Qisaski saliga nabiga scw bal arag sida illahay dagdag ugu jwby 1 habayn allahu akbar

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • qisas cajiib ah bal arag gabdhaas sida dagdag ah ee illahay ugu ajiibay maxay sanaysay

ความคิดเห็น • 48

  • @foosmaxamed23
    @foosmaxamed23 หลายเดือนก่อน

    Aamiin aamiin yaarabi

  • @naimanalka7920
    @naimanalka7920 ปีที่แล้ว +12

    Halmar Si niyad ah igu soo duceeya walalahayga muslimka ahow meelo badan ban katabanayaye😭❤

    • @veic_xze3657
      @veic_xze3657 ปีที่แล้ว +1

      Walaalo ILAAHAY muraad’kaago kheyr fara’badan ku leh oo deg deg ah RABI ha kugu arzaaqo ALLAAHUMA amiin amiin amiin

  • @shairosman9391
    @shairosman9391 ปีที่แล้ว +1

    صلي الله علي محمد صلي الله عليه وسلم

    • @FaadumoWarsame-j8b
      @FaadumoWarsame-j8b 7 หลายเดือนก่อน

      Maan sha alaaah waA sax waxkasta waadadal❤❤❤❤

  • @anasmaxamed5841
    @anasmaxamed5841 10 หลายเดือนก่อน

    Masha allah fadumo alle raali haka noQdo dhamanten rali alaha naga noQdo

  • @C.qaadir55Mahdi55
    @C.qaadir55Mahdi55 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw scw scw

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 ปีที่แล้ว +2

    صل الله عليه وسلم

  • @ramlajei5674
    @ramlajei5674 5 หลายเดือนก่อน

    Allahaka kubarakeyo fadumoy wax badan kaa faideysane walalo

  • @sebatjamma521
    @sebatjamma521 9 หลายเดือนก่อน +2

    Wllo culay is baa ihaysatee ii soo duceeya

  • @UmuabdallaUmuabdalla-qh5pi
    @UmuabdallaUmuabdalla-qh5pi ปีที่แล้ว +2

    Masha allah abayo mcnto

  • @XuseenAdan-lc6oo
    @XuseenAdan-lc6oo ปีที่แล้ว +1

    Masha allaha waad mahad san tahay walaashay qaali ilaahay haku barakeeyo oo haka jasaa ii siiyo

  • @suhaybhuud1378
    @suhaybhuud1378 ปีที่แล้ว +3

    Dhiiligariyihii noloshayda ugu muhiinsana ee aan la kulmay ayaaad tahay Allah haku dhawro, waxana ka mid ahay dadka aad khayrka u soo gudbisa kuwooga la dhacsan ee ku liibaanay een jimcana ka maqnaaan ka waran hadaad noloshaada hoo dhan sidan ku wadidid imisa dadaaad la kulmi kartaa hoo sidayda kaaga faaida Allah hakuu siyaadiyo nimcadaaa aad dad badan adoo gurigaaga jooga noo soo gaadhsiinayso anakooo fara badan

  • @nimcaabdullahi1436
    @nimcaabdullahi1436 ปีที่แล้ว +2

    Allahuma amiin abyo kheyr aduunoi iyo kheyr aakhiro allaaha ku siiyo

  • @queendahapo7061
    @queendahapo7061 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤

  • @dayaxhaaji3862
    @dayaxhaaji3862 ปีที่แล้ว

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @ubaxnoor3610
    @ubaxnoor3610 ปีที่แล้ว +3

    Jazakallah ❤qof igu horey ayan manta noqdi mashallah ❤❤❤❤

  • @maryanruun2476
    @maryanruun2476 ปีที่แล้ว +2

    صلى الله عليه و سلم ❤❤❤

  • @Amiraahmed825
    @Amiraahmed825 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallah Khair abyo ❤❤

  • @aswanahmed5652
    @aswanahmed5652 ปีที่แล้ว +2

    صل الله عليه وسلم
    Mash allah fadima bila murayada ku qurxantahay nuurkaga baxaya Mash allah

  • @dheemanqurux2752
    @dheemanqurux2752 ปีที่แล้ว +9

    Saliga nabigu ciyar maah wax badan ayan karaky alxm inta ii dhimana wan huba inan helayo

    • @amishmaawiye7477
      @amishmaawiye7477 ปีที่แล้ว

      Siqadhe aqrise abayo

    • @naturechannel8026
      @naturechannel8026 ปีที่แล้ว

      @@amishmaawiye7477 ibraahimyada ugu fcn lkn wey dheertahay xoogaa

  • @Qaali_qalbi
    @Qaali_qalbi ปีที่แล้ว +1

    Jazakallah ukhtii ❤❤❤

  • @alhudaquraancenter1635
    @alhudaquraancenter1635 ปีที่แล้ว +1

    Asc faadumo
    Faadumo may dhaafi kartaa meel aan kaala soo xidhiidho....mahadsanid

  • @Neimadaher-q2g
    @Neimadaher-q2g ปีที่แล้ว +1

    Masha allah❤❤❤❤❤

  • @umurashaad6869
    @umurashaad6869 ปีที่แล้ว +2

    Jaazakalahu kheer ❤❤❤macnto

  • @saharaabdille4892
    @saharaabdille4892 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah abaayo mcn

  • @nimcoismaaciil1030
    @nimcoismaaciil1030 ปีที่แล้ว +2

    Maan shaa allah illahay wll hakaa ajirsiiyo anagana hanagu anfoco❤❤❤❤🎉

  • @indhouroon2812
    @indhouroon2812 ปีที่แล้ว +1

    Jazaka allh abyo❤

  • @indhouroon2812
    @indhouroon2812 ปีที่แล้ว +2

    Sallaahu calleyhi wasalam❤

  • @Maxamedaxmedmaxamuud-h7b
    @Maxamedaxmedmaxamuud-h7b ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @FartuunAbdullahi-vv6nd
    @FartuunAbdullahi-vv6nd 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤scw

  • @xaawocali5802
    @xaawocali5802 ปีที่แล้ว +1

    Masha Alaaah Abayo

  • @fardowsoabdalla8578
    @fardowsoabdalla8578 ปีที่แล้ว +2

    Salalahu caleyhii wasalam

  • @aishamohamed4459
    @aishamohamed4459 ปีที่แล้ว +1

    Allaha ku xafido abaayo

  • @maaidaozmaan
    @maaidaozmaan ปีที่แล้ว +2

    Iso duceeya wiil baan jeclahay inaa helo 😢

    • @nimoahmett9299
      @nimoahmett9299 ปีที่แล้ว +1

      Alle haku siiyo
      Khyrna hakaaga dhigo

  • @ubaxclaahi7830
    @ubaxclaahi7830 ปีที่แล้ว +2

    Ilahay dartis iigu sooduceya walaliyaal in aale muraad Baan leyahay in aale iifududryo

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah sister ❤

  • @wiloabdi6516
    @wiloabdi6516 ปีที่แล้ว +1

    Shukran Abyo

  • @fartuunabdi1508
    @fartuunabdi1508 ปีที่แล้ว +2

    ❤❤❤❤

  • @naturechannel8026
    @naturechannel8026 ปีที่แล้ว +1

    Ascww abayo ilaahey haku jeclaado danbigaga Allaha dhaafo waxbadana kaa faaidey.intee kaala soo xiriiraa abaayo

  • @YareMuudey
    @YareMuudey ปีที่แล้ว

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @FatuushfaaraxYuusuf-hg9mo
    @FatuushfaaraxYuusuf-hg9mo ปีที่แล้ว

    Alahakudhowro abyo

  • @FaraxAfi-rj4nt
    @FaraxAfi-rj4nt ปีที่แล้ว +1

    M.a wll