Reer kulmiye reer wadani isku mucaarad maaha reer wadani taariikh baa u taala waayo xadkay kabexeen wax xamar u yaaca iyo wax qaranka ku soo duula ayey noqdeen hadeera waa la eegi nina dhuunuu kuu dhex joogaa iyo nina dhaqasho reer wadani xaalkoodu dhuunuu ahaa
Muse bixi dalka ma burburnayo dee WAX fahma ninku wa mujahid , cirro madaxwayno OO ma qalmo because siysada wuu KU cussub yahay arigtidayda weeyan lakin wa muwadiniin labadoodo ba reer xamarkana naga ilaaliya uun ..
Walaahi wanu qabanaynaa walaal
Waa hadal wanaagsan guul somaliland ❤❤❤
RAGANIMADU Waxay tahay nin kastaaba intuu ku yeelay yeel.
Reer kulmiye reer wadani isku mucaarad maaha reer wadani taariikh baa u taala waayo xadkay kabexeen wax xamar u yaaca iyo wax qaranka ku soo duula ayey noqdeen hadeera waa la eegi nina dhuunuu kuu dhex joogaa iyo nina dhaqasho reer wadani xaalkoodu dhuunuu ahaa
Maya maya waleey katahay
Asc madhici kartaa inlaga dayo yurara dabigey galeen
Cirro muu garan waayin wanaaga ee wuu is diidsiinayey
Wllhi tii midkadaran ayaa dhacaysa
7sano waa sugaysaa
Habarjeclaay waxaasi hargaysa kama shaqaynayaan aad kasheekaynaysaa
7 halaaga oo burbur sababta ayaa
Lagalayaa
war idad wano Ka aar gasanana
Waar kayari wllhi waa fariid taariikhda aad u haya caryaa ku beeninkara
Muse bixi dalka ma burburnayo dee WAX fahma ninku wa mujahid , cirro madaxwayno OO ma qalmo because siysada wuu KU cussub yahay arigtidayda weeyan lakin wa muwadiniin labadoodo ba reer xamarkana naga ilaaliya uun ..
wallee inansinayn hal minit kabaxwaxaa
Sidhiyaal badan baanu soo iibsanay lasoco ☕️ kii u dhigtaa luugu shubaya 😅
Hhh
7sano ka bacdi sooqaado
Anagu subeer awal hadaanu nahay walaahi laba cisho nagu qaadan mayso in aanu ku gambino lkn sidoodii ilaa daarood ayay soi kaxaysteen si ay meese ugu dumiyaan
Anagu sidoodii yeeli mayno haddii aanay iyagu wax sii wadwadin markii hore ayay dadka walaalaha ah isku bahalo galiyeene
CIRO WUXUU MAAMULAYAA GOBOLKIISA HABAR AWALNA GOBOLADEEDA BAY BAY
Habar awal gobal malaha.
Kkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk
Waridaadow wadani kuuma baahna ee musa dameer dhacye waxaad mucridnimo ku tari yeel
Waar waatuug ina xaashi war idaad ayaa dhaama
Calool nugulaa hadii uu mushahaarka bixiyo ciro waxba ma aqàano sidii tuur uun ka eeg
CIRRO WAABU DABRAN YEE BARI MAHAYO. DHAQALE LABOOBA IYO BULSHADU ISMALAHA. KALA BADAN ARIMAHA DIBADOO HAWL ADAG LAGU KUHAYAN CADAWGU. SHEE KADU WAA ALFA LAYLU WALAYL...
S hostage waddani tuuug
Waaryaadha ciro iyo dadkiisu yaanay inaba wanaag naga sugin hadii somaliland had difaacdaan nalagu haystay sow cadawgii muu qaban hada hadunto
Muuse wuxu ahaaa xaar uraya kkkk
Qadhmuuq uraya ayaa ahaa.
Meeshana wuu ku xaaray.
Jaahil xaaraami ah oo waalan.
Handicap.
Cirro ayaa jaahila waa ninkii fahmi wayayba waxay kula hadlayeen cadaanki doorashada goob joogayasha ka ahaa haduu qabsadana wlhi raaxo kuma fadhiyayo 7 sano burbura haw diyaar garoowo ina afka kaba ku qaad
Guul guul wadani kii ka naxay iyo kii jeclaba waa somali land laakiin qofwalba wajigiisa runta ah baa la Bartay cerro waa madaxweyne ka hadh
Wadani inuu maanta yidhado qaranka hala ilaaliyo waxa ka wanaagasnay in uushalay iydhaado qaranka dhawra oo yaan xadka ladhaafin mahane lakiin mucaaridad udiyaar garooba taarku waa diyaar ee xamilkeeda yeesha qaranku waa inoo dhex waan lagu faacayaa ciidana laynmayno