Madaxweyne Farmaajo xiligiisa Manala Barakicin Jirin lakiin MW Xasan Barakicin ayuu Nagu Bilaabay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ก.ย. 2024
  • Madaxweyne Farmaajo xiligiisa Manala Barakicin Jirin lakiin MW Xasan Barakicin ayuu Nagu Bilaabay
    safarkii farmaajo,
    waxqabadka madaxweyne farmaajo,
    madaxweyne farmaajo oo booqday,
    madaxweyne farmaajo,
    wareysi madaxweyne farmaajo

ความคิดเห็น • 66

  • @TmmmChcc
    @TmmmChcc 6 วันที่ผ่านมา +6

    Ziyaad barena maatada iyo shacabka danyarta ah buu taakulayn jiray kana waa ku tumanayaa waa kaaf iyo kale dheeri ilaahoow kuu naxariiso maxamed ziyaad bare boqor Soomaaliyeed dulmigii lagaa galay midheheedii soomaali waa heshay😢

  • @abdirahmanibrahim4443
    @abdirahmanibrahim4443 4 วันที่ผ่านมา +3

    Hawiye imaankaa ayaa ilaahey kaqaaaday

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 5 วันที่ผ่านมา +2

    Rabbi ha u faraj furo cadaalad daro waa tan soomaali halkaan dhigtay walee

  • @sory1570
    @sory1570 5 วันที่ผ่านมา +2

    Mesha tuugo ayaa madax ku eh maman allah cidinka qabto

  • @HUSSEINMOHAMMED-p6q
    @HUSSEINMOHAMMED-p6q 6 วันที่ผ่านมา +2

    Hadaad dad wanaag san ahaan lahaydee sooma bara kici lahayn ee boos yeesha beerka haydin xanuunee

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 6 วันที่ผ่านมา +4

    Xassan tuug baahane. Imanka Allah Ka qaado kaas masakinta barakicinaya cuqubo WA Ku dhacaysa

  • @JawaherMohamed-l7k
    @JawaherMohamed-l7k 6 วันที่ผ่านมา +6

    So ta ku banana baxden farmajo o diden

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 6 วันที่ผ่านมา +3

      Waa la qayaanay Shacabka Somaliyeed Baahi baa looga Faaideestay qaainul Wadan ayey Ahaayen Damuljadiid

    • @mohamed88466
      @mohamed88466 6 วันที่ผ่านมา

      Mujrim farmaajo dib Uma soo noqonayo waa la xidhayaa hadii uu dalka yimaado

    • @caashaahmed9922
      @caashaahmed9922 6 วันที่ผ่านมา

      ​Oo kan maa la xiro hada laga cabanayo!​@@mohamed88466

    • @امةالله-ج6و4ي
      @امةالله-ج6و4ي 5 วันที่ผ่านมา

      Farmaajo xabiibal malaayiin xataa cadow giisa ayaa qiray inuusan tuug ahayn laakiin dad ka macaashay dhibaatada shacabka soomaaliyeed ayaa cadaalada kasoo horjeedo alaha jabiyo kuwaas umadda alaha ka qabto soomaali wayn guul iyo midnimo

  • @abdibotan4740
    @abdibotan4740 6 วันที่ผ่านมา +1

    Xayaewankas hawiye dilla tukgas foshaxun xasen xollo xayaewankas hawiye dilla kujihada xasen xollo xayaewankas

  • @mahadmahmoud4619
    @mahadmahmoud4619 6 วันที่ผ่านมา +1

    oo kaalay maxasan iyo faramajo waxay jalayahin masajid iyo musaqul

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 6 วันที่ผ่านมา +1

    Waa Hassan waxaa Idin raryaa

  • @rukia-s6y
    @rukia-s6y 5 วันที่ผ่านมา +1

    naa cabashadaa ilaahay ugdbi

  • @ruqiyoxasan8119
    @ruqiyoxasan8119 6 วันที่ผ่านมา

    Dadkaan soomaali dhibka heesto waa uun qabiileysi hadii layiraa saan waa qalad qabiil ayaa lagu ordaa waxa la ii kacaa waa qabiil ayey lee yihiin qabiilkii wuxuu noqday mid loo cuskado hadii lamaago wax hal nadaamiyo ilaahow naxariiso somali walbiga allah u wanaajiyo aamiin❤

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr 5 วันที่ผ่านมา +1

    Kan meesha heysta waa habargidir, wuxuu wadaa beegsi ee iska dhiciya sidi falastiin waa inaad dhaggaxaan ku dagaalantaan, ilkaha kudagaalama gunimo hayeelina iskadhiciya ayagaa rabaan iney dhacaan dhulka

  • @Xilwa_Xaggi
    @Xilwa_Xaggi 6 วันที่ผ่านมา +5

    Farmaajo iigee

  • @osmanmohamed9339
    @osmanmohamed9339 6 วันที่ผ่านมา +1

    War xasan shiikh tlaahay kabaq

  • @saidomohamed943
    @saidomohamed943 6 วันที่ผ่านมา +1

    Kuwaan waa Eeyo CBB eh. Dhul Aadan Laheen ma Degeysiin. Meeshad ka soo Guurteen u Laabta Badiyihiina. Ku Qabso😂kuma Qadeysid. Ma shaqeeyneyso ee Dhul Gata. Meeshaad Deganeyden Aad ka imaateen u Laabta. Adeer

  • @naalayeaadam2909
    @naalayeaadam2909 6 วันที่ผ่านมา +1

    Eelka kii dhigay u ergootooy. Ilaahaw daalimiinta masaakiinta ka qabo.

  • @hodanwahbi3328
    @hodanwahbi3328 5 วันที่ผ่านมา

    Zona K Ayaa xigta , Zona K, micnaheeda mataqaan waa Zona militeri, Warszawa kabida wasaarada gaashaandhiga , Damaanyo Zonkaas dhan hala baneeyo.

  • @mahadmahmoud4619
    @mahadmahmoud4619 6 วันที่ผ่านมา +1

    xasan munaqa ayaa idin heelay

  • @StuartMartha-g1f
    @StuartMartha-g1f 6 วันที่ผ่านมา

    Karianne Alley

  • @shadowonyt669
    @shadowonyt669 5 วันที่ผ่านมา

    sadex bari?
    macguul maa aha

  • @hodanwahbi3328
    @hodanwahbi3328 5 วันที่ผ่านมา

    Hadaad wadani tihiin , globala wax lagu baranayo, Hospitalada madagilahyn , KU aqalgaly Hospital digfer , ku aqalgalay Qolka meeydka ee digfeer aan maqlay hada kahor, HAMBALYO aroos

  • @abdiazizhussein6247
    @abdiazizhussein6247 5 วันที่ผ่านมา

    Soo cadeey in dowlada leedahay

  • @Dahabohasanahmed
    @Dahabohasanahmed 3 วันที่ผ่านมา

    Shalay farmaajo waa MAREEXAAN maantana qaaqda waa maxay??

  • @abdiazizhussein6247
    @abdiazizhussein6247 5 วันที่ผ่านมา

    War anagaa. Balaayo aragnay islaamahaan qeylinaayo burbrki somaliya ka hor xageey deganaayeen waa suaal u baahan In la weydiiyo dadkaan tan labaad gabadha dheheyso farmaajo dhul boob majirin anigaa jawaabteeda kuu haayo dhulkaan aniga ayaa ku dhashay waana dhul aan leyahay qof ala qofkii dood ka qaba aniga ayaa jawaab u hayo ee awalba meeshaad ka timaadeen waa garaneysaan ee cirka maadan kasoodhicinee u noqda meeshaad ka timaadeen inta aad deganeedeena cafis na weeydiista wabilaahi towfiiq

  • @Khad-j1r
    @Khad-j1r 5 วันที่ผ่านมา

    dadkan walan xagey jogan

  • @cismaanguure927
    @cismaanguure927 6 วันที่ผ่านมา

    Dadka qaarkii dhul dowladeed ama dhul shacab lahàa haddii ay ku soo meel gaareen hadda haddii dhulkii loo baahday yaa gar leh dowladda iyo shacabka dhul aysanlahayn iska deganaa waa yaabe,farmaajo deegaan umalahayn G/banaadir waxaana loo arkilahaa nin aargoosiwata laakiin xasan sheikh waa nin deegaan ah isaga ayaa dowlada dhulkeeda iyo shacabka dhulkooda u kalacelinkara ,

  • @mohamed88466
    @mohamed88466 6 วันที่ผ่านมา

    Dawlada dhulkeeda ha loo baneeyo hadal looma baahna

  • @cabdiraxmaanmaxamed9235
    @cabdiraxmaanmaxamed9235 6 วันที่ผ่านมา

    laakiin waa la qarxin jirey kufsanjirey dili jirey kjkk cbb daroogadii màansuuniyadu weli kama bixin kkkkkk

  • @hodanwahbi3328
    @hodanwahbi3328 5 วันที่ผ่านมา

    Gobaha wax barashada ,Caafimaad ka , military Zon halaga baxo!

  • @abdirahmanibrahim4443
    @abdirahmanibrahim4443 4 วันที่ผ่านมา

    Xasan tuug hawiye madhergo acuudu bilaahi

  • @maryami2299
    @maryami2299 วันที่ผ่านมา

    Xasan ka qabuuraha dhaafiwaayay maa jaamacada idin daynaya

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 วันที่ผ่านมา

    weriyahan naftiisa ayaa u baqay anigu

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 2 วันที่ผ่านมา

    Dhul aadanleheen maxaa idin dajiyay wadanka sharci waainuu kajiraa orda taga meeshaad katimaadeen

  • @AbukarAbdullahi-o8i
    @AbukarAbdullahi-o8i 6 วันที่ผ่านมา

    Kkkkkkk. Waa degenahay. Lkn. Dhul danguud. Waa. Lagusoo meel gaaray. Hadii danta. Guud. Loogu adeegaayo. Waa. Degenaanaa. Macquul. Ma ahan

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 6 วันที่ผ่านมา +1

    Farmaajo waa Faqash, Xasan waa nin dhulka iyo
    Muqdisho leh. Viva Abgaal

    • @geenyodila9095
      @geenyodila9095 6 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂😂😂iyo yaa kaloo leh

    • @siraajdiin7185
      @siraajdiin7185 5 วันที่ผ่านมา

      Bahanaa alle haqabto

  • @AlfiaAmiin
    @AlfiaAmiin 6 วันที่ผ่านมา

    Wallee laascaano wey caqli badnayeen dad itobiya wato in la aamino ma aha qaraxoda

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 4 วันที่ผ่านมา

    Kuwi xasan in dortay habara

  • @nimcocumar9797
    @nimcocumar9797 6 วันที่ผ่านมา

    Ammxzarada ada

  • @FarhiyoHassan-x1z
    @FarhiyoHassan-x1z 3 วันที่ผ่านมา

    Macsokor farmaajo fogooyow meelxun ayaa udabeyso

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 6 วันที่ผ่านมา

    Xasan munaafaq eeyaha dheh xildhiban ha dhihin laf loo tuuro Lee waaye 🤢🤮🤮🤮

  • @hodanwahbi3328
    @hodanwahbi3328 5 วันที่ผ่านมา

    Ku noqda meelahaad ka timadeen,

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 2 วันที่ผ่านมา

    Farmaajo faaruq waxba dalka rejo kamaleheen ee wuxuu kufaraxsanaa Vilada uu dhaxfadhiyo habeenkiina kuqayilamaalintiina jiifa markuu rabana idinku sooduula dhalinyaradana laaya .

  • @abdibotan4740
    @abdibotan4740 6 วันที่ผ่านมา +1

    Kujihada xasen xollo xayaewankas hawiye dilla tukgas foshaxun xasen xollo xayaewankas hawiye

  • @farduusmuhidiin300
    @farduusmuhidiin300 3 วันที่ผ่านมา

    Kabaxa gurayaha isalaamed ka baxa taga gobolkiina u noqoda

  • @xabibomohammed2796
    @xabibomohammed2796 6 วันที่ผ่านมา

    Koofur galbeed ha aadeen ithoopia

    • @lulaa1113
      @lulaa1113 2 วันที่ผ่านมา

      Reer koofur galbeed muqdisho 28 km ayey u jiraan habargidirta 1000km ka timid ha ku noqdaan

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 6 วันที่ผ่านมา

    Koonfur yurubey ooga adagtahay yeey ooga adagtay raga robow sadiq amerikan maxa looyiri hadana faluus amerikaan keenay loeey nimaan kuarorineeyn yuu kuceel geeynin koofur mawada tihid qeeybaa katahay seusugu qeybiseen morga isugu kaya diray yurubna jareeraa ooga badan jareerna dowladu wax kuyahay dowladadi luuq aheed koow adigaa diday yaqasbi jareer iyo idinka yurub fagaaraahaa ufiirsadaa fagaarahaa hes

  • @beautiful7152
    @beautiful7152 6 วันที่ผ่านมา

    If the land belong to the government, they have every right to kick them out

    • @Fahadaxmedyuusuf
      @Fahadaxmedyuusuf 6 วันที่ผ่านมา

      Soomali kusheeg si ay ufahmaan anga kolle waan fahmey

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc 6 วันที่ผ่านมา

    Waar dawlad layninee iska celiya mooryaanta, weydinkan carruurta, badane.
    aaway kuwii idinka dhalay? Waar dhulka difaacda!!

  • @MaxamedCali-m2e
    @MaxamedCali-m2e 6 วันที่ผ่านมา

    farmaajo xiligiisii ma dowlad ayaakajirtay lawleysato alshabaab ulaheshiidey in dadlawadadhoco laba canshuur lagawadaqaato dagaalna aysanwadagelin dadkana wadadilaan oo wada laayaan ayey heshiisku ahaayeen

    • @geenyodila9095
      @geenyodila9095 6 วันที่ผ่านมา

      Ilaahey ka baq maalin aya lagu waydiin doonaa ogow

  • @franklingohe6681
    @franklingohe6681 6 วันที่ผ่านมา

    Crazy people go get land else WHERE far away from university how can stay near the university

  • @abdurahmanmohamoud7280
    @abdurahmanmohamoud7280 6 วันที่ผ่านมา

    Farmaajo haku waso

  • @ahmedkaka9213
    @ahmedkaka9213 6 วันที่ผ่านมา

    Dadkaan beeraha ha loo celiyo waa dad beeroley wax doo saar hadana tuugsi ayay joogaan caasimada hala qurxiyo

  • @hodanwahbi3328
    @hodanwahbi3328 5 วันที่ผ่านมา

    Hadaad wadani tihiin , globala wax lagu baranayo, Hospitalada madagilahyn , KU aqalgaly Hospital digfer , ku aqalgalay Qolka meeydka ee digfeer aan maqlay hada kahor, HAMBALYO aroos