UGU DANBEEN WAXAN CAWA WAQTI QURUX BADAN LAQATAYE ASAXABATA QOSOLKA ADUNKA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 320

  • @Bintulcaqli
    @Bintulcaqli 2 หลายเดือนก่อน +126

    Ilaa goormee ka cararee saliga nabiga scw ❤

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 2 หลายเดือนก่อน +1

      Caleyhi Salaatu Wa Salaam Xabiib Mustafa ❤❤❤

    • @mustafecabdirashiid2518
      @mustafecabdirashiid2518 2 หลายเดือนก่อน +1

      SALALAAHU CALAYHI WASALAM ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @FaadumoNuur-uk1dn
      @FaadumoNuur-uk1dn 2 หลายเดือนก่อน +1

      Sunday labka

    • @FaadumoNuur-uk1dn
      @FaadumoNuur-uk1dn 2 หลายเดือนก่อน

      Amiiro qurxu

    • @MaxamedXisri
      @MaxamedXisri 2 หลายเดือนก่อน

      Salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam ❤❤❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 2 หลายเดือนก่อน +114

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤

    • @mustafecabdirashiid2518
      @mustafecabdirashiid2518 2 หลายเดือนก่อน +4

      SALALAAHU CALAYHI WASALAM ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @farhiyajamaa7717
      @farhiyajamaa7717 2 หลายเดือนก่อน +2

      Salalaahu caleyhi wasalma ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @IishoAbuukar-bg6lx
      @IishoAbuukar-bg6lx 2 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤

  • @macmacc1
    @macmacc1 2 หลายเดือนก่อน +47

    Sundus Dalxiiskan mar hore inaa soo raacde aheed dadkan dadkada ah ina adeer 🥰🥰

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 2 หลายเดือนก่อน +92

    Dunida masomarin ruux kasharafbadan kana runbadan nabigena mohamed scw 😢❤❤

  • @CaaliYoAadam-vh3vu
    @CaaliYoAadam-vh3vu 2 หลายเดือนก่อน +68

    Sundus Meel walibo wee shidataa legendmad😂😭💐🫶🏻

  • @ciiseaaja211
    @ciiseaaja211 2 หลายเดือนก่อน +61

    Kusali nabigeena muxamad scw 😢❤

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 2 หลายเดือนก่อน

      اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤

    • @shamsomohamed6195
      @shamsomohamed6195 2 หลายเดือนก่อน

      Salalahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤

    • @Iqraaxmed-h3f
      @Iqraaxmed-h3f 2 หลายเดือนก่อน

      Scw❤

  • @Ayman-Ahmed232
    @Ayman-Ahmed232 2 หลายเดือนก่อน +82

    Sundus meel walba way shidaa meeshay ku jirto kama maqnaado😂❤

  • @IqroDahir22
    @IqroDahir22 2 หลายเดือนก่อน +59

    Caawa saa id ufarax sanay hadanahay team sunmir ❤🎉

  • @FatumoShariff
    @FatumoShariff 2 หลายเดือนก่อน +79

    Kusaliya nabihena suban scw scw scw manoqon kara gabada ogu like ta bdn

    • @maryangurhan5241
      @maryangurhan5241 2 หลายเดือนก่อน

      Scw❤❤❤❤❤

    • @mustafecabdirashiid2518
      @mustafecabdirashiid2518 2 หลายเดือนก่อน

      SALALAAHU CALAYHI WASALAM ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @FartuunQaliif
      @FartuunQaliif 2 หลายเดือนก่อน

      Q

    • @BintuAbdi
      @BintuAbdi 2 หลายเดือนก่อน

      Haa fatumo shariff scw scw scw❤❤❤

    • @SunduaMaxamud
      @SunduaMaxamud 2 หลายเดือนก่อน

      Sallahu caleyhi wasalam

  • @Samiaahmedp-3
    @Samiaahmedp-3 2 หลายเดือนก่อน +5

    Aduunka masoo marin ruux ka fiican nabi muxamed scw ❤❤❤❤

  • @Ayaaneyyyy
    @Ayaaneyyyy 2 หลายเดือนก่อน +41

    Omg sundus iyo macalimow is HeLayy 🫶🏾😭💋😂

    • @Amina_Isse
      @Amina_Isse 2 หลายเดือนก่อน

      Shumiska mesha nooga bxi😂😂

    • @Ayaaneyyyy
      @Ayaaneyyyy 2 หลายเดือนก่อน

      @@Amina_Isse 😂😂💋💋💋

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c 2 หลายเดือนก่อน +74

    Sunduseyy waan kuu jeda comment aqris kujirta hoos usii wad comment ga 😂😅❤❤

    • @yasminamin1615
      @yasminamin1615 2 หลายเดือนก่อน

      Kaygana akhri kudhe abeera Cade 😂😂😂😂😂😂

    • @Hanaabdi-tz3gh
      @Hanaabdi-tz3gh 2 หลายเดือนก่อน

      Maben dhaxdaas arkay 😂

    • @princesmalyuun1768
      @princesmalyuun1768 2 หลายเดือนก่อน

      Ma comments yadee aqrisaa😂

  • @Faizahassan-v7p
    @Faizahassan-v7p 2 หลายเดือนก่อน +44

    Team sundus weweyyyyyyy caadi matihin I minute 18 comments dad kujcl ba hysta wllhi sundusey

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 2 หลายเดือนก่อน +3

      Masha"Allah ❤❤❤ Waa Hooyo Macaan❤❤❤ Oo Kaligeed Korsaneeysa Caruurteeda❤❤❤ 2024 dhexdeedda Waxeey U Qalantaaa 1 M ❤❤❤ BI"IDNILLAAHI KARIIM YA'RABB 🤲🤲🤲🤲👍

    • @NuuriyocaliXuseen
      @NuuriyocaliXuseen 2 หลายเดือนก่อน +3

      16minute 94 comment m.a sundusteen 1m uqalanta

  • @RasmiAhmed-si6xs
    @RasmiAhmed-si6xs 2 หลายเดือนก่อน +45

    Sundus iyo macalimow waa rer galkacyo 😂😂sey isku fahansanyihiin mashalaah walked waye macalimow😢❤

    • @Amina_Isse
      @Amina_Isse 2 หลายเดือนก่อน +4

      Wlhi dheh😂❤ mj inow yhy waa ogaa lkn heer mudug aa

    • @beer-lula_22
      @beer-lula_22 2 หลายเดือนก่อน

      @@Amina_Issereerbicidyahan weye waliba😂😂

    • @Gosha-rercarale
      @Gosha-rercarale 2 หลายเดือนก่อน +1

      Haa rer galkacyo waye wey is fahmayaan😅😅

    • @Amina_Isse
      @Amina_Isse 2 หลายเดือนก่อน

      @@beer-lula_22 mudugee dagaan mohoo💕😂😂

    • @Amina_Isse
      @Amina_Isse 2 หลายเดือนก่อน

      @@Gosha-rercarale masha allah💕

  • @kifaayaupdikaafi6180
    @kifaayaupdikaafi6180 2 หลายเดือนก่อน +13

    Sundus waa na shiday ilaahay hku shidee 🎉❤

  • @shiyewa
    @shiyewa 2 หลายเดือนก่อน +31

    Ala qurxbadantaydi sundus ❤❤farxada jeclahay mashllh

  • @ilhaanaden9389
    @ilhaanaden9389 2 หลายเดือนก่อน +24

    SUNDUZ IYO AMIIIRO WAX TAHIN HOYOYIN QURUX BADAN MASKINO AH PLZ QEYALADA BADAN ISKA DHAAFA DADKA WEY IDIN JCLAHIYIN PLZ WLHI DAFKA RER COMMINTIGA WEY IDINKA WALAYAN PLZ IXTIRIAM DADLKA ABAAYO ❤

  • @Amiiroqurux2
    @Amiiroqurux2 2 หลายเดือนก่อน +22

    TEAM SUNDUS ONE LIKE 👍

  • @MoznaMohmet
    @MoznaMohmet 2 หลายเดือนก่อน +25

    Sundus abayo wan ku tageer wan ku jeclahy wlhi ee walsha surprise uga dhig iphone 14,pro max 💔😢

    • @raxmamahad2092
      @raxmamahad2092 2 หลายเดือนก่อน

      I.a wey uga dhigaysaa surprise ahaan ayaan filaa❤

    • @naimaarif745
      @naimaarif745 2 หลายเดือนก่อน

      Ma wadato miyaa

    • @rahaafhusein705
      @rahaafhusein705 2 หลายเดือนก่อน

      Waa lga xaday ucni maleesiya loga dafay​@@naimaarif745

  • @Cadarmaxamed58
    @Cadarmaxamed58 2 หลายเดือนก่อน +6

    Bal fiiri amiira markay lajoogto say ufaraxsanthy 😢❤love you sunmir❤️

    • @aminacabdiqadir
      @aminacabdiqadir 2 หลายเดือนก่อน +2

      ma aragty xalay koko iyo markay lajogtay maqan waxba ka khaldana

    • @Cadarmaxamed58
      @Cadarmaxamed58 2 หลายเดือนก่อน +1

      @@aminacabdiqadir haa farxadeeda markay amiira lajoogto waaye😩

  • @beer-lula_22
    @beer-lula_22 2 หลายเดือนก่อน +9

    Laba reer mudugoo is helay sundus io mocalimoo❤😂😂😂

  • @HaniAhmed-jl1bl
    @HaniAhmed-jl1bl 2 หลายเดือนก่อน +16

    Team sundus one like❤❤❤

  • @SafiyoAbukar-r4s
    @SafiyoAbukar-r4s 2 หลายเดือนก่อน +23

    Ani waa nii iman rabaa isoo dhaweeya oky asxaabtayda🎉😮😊

  • @RaxmaIsaaqRahma123
    @RaxmaIsaaqRahma123 2 หลายเดือนก่อน +11

    Qofki ceebtada jecel sundusey ceydaada ku dhiiradaa adoo u calol fayow ku dhaaf cisiyo amaan ❤❤my queen ina ayanle ❤❤❤❤

    • @NuuriyocaliXuseen
      @NuuriyocaliXuseen 2 หลายเดือนก่อน +1

      Ayy abwanad ❤thy sas wye qof ceydada jecel farxdyad ku garbashe😂😂

  • @mustaafabirlo-rc5ln
    @mustaafabirlo-rc5ln 2 หลายเดือนก่อน +20

    Team sundus like ❤

  • @HodanCabdi-mn9xt
    @HodanCabdi-mn9xt 2 หลายเดือนก่อน +20

    Amiira qurux iyo sundus wan wata wllhy❤

  • @caaishamaxamed-pf4rm
    @caaishamaxamed-pf4rm 2 หลายเดือนก่อน +12

    TH-cam Hdan So Galo Qofka Ugu horeyo Dawanyo Waa Sunduseyyy Ma Aqaan Cunsurinimo Miye iga tahay Ina Adeer Rer Khalafnimo ❤😂

    • @ansalmaxamed8495
      @ansalmaxamed8495 2 หลายเดือนก่อน +1

      Dhigo biyo mahaa❤😂

    • @Fatuush11
      @Fatuush11 2 หลายเดือนก่อน

      Ani daarood nimo u daawada seeku yeely😂😂

    • @caaishamaxamed-pf4rm
      @caaishamaxamed-pf4rm 2 หลายเดือนก่อน

      @@Fatuush11 dhiiiga Wye 😂💋

  • @Thebeutyher
    @Thebeutyher 2 หลายเดือนก่อน +9

    Sundus iyo macalimo dad is fahmay maalmahaan caadi mahan laba funy😂❤😂😂

  • @NuuriyocaliXuseen
    @NuuriyocaliXuseen 2 หลายเดือนก่อน +14

    Sundusten barayo joga adi hani codsi wye😢😢

  • @ubah_cx
    @ubah_cx 2 หลายเดือนก่อน +8

    Macalow please hacaayin sundus ❤❤❤❤❤❤sundus iyo koko amiira qof caaye majaceyi

  • @aminaabdi2088
    @aminaabdi2088 2 หลายเดือนก่อน +12

    Sundus markay ameero lajogto iyo markay gabdhaha kale lajogto kala farxad badan why

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 2 หลายเดือนก่อน +15

    Amira iyo sundus he iskul imaden meshan we shida😂❤

  • @AsmaAsmameiraneh
    @AsmaAsmameiraneh 2 หลายเดือนก่อน +12

    Team sundussssss on like 😊❤🎉

  • @Istahilsiman
    @Istahilsiman 2 หลายเดือนก่อน +3

    Wllhi temkan man firsaneeni marhore lkn cawa wan dawanaya wayo farxad badan aya ku jirtaa❤❤🎉

  • @hamduush-x2b
    @hamduush-x2b 2 หลายเดือนก่อน +7

    Macalimow io sundus say iskugu soobaxayaan io say isku fahmaan
    Waxaan rajaynaayaa inay noqondoonaan lamaano labadaydii team jug jug❤

    • @aminacabdiqadir
      @aminacabdiqadir 2 หลายเดือนก่อน

      sundus cumeer la shekaysata

  • @MaryamaAbdirashid-xd4si
    @MaryamaAbdirashid-xd4si 2 หลายเดือนก่อน +6

    Masha allah walhi adi iyo walsha waa isku egthin sundusey❤❤

  • @MssFaraxsan2024
    @MssFaraxsan2024 2 หลายเดือนก่อน +18

    OMG 😰 Sunduseyy waligiina jira oo jooga adiga iO boqoradeena Amiira qurux kabax yaqay ❤❤ Langkawi yaa igeeyo yaqay😂

  • @LuunayyyAli
    @LuunayyyAli 2 หลายเดือนก่อน +9

    Waar sundus seey amiiro u sheeg now ku dheh waa ku darsanaynaa ani iyo team walba neh safarka please 🫶🏾❤️😭

  • @Sabriney
    @Sabriney 2 หลายเดือนก่อน +10

    Team sundus gabadh amiira Adam TH-camka Ugu qorantahy subscribe Soo dhaha maskiin wye wlhi team amiiira qurux u qora plz 100k aa gaarsiino😊💞👸🏻😂😢

    • @Amina_Isse
      @Amina_Isse 2 หลายเดือนก่อน +1

      Gabdhaa youtube mba kla jecla oo danaheeda ka bdan wey iskaga baashaashaa uun😂

    • @Sabriney
      @Sabriney 2 หลายเดือนก่อน

      @@Amina_Isse 100k inaa Gaara raba ee dhahday tiktok live Ayaan hore 💔🫶🏻

    • @Gosha-rercarale
      @Gosha-rercarale 2 หลายเดือนก่อน +2

      Ani waba usaray amiira deyda iney samided tahy darted ugu saray😂

  • @Msspameela
    @Msspameela 2 หลายเดือนก่อน +7

    Walee macalimow waad isku soo baxaysaan suduteenaay❤❤❤

  • @HoodoAadan-ns4vm
    @HoodoAadan-ns4vm 2 หลายเดือนก่อน +10

    Sundus teenah 400k coming soon 🎉🎉

  • @Cumeerbigfan-n5m
    @Cumeerbigfan-n5m 2 หลายเดือนก่อน +24

    FROM COUNTRY OF OGADENIA 🇬🇲 ❤🎉
    LAANDHERE MJ AH SUNDUS AYAANLE ❤🎉

    • @Shaficisaid
      @Shaficisaid 2 หลายเดือนก่อน +4

      Meel kaste qabiil latagnow😌

    • @ramlajei5674
      @ramlajei5674 2 หลายเดือนก่อน +1

      Mel walbo qabiil lajogtaa mxaa ka faide heysa

  • @NAJMAJAMAC-ou5lj
    @NAJMAJAMAC-ou5lj 2 หลายเดือนก่อน +5

    Sundus meeshay timaado way shidaa markii hore teamku bilaa dab ayuu ahaa lkn cawa waa la shidaan yahay 😂

    • @naimaarif745
      @naimaarif745 2 หลายเดือนก่อน +1

      Ani kolley caawa iigu horeesa😂

  • @dytffttg6491
    @dytffttg6491 2 หลายเดือนก่อน +12

    Ya Ila arkey sundus bishan iney xaware kusocoto views and subscrib wlh m.a

    • @raxmamahad2092
      @raxmamahad2092 2 หลายเดือนก่อน +2

      M.a m.a alle ha ubarakeeyo I.a waxan rajaynayaa I aynu gaarsiin doona maalmaha soo socda 400k ❤

    • @RaxmaIsaaqRahma123
      @RaxmaIsaaqRahma123 2 หลายเดือนก่อน

      Me m.a koko orod ay ku dhafty😂😂

    • @dytffttg6491
      @dytffttg6491 2 หลายเดือนก่อน

      @@RaxmaIsaaqRahma123 ha wa arkey 10 days 44k maresa m.a

    • @dytffttg6491
      @dytffttg6491 2 หลายเดือนก่อน

      @@raxmamahad2092 insha allh way garesa

    • @rahaafhusein705
      @rahaafhusein705 2 หลายเดือนก่อน

      Mnsha allah alle ha u barakeeyo

  • @sagalaragsan6442
    @sagalaragsan6442 2 หลายเดือนก่อน +10

    Wllhi sundus wn jecelahy illhy dartiis

  • @ahmedmohamedreermagaal
    @ahmedmohamedreermagaal 2 หลายเดือนก่อน +6

    Sundusey kama daalo fiirsashadaada qurux ❤❤😂😊

  • @IkraanFiinto-t6e
    @IkraanFiinto-t6e 2 หลายเดือนก่อน +8

    Sundus iyo hani ayamo jogah meshah idinku deeh qali

  • @SamiraAbdi-ov8zu
    @SamiraAbdi-ov8zu 2 หลายเดือนก่อน +9

    Dadkan waa so dahday ayantan dhan waa dansanayen cwa waa shiday

  • @CiilowAwees
    @CiilowAwees 2 หลายเดือนก่อน +9

    Team sundus ayaanle is not easy ❤❤❤❤

  • @munoqurux
    @munoqurux 2 หลายเดือนก่อน +9

    Weyyyy Macalimow io sundus teydiii😮❤😂

  • @Gosha-rercarale
    @Gosha-rercarale 2 หลายเดือนก่อน +3

    Walhi waban ogaday sundus markey gabdhaha kale lajogto iyo markey amiiro lajogto ay farxad badan tahy sunmir 4ever😊😊😊

    • @aminacabdiqadir
      @aminacabdiqadir 2 หลายเดือนก่อน

      xalay koko iyo markay lajogtay sibay ufaraxsaneen

    • @Gosha-rercarale
      @Gosha-rercarale 2 หลายเดือนก่อน

      @@aminacabdiqadir amiirey tabeysay walhi amiiro adey ujeceshy ilahy heysku dayo😍

  • @Yasmiinabdiyusufad
    @Yasmiinabdiyusufad 2 หลายเดือนก่อน +15

    Sundus qurux ❤❤❤❤❤

  • @XamdiadanDalmar-zl2ku
    @XamdiadanDalmar-zl2ku 2 หลายเดือนก่อน +6

    Waw walashey MCN fani thy wan Ku taageeraa keep going my Queen of world

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wada jirkiina u xiisey iyo dhibtiina😂❤

  • @CabdifitaxCabdi-ze4bx
    @CabdifitaxCabdi-ze4bx 2 หลายเดือนก่อน +8

    Team suduns one like ❤

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 2 หลายเดือนก่อน +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @budeybudey2707
      @budeybudey2707 2 หลายเดือนก่อน +1

      Sundusay waa run dad badan ayaa ku jecal sundusay Ilaah ha ku jecalado allahumma amiin Yaa Rabi xabiibtay sundusay soo badi videoyaash plse plse plse adigoo raali ah ka faaiidayso videoyaash inshalaah kheyr xabiibtay asxaabay plse plse plse gaarsiiya 400k inshalaah kheyr ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 2 หลายเดือนก่อน +18

    Team 🎉Sundus & Amiira Heee 👍👍👍👍👍

  • @AlishBea
    @AlishBea 2 หลายเดือนก่อน +8

    Sundus😂is not easy❤

  • @ikraam_72
    @ikraam_72 2 หลายเดือนก่อน +9

    Sundus dad lawalan bey u tagte 😂yaa fadhisinaya hee😂

  • @nadiiromoha4064
    @nadiiromoha4064 2 หลายเดือนก่อน +1

    M.a sundus qurux horay u soco❤

  • @CaashoCabdixakiin-z6t
    @CaashoCabdixakiin-z6t 2 หลายเดือนก่อน +5

    Ayyy sundus moalimo hada issues heshid❤🎉😂

  • @aasiyocaliaadan1484
    @aasiyocaliaadan1484 2 หลายเดือนก่อน +8

    Abyo waku tageraa saaid❤❤❤❤

  • @FaadumoCqaadir-f4q
    @FaadumoCqaadir-f4q 2 หลายเดือนก่อน +6

    Sundus plz iska jooga😮 xoogaa soo jooga🥹

  • @cabdallaxidig-uf3ds
    @cabdallaxidig-uf3ds 2 หลายเดือนก่อน +3

    Macalimow iyo sundus waaa waaa Lan yi heen😂😂

  • @SalmaAadan-xv5dc
    @SalmaAadan-xv5dc 2 หลายเดือนก่อน +4

    Sondos faniwaye😢😂

  • @Ayman-Ahmed232
    @Ayman-Ahmed232 2 หลายเดือนก่อน +5

    Ayyyy sunmo noloshydi baa tahy aan udhago nuglaadee😂❤

  • @HoodoAhmed-im6gl
    @HoodoAhmed-im6gl 2 หลายเดือนก่อน +6

    sunduseyy waa ku jeclhy❤❤

  • @kaysejama4049
    @kaysejama4049 2 หลายเดือนก่อน +3

    Sundus iyo maclimo waa funny wllhi😂😂

  • @rahmaissack6536
    @rahmaissack6536 2 หลายเดือนก่อน +8

    Alaa cawo an u horey 😮❤

  • @Najahabdulkadir-eq4qh
    @Najahabdulkadir-eq4qh 2 หลายเดือนก่อน +3

    Illahy darti ayaan ku jeclhy suduzeey❤

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c 2 หลายเดือนก่อน +12

    Sundus amiira wa sxiptaa lkn ina la anted farxsann kartid isku day inte kaa maqned murugo adi dhn😂😂bari amiira wala gursn karaa san ma iskula jogesiin Abyo xumaana igama ahn😂😂😂koko cml noqo😂😂

    • @canabcismaanhappy5328
      @canabcismaanhappy5328 2 หลายเดือนก่อน +1

      Koooko nag adag wye asxbteda wy qineysa wy jceshy hdna kaliged socod wye yacni noloshasida ubhan inad marmar kaliga mel mari krtid nafta wkhti lqadadto

    • @HiboHassan-xi6uu
      @HiboHassan-xi6uu 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@canabcismaanhappy5328 Haa waruntaa koko way jecesha hay Amiira waana saxiibo dhamantood

    • @raxmamahad2092
      @raxmamahad2092 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@canabcismaanhappy5328 Haa waa xaqiiq dad waxaa jira kali socod ah iyo dad waxa jira bulshaawin ah

    • @RaxmaIsaaqRahma123
      @RaxmaIsaaqRahma123 2 หลายเดือนก่อน

      Waryaa jojiya footada sxptinimadu wa mcn aniga sxpty wa layga gursadey saseythy Mar walba wan jeclhy 2 caruurbey hysata o an ka umul bixiya alxm anigana hadan gursay weyna.i imataa ayadoo umu ah ka wrn marka se lagu kala.hadhi imikana ❤❤❤

    • @NuuriyocaliXuseen
      @NuuriyocaliXuseen 2 หลายเดือนก่อน

      War sundus dadka iyada farxda dadka siso amiir lanteydan way farxsanthy ee wax jira dada markay shekaynena aad modida ina ay murugsanyihn sundus cidan farxad kama sugta iyada farxaney ee wa dadka dadkeysan is fahmin lashegsan😢😂

  • @IntisaarMaxamed-nj4zo
    @IntisaarMaxamed-nj4zo 2 หลายเดือนก่อน +1

    Team Sundus Team samiya team koko team cumer team asad team ceda team abeera team saki soomaali team salax jj team adna team maclimo team alfa team kiki team deqoow jini

  • @IQROJAAMACHASSAN
    @IQROJAAMACHASSAN 2 หลายเดือนก่อน +4

    Youtubkaa nah maleh tiktok jarjarkisa ka mcn🤤😂💗xagalee kadawnaa sundustenaa melkasta shido 😭💋

  • @SunduaMaxamud
    @SunduaMaxamud 2 หลายเดือนก่อน +1

    M.a wan idin jecelhy samidey wan ku jecelhy sunduseey😊

  • @Mssfiizuualiyusuf
    @Mssfiizuualiyusuf 2 หลายเดือนก่อน +3

    Ar mclimoo aad ayuu ufaraxsnyahy sundus iyo mclimoo farxd farxd 😂😂😂😂😂😂Wllhi ❤❤❤❤

  • @HodonSiciid
    @HodonSiciid 2 หลายเดือนก่อน +3

    Sundus meel walba waa shidataa❤

  • @AyanSoumeya
    @AyanSoumeya 2 หลายเดือนก่อน +3

    Team amiiro one like ❤❤❤❤❤❤🎉

  • @raxmamahad2092
    @raxmamahad2092 2 หลายเดือนก่อน +2

    Abaayo adi iyo hani 3cisho soo jooga halaabanina❤

  • @nuurxasancumarnuurgaab158
    @nuurxasancumarnuurgaab158 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sundus❤🎉 walaalahas won ku jaceylk haye abyo mcn love ❤❤❤❤❤❤👫💏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @Thebeutyher
    @Thebeutyher 2 หลายเดือนก่อน +3

    Surprise Kaan wa is lahaa jah sundustena❤

  • @SuhaylaMaxamuud
    @SuhaylaMaxamuud 2 หลายเดือนก่อน +2

    Dalxiskaba ada shidey uuuuumac

  • @FarhiaHassan-rf6fr
    @FarhiaHassan-rf6fr 2 หลายเดือนก่อน +7

    Subdusee sifiican u dalxiis adiga iyo hani halaaabanin plz

  • @Aishamahamed26
    @Aishamahamed26 2 หลายเดือนก่อน +1

    bl sawiro reer comont dhan oo caan noqday kadib markii lawayay wax comont soqora😭😅😅😅

  • @FatimaYar-sh3pf
    @FatimaYar-sh3pf 2 หลายเดือนก่อน +6

    Sundus qayla badan😂

  • @AbidMohamed-ek4dd
    @AbidMohamed-ek4dd 2 หลายเดือนก่อน +1

    Horumar wacan allow sahal ammuuraha (Arkaa milkiile)

  • @SihaamHalac
    @SihaamHalac 2 หลายเดือนก่อน +1

    Omy gad walahi faraxadiina waa faraxadeena❤😂🎉😢

  • @CabdulaahiCabduqaadir-o1t
    @CabdulaahiCabduqaadir-o1t 2 หลายเดือนก่อน +1

    scw scw scw ❤❤❤❤❤

  • @qenjujuu9785
    @qenjujuu9785 2 หลายเดือนก่อน +2

    Sundisey wlhi youtubke dacadba uthy 😂😂😂🎉

  • @MaryamDahir-vh2xd
    @MaryamDahir-vh2xd 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ala sundus baa mesha ay jogto way shida taa wax Nol wlhy meshiba waaay fahan tay daqii qad Laba walan Muca limu iyo sun dus wlhy wan Qos lay 😂😂😂

  • @FarxiyocbdirisaqSalad
    @FarxiyocbdirisaqSalad 2 หลายเดือนก่อน +1

    Walahi maclimow wuu iga qosliyaya karooto qalashay u egtahay kulaha😂😂

  • @Sumaya-zm8ze
    @Sumaya-zm8ze 2 หลายเดือนก่อน +4

    Only team sundus

  • @QULUBTA
    @QULUBTA 2 หลายเดือนก่อน +2

    Inan khyrka iskugu yeedhno waa shay muhiim ah walal subscriber isaar si ad aakharadada ugu shaqaysato insha allah 🙏

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 2 หลายเดือนก่อน +2

    Sundus io macalimo oo is helay waynawalayan wlhi xarabo weye ❤🎉😂

  • @asiasamatar-qg3ox
    @asiasamatar-qg3ox 2 หลายเดือนก่อน +3

    Byo haniyey xooga isdhuub😂😂mamo miyad

  • @MankaHussein
    @MankaHussein 2 หลายเดือนก่อน +1

    She makes me laugh every time ❤sundus

  • @AzharMohamed-lm6ll
    @AzharMohamed-lm6ll 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sundus iyo mackimow xarabo waye wlhy iyo amiro 😂😂😂😂

  • @LuunayyyAli
    @LuunayyyAli 2 หลายเดือนก่อน +2

    Walhi kuwaan funny waye😂😂😂

  • @sawdayuusuf288
    @sawdayuusuf288 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sundus ❤

  • @Mohamedjama-zt7zl
    @Mohamedjama-zt7zl 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mucalimoo sxb Pomboclack waa caay haku soo cel celin hhhh iska ilaali sxb la qabsi yeysan kaa noqon

  • @niciimaabdi4198
    @niciimaabdi4198 2 หลายเดือนก่อน

    Team sundus one like🎉😊 anigana wan kamid yahay 😂

  • @cqaadircali-xs5hu
    @cqaadircali-xs5hu 2 หลายเดือนก่อน +2

    laba daan caawa caadiyey iga waaleen😮😮