masha allah Axmed yasiin inader si fiican baad u hada shee dee yaa wax faham siin waawad jaahiline waxaaba wax ha sheegin kuwan waxa sheeay GAARIYE DHARAR BAA IMAN DOONTA DADKA SOOL IYO AWDAL EED AADANOW HAGRATEEN ILAYS LAGU RADIN TII maatay joogtaa walee
Abdulahi Yoonis Weligayo Ayaanu Isaaqa u diri jirney nin An Secondary Dhameyzan Oo Ay Iney ku Saliyan Wax Yar u Gaadhi Jireen Ehehehehehe Marka iLaah Baa dadka kaLa Fadilaye Cawride Ahmed Yazin Waa Dhaqankiniye baL Laxdan Eega

maashaa Allah waa libaaxii axmed yaasiin raxmaanku haku xafido
maansha allaah axmed yasiin
Nin tageed, aftahan, geesi, noolow adeer axmed yaasiin SH.Cali ayaanle Samater
Aftahan xildhibaan Axmed Yassin Sheekh Cali Ayanleh: "Xuushey goorma ayad wax garataa ayaa la yidhi markuu dhagax igu dhaco midna igu so socodo, tuke waaqlow goorma ayad waxgarata ayaa la yidhi, marka lasoo haahaabnayaba wan gartayoo meesha ayan iskaga duula"
Odaygu hadal muu reebin Dalku ciidan uma baahna ee cadaaladbuu u baahan yahay waa halhays aad u qaaliya mahadsanid Ahmed Yasin
xildhiban ahmedyasiin shek Ali ayanle . shir jaraa idkaagan waxaan uugu magacdaray anigu CASHIRKII MADAXWEYNE SIILAANYO ee Xldh. Ahmed yasin u mariyay
madaxweyne siilaanyona hadii sidan uuna wax kabaran waligii waxba fahmi maayo ,
wlhi taariikhda ayaad gashay , umadaana kuu baahan
Hdlkaaas wn ku racanhy xildhibanka💪💪💪💪💪💪💪
Xildhibaan Axmed yasiin sh.cali ayaanle nindhalinyaro ah hadana xildhibaan somalilan laqaliyi uuna jirin bro waxaan kuleyahay halkaa kasii wad hadali
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 💗💗💗💗💗💗💟💟💟💟💟👌 👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌 I love you XIL axmedYaasiin sheekh Cali Ayaanle
War somali wayn raadi
halkas cadalad Kugu sokaysa
waladan iidoor cadalad ka
helayn
walahi ninkan waa la ciilay
aad ban uga xumahay
nin sharaf leh na waa u
egyahay
Suldaan wabar waalama taabtaan inder nolow
sh axmed yasinow umaqalmaan hadalkad kuhadlayso cida aad lahadlayso nin ragaa saa loola hadlaa hadal meel waayy igadheh
Xil waad dhigatay dadkani waxaba ma gartaan ilaa usha gugu loogaliy markaa haday fahminwayaan waan u galinaynaa ningargeed noloowow
Libax libaxdhaley ayaaad tahey dadkena wx uu sheg kuwa kalana cadabaha mari
ar wax iska celi waa gumeeysi cade ha calaacaline waxba laguuma ogolee
basaas ka indha qoyan uuf
dagan hassan xaarka isku xaji nayee Ninka waxba hasheegin
Abdulahi Yoonis Weligayo Ayaanu Isaaqa u diri jirney nin An Secondary Dhameyzan Oo Ay Iney ku Saliyan Wax Yar u Gaadhi Jireen Ehehehehehe Marka iLaah Baa dadka kaLa Fadilaye Cawride Ahmed Yazin Waa Dhaqankiniye baL Laxdan Eega
war cadami waxba ma amro walle waa kaaga dhacday waad la wayday cadami waa warsangeli amara ma leh nahyina maleh ninkan aad cadami lee dahay idoor baa yidhi halkaa taga miyuusan xildhibaanku miyir qabin