Qisada JACAYLKA Abwaan Sahal iyo Marwo Zahra. True love story ❤️

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 เม.ย. 2024
  • Soo dhowaada asxaabtayda igala socota bartaydan. Waatan qisadii aad naga codsateen marar badan. Fadlan muuqaalka like saar mahadsanid

ความคิดเห็น • 66

  • @Iamsahal143
    @Iamsahal143  3 หลายเดือนก่อน +7

    Soo dhowaada walaalahayga Soomaaliyeed. Intaanu waa qisadayada oo kooban waayo maalin laguma dhamayn karo taariikhda aanu ka soo marnay. Please like the video ❤❤❤❤

  • @ahmedfaahiye
    @ahmedfaahiye 3 หลายเดือนก่อน +2

    Masha.allah macalinkaygii sheekh ciise ayaa dhalay zahra qardho deris ahayn famillkeeda qurux badan allaha idin xifdiyo.

  • @N.A.M1234
    @N.A.M1234 3 หลายเดือนก่อน +3

    Mashaalah ciid Moubarak sxb SAHAL QARDOD adiga iyo Marwadada Zahra marna Tafaqtira barnamijada aad iyo aad HORUMAR wacan iyaan idin RAJAYNAYA ducadana naguso Afuufa

    • @Iamsahal143
      @Iamsahal143  3 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤

  • @Shirwac112
    @Shirwac112 3 หลายเดือนก่อน +2

    Mashallah ❤

  • @mahadmaalimusaohiocolumbuo4787
    @mahadmaalimusaohiocolumbuo4787 3 หลายเดือนก่อน +2

    Mansha allah wall

  • @somaligirl8743
    @somaligirl8743 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sahal Qardhod iyo murwadiisa guulaysta ❤️❤️❤️✊🏽✊🏽

    • @Iamsahal143
      @Iamsahal143  2 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid walaal guulayso adiguna

  • @siciidmaxamed9918
    @siciidmaxamed9918 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sahal Family Aad baan idiin la socdaa. Keep shining.❤🎉

    • @Iamsahal143
      @Iamsahal143  2 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid brother guulayso

  • @degelkhayr
    @degelkhayr 3 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah Wax qurux badan baa kasheekayseen anigu sidaas baaba idinku jeclaaday waana nasiib badatihin ilahay haydiin saaidiyo

    • @Iamsahal143
      @Iamsahal143  21 วันที่ผ่านมา

      Mahadsanid brother guulayso

  • @seynabfarah3212
    @seynabfarah3212 3 หลายเดือนก่อน +2

    Mansha allah

  • @abdullahimohamedwarzame1434
    @abdullahimohamedwarzame1434 3 หลายเดือนก่อน +2

    TH-camr aan taagero tahay guulaysta zxp Eid Mubarak dhamaantiin

    • @Iamsahal143
      @Iamsahal143  3 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid sxb guulayso

  • @fadumaissa1011
    @fadumaissa1011 3 หลายเดือนก่อน +2

    Maasha Allah Lamaanaha Qarnigan isku waara ubad baarri ah iyo barwaaqo ilaahay ha idin siiyo

    • @Iamsahal143
      @Iamsahal143  3 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid Abaayo ❤

  • @sophiaomar7875
    @sophiaomar7875 3 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah❤

  • @ashrafaarofficial6820
    @ashrafaarofficial6820 3 หลายเดือนก่อน +2

    Eid mubarak sxbyl guuleysta oo isku waara family ku dayasho mudan ❤❤

    • @Iamsahal143
      @Iamsahal143  3 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid sxb guulayso

  • @xalimoqaadiriyacabdi5409
    @xalimoqaadiriyacabdi5409 3 หลายเดือนก่อน +2

    Masha.Allaah barkallaahu ciid mubaarka

    • @Iamsahal143
      @Iamsahal143  3 หลายเดือนก่อน +1

      Mahadsanid walaashay Guulayso ❤

  • @hadalyarhowlbadan
    @hadalyarhowlbadan 3 หลายเดือนก่อน +2

    True love story weeye sahal zahra Masha allah walahi funny ayaa tihiin video aad leedihiin ima dhaafo lakin degmadiina in aad noo sheegtaan ayay aheyd😂

    • @Iamsahal143
      @Iamsahal143  3 หลายเดือนก่อน +1

      Qardho - Puntland- Somalia 🇸🇴 ❤

    • @hadalyarhowlbadan
      @hadalyarhowlbadan 3 หลายเดือนก่อน +1

      Walahi Waan gartay in idaan aheyn h 😂thank you sahal iyo zahra we from same place 😂

  • @luckyA12333
    @luckyA12333 3 หลายเดือนก่อน +1

    Eiid Mubarak to you both, Maasha Allah Rabi ha idin xafido ❤❤❤

  • @Ayyaan1986
    @Ayyaan1986 3 หลายเดือนก่อน +2

    Cid Mubarak sahra iyo sahal ❤️💕💖💖💖💖

    • @Iamsahal143
      @Iamsahal143  3 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤

  • @housseinchinemohamed6990
    @housseinchinemohamed6990 3 หลายเดือนก่อน +1

    Machallah mabrouk noolada

    • @Iamsahal143
      @Iamsahal143  21 วันที่ผ่านมา

      Mahadsanid brother

  • @zekihaji
    @zekihaji 3 หลายเดือนก่อน +1

    msha allah guulaysta

    • @Iamsahal143
      @Iamsahal143  3 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid sxb❤

  • @user-en1mw9mx5g
    @user-en1mw9mx5g 3 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allh ❤❤❤❤ isku waraa walalahey❤❤❤

    • @Iamsahal143
      @Iamsahal143  21 วันที่ผ่านมา

      Mahadsanid walaal

  • @direemedia
    @direemedia 3 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks sahal.... vlog Nashville so qabo

  • @leilamohameda6889
    @leilamohameda6889 3 หลายเดือนก่อน +2

    Asc Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed3442 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wow mashaa Allah ellahay haxifdiyo

    • @Iamsahal143
      @Iamsahal143  21 วันที่ผ่านมา

      Mahadsanid walaashay guulayso

  • @mahadmaalimusaohiocolumbuo4787
    @mahadmaalimusaohiocolumbuo4787 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ciid wanagsan

  • @yasmaofficial
    @yasmaofficial 3 หลายเดือนก่อน +2

    Manshllaaah lamnaha qarniga ciid wangsan❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

    • @Iamsahal143
      @Iamsahal143  21 วันที่ผ่านมา

      Mahadsanid walaashay

  • @maryammahamud1295
    @maryammahamud1295 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha alaah walaalyaal ilaah ha idii Kiin daayo wiil iyo Cano gaber iyo caano amiiiiin

    • @Iamsahal143
      @Iamsahal143  21 วันที่ผ่านมา

      Mahadsanid walaashay guulayso

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 3 หลายเดือนก่อน +2

    ASC. Caawa. Maseexan. Waayo. Waxaan. Jacaal kii. U. Dhaacay. Wakhatii. Dheer. Igu. Dabayasay. Ilaaimiinka. Mikaawiin. Jacaalkii. Ugu. Hoore yet. Igu. Soo. Duceeya. Imaan. Kulaano. Oo. Midowano. Intaanu. Noolahay. Isha. Allha

    • @Iamsahal143
      @Iamsahal143  21 วันที่ผ่านมา

      Waan ku salaamay sxb , waxaan rabaa in aad qisadaada iiga sheekaysid ee telefon number kaaga Iigu soo dir Email adress kaygan Abwan-sahal@hotmail.com

  • @samham3728
    @samham3728 3 หลายเดือนก่อน +1

    mashallah beautiful family

  • @mohamedgindi907
    @mohamedgindi907 3 หลายเดือนก่อน +2

    Asc ciid wanaagsan dhamaatiin

  • @laylakhere1274
    @laylakhere1274 3 หลายเดือนก่อน +2

    Jacaylku hawaaro❤

    • @Iamsahal143
      @Iamsahal143  3 หลายเดือนก่อน

      Guulayso walaashay

  • @user-th7zj8yk1q
    @user-th7zj8yk1q 3 หลายเดือนก่อน +1

    Maan sha allaah ilahay haydinka dhigo kuwi isku waara

  • @QEU9
    @QEU9 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc beautiful family MashaAllah, sxb waxan joga Europe waxbaan ka wareysan lahaa sidee kula soo xiriiri karaa adoo mahadsan. Thank you

    • @Iamsahal143
      @Iamsahal143  2 หลายเดือนก่อน

      Abwan-Sahal@hotmail.com iigu soo dir WhatsApp number kaa sxb

  • @abdirizakmohamedabdi8538
    @abdirizakmohamedabdi8538 3 หลายเดือนก่อน +1

    Eid wngsn
    Waqti qurux bdn idin rajeynaa🎉

    • @Iamsahal143
      @Iamsahal143  21 วันที่ผ่านมา

      Mahadsanid brother

  • @hooyofiican9796
    @hooyofiican9796 3 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤ beautiful people

    • @Iamsahal143
      @Iamsahal143  3 หลายเดือนก่อน

      Thank you ☺️

  • @hodanabdi6395
    @hodanabdi6395 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ciid mubarak quand je voir tu la mene visage mon ex😂😂😂

  • @theverycoolrobloxkid4912
    @theverycoolrobloxkid4912 3 หลายเดือนก่อน +1

    Maadaama aad abwaan sheegatay Jaceel na aad ka Hadashay Jaceel hal kaygana iga wareesta hal Ku Ku wiiqmay

  • @naasir5749
    @naasir5749 3 หลายเดือนก่อน +2

    AZHARU SHARIIF

  • @ladanq5197
    @ladanq5197 2 หลายเดือนก่อน +1

    Aboowe kkkkk Cali dheere iyo shaaruu khaan kkkkkkkk yaraan idiinma taalo

    • @Iamsahal143
      @Iamsahal143  2 หลายเดือนก่อน

      Aad iyo aad abaayo yaraan nooma taalo hhhh

  • @isamodric
    @isamodric 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha allah dad jacaylkoodi ka dhabeeyey. Isku waara.

    • @Iamsahal143
      @Iamsahal143  3 หลายเดือนก่อน

      Guulayso sxb

  • @mahadmaalimusaohiocolumbuo4787
    @mahadmaalimusaohiocolumbuo4787 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ciid wanagsan