AX😭GUURKEYGII OO LOO FADHIYO AYUU AABE YIRI ANI MADHALIN MANA MEHRINAAYO HOOYONA😭😭😭

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 115

  • @Xamdimustafe-
    @Xamdimustafe- ปีที่แล้ว +11

    Ayaneyy abayo anu qoskeyga ma burburiyen walidkeyna Macsi kuma raaceen hadayna jirin wax cad oo aan ku burburinayo familkeyga dhisan sidaas ayaana uuyahay fekerkaygu😊

  • @HindaAbdulle-fl2jj
    @HindaAbdulle-fl2jj ปีที่แล้ว +2

    Ayaanay ash ash ii micnee ma waan ka baqa bay ujeedaa islaantan naxariista laga reebay

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  ปีที่แล้ว

      Waan ka laba laboonaa macnaha dhiiga ayay kawiswisaysaa inay taabato ama udhawaato ama ay uriso marabto

  • @AlmaasLibaan
    @AlmaasLibaan ปีที่แล้ว +3

    Ayaaney apyo aad iyo aad ayaan kuugu bahanay si illhey dardiisa meel kaala soo xiriiro iisheeg😢😢

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 ปีที่แล้ว +2

    Ayaan qurux Alle kuxafido Qaali ❤❤❤❤

  • @IstahilMohamed-dn4tr
    @IstahilMohamed-dn4tr ปีที่แล้ว +2

    Alla tan hoooyo mahan ayaaney aneeba shaki igu abuurtey Allah rabiyow u gar gaar adoontada axx waba ka naxay..... wlhie hoyadey mcn ilaa inta aan ka dhalayey garabkeyga daqiqadna kameysan foga xita qolka Labour ka iyada igula jirtey habenki oo dhana wey ila soo jeeday alla ilahy uumba abeelkeda gudi kara ilahy cimriga ha u dhereyo iyada io dhaman walidkeenan janada allaha geeyo😢❤❤

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allah walasheyn Allah haku xifdhiyo horay usoco Insha Allah mahadsanid

  • @wanaagchannel
    @wanaagchannel ปีที่แล้ว +1

    Alla way xanuun kulushahy markaas oo kle😢😢😢😢😢

  • @roodacrixmanmaxamuud6924
    @roodacrixmanmaxamuud6924 ปีที่แล้ว +1

    Waalidkeyga dulmi kuma raacen gurigaygana ma burburiyen ilmo aan dhalyna kma tagen illaahy nguma keeno e

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 ปีที่แล้ว +2

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn

  • @halimajeylani9243
    @halimajeylani9243 ปีที่แล้ว +2

    Plz maanta naga farci abyo 2 qebta😊

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 ปีที่แล้ว +1

    Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @rnoor9763
    @rnoor9763 ปีที่แล้ว +3

    Ascw waalidka waxyaabaha laguqilaafikaro ayey kamidtahay, gabadha haduu xaajigeeda u fiicanyahay waalaguqilaafikaraa waalidka inshaa'allaah

  • @khadromaxmud646
    @khadromaxmud646 ปีที่แล้ว +1

    sheekooyinka qaybtood waaxanuun gabdhaha qaybtood waamasaakiin

  • @UmuRayaanw6vk9g
    @UmuRayaanw6vk9g ปีที่แล้ว +1

    Ayaaan wall wan ku salamay lkn faduul ha igu ahaatee afsoomaliga sax abayo

  • @hibonoor4805
    @hibonoor4805 ปีที่แล้ว

    Ayaaney qisaba qisada ay ka xanun badanthy ayaad noo soo galisaaa
    Mahadsanid

  • @sucaadmohamuud4148
    @sucaadmohamuud4148 ปีที่แล้ว +1

    Subxaan allaha walahi caloosha ihurtay

  • @asturanmohammedxusein6389
    @asturanmohammedxusein6389 ปีที่แล้ว +1

    wcs abyo ayaney ❤ waa qiso xanun bdn wlhi bal aan wadah dhagesono😢😢😢

  • @amiiraali2173
    @amiiraali2173 ปีที่แล้ว +1

    Maya ma ogolaanaayo waxaa ku qancinayaa inaan reerkeyga ka dhaqdo

  • @SumayaSheikh-t1r
    @SumayaSheikh-t1r ปีที่แล้ว +1

    Asc ayaan indho uroon qalbi dhaya rabi haku xifdiyo❤❤

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 ปีที่แล้ว +1

    Subxaanalaaaa
    Alla dadka qaar qalbi adaka wlhi wan murugooday😢

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah my dear abaayo ayaan cadeey

  • @hayaat3584
    @hayaat3584 ปีที่แล้ว +1

    Kan dulqaad wuu dhaafay wlhi malin kii lii guursado igu danbeen leheyd cidaas dhan

  • @Laylaabdullahi12312
    @Laylaabdullahi12312 ปีที่แล้ว +2

    ayan salama Caleykum maasha Allah abayo ❤❤❤❤❤❤❤

  • @NawaraBurhan
    @NawaraBurhan ปีที่แล้ว

    Ayaney aaxan ahy gbarr 18 jir ah mana gursan lkn hdii an fikirkayga ka dhibto horta ninkaaga iyo wlidkka dabcan xaqa wlidka iyo kan hoyo kana ninkaga horeyo hduu ii wangzanaadana xaqiisan fulin laha si bareero cad ban u diidi lahaa inkasyy walid xaq ka mudanyhy sasay thy nolosha gurigaga iyo Faradada cidna go'ankeeda malahan

  • @falishassan528
    @falishassan528 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah

  • @Hamdamukhtaar-rf9gk
    @Hamdamukhtaar-rf9gk ปีที่แล้ว +1

    Asc ayaan walhi wan qirody 😢😢😢😢😢😢

  • @QaaliNuur-tw4uw
    @QaaliNuur-tw4uw ปีที่แล้ว

    Acudubilaah alaaah taas hoyo Maha ee waa balayo qabto yarabii tan camal hoyo heyga dhigin

  • @hodenabdisalan6602
    @hodenabdisalan6602 ปีที่แล้ว +1

    Huno mcn anig kami yelina xaqodi unabi iska ilalini laha lkiin carurteydi iyo abhodi kalami fogiyeni asigu xagisa xumani iga imanina miya

  • @فائزالسلطانةبالاامالوحيدةالدول

    Ayaaney walhy waa xanuun walidku inuu halke aad isla gadhan lkn walidka wixii wanagsan bay xaq kugu leyihin
    Ama gurigu inuu burburo baa ka xun marka walidka waxa wangsan balagu raca wixi khaldan lagu maraco diinta islamka qofkasta xaqisa way siisay hablha waxn idin sheegi lahaa in diinta si fcn aan ubarano
    Siaan uagarno qimaha ay diintu nasiisey

  • @AmaalAmiira-mt6im
    @AmaalAmiira-mt6im 6 หลายเดือนก่อน

    Asc eedo ayaan xaalada ilmahaaga iyo ninkaaga sidee yihiin eedo mcn inaa wax kuu sheego ayaa rabaa

  • @sumeyasheikh2986
    @sumeyasheikh2986 ปีที่แล้ว

    Wllhi midoo habar yartay ah SAS gabadheda ula dhaqanto ilaa hada gabadhi oo la qabo hada dhow umul ka baxday gabadhii iyado umul ah ay dili jirtay hooyooyinka qaar hooyo in la dhaxo ma mudno

  • @Zahra-fq3fe
    @Zahra-fq3fe ปีที่แล้ว +1

    Wnku slaamay wllshy mcn

  • @foosiyamaxamuud6936
    @foosiyamaxamuud6936 ปีที่แล้ว +1

    Yadaa doqon ahayde maxaa dul dhigay may reerka qaba aado hadanay naxriis ku haysan kuway u haysatay inay dhaleen

  • @najmaahmed4139
    @najmaahmed4139 ปีที่แล้ว +1

    Wcs xbbti ayaan hore usoco

  • @fatimaomer-h1x
    @fatimaomer-h1x ปีที่แล้ว +1

    Ayaany qeebta kle soobobsi abyo❤🎉🎉

  • @farhiyoawale6199
    @farhiyoawale6199 ปีที่แล้ว +1

    Shekada mel macan ayeey ku go’day 😮.

  • @sacdiyakuuloow4370
    @sacdiyakuuloow4370 11 หลายเดือนก่อน

    Guur xalalaala allaha ku sahlo

  • @ummusulaymaan5961
    @ummusulaymaan5961 ปีที่แล้ว +15

    اللهم❤ صل❤ وسلم❤ علي❤ نبينا❤ محمد❤ صلي❤ الله❤ عليه❤ وسلم❤

  • @fertunali1007
    @fertunali1007 ปีที่แล้ว

    Ayaaney waalidkey xaqa waalid iyo ilmihiisa ay isku leyihin ayaa naga dhexeyso. Nolosheyda aniga ayey itaal waxa anka sameyna. Go aankedana anaa iska leh. Mida kale gabadha weyba ogeeyd iney u naxarisaneyn mana ku dhalin ayey kutiriye maxaa gurigeda ka keenay mexey u diidi weysay doqon ayey noqotay markas dan teda ma garan. Mesha kuron lagama tago

  • @mulkimicraaj-ig4nn
    @mulkimicraaj-ig4nn ปีที่แล้ว +2

    Aslamba rerkaga ninay ogolen ha gursan hdi kle eray io qaylo idinkama dhamaneyso wey ogolayn marki hore so mhn o gdlay wx iska badalen qalad kuma racen walidky hdana dhib qbn

  • @farhiya5072
    @farhiya5072 ปีที่แล้ว +1

    Wcs Abaayao mcn ayaan ❤❤❤❤❤❤😭😭😭😭😭🥺🥺💋💋💋💋🥺🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @SurtaInamaxamad
    @SurtaInamaxamad ปีที่แล้ว +1

    Xasbunalah ala naxaris darana ani ba naxaris hoyo nimo ma arkin dhib ki yaran tey da ley gu bilabay aya ila hada iheys to

  • @Zahrakiin-so5pp
    @Zahrakiin-so5pp ปีที่แล้ว +1

    Wcs w wp mashallah cawa waa blue my favourite colour 😊

  • @Zahrakiin-so5pp
    @Zahrakiin-so5pp ปีที่แล้ว +2

    Mashallah waa gabar dahab ah oo aan laheli karin kama yeeleen nin hooyadey qabo inuu iharaantiyo Lugton ka jabin lahaa 😂😂😂😂lakiin waa gabar aad u wanaagsan😢

  • @hakaaruura577
    @hakaaruura577 ปีที่แล้ว +1

    Aniga.10.Carur.ayan.Abe.la.aan.anay.korsadey.hadan.Ayeeyo.ayan.ah.Allaxamdulilahi

  • @piinbaashi5766
    @piinbaashi5766 ปีที่แล้ว +1

    Ayaney waa marki ugu horesy aad magaceyga qiso kuso qaado 😂

  • @Kalsooncadey
    @Kalsooncadey ปีที่แล้ว +1

    Alla gabdhu dulqaad badanaa masha Allah aniga ilahay amarki qofna su doono ma iga sameesan kro iskada ficile wllhi nyaa kliya aaba anigo wxa is arka qofki indhaha kga so dhacay wx aan iska kenkenyo maha wa dabecad alle igu aburay mana is cantrollo kro

    • @halimajeylani9243
      @halimajeylani9243 ปีที่แล้ว

      Xita hooyada in qof tahay umaleysa lkn hubin hooyada umaleysa ma indha kala sobaxeysa 😂

    • @Kalsooncadey
      @Kalsooncadey ปีที่แล้ว

      @@halimajeylani9243 hooyadey ano hadalka u qabojinya waxa i dhibaya io inay iga khaldan tahy u shega ya dhahy walidka khaladkoda loma shegi kro

  • @AminoAbdulle
    @AminoAbdulle ปีที่แล้ว +1

    Inkasto aabo oo dhintay
    Hooyo neh tahay qof qalbi wngsn
    Lacala hade dhacdo kama yeeli lehen iney qoskeyga burburiso

  • @MunoXuseen
    @MunoXuseen ปีที่แล้ว +1

    Asc abyo ayanah seithy❤❤

  • @Caaishashugri
    @Caaishashugri ปีที่แล้ว +1

    لا والله يا اختي

  • @saliimashaadiiofficial8356
    @saliimashaadiiofficial8356 ปีที่แล้ว +1

    Sethy Abayo ❤ macan too ❤🎉😅

  • @UmoCaaisho
    @UmoCaaisho 8 หลายเดือนก่อน

    Wad guu lesatat quen ❤

  • @nadifaosman9389
    @nadifaosman9389 ปีที่แล้ว +1

    Waa qiso xanun badan wlhi 😢😢

  • @tikamr3096
    @tikamr3096 ปีที่แล้ว

    Walaha ilimehega maturilehen

  • @falishassan528
    @falishassan528 ปีที่แล้ว +1

    Maanta

  • @NagaadHussein-op6go
    @NagaadHussein-op6go ปีที่แล้ว +1

    Wsc Ayaan qll scw scw sorry Wllo ❤❤❤❤❤😢😢😢

  • @subeerahmed4166
    @subeerahmed4166 ปีที่แล้ว +1

    Ayaaney aNuu ma oGoLadeeN

  • @fahiimaapdirizak3552
    @fahiimaapdirizak3552 ปีที่แล้ว +1

    Part2

  • @AyanYoussouf-j6x
    @AyanYoussouf-j6x ปีที่แล้ว

    Alh qisadan wa calol xumo wlhi alaw hooyo siday nasin mahada anise haday hooyo sidaya idhali lahad nin kayguna nifican yahay iskama furen

  • @alicadde8524
    @alicadde8524 ปีที่แล้ว +2

    😢😢😢😢

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc ปีที่แล้ว +1

    Ayaan cawa aniga hada 😂😂😂

  • @AmaalAmiira-mt6im
    @AmaalAmiira-mt6im 6 หลายเดือนก่อน

    Ii soo jawaab

  • @saynabmohamedali5579
    @saynabmohamedali5579 ปีที่แล้ว

    Maya reerkaygaan haysanayaa cid iixun dhafe hadaa reerkaygu xataa haday ii fiicanyiin reerkayga uma dumiyeen😮

  • @rizamohamed7542
    @rizamohamed7542 ปีที่แล้ว

    🤣🤣🤣🤣 illahaw ayanaa waagiyaa waxaytiri dadkiiyo dan kubaryey 🤣🤣🤣🤣 wallahi Ayan you are funny ✌️🙏

  • @foosmacalin1389
    @foosmacalin1389 ปีที่แล้ว

    Caleyhi.salaam❤❤❤🎉🎉🎉

  • @QaaliNuur-tw4uw
    @QaaliNuur-tw4uw ปีที่แล้ว

    My ma aqbalileheen

  • @nawalmohamedali
    @nawalmohamedali ปีที่แล้ว +1

    Subxanallah

  • @falishassan528
    @falishassan528 ปีที่แล้ว +1

    Wow

  • @NuurtoshiiqXuseen
    @NuurtoshiiqXuseen ปีที่แล้ว

    Shekadan guurkey gii kobad ankuso xasustay gabdho wiligaa haugu tigin nin Mel xitaa hadu kuqabo melhaku degsado

  • @kamalali79
    @kamalali79 ปีที่แล้ว +9

    السلام عليكم أختي أنا في سلام أحييك أختي شكرا لك على الفيديوهات والقصص الجميلة التي تشاركيننا بها دائما جزاك الله خيرا

  • @aminayasin102
    @aminayasin102 ปีที่แล้ว +1

    Maya

  • @fatimaomer-h1x
    @fatimaomer-h1x ปีที่แล้ว +1

    Aynyy sthy ❤

  • @qadraqadra4566
    @qadraqadra4566 ปีที่แล้ว

    AscAbaayao😢😢😢😢😢😢😢😮😮😮❤❤🎉🎉🎉🎉😊😊😊😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @XabiiboCabdi-wy1lo
    @XabiiboCabdi-wy1lo ปีที่แล้ว +1

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @xafsamaxamadsalaad9881
    @xafsamaxamadsalaad9881 ปีที่แล้ว

    Subxaanalaah 😭😭

  • @MaraymAhmed-c2u
    @MaraymAhmed-c2u ปีที่แล้ว +3

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢😅😅😂

  • @cadaryusufchannel1011
    @cadaryusufchannel1011 ปีที่แล้ว +1

    Maya mayelen dambina magaleen dulmin rerkena kuma racen

  • @habiibaaadam6676
    @habiibaaadam6676 ปีที่แล้ว

    Maay❤❤

  • @MariaMaxamedmaxamed-bz3wy
    @MariaMaxamedmaxamed-bz3wy ปีที่แล้ว

    Thanks 😊

  • @samsammaxamed8209
    @samsammaxamed8209 ปีที่แล้ว

    May ma ogalaadeen

  • @ifrahhassan7227
    @ifrahhassan7227 ปีที่แล้ว +1

    Frist person frist like frist comment

  • @mulkiibrahim5185
    @mulkiibrahim5185 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤

  • @Nimco.qaali143
    @Nimco.qaali143 ปีที่แล้ว

    Maskinimada qaar geriyaa dhanto
    Tu an qarabanaha aa maskinnimadeda ciil igu dilijirtay inaa qaraca iqabanjirtay wlh

  • @abdimoalim3449
    @abdimoalim3449 ปีที่แล้ว +2

    ayaney aniga wan ku salame abayo. hadan figrada ka dhibto aniga hada rer aya leyahay alx xaji wanagsan ayaa hesta hadii lidhoho ilmahada dadi rerkaga durduri mayelen wayo aniga ilmaheyga ayaa marwalbo i huran hoyo waxan dhihi lahaa hoyo aniga hoyo ayan ahay ilmaheyga iyo xaji geyka. kama dhaxbaxayo hoyo neh wan ku qancin lahaaaaa hadii ladido neh aniga rer geyka iyo xaji geyka dhab ayaa sisan lahaa wayo anbo hoyaa ahay

  • @BishaaroAxmedtifoow
    @BishaaroAxmedtifoow ปีที่แล้ว +1

    May

  • @IdilAbdirahmanMohamed
    @IdilAbdirahmanMohamed ปีที่แล้ว +1

    😢😢😢

  • @MmmD-gn5tq
    @MmmD-gn5tq ปีที่แล้ว

    Ax ax ax ax

  • @kamalali79
    @kamalali79 ปีที่แล้ว +2

    Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon

  • @qamarxasan5531
    @qamarxasan5531 ปีที่แล้ว +1

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @nafisaguhadabdirahman6795
    @nafisaguhadabdirahman6795 ปีที่แล้ว

    5 cents bey furantahay mxa laga wadaaa

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣 hooyo markaa noqoto aa baranee inshaa allaah

  • @camircabdirasaq
    @camircabdirasaq ปีที่แล้ว +1

    😊

  • @nimohassan5877
    @nimohassan5877 ปีที่แล้ว

    😢😢😢😢🤲🤲🤲😢

  • @faayaden392
    @faayaden392 ปีที่แล้ว

    Maya ma ogelaadeen in aan gurigeeyga lasoo faro gashto

  • @Hamdisheikhabdi
    @Hamdisheikhabdi ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤

  • @hakaaruura577
    @hakaaruura577 ปีที่แล้ว +1

    Wcs.❤❤

  • @camrainaxusen
    @camrainaxusen ปีที่แล้ว +1

    M..a

  • @tikamr3096
    @tikamr3096 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc ปีที่แล้ว +1

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @nasroyuusuf5694
    @nasroyuusuf5694 ปีที่แล้ว +2

    Abyoyinow cawa wa isku buqsanahay iso duceya in alle qalbigayga iqabojiyo hoyo uurna leh wa ahay waliba walaca😢😢😢

    • @hodenabdisalan6602
      @hodenabdisalan6602 ปีที่แล้ว

      Huno mcn illhy haku qabojiyo anaa kula taliya huno mcn laba rakaco tuko kitabkina. Aqriso inshallah wad farxi dunta inshallah

    • @hodenabdisalan6602
      @hodenabdisalan6602 ปีที่แล้ว

      Huno mcn illhy haku qabojiyo anaa kula taliya huno mcn laba rakaco tuko kitabkina. Aqriso inshallah wad farxi dunta inshallah

    • @FarxiyaClLahiaxmed
      @FarxiyaClLahiaxmed ปีที่แล้ว

      halahakaqado.waxadaremayso.wll.farxad iyo.cafimad.allehakugu.badalo.❤

  • @sihaamibraahinbare2141
    @sihaamibraahinbare2141 ปีที่แล้ว

    😭😭🤲🤲🤲