DEG DEG; Puntland oo Digniin Culus U Dirtay Xasan Sheekh Muqdisho oo Dagaal Qarka U Saaran.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • DEG DEG; Puntland oo Digniin Culus U Dirtay Xasan Sheekh Muqdisho oo Dagaal Qarka U Saaran.
    puntland hees,puntland,puntland tv,puntland ministry of education,puntland song,puntland news today,puntland 1 august,puntland ilkacase,puntland tv live,puntland state tv,puntland sharma boy,puntland somalia

ความคิดเห็น • 32

  • @ashaismail713
    @ashaismail713 22 วันที่ผ่านมา +2

    Allaah Xifdiyo Puntiland Aamiin Aamiin

  • @issakmahad2676
    @issakmahad2676 22 วันที่ผ่านมา +2

    Waa run dawladnimo
    Meesha ma taallee wa
    xarun ganacsi, Rabbi
    ha na badbaadiyo.

  • @hersijeego7451
    @hersijeego7451 22 วันที่ผ่านมา +2

    Absolutely well spoken well done, good on you.

  • @MahmudMahamad-zb7tx
    @MahmudMahamad-zb7tx 22 วันที่ผ่านมา +2

    Guuleyso ader geesi xaqiqada kahadla

  • @halimaahmed133
    @halimaahmed133 22 วันที่ผ่านมา +2

    Geesi geesi dhaley runsheeg hadakiisa iyo xaqiiqda lagaban puntland horey usocotaa waa dadaaleen shacab iyo madaxba dadaalaana waa gaaraa guusha soomaali oodhana guushaas iyo kabadan ayaa urajeyneynaa xasana xaqa alaha tuso

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 22 วันที่ผ่านมา +3

    Xildhiban abdibarre jibril hadalka kugu malnay jawab kul ba sisay dhar baxo kul ba ku dhufdeu horgalki abdiqafar hange oo so dir saday xasan gorgurde marxun xamza xildhiban abdibarre jibril farintas garsi madaxweyna puntland siciid abdulahi dani kuxigeenkisa ilyas osman lagutoor iyo gudomiyaha barlamanka puntland abdirisaq ahmed said labadisa iyo xildhibanada galaha wasirada isimada cuqasha waxgaradka xisbiyada gudiga doroshoyinka pec shacabka ciidanka puntland heegan buxo hala galo xasan gorgurde marxun xamza niman horgal bu so adag sanaya 1 wiilkas asad diyano iyo horgalada sas hala ogado dowlada puntland shacabkada ciidankada heegan buxo hala galo waqti kasta wa xaqi lama taban ah

  • @hassanmohamedegue9762
    @hassanmohamedegue9762 21 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah waa runta. Nolow.

  • @aishaluulcadysay5470
    @aishaluulcadysay5470 12 วันที่ผ่านมา

    Masha laah sax sax sax afkaaga caana lagu qabay

  • @maxamedcisicabdi8764
    @maxamedcisicabdi8764 22 วันที่ผ่านมา +1

    Markasta idinka maxaa uga hortimadaan dowlada federalka

  • @bashirgaryare83
    @bashirgaryare83 22 วันที่ผ่านมา

    Dastuurka waa lasixikaraa

  • @Ali-kv7cr
    @Ali-kv7cr 22 วันที่ผ่านมา

    Puntland ha xir xirto caado iyo shilin qaatayaasha Guurguurte uu rabo in uu ku shaqeesto.
    Sharci lagu dacweeyo hala ansixiyo.

  • @aishaluulcadysay5470
    @aishaluulcadysay5470 12 วันที่ผ่านมา

    Sax sax sax sax sax alow qashi haga dhigin AKHAS AKHS WAA DLIYO TOLOW MAWAD DOQMAA DOQMAA MISE WAA WAD WACALO XUMMAA NIMANKA MEESHA JOOGAA

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 22 วันที่ผ่านมา

    Xaqiiq Xasan Sheikh iyo waxa uu wado wax lagula shaqayn karo maaha balse Farmaajo waa lala shaqayn karey waana lagu khaldamay in Puntland la shaqayn weydo

  • @abdulahimohamud-yp4oo
    @abdulahimohamud-yp4oo 22 วันที่ผ่านมา

    Xaraami xaraami dhalay dowladnimo marabtaan hoyadiin wasa bunland iska jogo wlhi in la idin jojinen xasan shiikh maxamud ilhy cimriga ha siwalbaa bunland wax wuu ugu shegey lkn ay ay dhashay

  • @MahmudMahamad-zb7tx
    @MahmudMahamad-zb7tx 22 วันที่ผ่านมา

    Xaqa bad ku adimeysa

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 22 วันที่ผ่านมา +1

    Ilaaa Faroole calaacal ayay ku jirtaa kkkkk
    Adeer Amxaarka ayaad biyaha u sideene wax aad Muqdisho u soo kordhiseen ma jiro.
    Waxad rabtaan in aanay dawladnimo ka hana qaadin Muqdisho...
    Maxaad ku tihiin Federal?..
    Ciidan maya
    Cashuur maya.
    Calan maya.
    Maamul maya
    Wax na siiya haaa.
    In wax laydiin siiyo oo kaliya rabtaan.
    Dustuurka hooyadaa u geeya.

  • @shariifmaxamuud-fd8hc
    @shariifmaxamuud-fd8hc 22 วันที่ผ่านมา

    Ximaar mooryaan ah abii ka waran

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan2778 22 วันที่ผ่านมา

    Waxba hanoo sheegin meeshaad rabtaan aada mj iyo isaaq weey diideen somali in aay wax noqotp

  • @ahmedjimale7588
    @ahmedjimale7588 22 วันที่ผ่านมา

    Waan kufahanay

  • @FutoXar
    @FutoXar 22 วันที่ผ่านมา

    Dowlada federalka wuxuu casharada ka qaata Ina Geele iyo xooga uu Siyad bare ka bowsaday dictator weeye xassan sheikh aan u hogaansanayn federalism isaguna federalism buu dagaal kula jiraa sidii farmaajo Puntland runta haka hadasho somaliya hadii aysan ogolayn federalism Somali hainaga maqnaato hadalka indhaha halaga saaro diyaarna aynu uahaano inaynu kala goayno hadii federalku shaqayn waayo . WE DONT WANT A CENTRAL GOVERN SOMALIA

  • @caliqarshe4170
    @caliqarshe4170 22 วันที่ผ่านมา

    Cabdi bare wabwnta budlan dawlas waxba kataqan

  • @abdikadirmahad4769
    @abdikadirmahad4769 22 วันที่ผ่านมา

    Wadanka cadow ayuu leyahay lkn isma ogid cadowga wadanka waa adiga ee calaacalka jooji

  • @mohamedjamle7898
    @mohamedjamle7898 22 วันที่ผ่านมา

    Ninyahow waa riyooneysaa faroole haddii uu qof yahay hadda wax h u qabto oohinta jooji ogow in aad mareeteyn laangaab ah biiiyahan aad tahay

  • @salebanomar76
    @salebanomar76 22 วันที่ผ่านมา

    ADUNKA XASSAN SH AYAN UNEC BAHAY WALAAHI WAXAN KA SII NEC BAHAY DANI ZINBABWE MACAL WEYNE TUUG TUUG DHALAY 😂😂😂

    • @Ali-kv7cr
      @Ali-kv7cr 22 วันที่ผ่านมา

      Adigaa ah tuug tuug dhalay iyo dhashiis.

  • @omaradan2167
    @omaradan2167 22 วันที่ผ่านมา

    Beentaa kahadal itoobiyaankii aad keenay wadanka

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c 22 วันที่ผ่านมา

    Dis like Horay u qata ilmo Dani qurux

  • @Gulmudagirl
    @Gulmudagirl 22 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 digniin bulo ha iska taqdo 👎👎

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 22 วันที่ผ่านมา

    Putland EThobian haidin la joogo 👎🏻👎🏻

    • @AsadCabdulaahi-j2o
      @AsadCabdulaahi-j2o 22 วันที่ผ่านมา

      Ethopiankee 😂 ma reer puntland baa noqdey