Burco:Saraawiil Ay Ku Qorantahay Kalmadda Tawxiidku Oo La Qabtay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.พ. 2025
  • KALA SOCO HCTV
    FACEBOOGE PAGE:-bit.ly/2FHhLxc
    SUBSCRIBE MY CHANNEL:- bit.ly/2s6WKu2
    WEBSITE:-
    KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA.
    KU XIDHNOW HORN CABLE TV GOOR KASTA IYO GOOBKASTA

ความคิดเห็น • 156

  • @siciidadirhmn9317
    @siciidadirhmn9317 6 ปีที่แล้ว +2

    Subxanallah idoorow ilahy hakusoo hanuuniys

  • @apdiwahaabmxaabzey5885
    @apdiwahaabmxaabzey5885 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaah xadhig weeyaan qofka isla soo dhiibi waaya hala ogàdo

  • @allahwithmeneverbedeprived3494
    @allahwithmeneverbedeprived3494 6 ปีที่แล้ว

    Reer burco waa fariido fiiro dheeraa

  • @bintusultan5660
    @bintusultan5660 6 ปีที่แล้ว +4

    Reer Somaliland ganac satadoda imaka belan wax kasda lacag aye ka radinayan walhi 😡😡😡👊

  • @MohammedAli-yw3hd
    @MohammedAli-yw3hd 6 ปีที่แล้ว +4

    Waa calalkii maamulka woqooyi galbeed soomaaliya

  • @faadomonuur8668
    @faadomonuur8668 6 ปีที่แล้ว

    ☝☝☝☝☝☝☝

  • @fawziHapiip
    @fawziHapiip 6 ปีที่แล้ว +4

    Calanka iYo towxiidka ninka u quudhaY futada waa nin cadow ku ah prittish somali land qaranimadeeda raxmaan kaan ku dhaartee

  • @sahalcali4196
    @sahalcali4196 6 ปีที่แล้ว +1

    axmed qalif
    Cagdheerta kawaran iyo Qadaad weynta iyaga Caqli malagu ogyahay 😂😂😂😂

  • @minasomali8242
    @minasomali8242 6 ปีที่แล้ว +2

    Subhanallah
    Galaada ha laga feejignaado

  • @ismailmohammed3767
    @ismailmohammed3767 6 ปีที่แล้ว

    Subxaana laah

  • @jaafi8431
    @jaafi8431 6 ปีที่แล้ว

    DHARKAAN WAXAA KEENAY MUUSE SHAANI WAJIGAA GUBAY GACAN KU DHIIGLE MUUSE SHAANI

  • @abdallemahamed7590
    @abdallemahamed7590 6 ปีที่แล้ว

    Subxanalllaah. Aqoonsigii miyaaa inalla gallay inay tawxiidkii dabada. Sudhano,,

  • @KuromiStarz-kx8rz
    @KuromiStarz-kx8rz 6 ปีที่แล้ว +2

    Musqulaha ayaaba lala gelayaa ilaah halaga cabsado calanka Somaliland xafladaha kolkay dhamaadaan dariiqyada ayaa dadka qaar kutuuraan kuwana music iyo jaas ayay ku ciyaaraan.

  • @abdihakimgeedi8281
    @abdihakimgeedi8281 6 ปีที่แล้ว

    Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar

  • @abdallahmohamedabdi6818
    @abdallahmohamedabdi6818 6 ปีที่แล้ว +10

    In maro tawxiid lagu qoro wa danbi waayo tawxiidku ka weyn calan iyo siyaasad

  • @ixsaan9294
    @ixsaan9294 6 ปีที่แล้ว

    subxanalah waa khalad

  • @AJ-ol5xl
    @AJ-ol5xl 6 ปีที่แล้ว +1

    Khaladkan waxaa sameeyey ganacsato. Si wanaagsan ayey reer burco uga gilgisheen. Sidoo kale waan dadku ka hadlan ugu yaraan, wax ka qaalisan Kacbada. Kaas oo ah dhiiga muslimaka ee lagu qubayo laascaanood.

  • @halimomohamed6275
    @halimomohamed6275 6 ปีที่แล้ว

    SubxanAllah walaalyala hale qabto dadkii kaanay ciidieya kasooib sadaan waayee garana yaan ee hadaan dacwaan karanin haka badhan.

  • @sollywoodmovies9219
    @sollywoodmovies9219 6 ปีที่แล้ว +1

    HOrta waa muzhkilad oo ay gaalo gacan un ku Leedahay Allah haynaga qabtee
    Lkn waxaan la yaabanahay qoladan qadaad weynta video kasta oo wax sOmAliland ka dhacay lagaga hadlayo ee TH-cam laso dhigo commentigay Soo galayan way ka caytamayan Alla wuxu cunsuri Sanaa Allah idin madhi waa dadka somalida dadka ugu xun hadii yaga la madhiyana wxa laga yaaba inay somalida kle heshiiso waayo waa cudur qadaad weyntu baaba ii hore somaliyedna yagaa ka danbeeyey 😁

  • @armtahargeysawi9260
    @armtahargeysawi9260 6 ปีที่แล้ว +2

    Subaxan alaha

  • @ubaxosman2676
    @ubaxosman2676 6 ปีที่แล้ว +1

    Kuwi keneey hala qanaxo mid adag waliba si ayna ugu noqon markaleh hana laga ururiyo ciidwalba oo ibsatay lacagahodi halo ceeliyo

  • @adaruzmohamed8191
    @adaruzmohamed8191 6 ปีที่แล้ว +7

    Awalan ilaahay ba mahadle
    Lkn🤔 xaqiiqatan Dabaca
    Dawladnimaa u saldhiga
    Kantrol la aanta wadanka

    • @sahraa7750
      @sahraa7750 6 ปีที่แล้ว

      Tolow yaa usoo sameeyey ganacsada ayaa loo baahan yahay iney ka taxadaraan wexey wadanka soo gelinayaan gaalku siduu rabo ayuu inooga faa,iidaysanaan

    • @adaruzmohamed8191
      @adaruzmohamed8191 6 ปีที่แล้ว

      Sahra A
      Aad iyo aad wll lkn ganacsigeenu
      Waa jaanta rogan inta badan halkee
      Jaban bay xa inoogu keenan
      Oo waliba bilaa tayaa ilaahay amarkii
      Dabaca dawladnimaa jaaniska kahelen

  • @realtalk5871
    @realtalk5871 6 ปีที่แล้ว +1

    Hoyada ba idora qadad wayn

  • @mursalcoofle8975
    @mursalcoofle8975 6 ปีที่แล้ว

    Marka hore ayey qalad ahayd in xitaa calankan saraawiil ama wax kale lagu asteeyo waayo waa calan xujo ku qorantahay oo aan hoos loodhigikarin xitaa haduu madaxwayne dhinto ama masiibaba dhacdo waa in la ilaaliyaa kalmadan laa ilaaha ilalaah

  • @ummaddamedia4600
    @ummaddamedia4600 6 ปีที่แล้ว +1

    Somaliland oo dhan baa dambi aha wax walba waa qorinayaa indho beel weeyeh zubxana allah

  • @dhuuxo5547
    @dhuuxo5547 6 ปีที่แล้ว

    Subxanallaah, dadku maaney aqli laheyn, maney arkin in diinteena lala dagaalamayo? Dowlada shaqo wacan waa in ay ka qabtaan waxaani.

  • @knaanmohamed4305
    @knaanmohamed4305 6 ปีที่แล้ว

    iidoors

  • @Shamso697
    @Shamso697 6 ปีที่แล้ว +1

    Isaaq sheekadan meykenen alxamdllh illahy somaliland igamadhigin 😕

    • @isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575
      @isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575 6 ปีที่แล้ว

      Bander beyler adigu Isaaq wd ku tasbiix-sataa 😁😁 maalin dhawna wxaanu ku arki adoo Salaada ku xidhanaya Isaaq Isaaq Isaaq Isaaq Isaaq 👈😁😁

    • @Shamso697
      @Shamso697 6 ปีที่แล้ว

      Isaaq La,aantii Waqooyi Iyo Koonfur Midoobi Maayan isaaqa konfurta wanjeclhy😁

    • @isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575
      @isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575 6 ปีที่แล้ว

      Bander beyler Hana habaarin abaayo
      Koonfur Isaaq ma dego mana Joogaan wxa jooga afar qof oo dilaaliin ah 😁

    • @Shamso697
      @Shamso697 6 ปีที่แล้ว

      Isaaq La,aantii Waqooyi Iyo Koonfur Midoobi Maayan dilalintas ban jeclhy

    • @isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575
      @isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575 6 ปีที่แล้ว

      Bander beyler Hadal Lee Maa La Wadaa
      Warka Xamar Dhaaf 👈

  • @abdia4527
    @abdia4527 6 ปีที่แล้ว

    iidoor wagaashiyo kufriga wacad allaaw yaal

  • @fadumohassan6308
    @fadumohassan6308 6 ปีที่แล้ว +5

    iidiir waa ku faanaa waxayna ka turjumaysaa xadaarada yada markay lacagtu yarad markaa dadka uhaysta idoor cay waa ku faraxnaa waa taariikh aanu soon maray oo dadka xoola dhaqatada ah kaga doorsa jiray raashinka

    • @abdirzaklondon8805
      @abdirzaklondon8805 6 ปีที่แล้ว

      lolkiller2000 Xdman10 hooyadabu wasa sawmaha idoor bedeyahaw fuck niyaw

    • @isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575
      @isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575 6 ปีที่แล้ว

      lolkiller2000 Xdman10 👍👍👍👌👌👌👌👌👌
      Raggeedii Fahamka Qaaliya indr markasto an maqlo naanaysteena IIdoor wxaan xasuusta berigii aynu Somalida ugu ilbax-sanayn , waan ku farxaa marka laygu yeedho IIdoor umadaha aduunka ugu ilbax-sanaa qolo walba wxy lahaayeen naaneys la xidhiidha xadaaradoda ay dadka kaga horeeyeen Isaaqna wa Reerka kaliya ee xadaarada iyo ilbaxnimada ay dheerayeen Somalida kula baxay naanaysta IIdoor ❤ waan Ku faanaa 👈👍👍👍👍👍👍👍👌👌👌👌👌👌

    • @isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575
      @isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575 6 ปีที่แล้ว

      Abdirzak London kkkkkkkkkkkk
      Aar ninku mxd ku cayday ma Daarood Daba Jilic baad tahay yaa 😁 wxu ku faanaya naanaysta Isaaq kula baxay ilbaxnimda iyo xadaradu dheera Somalida kalee , Viva IIdoor ❤ waanu ku faana👈

    • @abdirzaklondon8805
      @abdirzaklondon8805 6 ปีที่แล้ว +1

      Isaaq La,aantii Waqooyi Iyo Koonfur Midoobi Maayan 😂😂war libaax qadadwaynti moodaye

    • @isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575
      @isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575 6 ปีที่แล้ว

      Abdirzak London kkkkkkkkkkkk Raggeedii
      Yaa degdegay 😁 wn qoslay markan arkay wllhi

  • @warsaniyoweedhsan9417
    @warsaniyoweedhsan9417 6 ปีที่แล้ว

    Oo saraawisha yaa sameeyey ma somaliland ayaa lagu sameeyey?

  • @gobonimo4895
    @gobonimo4895 6 ปีที่แล้ว

    Waxaas gaalaa ka dambeesa
    Siiba itoobiya daacayad waqooyiga in lagu bahdilo larabo waaye

  • @ayanhaji1697
    @ayanhaji1697 6 ปีที่แล้ว

    حسب الله على فاعل بس الناس مساكين ما كانو يدرون

  • @allahmahadleh7935
    @allahmahadleh7935 6 ปีที่แล้ว

    Kalimada towxiidka waxaa kala weyn maradan clourka lagu xarxariiqay

  • @jamuriyadabarakaysan1858
    @jamuriyadabarakaysan1858 6 ปีที่แล้ว +1

    Qaadadweyn ba kadanbaysa iyo xaarmajo

  • @siciidadirhmn9317
    @siciidadirhmn9317 6 ปีที่แล้ว +1

    Intay ictiraaf bay bay galobayaane daawada somaliyey

  • @طوبىللغرباء-ذ8و
    @طوبىللغرباء-ذ8و 6 ปีที่แล้ว

    *markii horeba khaladbaalooguqoray calalkan kalmada tawxiidka!!!!masucuudigii diintukatimid bay ismoodeeen??!!! Qiyaamaha dadkii kuqiray marada tawxiidkaa qaadidoona*

  • @amareveira9357
    @amareveira9357 6 ปีที่แล้ว

    subxnalah baayac mushtarka waa in aan wax ay ibsanayaaa

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics 6 ปีที่แล้ว

    Calanka Somaliland futada waa ka mamnuuc laakiin qaybaha kale ee surwaalka waa lagu dhejin karaa.

    • @deelbeel2043
      @deelbeel2043 6 ปีที่แล้ว

      hhhhhhhhhhhhhhhh yusuf jama amey jiraan meeshaa sheegtey meelo ka daran

    • @HawrarLyrics
      @HawrarLyrics 6 ปีที่แล้ว

      deel beel dumarku laabta waa saaran karaan masaladaas khilaaf kama taagna laakiin inay candho saab ka dhigan kiraan waa laysku khilaafsan yahay.

  • @ibtisaamhusein955
    @ibtisaamhusein955 6 ปีที่แล้ว

    Waa cawaan dadow diintena ayaa cadaw lagu yahay iska ilaaliya oo wx kasta baadha ilahay cadawgaa habaabiyo kuwa diinta ku ciyaraya

  • @farhiahassanmahamoud9593
    @farhiahassanmahamoud9593 6 ปีที่แล้ว

    Subxana Allah

  • @qalbisaafiya7613
    @qalbisaafiya7613 6 ปีที่แล้ว

    calanka somalilaan ey rabeen in ey sarwaalada ku qoraan laakiin sidii loo gu daawaci lahaa eysan garaneynin

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 6 ปีที่แล้ว

    waa oromo waxay wadaan waa islaam nacayb

  • @husseinhandule
    @husseinhandule 6 ปีที่แล้ว

    ha laga masaxo calanka towxiidka dadku waa muslin yaa laga dhaadhinayaa muslinimada somaliland

  • @haawaabdulqadir6644
    @haawaabdulqadir6644 6 ปีที่แล้ว

    Calinkiinaba aykuqorontahaye maslameeshee dabadaba soomasaarataan calankiina

  • @shaxartaanshow8649
    @shaxartaanshow8649 6 ปีที่แล้ว

    Alx wa ilah mahadi galada jabkoda mar walpa ilahe ba fashilaya

  • @realtalk5871
    @realtalk5871 6 ปีที่แล้ว

    Cabdirahman xamar ka waran halku maraya dadki yago nol la asayay intad idor iyo wax an waxba kagalin

  • @happyahmed1257
    @happyahmed1257 6 ปีที่แล้ว

    alleh ka xishooda bisinka

  • @mohmedaicha8005
    @mohmedaicha8005 6 ปีที่แล้ว

    subxnllah

  • @fuadaliaden6997
    @fuadaliaden6997 6 ปีที่แล้ว

    Waxaa loo baahan yahay in la fiiriyo wadanka lagu soo sameeyey iyo sharkada samaysay iyo ganacsata soo iibsatay waayo waa lays garanayaa ninka iibinaya cidii ka soo qaatay uu garanayaa hadii run laga hadlayo

  • @twenibaby6567
    @twenibaby6567 6 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂 flag obssesd

  • @AbdirahmanDerajo
    @AbdirahmanDerajo 6 ปีที่แล้ว +1

    Reer Burco calankii dhammaa ma futaday ku qaateen 😂😂

    • @mohamdi6193
      @mohamdi6193 6 ปีที่แล้ว

      K A Y D
      hhhhh

    • @saedsara
      @saedsara 6 ปีที่แล้ว +1

      K A Y D calanka tawxiidkaa ka wayn

  • @nadirajamac9250
    @nadirajamac9250 6 ปีที่แล้ว

    Horay baa loosheegay insaaqu aydinta qabiilka kajecelyihiin

  • @ahmedyusuf6050
    @ahmedyusuf6050 6 ปีที่แล้ว

    Aqli xumadu waa u dhalasho...siday ganacsatadu ku keentay marka hore inay calanka surwaalka dabadiisa ku sawiraan.

  • @anisadqahmed1419
    @anisadqahmed1419 6 ปีที่แล้ว

    Ax laailaaha ilaa anta
    Calanka ha laga masaxo tawxiidka

  • @axmedcynte8723
    @axmedcynte8723 6 ปีที่แล้ว

    Googarad la isku kab kabay oo tawxiid lagu qoraa dhibkasa ka dhasha waliba calalkas tawxiidka ay ku qoren qashin qub walba ayuu yaala ilaahay ku ciqaab muuse jermis

  • @mm.joseph4351
    @mm.joseph4351 6 ปีที่แล้ว

    Calanka somaliland halaga saaro tawxiidka waayo dad musqulaha lagalin oo waxaasoo kalaa dhicin IYO waxyaale lamid ah

  • @sagal1701
    @sagal1701 6 ปีที่แล้ว

    Wa idinka uu ba samayey wayo wad calan jeceshihin

  • @daariqahmed8297
    @daariqahmed8297 6 ปีที่แล้ว

    😱😭 subhannallah , waa waxau idoor aqoonsi u la'ayihiin towxiidka khamriga lagu dul cabaye musica iyo daramarka lagu dul shidayo

    • @abdirzaklondon8805
      @abdirzaklondon8805 6 ปีที่แล้ว

      Daariq Ahmed war hooyadaba lawasaye cadi iska dhig bedeyahaw

  • @asadismail1529
    @asadismail1529 6 ปีที่แล้ว

    Waa in laga digtonada surwaalda ay inoo soo dhex raacinayan kuwaa alle ku jees jeesaya magacisa

  • @khalidsaidmusekhalidyare7616
    @khalidsaidmusekhalidyare7616 6 ปีที่แล้ว +3

    Intay ictiraaf donayaan waygaloobidonaan?

    • @jirfe
      @jirfe 6 ปีที่แล้ว

      khalid said muse khalid yare may ee waa ku wasi doonaa magaalnimo baa ku dhiman ilaa niman masaajid iimaan ka ah baa khaniisnimo sheegtay waana reer koonfureed Australia na wuu joogaa waana iimaan masaajid naagaha iyagoo qaawan quraanka lagu qoray waa ayo waa koonfur naagta khaniis guursatay waa ayo waa koonfur kuwan youtube ka hadlo ee gaalnimada iyo cheristian ka dadka somalida ka dhaadhiciyaa waa ayo waa koonfur markaa gaalnimo adaa iiga dhow anagu hadii calanka wax lagu soo qariyey waan qabanay laakiin adigu wax xamar yaal oo diinta islaamka wax loogu dhimo miyaad ogtahay waa ciidamada amisom oo gabdhaha koonfur oo dhan ka sinaaysta in badana gaaleeyey because cunto ayaay hadaay dhaqtar u baahdaan dhaqtarka amisom beey geeyaan shame on you qaniisyohow you are from marka or baraawe

    • @suhaib9811
      @suhaib9811 6 ปีที่แล้ว

      khalid said muse khalid yare maangaab Baad Tahay🦍

    • @mohamedlove997
      @mohamedlove997 6 ปีที่แล้ว

      Badawbaad taheee maro iyo ictiraaf maxaaa isku xidhay
      Haflkaa jahilnimaaa ka keentay

    • @wizamintv9147
      @wizamintv9147 6 ปีที่แล้ว

      khalid said muse khalid yare jaaahilow kuwa guba dawxiidka wa qadadwynta wna idinka

  • @tooresabdilaah4524
    @tooresabdilaah4524 6 ปีที่แล้ว

    Hoosta kaga dhajiyeen

  • @fuaadhareed7904
    @fuaadhareed7904 6 ปีที่แล้ว

    Ee calankiina Soma ahan yaab

  • @sagal1701
    @sagal1701 6 ปีที่แล้ว

    War ma diin ba taqanim

  • @النصرقادم-ل6ظ
    @النصرقادم-ل6ظ 6 ปีที่แล้ว

    ilaahay idin kashif wa tijarda umada iibsanaysa ee muse meesha kuhaysa ilahow soo qabo ee Afarta fooq ee xaranta lagudhisay isleh yey idinka dumin ee umada duliga garba dubka ugu xidhay waar waa laysla gubanayaaye kacarara ilaahay ciqabtisa hadan dulmiga iyo xuma laysaga digin way isla dumaysa.

  • @sahalcali4196
    @sahalcali4196 6 ปีที่แล้ว

    Halaqabto waaba cawaanimo kuwasoodajiyey hadaanay ogayn halooga digo

  • @maxbuubyare6791
    @maxbuubyare6791 6 ปีที่แล้ว

    dadku way is lahaayeen calankiini ayaad iibsaten
    lkn culimada waa aqbleyna

  • @sadiaahmed1318
    @sadiaahmed1318 6 ปีที่แล้ว

    Waxii laga soo gaday halasooqabto Ayagaa gadaran dadka waa masaakiin

  • @nadiajama1333
    @nadiajama1333 6 ปีที่แล้ว

    Idoor waa jaahil jsshil dhaley

  • @halyeydhaladah5831
    @halyeydhaladah5831 6 ปีที่แล้ว

    Dad murqaansan.

  • @nadirajamac9250
    @nadirajamac9250 6 ปีที่แล้ว

    Awelba idinkooqasli qaba baad gunta jirteene mamaantaad indha furteen yaa ayuhal Caraabiyiin qarankiin hajabo iskadhiga maradan aad baad u caabudaane acliga meelkale ujeediya

    • @ZackAli
      @ZackAli 6 ปีที่แล้ว +1

      Nadii Peace
      Ma garan karo inaad nin tahay ama base gabadh waxan kuu sheegayaa walal inaad marka hore wax hubsato dadku waxyabaha ay dhahan inaad halkan la timado maha

  • @jaafi8431
    @jaafi8431 6 ปีที่แล้ว

    Reerkaan way fogaadeen xaga diinta walee meel xun bay marayaan

    • @ZackAli
      @ZackAli 6 ปีที่แล้ว

      jaafi8431
      Surwaalada reer miyaa kenay mise ganacsato?

    • @isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575
      @isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575 6 ปีที่แล้ว

      jaafi8431 adiga dhib baa ku haysata aan yareyn dhinacna wxd is leedahay calanka Somaliland ku khalad magaratada dhinaca kalena wxd tahay Garacdii Ay Dhashay Dhiladii Xaawo Taako 😁😁

  • @abdimohammed5599
    @abdimohammed5599 6 ปีที่แล้ว

    xataa calan ka ayaa khalada in lagu khoro

  • @salesaid8736
    @salesaid8736 6 ปีที่แล้ว +5

    Etopia baa kadanbaysa

    • @faaraxcali5419
      @faaraxcali5419 6 ปีที่แล้ว

      Saleban said Ethiopia wa yahuud warun taasi bro

    • @mukhtaarabdirahman3956
      @mukhtaarabdirahman3956 6 ปีที่แล้ว

      Saleban said ethpia somalia wastaaa maxad ku eedaynsaa

    • @Shamso697
      @Shamso697 6 ปีที่แล้ว +1

      Saleban said Ethiopia kamadambeso ee wa rer sheikh isxaaq dadka gaalada jecel

    • @isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575
      @isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575 6 ปีที่แล้ว

      Bander beyler Waxd ka mid tahay kuwa ku khafiifay rer sh Isaxaaq , aar hanagu walaacin sidii naag uur leh 😁 Asal Daba Jilic

    • @hussienm.rirash8952
      @hussienm.rirash8952 6 ปีที่แล้ว

      AW ISAQ AHAA AAR ZHP QDW WAY INAGU QAFIIFEN WLHI IYAGA GAALO YAR YAR AH
      MR ADALE ALALE

  • @sadiaahmed1318
    @sadiaahmed1318 6 ปีที่แล้ว

    👎👎👎👎👎😡😡😡😡😡😡😡

  • @faaruqali9179
    @faaruqali9179 6 ปีที่แล้ว

    Subxaanallah wlhi Ictiraafkii meel xunuu galay

  • @oaed7902
    @oaed7902 6 ปีที่แล้ว

    War way maqrqaansanayen

    • @MahadQawdhan
      @MahadQawdhan 6 ปีที่แล้ว

      aniiga oo hoodo cali maxamed ha iska ilaliyan sarawisha at Ku qooran yiisin tawiixidku wayo karaahi ad u Wayne intti xidhatay alle haw dabi dhaafo amiin amin

  • @ahmedkhaliif2488
    @ahmedkhaliif2488 6 ปีที่แล้ว

    waligiin udoorow diinta waad ceynjirteene mahadaada wax fahanteen

    • @maariyaismaildhashisomalil5417
      @maariyaismaildhashisomalil5417 6 ปีที่แล้ว

      axmed qalif bariiska miyaad noo karin jirtey mise adhigaad noo raaci jirtey muxuu ahaa kan indha adag 🤔

    • @ahmedkanadi5779
      @ahmedkanadi5779 6 ปีที่แล้ว

      Abtiyo iska bashaal diina garan maysidee bacda diin yahaw

  • @naimamohamed2351
    @naimamohamed2351 6 ปีที่แล้ว

    kkkkk

  • @mkismayo5862
    @mkismayo5862 6 ปีที่แล้ว

    Kulaha jamhuriyada somaliland doqon fooqol doqon ayaa tahay,

  • @nuuraxmed6725
    @nuuraxmed6725 6 ปีที่แล้ว

    waa calanka lamakhaldine dawladaa khaladkale maxay uguqoreen calanka

  • @farmajoelectionwinIacarafey
    @farmajoelectionwinIacarafey 6 ปีที่แล้ว +5

    Calanka xata khaladba loogu qorey surwalka mahe

    • @muscabkaysar4554
      @muscabkaysar4554 6 ปีที่แล้ว +1

      Calanku khalad maaha Qadadweyney ee tawxiidka ayaa khalada

    • @zkicade7151
      @zkicade7151 6 ปีที่แล้ว

      War awal bysan diiin haysn waa jahilin

    • @daldeeqducaysan882
      @daldeeqducaysan882 6 ปีที่แล้ว +3

      Calanka adunka ugu quruxda badan. Allow ku da. Cadaygaana jabi

    • @abdiqaniabdiqani
      @abdiqaniabdiqani 6 ปีที่แล้ว

      +Muscab Kaysar jawaab fiican ayaad siisay sxb qadaad weynta

    • @maariyaismaildhashisomalil5417
      @maariyaismaildhashisomalil5417 6 ปีที่แล้ว

      Bilaa caqli kan 😂😂😂😂

  • @rationalnomad5879
    @rationalnomad5879 6 ปีที่แล้ว

    calankay ku tala adeer waxa ka baxa cadi ma tihid TAWXIIDKA qoral ma aha waa iman ! QORAL af carabiya hadii lagu fadhisto maxa jira ha iswalina niyow !

    • @qarandoonyusuf1668
      @qarandoonyusuf1668 6 ปีที่แล้ว

      guled abib SUBXANA ALLAH walaal ma miyir qabtaan? Ma tawxiidkaa tiri waa luuqad carabiya kaliya kula fududaa , ILLAHEY HA ku caafiyo qof miyir qaba uma ekide xaqana ALLAHA HA KU TUSO ALLAHUMA AAMIIN, ASC.

    • @dhuuxo5547
      @dhuuxo5547 6 ปีที่แล้ว

      guled abib. 😮😮😮 Waryee maad soo waalan rabtaa?

  • @ahmedkhaliif2488
    @ahmedkhaliif2488 6 ปีที่แล้ว +5

    idoorka weywada walan yihiin

    • @abdiqaniabdiqani
      @abdiqaniabdiqani 6 ปีที่แล้ว +6

      hhhhh ha na caayin niyow Somaliland waa iftiinka kaliya ee afrikee

    • @Dcowlid
      @Dcowlid 6 ปีที่แล้ว +1

      axmed qalif idinkuna waa wada fiican tihiin:

    • @apdirashiidfawzi3235
      @apdirashiidfawzi3235 6 ปีที่แล้ว

      axmed qalif *waa runTaa waanu waalanahay*

    • @quentazha4968
      @quentazha4968 6 ปีที่แล้ว

      Huzh ncalaa Ku taale

    • @libanmoha3138
      @libanmoha3138 6 ปีที่แล้ว +2

      axmed qalif kolay naagaha ayaa ku dhaama 👎

  • @waleedosman1259
    @waleedosman1259 6 ปีที่แล้ว

    Subxanallahaa

  • @hibaaqlibaax2108
    @hibaaqlibaax2108 6 ปีที่แล้ว +2

    Subxanallaah

  • @faaraxcali5419
    @faaraxcali5419 6 ปีที่แล้ว +2

    Subxanallah

  • @deqaahmed4308
    @deqaahmed4308 6 ปีที่แล้ว +2

    Subxanalaah

  • @warfaaskar7548
    @warfaaskar7548 6 ปีที่แล้ว +1

    subxanallah

  • @somaliasomaalibaaleh1104
    @somaliasomaalibaaleh1104 6 ปีที่แล้ว

    subxanallah

  • @somaliasomaalibaaleh1104
    @somaliasomaalibaaleh1104 6 ปีที่แล้ว

    subxanallah