Abgaal; _ cali jareere somalis first bob star singer; Mu,alif, laxamiiste iyo muusikiiste; sedax qofood oo hal qof isku ah ALLA YARXAMA CALI JAREERE. HE WAS LEGENDRY IN SOMALI MUSIC . -cabdule raage. -xasan culusoow taraafiko. -
Awbaanadii hore waxay inooga tageen suugaan xikmad le ...Inagu caruurteena maxaan uga tagynaa Sharma boy wiilkiisu wuxuu daawan doona ...macawstaa iga dhacdey ..wax wayn maad aragteeen 😂😂😂😂
Qofkan jaahilka ah yaa umadda ka qabta! Waar qabyaalad wax dhaama oo aad youtube lasoo fadhisato miyaad weydey? Adiga laakin waxa ka liita kuwa ku daawanaya ee aan canbaareynayn qudhunka aad wado, waayo haday runta kuu sheegaan waad ka khajili lahayd oo waad joojin lahayd. Shame on you !
Heeso badan ayaa ka maqan bro soo baar Mustafa Sh Elmi
Wallee xawaadle haddiiba mustafa shiikh cilmi ka dhashay looma geli karo
Iyo wiliba abwaan qaaqaa.
Khalad weyn baad ku dhacay waayo, mustafe ma aha macawisley oo waa abwaan qarankii somaliya
Waa xl
Agoon waa Cabdalle madaxweyne oo la dhashay Cali madaxweyne
Saas u baro sxb
From Beledweyne
Waan ku salaamay Taliye
Abtiyaashey dariskana nala ah waa cod karyada Hawiye hadalkana heli og, abwaanadoodu intaa waa ay ka badan yihiin.
MASHA ALLAH HAWIYUHU WAABA ANOTHER LEVEL FROM ISAAQ
Macawisleey Abwaan mustafa heeso badan baad ka tagtay bro
Abwaan mustafa wa oday yar oo qosol oo hadana murtii leh MASHALLAH.
Adeerkeey Abwaan sh.mustafe cilmi waa nin wax badan og, lkn waxaa kasii daran wllkiis oo ladhaho qaasum cilmi oo aan waqti badan wada nooleeyn, shactiro, mahmaahyo iyo suugaan kale oo badan ayuuba isaguna leeyahay weeysan qorneeyne❤
Waa cabdalle madaxweyne ( agoon) waa naaneys
Abwaanka heesahow qaaday kaama haayo
Abwaan mustafa shiikh cilmi masha Allah.
Wow.. Abwaanada Hawiye waa safka hore
Abwaan cabdi Bashir indho buur ale haw naxaristo
"Macawiizleeydi xawaadle" that funny wllhi😅😂
Ruwaayadii war la aan baa wed dhasha 1980s hogaanka waxaa u hayey khadra daahir iyo rooraaye kkkk mar uun madaxwayne idhaha
VIVA VIVA VIVA AGOON CABDALLE THANK YOU
Abwaan cabdi Dhuux yuusuf Oo ahaa Mareeyihii Hore Ee tiyaaterka waxbaad ka Tagtay Ee Inta aadan taariikh So gudbin Qof Kaaga Xog ogaalsan so Raadi
Heesaha uu curiyay
abwaan mustafe sheekh cilmi waxaa ka mid ah
1.heesta sida dhamastu geedaha waxa wada qaaday khadra daahir iyo rooraaye
2.mahiigaan khadra daahir
3 . heesta anigoo wax badan jirin sahra dawo waa heestii ugu horaysay oo ay sahro dawo qaaday ...
4. heesta oogada sariyo uurkiyo wadnaha waxaa qaaday maryan mursal waana heestii uugu horaysay oo ay qaaday maryan mursal.....
5. heesta wagareey hadalku waynaa waxa wada qaaday rooraye iyo qamar harawo....
6. heesta dad jacay wadaago waji kala sugaayiyo waxaa qaaday saalax qaasim
abwaanku heeso kale iyo
riwaayado uu lahaana way jiraan
Waa nin cabdalle madaxweeyne ah naaneeystane agoon jilaafo
Waa lagu kufaa lagu kala jabaa kibirkaa ku soo darhee asaa lehe
Heesta Safarbaa La Galayaa ee shirkio Carta asagaa iska leh haddaanan qaldaneyn.
Deris aan aheyn Abwaanka
SIida dhamsu geedaha waa Heestaydii
Xawaadle Waa Wada Abwaano
Abgaal;
_ cali jareere somalis first bob star singer;
Mu,alif, laxamiiste iyo muusikiiste; sedax qofood oo hal qof isku ah
ALLA YARXAMA CALI JAREERE.
HE WAS LEGENDRY IN SOMALI MUSIC .
-cabdule raage.
-xasan culusoow taraafiko.
-
Ka sheekee sxb abwaan cabdi dhuux yuusuf oo diga Samatalis ah kana sii ah aadan warsame
War hedhe waxan barnamij ma aha ee jooji- Abwanada dadkoo dhan ayay ka dhexeyaan,
Mustafa shiikh cilmi waa wadani xalaal armuusan xawaadle ahayn
Xawaadle waddani xaala ama noqon karaan miyaa? Hhh.
Maxaad u sheegi waydey ruwaayada heesahaasi ku jirtey
Aawayese Cabdi dhuux yuusuf Xasan
Aad iyo aad abdi bashiir indhobuur abwaanka abwaanada
Maxa ku haysata abwaaninta 🆎
Abwaano kale oo xawaadle ah ayaa jira soo baadh iyagana sxb
agoon cabdalle miyaa
Abwaanada Somliyeed, cabdale ismail
Baa Markasta Nr 1 Ah. Oo Hyonis qayb kamida weliba Ilaa 30neeeyo Gadheen
Aaway abwaan maxamuud qaaqaa sow xawaadle maaha
Haa waa xawaadle
Abwaanadu waa soomaali
Ee qabyaalada & qurunla kala tag
Qabiilka iyo qudhunku gadaashood ayey yimideen.
Ka sheekee sxb abwaan abdirashiid sheekh Abdi yocof oo diga Samatalis ah kana sii ah aadan warsame haasta dumar cabdi diini qaado iyo heesta soomaalaay duq iyo wiil uu qaado cabdi diini
Thanks way kaa qabaan HB
Abwaan Abdi Dhuux yuusuf miyaadan aqoon
Mashaallah sidaad qabiilada u taqaanid
Mahiigaan waxa aan maqlay in uu sameeyey Xasan ganay bal hubso
Erayga macawisleeda waxa aad ula jeedid ma fahmin
Xawaadle hawiye maaha wz waa qaldan tihiin
Hhh Mid ka mid ah daaroodkii jiranaa.
Kaalay kasaar
Waxaad noo sheegtay abwaada afka maxaaga mahadsanid waxaan ka sugeynaa abwaanada afka maay?
Sxb ka sheekee Abwaan Maxamuud maxamed qaaqa oo diga Samatalis ah kana sii ah aadan warsame waxuu lahaa heesihii gacan gacan wax siisiyo, ma boqreen hadraawiba beerlula ma sheegeen, hakuu nabarku caashaqu naafeeyay bari hore, mataan kaygii geed qariyeey. Lama hubo hal fooftaa inay caawa soo boyan iyo qaar kaloo badan
Mustafa sheekh cilmi
Ku soo dar kaalay kaalay kaalay adigaan ku jecelee Isla qadro daahir iyo Rooraaye
Xawaadle maxaa ka quseeya hawiye aqoon gaab
Masha.aalah.waar..nikan.cabdiqani.ayaabA.cajaibah
Abwaan Cabdi salaad qaareey baad ka tagtay, ooSaleebaan ahaa. Jiir faarax qaareey ilma adeer yihiin. Heesta lafoole qaado ee Aduunkoo dhan kaa eegan jiraye.
Wiliba hees uu leeyahay ayuu xusay wuxuuna ku sheegay xirsi dhuux inuu leeyahay waa khalad weyn oo uu galay, sidoo kale wuxuu ka tagay abwaan nuur roible raaf oo isna lahaa heestii malagii ku dilay iyo sidaan ahay dabeylaha iyi heeso kale oo uu c/naasir macalin qaadi jiray,
Iyo wiliba abwaan fooljilib oo isna sakeebaan ah,
Sidoo kale wuxuu ka tagay abwaan tabantaabo oo ceyr ah oo lahaa riwaayaddii uu kusoo caanbaxay geywaroow. Iyo heesihii ku jiray.
Abwaan nolow
Away abawanad dir
Abwaan Hore u Soco❤❤
War sxb hawiye hakalaqad qadin
Marqaanka tusay kkkk
Waan gartay
Waa sheegad
wee fiican yihin lakin hg magaaran😂
Abwaanada abgaal kusoo xiji abaan
Xawaadle hw ma ahan waa sheegad
War Naga aamus jaajuus baa tahay xune
Muqaalka ma dhamestirna filaa
Xawaadle ma gabyaa
Naga hubi dad badanaa jiraa
❤⭐️❤️❤️🌷✅😀
Abwaanadii beesha gadabuursi maxaad ugasoo hadli laadahay mise iyaga waad ishaysaan
Guduborsi waa Isaaq,
soo ma aha😂
Dadkaaga dhinac ka raac. Yaadan dhimanine, dhinac karaac.
Gudi biirsigu waa dir. N8nka dir oo dhan haka soo sameeyo
Fanaaniinta kasoo hadal
Beesha abgaal
Cali jareere alamdhe Alam gariir dheh.
Hadalo❤
War kani suugaan buu cunsuriyad kadhigayaa.
Kana sii ah Agoon kulahaa
agooon , aaba rooon agoool inu dhahaa u qaaatay
@@warfajama 😂😂😂
abwaanadi Arab ilaa hadda kaama hayee maxaad la qabaneysa
Hhhhhh wey soo socdaan
Waar inaga hubiya
qaadka iska daa
Adidu iska daa Bahasha aad qarsato
Abwaano Ama Afmaalo"- Abdulle RaageTaraawiil " Filfil" Abdulla Geeda naar" Ayaa igu dhaama Abwaanadu sidaan isleeyahay intaa uun maaha" Dhanka 🆎️Fanaaninta""" Nageeye" Abduqaadir-Sanka" Shukri Sintiko" Ikraan Caraalle" Xaawa Kiin" Axmed kaafi AK" Marwaan yare" Ismaacil Aarka" Khadar Keeyow" Abdi fitaax yare" Zaki yare" Saciid Taariikh" Iyo Qaar kaloo badan😂😂😂🤝✊️🤚
Waxa aad I looday heestii caanka aheeyd (Waa Lagu Kufaa Kibirka) ee uu Qaadayey Aun. Shiiraan shidaad muraad.ok
Koox baa qaada
GU SIDA ADO MAHAD SANID
❤❤❤❤❤❤❤
Awbaanadii hore waxay inooga tageen suugaan xikmad le ...Inagu caruurteena maxaan uga tagynaa
Sharma boy wiilkiisu wuxuu daawan doona ...macawstaa iga dhacdey ..wax wayn maad aragteeen 😂😂😂😂
Mid yaab leh ayaaba tahay walee. Bisinka, qabiilada Soomaalidu sidee ku bartay?😳
Haka sheekeen mudane hadaadan soomaalinimo aadan uhadleenin ileen suugaanta qabiil maleh ,si baana u Yara fuddudahay
SODA SAXIB
HADALO
Qabiil uun baad ka sheekaynaysaa,,, qolamaad adigu tahay??? Waxaad iska dhigtaa suugaan yaqaan ..qabyaalad baa ku madax martay.. alla ha ku shifeeyo
Mee beesha gadaboursi
Diinta haduu kumashquuli lahaa cabdiqani yakhii mufti ayad noqon laheyd… lkn hawiye iyo suugaan ismayaqaanaan ee abtiyaashaa isaaq ku koob sugannta iyagaa ladhashay. Mise qabyaalad ayaa kuhaysa oo aad hawiyihiina ayad amaanasaa
Garcia Paul Anderson Brenda Clark Shirley
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂
Masha alah walee cabdiqaniyow waad iga qoslisiisay sidaad habargisir iyo xawadle aad u sheegeyso waad qalin jsbisay
Lewis Angela Rodriguez William Lewis Ronald
Qofkan jaahilka ah yaa umadda ka qabta! Waar qabyaalad wax dhaama oo aad youtube lasoo fadhisato miyaad weydey? Adiga laakin waxa ka liita kuwa ku daawanaya ee aan canbaareynayn qudhunka aad wado, waayo haday runta kuu sheegaan waad ka khajili lahayd oo waad joojin lahayd. Shame on you !
Aqoontiisa ayaa intaa ah wax wax usheegay mahaystoh markaa waa qof qudcur gudaayah
JAAHIL WALIBA NACASA ADIGAA AH NINKAANI QABYAALAD MA UUSAN SAMAYN EE ASXAABADII BAABA QABAAILADOODA HOOSE LA SHEEGI JIRAY
Ninkan qabyaalad kama hadlayo ee wax fahan kaliya wuxu dadka barayaa abwaanada somaliyeed iyo beelaha ay kasoo jeedaan taasina ma xuma
@@AxmednuurSamriye Abwaanada qabiilkood waxa ku xiga ma garanaysa? Waa Professor ama Macalimiinta qabiilkooda; dhkhaatiirta dadka daaweysa qabiilkooda; Muadinka Masaajidka qabiilkooda - haye ka waran he? Ma taageersantahay inuu waxaas kuuso gudbiyo oo ninkani shaqo ka dhigto saqajaanimadaas?
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤