Abwaan Saciid Saalax Oo Ka Sheekaynaya Sooyaalka Siinley Iyo Buuggaagta Laga Qoray

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 22

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 5 ปีที่แล้ว +1

    Macallinku, Abwaanku, waa typical Somali man, waxaan ku bartay Hotel aan ku wada jirnay Hargeisa, 3 sanno horteed, Abwaanka/Macallinka waan aqaanay magaciisa mase garanayn wajigiisa, markuu arkay inaanan garanayn ayuu i wareystay, markasaa illeen Soomaalidu waa xaafad yar eh aanu si weyn isu garanayn, sheekadiisa iyo kulankiisu xiise gaar ah ayuu leeyahay, waa nin lagu daydaa, ALlah cimri dheer haku siiyo, qabiil iskuma nihin

  • @fadumoshiikh2210
    @fadumoshiikh2210 6 ปีที่แล้ว +3

    masha allaah macalin saciid aniga waxaan ahaa gabar barnaamijkii dhaqanka radiyo muqdishu kabixi jiray ayaan kuguulay stay anigoo markaas dugsiga dhexe ahaa macalin xusuus ayey ii tahay manta in aan ku maqlo marlabaad base manta waan waynaaday oo hooyo ayaan ahay

    • @geeljiredaljire9188
      @geeljiredaljire9188 6 ปีที่แล้ว

      maasha allah walaashey waan ku farxay fikirkaaga wanaagsan macalin siciid saalax waxan ku bartey dugsiga hoose heestii aluf la kordhabey alif loo dhabey waxbarashada

  • @fatmaali4968
    @fatmaali4968 6 ปีที่แล้ว +1

    my teacher ustaad gacan wariye sare wanku salaama adiga iyo Abwaanka😍

  • @cabducaziiz2929
    @cabducaziiz2929 3 ปีที่แล้ว

    Waa tariikhdii oo socota

  • @maryanali2606
    @maryanali2606 6 ปีที่แล้ว

    MaashaAllaah Mucallim Siciid Saalax Axmed Wallee Waa Nin Culus Rabbi Ha Inoo Xafido.

  • @a.yousufmohamed510
    @a.yousufmohamed510 5 ปีที่แล้ว

    Alle cimriga ha ku barkeeyo abwaan siciid salax Axmed

  • @muscabalifarah6045
    @muscabalifarah6045 6 ปีที่แล้ว

    Mash Allah in badan Ayaa maqli jirey magaca Abwaan saciid salaax

  • @Hanadmataan
    @Hanadmataan 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah bare sare siciid saalax
    Caafimaad iyo cimri Allah kuu ziyaadiyo

  • @daahirhiireey4629
    @daahirhiireey4629 6 ปีที่แล้ว +1

    Abwaan siciid saalax ahmed waa gudoomiyihii kooxda iftin waa nin culus

  • @xafzamuxammad7988
    @xafzamuxammad7988 5 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @fadgalbed2414
    @fadgalbed2414 4 ปีที่แล้ว +1

    Weriyaha maxaa ka qaldan

  • @hajjizeykol98
    @hajjizeykol98 6 ปีที่แล้ว +1

    CIMRI DHEER IYO CAAFIMAAD ABWAANE!

  • @kaareburburiye
    @kaareburburiye 6 ปีที่แล้ว

    Mawada socdaan,, CODKA IYO MUUQAALKU,, farsamo awgeed miyaa

  • @amiinaliaki7866
    @amiinaliaki7866 5 ปีที่แล้ว +1

    BEENAALE ADI WAX LAGUUMA KEENINE HADRAAWAA LOO WADAY ALLAABATAA KKKKKKKKK AYAY NOO KEENTAY KULAHAAA

  • @amiinaliaki7866
    @amiinaliaki7866 5 ปีที่แล้ว

    DEELAY ......WAAN KAMAID AHAA KULAA WAXNA KUMAAN LAHAYN ..........BEENAALE BEENAALE DHALAY .....GAARIYOO BILAABAY BAAD KABAQAYAY KKKKKKKKK BEEN BADANAA TUUGU ........WALIGAABA HADRAAWI ISKU DHADHAJI

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 5 ปีที่แล้ว

      adeer, abwaanka Dada ah inxtiraam, dhaqankeena ilaali, raali gelin bixi, i feel sorry for you wallaahi

  • @muscabalifarah6045
    @muscabalifarah6045 6 ปีที่แล้ว

    Mash Allah in badan Ayaa maqli jirey magaca Abwaan saciid salaax