UGU DANBAYN WAA TAN XAQIIQADA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 1.1K

  • @juweriyoabdi6443
    @juweriyoabdi6443 2 ปีที่แล้ว +374

    Inta iigula Faraxday ani cml🥺ilahow isku kiin daa🤲♥️

  • @Fatkaboy7
    @Fatkaboy7 2 ปีที่แล้ว +61

    Welcome back walan ubax iyo Abdirahman 😂❤
    Wan idinku farxay Walhi waligiin is ilaashada walalayal hadii ad isku dhacdan isu dul qata oo isu samra qofka wuxuna awodin ha isku qasbina nolshu Waa isfahan Abdirahmanow Sxb adna ilasho gabdha iyo carurtadada iyo rer kaga ka ilaasho nacabka ubaxay wll adna ha u maqlin dadka dadka ukala warama waxan idin rajeynaya gull wacan wlll ❤ad iyo ad idinku farxay

    • @maxamedyonis8476
      @maxamedyonis8476 2 ปีที่แล้ว

      ManshaAlleh tabarakalaah

    • @Dhoolayare3355
      @Dhoolayare3355 10 หลายเดือนก่อน

      😢 talo fiican ayaad siisay fiicnaan lahayde in ay kaa qataan

  • @samiiracabdale7404
    @samiiracabdale7404 2 ปีที่แล้ว +33

    Mashaa Allah Hambalyo Hambalyo lamaanahaygi aad ayaan ugu farxay walal midawgiina inkastoo wakhti hore dareemay inaad isku soo laabateen 👏👏👏

    • @najmanaju309
      @najmanaju309 2 ปีที่แล้ว +1

      Fikirkaa weynu wada Qbnaaa ❤😊

  • @goldengirl2757
    @goldengirl2757 2 ปีที่แล้ว +16

    Wlhi waan idinku farxay
    Cadawgiin ha jabo
    Lamaanaha aan taageero ahaydeen
    Isku waara abidkiin INSHA'ALLAH ♥️🥀♥️♥️

  • @SNAZamiir-
    @SNAZamiir- 2 ปีที่แล้ว +11

    Mnsh allah dhisma oo dhaqma lammane ku dasho mudan
    Baa tihiin 🧕🏽💎❤ beryahan danbe wax soo badanayey lammaneyashaa kala tegayee sanaadka Lammanayaal isku soo Labanayaa haa soo bataan❤💎

  • @adnasalah9198
    @adnasalah9198 2 ปีที่แล้ว +7

    Wllih WaaN ku farxey inaad izku zoo lapateen
    Manzh Allah
    TaLo walzheY iyo walkey
    MarkazTa gabdhiina darteed wax kazTa ug tanazula♥️

  • @xamdahaldhaa
    @xamdahaldhaa 2 ปีที่แล้ว +31

    Ayyyy m.a wlhy bilahay farxad darteed wan ilmeeeyey ilahay ha isu kiin daayo wll💍❤
    Mar hadii aad isku soo laabateen wll noqda dad isu tanaasula hadii ka kale khaldamo isu tanaasul iyo dulqaad ayaa guul lagu gaadhaa 💍❤ waa iga talo wllo qlliyey💏❤farxad waarta my family ❤

  • @AyanArtist21
    @AyanArtist21 2 ปีที่แล้ว +18

    Waaw lamanaheni waysolabten🥰🥰 I’m so happy for you guys wadajira 🥰🥰

  • @hahahhako9911
    @hahahhako9911 2 ปีที่แล้ว +6

    Ilahw inta is jecel isu da anagana waxa na jecel hano wayin🤲👑❤️

    • @munadhoodi2017
      @munadhoodi2017 2 ปีที่แล้ว

      Mash allha beautiful family💖🥺🥺

  • @zamuzamu9194
    @zamuzamu9194 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashallahi abdirahman istey wlcm back walalkey Mcn iyo wlshey ubah damaan........... happiness for ever Inshallhi.......

  • @sahroabdikarim2191
    @sahroabdikarim2191 2 ปีที่แล้ว +4

    Wwwww first person ee video ga ahayl am so happy 😊family 👪

  • @najmosaid7289
    @najmosaid7289 2 ปีที่แล้ว +3

    Somali oo dhan baa isla kiin jecel ubax iyo Abdirahman Alh dib iin mideeyo wan isla kiin jeclaahay ❤❤

  • @umukhayraat2024
    @umukhayraat2024 2 ปีที่แล้ว +14

    😭😭😭farxad darted ban la ooyey wlhi malin walba inad isku labatan ban niyda ku hayy👑❤🤲allaha isku kin dayo nolsha inta dhimn

  • @qalbiuroon8645
    @qalbiuroon8645 2 ปีที่แล้ว +20

    Am so happy for you wlh..May Allah bless you and rebuild your reunion....I missed your moments of being together..farxad ku wara

  • @walaalek8639
    @walaalek8639 2 ปีที่แล้ว +11

    Masha alah farxadayda lama so kobi karo walahay hada isku so labaten is ilashada wllhy wan isla kin jeclahay from puntland

  • @sihaamaxmed6490
    @sihaamaxmed6490 2 ปีที่แล้ว

    Ala farxadwaynaaa walaahi xataa taleefanka iga jabigaadhay farxad Daraadeed ala waanfarxay waxaa igubalana inaan hadiyad idin gudoonsiiyo maalin uun ala wllo waan islakiin jeclahay ilaahay amarkii caawa farxadaydu waasaayid waxaan rajaynayaaa sida aan ugu farxo dadka lamaanayaashaa wadajirkooda in Ana ilaahay qof ijecel isiiyo♥♥♥♥♥♥♥♥♥

  • @yuusufdcd9768
    @yuusufdcd9768 2 ปีที่แล้ว +14

    Mansha allah waa jeclah la jogani farxad ku noolad ❤

  • @ilhaanqalanjo1952
    @ilhaanqalanjo1952 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allh Allh ha isku kiin barakeeyo wxa dhan niyada wlhi waan iska idhi Allow yaa isku so celsha

  • @hafsawasiro7284
    @hafsawasiro7284 2 ปีที่แล้ว +5

    Mashallah hanbalyo wlhi wn Ku farxey iskuso labashadina wxna inta kasi farxad badan inad utanasushen ilmahini yara ugu danbeyn carurtu waxa ugu qalisane ay heystan konkan wa ineykuso ag kuran walidkood❤

  • @nimashine8475
    @nimashine8475 2 ปีที่แล้ว

    Mashaallah tabarakallah isku waara abid ubad iyo cabdiraxman wad isku qalantiin wlhi huno wada jira wan ku farxay runti

  • @sagalosman1083
    @sagalosman1083 2 ปีที่แล้ว +7

    Maasha Alaah aad baan Ugu farxay walaahi Ilaahay Abaayo haysku Kiin daayo audiyo seygaaga❤️❤️❤️

  • @najahchannelnc2570
    @najahchannelnc2570 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah tabarkallaaha alif mabruuk isku waar abdkiina alle ha idin barkeeyo wixii xun ha idinka qabto idinka is laashada❤️❤️👸👸👸🤴🤴🤴🎂🎂🎉🎉🎊

  • @nasteehomohamed1178
    @nasteehomohamed1178 2 ปีที่แล้ว +10

    Maashaa allaah family Aan isla jaclahay, wax fiican baad samayseen wlhy wada jirku waa muhiim idinka iyo inantiinuba wuu u wanaagsan yahy wada jira waligiin.💞Waraa Satay Gabadha iyo Gabadheedaba iyo reerkaba horay uwad Adigaa ninkii
    Reerka ahaa agah yaysan dhalin yaranimo kuqaadin dee masuul wanaagsan noqo. Intaasuna waa canaantii walaaltimo my dhiiga guulaysta .wada jirkiinu waa muhiim. ❤

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 2 ปีที่แล้ว

    Mansh allah tabarak raxman hanbalyo wlo qali barakooba wada noolado farxad ku waara idemka Alle alhamdulilah

  • @haboonaleel8710
    @haboonaleel8710 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha llh lamanaha quruxdabadne❤❤❤💯🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @maxamedjaamacaxmednuur3362
    @maxamedjaamacaxmednuur3362 2 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allh ubax dugsiiya official alle ha idin iskiin daayo wll adiga iyo cabdiraxmaan stey

  • @rahmacadey1107
    @rahmacadey1107 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah waan ku farxay wlhi
    Isku waara Abidkin 🥰🥰🥰❤❤

  • @faadimacabdulaahi514
    @faadimacabdulaahi514 2 ปีที่แล้ว

    Manshlh alfa mabruuk walalayaal iskuwaara abid ubad baariyana kalahela ilaahy nolosha farxad cfmaad iyo cibaada suuan Allaha haynigu dhmeeyo abid faaxsanaada wllhy aad bn ugu farxy inaan maanta ininkoo midooby arko manshlh tabaarakalaah baarikalaah

  • @naimaraage6633
    @naimaraage6633 2 ปีที่แล้ว +26

    Masha Allah 🥰🥰🥰🥰🥰💓🏫💓 💞💓

  • @nimcoabdimohammed536
    @nimcoabdimohammed536 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allh tabaarakalah Ani xaga tiktok ayaan kaso daawaday wlhi sidaan ugu farxay illaahy ayaa oh farxad darted waan ilmeyay lamaanahan inay Dib umidobaan markasta waan uducaynjiray illaahy waxan idiinka baryaya dhamaan ximiloyinka iyo hadafyada aad nolosha kaleedihiin inuu inii rumeeyo c/rahman iyo ubax isku waara alle ubad khyrqaba haydin kala siiyo nolosha farxad iyo raynrayn ku dhamaysta alle wax idin dhiba idinma tuso alle Isha cadawga haydinka hayo waxatihiin lamaane afgaaban akhlaaq iyo edaableh ❤🥰❤🥰💪

  • @faysasiciid1513
    @faysasiciid1513 2 ปีที่แล้ว +5

    Mashllh Ilaahay Ha isukiin Barakeeyo

  • @bisharoharuun8609
    @bisharoharuun8609 2 ปีที่แล้ว

    M.a waan inagu farxey wlhi ubax iyo cabdirahman aadpaan inii tageraaa 💋👑👑allaha ini karemayo

  • @asmamahmed6712
    @asmamahmed6712 2 ปีที่แล้ว +8

    Ax wllhi sidaan ugu farxay masha allh ilaahay ha isku kiin daayo family qurux badan xadtaa wax idin samayn lahaa saberes lkn mabba awoodo aaad ban idin jecelyahay 💋💋💋💋

  • @allowhooyojanadageeamiinum3730
    @allowhooyojanadageeamiinum3730 2 ปีที่แล้ว

    Allah masha allah masha allah hambalyo iskuwaara abidkiin waan kufarxay waliba zaaid

  • @hamdaxaajiladhan114
    @hamdaxaajiladhan114 2 ปีที่แล้ว +4

    Maashalle Habalyo Habalyo wan idin Jecelhya Walshya Iyo walkaya

  • @alhamdulilaahalluakbar595
    @alhamdulilaahalluakbar595 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allh jacayl Waa kii hore dad wanaag dhex yaal Oo yara kala cadhooday uun jacayl ku sidaa ha ahoodo somaliyeey ismay soo caayin markay kala tageen imikana wa Kuwaa isku soo noqday 🫡🫡🫡

  • @umalkhayrmohamed2578
    @umalkhayrmohamed2578 2 ปีที่แล้ว +9

    Maansha allaH isku waara abidkiin 👸🤴❤

  • @Waayo-badan
    @Waayo-badan 2 ปีที่แล้ว

    m.a mar hdii jaceylku dhabyahay khilaafku wax mataro muhiimadu waa in leys fahmaa oo dhanka wanaagsan wax laga eegaa allah heysku kiin barakeeyo owlaad baariyana heydin siiyo

  • @saaqoyare1728
    @saaqoyare1728 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha allaah wll isku soo noqda wa isku soo baxasaane

  • @nimcocabdulahi1053
    @nimcocabdulahi1053 2 ปีที่แล้ว

    waan ku farxahy walahy ubax iyo Abdirahman ale haysku kiindayo maansha alaah ❤❤❤❤❤

  • @hawamohamud8412
    @hawamohamud8412 2 ปีที่แล้ว +4

    Maasha Allah wlal qaali wan ku faraxsanhy wada jirkiina Amiira yar iyo kuwa kale oo Rabi idinku irzaaqaba farxad ku barbaaiya insha Allah

  • @suusu7980
    @suusu7980 2 ปีที่แล้ว

    M.a waa ku farxay wlhi alle ha idn xifdiyo ubax iyo c/rxmn lamanha sandka

  • @umalkhayrshaif7771
    @umalkhayrshaif7771 2 ปีที่แล้ว +17

    Walllhi I’m soooo happy for u guys 🥺🥺😍😍😍😍

    • @Lander02
      @Lander02 2 ปีที่แล้ว

      So do I . They have been through a lot I guess .

    • @xuseenjiinoow2784
      @xuseenjiinoow2784 2 ปีที่แล้ว

      Marshall allaah

  • @hamdaupdi6962
    @hamdaupdi6962 2 ปีที่แล้ว

    m.a lamaane aan isla jeclayn qadarkiu dhacyna aan kawda xumeyn isu soo noqoshadoodana aan aad ugu farxay runtii isku waara 3xeyana alle idinma dhex keeno🥰🥰🥰wan ku farxay isku soo noqdkiina100%

  • @xuffaadchannel7941
    @xuffaadchannel7941 2 ปีที่แล้ว +4

    Mash alaah walhi waxaatihiin la maana aan Isla jeclaa iskuwara abodkin💞🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💋💋

  • @nimcocabdullahi2204
    @nimcocabdullahi2204 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allaah mansha allaah

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 2 ปีที่แล้ว +5

    Ayyyyy wooow!!!!👏👏👏❤😍🥳🥳wlhy farxad darrteed waan kala batay 🥳👏👏👏👏👏👏🔥🗯🤩🤩 woow it's so amazing video qiimihiisa wata waaye wlhy m,a lamaanahaygii jacaylku mideeyey midhihiisina helay m,a
    ❤ABDIRAHMAN STAY AND UBAH DUGSIIYA ❤🥳🥳🥳🥳sidaad noga farxiseen alle hydinka farxiyo isku waara kuwii iku duqooba inshaallaah kuwayagii 🥺🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @masbalqueen7625
    @masbalqueen7625 2 ปีที่แล้ว

    Barakowa InshaAllah wada jira tan kale isku dhaca bin aadam baa u tihin lkini u aflas ilaaliya kala tak ma u fiicno u badka Ubax iyo isteey ❤️❤️❤️ Love u always ❤️❤️

  • @sahracabdi6848
    @sahracabdi6848 2 ปีที่แล้ว +5

    Maashaalah wllo ilaahay haiskukiin barakeeyo waa farxad hadaad isku soonoqoteen waxfiicn baad samayseen mustaqbalka gabadhiina yar baad kafakarteene isku waara abid

    • @umalkhayrahmed9753
      @umalkhayrahmed9753 2 ปีที่แล้ว

      Manshalaah alaah habalyo❤ ubax iyo cadi raxamaan

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 ปีที่แล้ว +2

    Aadban Ugufarxay Inaad Iskulaabatan Cabdi Raxmaan Stey / Dudsiiya❤

  • @saidojamal335
    @saidojamal335 2 ปีที่แล้ว +8

    Omg wlhi i am so happy ❤😊 congratultions🎉

  • @ayaandhawrsan3067
    @ayaandhawrsan3067 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallaah tabarikallaah hambalyo noqda kuwii isku waara abid

  • @ilwaaddahir4991
    @ilwaaddahir4991 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah wanku farxay inad dib u midowdeen lamaanaha da,da yar Alle ha idin barakeeyo isku waara❤

  • @aishabintusaciid8982
    @aishabintusaciid8982 2 ปีที่แล้ว

    Maashaa allah hambalyo hambalyo wadajirkiina waan kufaraxnay iskuwaara abidkiin

  • @Janaad
    @Janaad 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah tabaarakallah waa no farxad inaa dib umidowdaan isku waara💑❤

  • @daganmaxamed279
    @daganmaxamed279 2 ปีที่แล้ว

    Allahu akbar mansh allah farxadban lailmeyey ilahayow kailali noloshoda wax kala geyo waxan idin rajeynaya farxad warto lamanaheygii

  • @caziizaabdirahman7976
    @caziizaabdirahman7976 2 ปีที่แล้ว +7

    Alxm
    Allah ha isku kiin barakeeyo lamaanhygiii
    Aad baan ugu farxay midowgiina
    Congratulations congratulations 👏🎉🎉🎉

    • @nuraubdi3080
      @nuraubdi3080 ปีที่แล้ว

      Mashla o Wilashu ma girunbaymarsadan

  • @ncxaincxai6582
    @ncxaincxai6582 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah mash Allah wllhi farxdayd lamasokobikaro wanaan rajaynay inaad iskunoqotaan hmbalyo. Alley ha idn barkeeyo isku waar Abid👩‍👩‍👦🙏❤️❤️❤️💋

  • @shugricusmaan7802
    @shugricusmaan7802 2 ปีที่แล้ว +2

    Manshaallah Manshaallah Manshaallah Manshaallah Manshaallah Manshaallah Manshaallah Manshaallah Manshaallah Manshaallah Manshaallah Manshaallah ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘

  • @Aftahino
    @Aftahino 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha AllaH mnsha AllaH
    Dhab Ahaantii waad Naga Farxiseeen
    Alle Haysku Kiin Barakeeyo

  • @khadraapdilahi26
    @khadraapdilahi26 2 ปีที่แล้ว +4

    Mcha allh wll waxaad tihiin dad xata haday Kala fogaaden aan wax xumaan ah dhexdiina lagu arag imaka ooy midoobeena sharaf ku midobay hambalyo❤️

  • @nasracabdilaahi8595
    @nasracabdilaahi8595 2 ปีที่แล้ว +1

    Maansha allah🥰❤💋waan ku faraxsanahy Dib u midowgiina

  • @mushtaqmuzhtii7372
    @mushtaqmuzhtii7372 2 ปีที่แล้ว +4

    Mash allh waa farxad isku waara abid 💑

  • @canabcabdullahi4401
    @canabcabdullahi4401 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allh hamplyo kun jeer isku waara abid gbdhiina u naxa waayo ilmo waxee koraan maskixiyan iyo aqliyan markee hooyo iyo aabe wada joogaan lamaanaheyga abid wada noolaada

  • @sucaadsalam
    @sucaadsalam 2 ปีที่แล้ว +11

    Mash allah 🎉congratulations 🎉🎉🎉

  • @hafsofarah4278
    @hafsofarah4278 2 ปีที่แล้ว +1

    Man sha allh walhia wan faraxay 😄😄😄😄😄😄😄😄😄walhia faraxda sada iga farxisen alle ha idinka farxiyo wllahy 😀😀😀😀😀❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❣️❣️I love u 😍 wlbdaydii wllo ❤️❤️❤️

  • @rahmaabdi2689
    @rahmaabdi2689 2 ปีที่แล้ว +7

    I am happy for you both wl 🎉🎉🎉🎉🎉🎉congratulations again

  • @nafisasaciid2759
    @nafisasaciid2759 2 ปีที่แล้ว

    Isku waara lamane qurux badan isha cadawga alle haydin kaqabto wll aan jacelahay❤

  • @nazim1523
    @nazim1523 2 ปีที่แล้ว +7

    I am so happy sister congratulations 🥰

  • @nimcomaxamad6382
    @nimcomaxamad6382 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha allh alxmdulilah wlhi wan kufarxay alle haydin xafido reerkiin oodhisma aayaad Baan ujeclaha amiira yar labadeeda garab buuxiiya hanbalyo

  • @ikraanakhool5921
    @ikraanakhool5921 2 ปีที่แล้ว +9

    Masha Allah my Family 🥰👑

  • @zeinabinaaboubaker3001
    @zeinabinaaboubaker3001 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh wlhi wn ku farxaay isku so noqodkiinaa alx 🤲😇🥰🥰🥰🥰

  • @hodanomer649
    @hodanomer649 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah farxad warta idin rajaynaya wll my family ❤❤

  • @habbooncabdulhired8456
    @habbooncabdulhired8456 2 ปีที่แล้ว

    Iga tag ayaamihii hore waxaan moodayey inaad nin aan cabdiraxmaan aheyn aad is guursateen waad isku soo baxdaan waanuna isla kiin jclnahy inaad nolosha wada jir u dhameysataan oo aad badhaadhe iyo bash bash ku dhameystaaan baan idiin rajeynayaa wllhi waan farxay markaan arkey inaad isu soo noqoteen Hamblyo markle

  • @hananahmed4364
    @hananahmed4364 2 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah my family 🥰🥰🥰🥰

  • @naciimosalax4066
    @naciimosalax4066 2 ปีที่แล้ว

    Hamabalyo hamabalyo walhy waad nag faraxis guul saat

  • @hiboxasan8169
    @hiboxasan8169 2 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah❤

  • @manaanaxmed235
    @manaanaxmed235 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo warku farxay ale haskukiindaayo abyo 😍😍😍😍😍❤❤❤👑👑👑👑

  • @dhaMeYs123
    @dhaMeYs123 2 ปีที่แล้ว +4

    Best Family ❤🔐

  • @khadrajaamac2862
    @khadrajaamac2862 2 ปีที่แล้ว

    Waaaaaaw mnshaAllah ubaxeey wlhi aad baan u farxay markan ogaaday xaqiiqda o my God farxadaydu wlhi waa saas walal waligin sida u midaysnaada Allane waxan idiinka baryaya inaan isku waartaan wiilal iyo gabdhaba hela amiirana wxn leeyahay Soo barbaar habo intan jecla wa aabaha iyo hooyada oo ilahay isku Soo celiyo adigana kula midooba wada nooladoo nabad ku waara

  • @deeqamaxamed505
    @deeqamaxamed505 2 ปีที่แล้ว +10

    ماشاءالله تبارك الرحمن
    الله يحفظكما

  • @hoodoqarandabaraani6555
    @hoodoqarandabaraani6555 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah Wlhi waan idinku Farxay Alle ha idin Xifdiyo

  • @daganahmed548
    @daganahmed548 2 ปีที่แล้ว +2

    Mash allaha congratulations 👏 ❤

  • @salmacawil3400
    @salmacawil3400 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah farxad alle hidanku wado wan idan ku farxaye isku solbashadina walgin kaltagin✌👑💥🤴💥❤❤❤

  • @salmaosman5611
    @salmaosman5611 2 ปีที่แล้ว +2

    MashAllah👏👏👏🥰🥰🥰

    • @aaminabarkhad7114
      @aaminabarkhad7114 2 ปีที่แล้ว

      𝒎𝒂𝒔𝒉𝒂 𝒂𝒍𝒍𝒉👏👏

  • @استغفراللهالعظيمواتوبإليه-ك8ل

    Ala marunba mariya mashalla tabarakalla walahi indhahayga waan rumaysan waayay tabarakalla illahy haysku kiin barkeyo ubax iyo istey midowgiina labaad allow kii raaga kadhig isku sabra isu dulqaata gurigiina iyo ubadkina dhexda u xidha walahi kala tagiinu dhaawac wayn ayuu ugaystay horumar kiini kusoo noqda sidiini iskuwaara wlalo om amira iyo abu amira❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 2 ปีที่แล้ว +1

    Maanshaallah somalidu waa,dad qalbi fiican qof kasta wuxuu soo qorayaa waaku farxay

  • @MuhammadAhmed-ny8vq
    @MuhammadAhmed-ny8vq 2 ปีที่แล้ว +1

    Walaahi marka hore aad ayaan uugu farxay isku soo labashadiina waxana idin lee yahay dadka marwalbo jecel labada qof oo is jecel in ee kala geeyaan fursad hasiinina..qofba qofka kale hau sabro keep going ayaan idin lee yahay

  • @raxiimoshcali8609
    @raxiimoshcali8609 2 ปีที่แล้ว

    Ma runbaa ma riyaa waxa aan arkayaa ma halkaan rabeybaa masha allah alow isku kiindaa ubah iyo c/rahman

  • @simanbeauty3689
    @simanbeauty3689 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha Allah mcny wlhi wan ku farxay ilahay ha isku kiin daayo sidii niyadyda ku jirty ilahay wa rumeyey ilahay ha idin xifdo lamanahyga❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @qaalimohamed7984
    @qaalimohamed7984 2 ปีที่แล้ว

    M.a waa niigu farxay wll alle ha raajiyo mustaqblkiina

  • @zuhurhassan2881
    @zuhurhassan2881 2 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah Tabarakallah
    Waa farxay alxamdullilah

  • @nasrikhan4047
    @nasrikhan4047 2 ปีที่แล้ว

    MANSHA ALLAH WLH WAN KU FARXAY ALLE HA ISKU KIIN DAAYO WADA JIRA NOLOSHIINA O DHAN

  • @khadrasibqiye2247
    @khadrasibqiye2247 2 ปีที่แล้ว +2

    Wllhi saan idinku farxay masha Allah wada jirra waligiin🥰🤲🤲🤲❤

  • @azmaupdirahman5196
    @azmaupdirahman5196 2 ปีที่แล้ว

    Mcho AlllH qali ubaxeyy adiga seygaaga izku waara
    Wlhi wada jirkinaH waan ku farxeyy Hupi
    Cadawgina u nooldaH💏❤👏👏👏

  • @aminamohamed9010
    @aminamohamed9010 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah tabarakallah waan jeclaa wada jirkiina alle haysku kiin daayo cadowga iyo nacabka iska jira dumashi dugsiiyaay filmantii noo soo duuba waan u xiisnay labadiinaba

  • @nuracali5974
    @nuracali5974 2 ปีที่แล้ว +1

    Mallah alllah hambalyo hambalyo🥰🥰❤️💋

  • @deeqohuux957
    @deeqohuux957 2 ปีที่แล้ว

    Waaaw.waaaw.masha allh hambalyo mahbalyo waan filaayay saan inay maruun dhacayso

  • @saacidsaleban8498
    @saacidsaleban8498 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah gabadh af gaaban, akhlaaq fiican, degan ayaad tahay waa noo farxad midawgiinu insha allah labadii isku waara noqda idam Alle.

  • @ruweydadaahir6289
    @ruweydadaahir6289 2 ปีที่แล้ว

    masha alla aad ban u naxay malinkad kala tagteen wanan u qaadan wyay mantana farxaf alxm alle haysu kiin barakeyo