karo 🤚

  • @noloshaxayawaanka3160
    @noloshaxayawaanka3160 3 ปีที่แล้ว +3

    Rer Mudug gobolkagii kasoo salamaya nimcaanow from boorame

  • @rahmamohamed3427
    @rahmamohamed3427 3 ปีที่แล้ว +28

    Really he is One of the mi fv artist 🥰 he is a humble person 🙏🩸

  • @cafifanuur1950
    @cafifanuur1950 3 ปีที่แล้ว +4

    Nimcaan waa soomaali sax ah oo sharaf leh guuleyso

  • @mustafeelmi8613
    @mustafeelmi8613 3 ปีที่แล้ว +6

    Qof kasta fikirkiisa waa u xor balze fikirka qofka uu aaminsanyahy wxa uu ku dhisan yhy wax gadaal ka soo dhacay, lkn ma aaminsani in somali mid noqon donto wana fikirkayga balze shanta somaliyed wxa ka dhaxeeya manta wxa weeyi somalinimada haan wada ilaalashana arigana han kala jirano abtiyaal 🙏🙏🙏

    • @farhiaali6227
      @farhiaali6227 3 ปีที่แล้ว

      Sidaa weeye waxaa Ka dheexeeya waa somalinimo uun 💓💞

    • @mirejr484
      @mirejr484 3 ปีที่แล้ว

      Somali iney midoowdo wey U jeellantabay haddii laba ey meel maraan
      1 in shisheeye laga maarmo
      2 in caddalad lahelo
      Somalida shacabkeeda Isma jecba lkn waxa jiro qawleysato Kala ilaalineyso midnimada

  • @abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343
    @abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343 3 ปีที่แล้ว +2

    Wuxu yidhi labada SANO een hargeysa joogay ayuunban wangiisa fanka arkay
    Ree hargesoow intaa ku qabooba

  • @abdik2208
    @abdik2208 3 ปีที่แล้ว +4

    A man of it's own stand

  • @xamda5485
    @xamda5485 3 ปีที่แล้ว +2

    Imika ma Somaliland laga waraysanaya mise shaqsiyadisa waar camal radsada inankayar Somaliland lagama yaqan hadeeh

  • @aminayassinehussein8123
    @aminayassinehussein8123 3 ปีที่แล้ว +2

    Labadii cunsuri baa caawa is helay oo moodaaya inay Somaliland wax ka qadi karaan, cabdi xafid, Somaliland laftuu ka neceb yahay waana qabyaladiiste weynaday, boowdyo gaabna naybka Somaliland buu ku soo caan baxay yaahuu labadiinuba 🤮🤮🤮🤮

  • @libanhamud1936
    @libanhamud1936 2 ปีที่แล้ว +1

    Buuraha surad baa u dheer hankane soomalinimo🧬🧬🧬🧬❤️❤️❤️

  • @quruxdaqalbiga97
    @quruxdaqalbiga97 3 ปีที่แล้ว +5

    Big fun of him. I salute him. Very respectful man. From Quruxda Qalbiga

  • @aasiyaabdirahman6763
    @aasiyaabdirahman6763 3 ปีที่แล้ว +4

    Sheekadiisu waa soomaaliland iyo xidigaha
    War nagala tag 🤫

  • @Raho339
    @Raho339 3 ปีที่แล้ว +14

    Nimcaan Nooloow Maasha Allaah Soomaali 🇸🇴Soomaali 🇸🇴❤️Dhaley oo Xalaala Ayaad Tahay Guulleyso💪💪💪

  • @maxamedhaaji7232
    @maxamedhaaji7232 3 ปีที่แล้ว +1

    Wareysiga xiga guled simba soo qabo

  • @dekobintuyusuf4061
    @dekobintuyusuf4061 3 ปีที่แล้ว +4

    i was in love with him when he shown up really waligeyna ma raadin balse maybe codkiisa fanan ahaan baa dareen igu beeray markad soo kacdo sametimes cid aad jeceshahay xataa mataqaanid 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 nin xikmad leh weeye waa markii iigu horeysay aan arko asagoo hadlaya allaha ku xafido adiga iyo reerkagaba insha allah

  • @abdirisaqshaacaofficial5376
    @abdirisaqshaacaofficial5376 3 ปีที่แล้ว +15

    Hilaacii Hirgalay Fanaanka loogu jecel yahay Soomaalida 🙏🏻❤️

  • @umalkhyremohamed5308
    @umalkhyremohamed5308 3 ปีที่แล้ว +1

    kkkkk nimcan hiaac ciidiba kuuma qimayso haada haan cariye qaabil ee madax cuuri caaye somaliland buu raadinaya kkkkk somaliland maaxa idin daba dhiigaye reer uqdaadlo somaliland baad kuu walaten nimcan noow iska shaqaayso adeey kuu tala waaxad aminsantahhaye ee guul somaliland miidnimo somaliland waa lama tabtan

  • @sharmaarkemaxamuud8801
    @sharmaarkemaxamuud8801 3 ปีที่แล้ว +5

    Mursal muse soo qabo zxp mcn

  • @leylacuthmaan228
    @leylacuthmaan228 3 ปีที่แล้ว +6

    Woooow nimcaan cabdirax man nimcaan hilaac❤💪

  • @123mohamedh
    @123mohamedh 3 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah keep going bro Abdihafid

  • @amaaladan2372
    @amaaladan2372 3 ปีที่แล้ว +6

    Nimcaaan hilaac ❤️🇸🇴🌏🌹💕

    • @adayeqani5897
      @adayeqani5897 3 ปีที่แล้ว

      Qabyaa ladayste yar

    • @adayeqani5897
      @adayeqani5897 3 ปีที่แล้ว

      Hargaysa markay dadka ku bartay ayaad iyada ku soo kalacelisay faraq

  • @nimcocabdulqadir1123
    @nimcocabdulqadir1123 3 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi fanaan aan aad uujclhy oo runta uun kahadlo wlhi ♥️♥️❤❤💏💏🙏🤲🤲

  • @saadocalihassan9009
    @saadocalihassan9009 3 ปีที่แล้ว +15

    fanaanka ugu jeclhy fananinta nimcaan big respect suldaan seerar soo qabo next😍😍😍

  • @emmahaji9829
    @emmahaji9829 3 ปีที่แล้ว +5

    Waaan fanaan aan aad u taageero nimcaan hilaac guul baan urajeynaa.

  • @semiraahmed4118
    @semiraahmed4118 3 ปีที่แล้ว +2

    Wariyhnbn ka yaby muxu sanka oga marmarinyaa Somaliland iyo xadhigii 60ki ader wx saxa la kaly shekdadu yany inta ku ekanee dad tagybad ku dhagnthy nin wayna wad thy

  • @momy1432
    @momy1432 3 ปีที่แล้ว +4

    Legend nimcaan hilaac nin rageed somalinimadu biyo dhigtay

  • @lulnur1150
    @lulnur1150 3 ปีที่แล้ว +3

    Hilaac❤ sharaf ku nooloow adigoo kalana allaha noo badiyo

  • @lacagleofficial
    @lacagleofficial 3 ปีที่แล้ว +10

    Heesihii hore, kuwii dambe iyo kuwa aroos intaba oo BILAA MUSIC ah kanaalkayga kasoo daawo adigoo mahaddan 🙏🙏🙏

  • @mssrodaahmed1553
    @mssrodaahmed1553 3 ปีที่แล้ว +5

    Ninkan cuqdad somaliland ah ayaa haysa ma shaqsibuu waraysanayaa mise somaliland ayaad ka warysanaysaa ninkan somaliland lagama yaqaàno

  • @ibrahimhufana149
    @ibrahimhufana149 3 ปีที่แล้ว +11

    Reer Awdal Soomaalinnimadu ku weyn tahay, xero yar oo maamulka Hargeysa ah la innaguma xerayn karo saaxiib. ❤

    • @marionasiro5302
      @marionasiro5302 3 ปีที่แล้ว +7

      Waad iska hadashay pro xafadina haka waalan waad yartahy waliye
      Nabada amniga wax kuudhaama ma jiraan 💪

    • @ibrahimhufana149
      @ibrahimhufana149 3 ปีที่แล้ว +3

      @@marionasiro5302 Nabada ma maamulka SNM baa noo keentay? Aan ku saxo saxibe Awdal dhulka la yidhaahdaa inta taariikhda la yaqaannoba nabad bay ahayd, marka laga reebo habeen ay tuugtii SNM carruur iyo dumar ku laayeen Borama. Markaa nabada anagaa ilaashana waligayo saxib. Cidna wallaahi uma daba fadhiisano, sida uu qabiilkaagu maamul u dhistey haddii aan aniguna u dhisto maxaad uga gubani? Inta ka horaysa in qaran soomaaliyeed la wada noqonayo waa in qabiil walba ismaamulaa, no more aad u dawladaysiin qabiilada kale.
      Waad yartahay iyo waxaasi macno ma samaynayso ee qodob ka hadal. 😜

    • @farhiaali6227
      @farhiaali6227 3 ปีที่แล้ว +2

      @@ibrahimhufana149 waliigaabad faaqash dabaada u dhaqi jirteen , Kula yaabi maayo imikana ciirka salaamo dhigo

    • @ibrahimhufana149
      @ibrahimhufana149 3 ปีที่แล้ว +2

      Goboladaada ka sheekee, waxba kaama gelin qabiilada kale e abti.

    • @prosl11
      @prosl11 3 ปีที่แล้ว +1

      Berigii kacaanka 1 wasiir oo qudha ayeey kuu lahayeen inta kale macaalimin bay ahayeen halkay ay jamhuuriyada barakaysan ee somaliland kaa noqdeen madaxweyne kan yare wuxuu isleeyahay isaaqnkuu xume laakiimse isma ooga haddi xataa maanta laa israaco 1 wasiir kaa badan heli maayo.weligiina xamar waxba kaa noqon maayo waa ayaan darro

  • @nuradinalli9140
    @nuradinalli9140 3 ปีที่แล้ว +3

    Msha allah fanaanka caan ka ah nimcaan hilaaac guul

  • @daherhamod7979
    @daherhamod7979 3 ปีที่แล้ว +8

    Qabil qaran bn ka dortey viva nimcan hilac fanan qaran🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @saafiwacan4144
    @saafiwacan4144 3 ปีที่แล้ว +2

    Abdi xafid waligey coment kama so bixin waan ku mahatsathy sida cawa fanankena nimcaan nogu kentay

  • @mustafenorth8703
    @mustafenorth8703 3 ปีที่แล้ว +3

    Isaaqa halkaa halyayga ka caayaya adeer adhibaa tihiine ninka guska uga fuqa

  • @rahmoadan9723
    @rahmoadan9723 3 ปีที่แล้ว +6

    Asc my brothers and keep going brothers

  • @kaltunabdikarem717
    @kaltunabdikarem717 3 ปีที่แล้ว +2

    Somaliland 💚🤍♥️ 💚🤍♥️💚🤍♥️💚🤍♥️

  • @dugsiyedx4037
    @dugsiyedx4037 3 ปีที่แล้ว +4

    Somaali super star baad soo qabataY nimcaan hilaac umalaYn maaYo Isaga mooYee in Fanaan kale jiro dhinac kastaba nolow wllo

  • @salmaali2142
    @salmaali2142 3 ปีที่แล้ว +4

    My favourite artist 😍😍😍😍 jecliya Nimcaan Hilaac

  • @mohansoyaan
    @mohansoyaan 3 ปีที่แล้ว +2

    Nimcan holac wa gob walahi iyago sidan ogayan ay u la dhaqmen ayu wali ceebtoda si maldahaya o u u ceeb warinayaa libax ba tahay legend

  • @abdihamse2222
    @abdihamse2222 3 ปีที่แล้ว +11

    Runtii oo Qof ah 👍🏼 Hadal kasta oo la waydiiyay Runtuu ka sheegay Legend✌🏽

  • @najma8198
    @najma8198 3 ปีที่แล้ว +1

    Nin culuso soo qabatahay libaax faanaanka Nimcaan love👑👑👑👑💙💙😍😍😍😍❤❤❤❤

  • @hamse33muhumed79
    @hamse33muhumed79 3 ปีที่แล้ว +7

    Boqortooyadii oo qof ah NICMAAN HILAAC
    👌👌👌👌👌 KEEP GOING BRO

  • @fadxisacadismaaciil8512
    @fadxisacadismaaciil8512 3 ปีที่แล้ว +1

    NIMCAANOW SOOMAALI HADAY ISKU soo laabato xasard iyo buuq bay iskugu soo noqone NIN WLBA ILAAHAY TIISA HA KU NABAD GALIYO.
    TA LABAADEEN KU LEEYHAY WXA WEEYAAN DADKII KU SOO SARAY EE HEERKAAD MAANTA TAAGAN THY KUSOO GAADHSIIYEY WAA IGA TALee fikradooda ku ixtiraam.

  • @KAYREIGHROBLOX2024
    @KAYREIGHROBLOX2024 3 ปีที่แล้ว +14

    Nimcaan iyo suldan seraar are my favorite somali artist , every song is 🔥

  • @AD-eo9nt
    @AD-eo9nt 3 ปีที่แล้ว +2

    Nimcaan Hilaac waxan ku xasuustaa markii isagoo intan ka yar uu tagay Baydhabo waliba af maay uu ku heesay runtii aad ban ugu riyaaqay.

  • @cabdirahmansaladkilwe155
    @cabdirahmansaladkilwe155 3 ปีที่แล้ว +6

    waan salaamay fannaanka somaliyed

  • @macalinabdi6814
    @macalinabdi6814 3 ปีที่แล้ว +2

    Nimcaan hilaac al Fanan qaran hor mar wacan

    • @sahrawadhowr4570
      @sahrawadhowr4570 3 ปีที่แล้ว +1

      Cajiib hadal cad oon cadifad lahayn Allah idin xafido dhamaantiin

  • @aminayassinehussein8123
    @aminayassinehussein8123 3 ปีที่แล้ว +1

    Maxaad askari noqon kartaa adigoo hal mitir ah itaalna aan lahayn nin buuxaa askari laga dhigaa adigu cilin baad u eeg tahaye Somaliland cayda kadaa noocaagaa askari kama dhigtaanea,

  • @sarahsaid3688
    @sarahsaid3688 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha allha nimcan waa miskiin

  • @happyprofessional2100
    @happyprofessional2100 ปีที่แล้ว

    Guul iyo gobanimo nimcan hilac boqor somaliya wadani guul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯🥰🦁💙💪❤️👑♥️🧡🤲💜💓🙏💛💗👍💯💯🇸🇴🇸🇴🥰🦁👍

  • @fathiaahmed1287
    @fathiaahmed1287 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah gesiga somaliyed guliso baqornka 👍👍

  • @sahraoumer1943
    @sahraoumer1943 3 ปีที่แล้ว +4

    Woow Abdihafid nooloow waa wariye qaliya oo soomaaliya oo muwaadin ah hore u soco

  • @kaskeytube6283
    @kaskeytube6283 3 ปีที่แล้ว +7

    Somaliland jecelaa dadkani kahadha de🤣🤣

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs 3 ปีที่แล้ว +2

    Abti allaha ku dhawro 🤲 mustaqbal fican ayan markasta ku rajaynayaaaaa

  • @wadanitiktokofficial5253
    @wadanitiktokofficial5253 3 ปีที่แล้ว +3

    Nimcaan Hilaac shaqsi qiimo badan ixtiraam iyo xishoodna leh wlhi dhanka fanka isaga ii ah number 1 fev1 Long life brother keyga

  • @hodanabdi4083
    @hodanabdi4083 3 ปีที่แล้ว +4

    Big fun of him m.A keep going legendary🤴🥰🔥