Amerika iyo srael madaxdooda waa is gumestih waxba is ma dhaman hada waxay lahayen xududka cidamo nabad ilaalina oo America ku jirina geynena wana carabta munafaqinta oo srael dhaqala badan siyan dagalka kadib dhaqalah ukor dhiyay cidamada raba inee tagana waa inarad iyo Malaysia inta hada soo dalbatay xamaar ha xasuuqdo hade tagan waa yuhud ka daran ku waas usoo racay cadawga ilaahey
Rabi islaamka hamideeyo awoodoodana hatuso reerfalstiin guulbaan urajeynayaa
Allah ha u gargaaro Falastiin
Xamaas waxa aysheegayso waarun Israaiil waamunaafiqiin
Ilaahay nabad baan ka barinay meel aan joognaba
Nabadiidka waa yahuudda iyo xulufadooda,reer Falastiina guul guul inshaa'allaah
Waan dhawnahay
Wariye Culus
Mahad sanid
Allaha u gargaaro falastiin .
scwb ku saliya nebigeena mohamad scw una duceeya musliminta meel walbo ey ku dhiban yihiin gaar ahaan wadankeeni somaliya
Amerika iyo srael madaxdooda waa is gumestih waxba is ma dhaman hada waxay lahayen xududka cidamo nabad ilaalina oo America ku jirina geynena wana carabta munafaqinta oo srael dhaqala badan siyan dagalka kadib dhaqalah ukor dhiyay cidamada raba inee tagana waa inarad iyo Malaysia inta hada soo dalbatay xamaar ha xasuuqdo hade tagan waa yuhud ka daran ku waas usoo racay cadawga ilaahey
Mareykanka wajiyadiisa saxda ah hada ayeey toos dunidu uwada baratay mardhaw waxaan sugeynaa ineey saxiibqdiis Ka Kala dhaqaaqaan oo ladhihi doono Israel kaligeed saaxiib kadhiho😂😂