Abass Alaska Sedu’gee lyrics

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024
  • Hees maay maay Abass Alaska

ความคิดเห็น • 10

  • @dooyowgym1888
    @dooyowgym1888 2 ปีที่แล้ว

    Maay lyrics is correct 💯

  • @hamsachannel5589
    @hamsachannel5589 3 ปีที่แล้ว

    Waw m.a Cabaas fananka reer America fanan soomaliyeed waa kuttaageeraa wlhi heestan marhoraa bartay lkn dadbadan oo afmayga yaqaanaa iiturjuma dhahay aa darisnahay hada kannalkaada ku arkooyaa.
    ❤🇸🇴From muqdisho. 💘🇸🇴

  • @Kckcollection
    @Kckcollection 4 ปีที่แล้ว +4

    Saan ayaga dhan nooga soo dhig wll waxaan ku baraneyn lahjadeene

    • @mo.salahofficialpage.6370
      @mo.salahofficialpage.6370 4 ปีที่แล้ว +1

      Waa ayadoo #MAXAA ah ka faideysta somalay.
      Sadex malmood cuno ma cunin
      Sabataada ayan u soomanahay
      Inta idishay idugtay se tahayna iguma adan Iman
      Tabar aa ku timaado maa lahaato abayo
      Sidad iyeeshay waadba ogtehe adi inan sabro soo iima haboona😭😭
      Hilibkeyga/jirkeyga wuu gurmay, gurmay oo dhuudhuubtay dhaawac cml ayan noqdey moye side thy iguma aadan iman
      Suaashii qayaamo abayo aakhiro hadii la aado sayidkii ku uuntay abaayooy kama baqaneysid miya😭

    • @amiinaali1025
      @amiinaali1025 4 ปีที่แล้ว

      @@mo.salahofficialpage.6370 Thanks

  • @abu-mhamed
    @abu-mhamed 5 ปีที่แล้ว

    HEES MAAY MCAN WAY BILO WAY😢💙💛

  • @hamsachannel5589
    @hamsachannel5589 3 ปีที่แล้ว

    Sidookale muna io dhuuboy io waliba hidigoy io mida arooska waa inaa sooradiyaa ayagana turjumaadooda lahjadan wayska jeclahay saasay tahay waabara lahay

  • @abu-mhamed
    @abu-mhamed 5 ปีที่แล้ว +1

    😢😢😪😢😴

    • @mo.salahofficialpage.6370
      @mo.salahofficialpage.6370 4 ปีที่แล้ว

      Waa ayadoo #MAXAA ah ka faideysta somalay.
      Sadex malmood cuno ma cunin
      Sabataada ayan u soomanahay
      Inta idishay idugtay se tahayna iguma adan Iman
      Tabar aa ku timaado maa lahaato abayo
      Sidad iyeeshay waadba ogtehe adi inan sabro soo iima haboona😭😭
      Hilibkeyga/jirkeyga wuu gurmay, gurmay oo dhuudhuubtay dhaawac cml ayan noqdey moye side thy iguma aadan iman
      Suaashii qayaamo abayo aakhiro hadii la aado sayidkii ku uuntay abaayooy kama baqaneysid miya😭

  • @abu-mhamed
    @abu-mhamed 5 ปีที่แล้ว +1

    Soomali anulato