ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Al khaliiji legend ninkii ugu horeeyey somali rapper ah ee ugu horeeyey!!!!
The lgend khalifa ale cimriga hku dhereyo.❤
Is this legend still alive? I want to shake his hand InshaAllah may Allah keep him in faith ❤🎉
Legend an tageero u hayo nolow al khaliiji 😁
Al khaliiji legengd codkisa cod buu hayaa
Wale waa legend cabdijibar
Cabdjabaar al khaliijii waa fanan weyn can ah
Kuwa eega wax alifaa xitaa wax udhaw ma samayn karaan
Umada afka somaaliga kuhadashah waa qalad .dadka somaliyeed ama umada somaliyeed .
Dad badan oon somaali aheen ayaa jiraa oo somali kuhadla walalo. Djibouti maanad tagin wali, carab canfar Ethiopian ayaa intuba somali way ku hadlaan heesaha somaligana way dhagaystaan. Marka kalmada ha khalad fahmin
Waar fanaan runtii