DEG DEG MD SHEEKH SHARIIF OO AFKA FURTAY IYO GABARDHII SHAYLAY LA DHAAWACAY OO LAGA QADAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 449

  • @HirsiFarah-h4k
    @HirsiFarah-h4k 20 วันที่ผ่านมา +20

    Shayaadiinul inziga intaynu Kala taageerayno ee kitaabkeenii katagnay iyo sunada nebi muxamad scw sidaan si kasii daran baa imaanaysa guri Walba kitaabkaa yaala quraankaa laga akhristaa waa la tukadaa waa la xajiyaa waa lasoomaa haddana dastuurkeenii oo 114 ka ah oo allaah swt inoo dooray waa ladiidayaa inaynu islaanimada kujirno ayaaba shaki leh ilaahow Hana fitnayn hanuun dabadiis aamiin (xirsideni)

    • @9Warda
      @9Warda 19 วันที่ผ่านมา

      Waxa aad sheegtaa bal cida kuu diiday inaad isku maamusha kitaabka illahay. Qiirada been-beenta inta layska daayo kitaabka qof walba waa ku waajibe intay bartaan kitaabkood ayar haku dhaqmaan waxba yaan madaxda la xag-xagan umad walba camalkeeda utaliyee marka hore dadku ha isasaxaan

    • @Mahirmahamuud
      @Mahirmahamuud 19 วันที่ผ่านมา +1

      Aamin waa runtaa saxib allaha nabad baadiyo

    • @IsmailMohamed-l8t
      @IsmailMohamed-l8t 18 วันที่ผ่านมา

      Calmaniyiiinta Asnamta Cabudaayo Dasruuurkooda Qoooma Luuudka ah Kuma Hashiiinayan Waxan Leeyahay Shacabka Muslimiiinta ah Haka Tashtaan Dhawaqiida Qabuuraha Faaganayay Masajihiina Duminayo Dumarkiiina Iiibsaday Dadkiiiina Dhulkiiiina Iiibsaday Wax Walbo sameeyay Waadna Mahad Santahay Xaqiiqda Baa Taabatay Aniga Bari Waxan Ka Ahay Dastuurkaan Qoooma Luuudka ah Eee Cabudaayan Calmaniyiiinta Afka Somaliga Ku Hadlaaayo Ha Ogaadan Waxba Ma Wadaagno Ilaa Shareeecada islamka Ka Qaadanayan Waxan Leeyahay Uuufin lakum Idinka Iyo Asnamtaad Cabudaaysan

  • @makohassanyusuf840
    @makohassanyusuf840 20 วันที่ผ่านมา +19

    Somaaliyey hala duceysto 5 somali. Quran hala aqristo markas alle qeyr buu na siinaya inshallaah

    • @faraxcali1236
      @faraxcali1236 19 วันที่ผ่านมา +1

      Somaali isaaq bay isugu tageen dagi maayaan ilaa ay cafis weydiistaan

    • @Nasriin-q9o
      @Nasriin-q9o 19 วันที่ผ่านมา

      Abaayo ​waligood bay isdagaalayeen labadaan beelood@@faraxcali1236

    • @FathaYusuf-j3m
      @FathaYusuf-j3m 19 วันที่ผ่านมา +1

      Wallaahi waaruntaa huuno quraansaarbaynu ubaahanahay

    • @siman111
      @siman111 14 วันที่ผ่านมา

      ⁠isaaq iyada uma laayey beenta la wareg bill Ramadan so laascanood hub culus ku garaacayey

  • @mos1954
    @mos1954 20 วันที่ผ่านมา +3

    Wada-noolaanshaha: Waa Dhanka fiican oo ka mid ah ilbaxnimada Islaamka.
    Allah waxa uu u-abuuray bini’aadamka qoomiyado kala duwan oo kala fikrado ah iyo fikrado kala duwan leh, sidaas awgeedna ILAAHAY SWT waxa uu u dejiyey wada noolanshiyaha qiimaha ugu weyn ee aadamaha tan iyo bilowgii ilbaxnimada aadamaha. Tan iyo markii la bilaabay abuurista, dadyow badan oo jinsiyado iyo qowmiyado kala duwan ah, kuwaas oo rumaysnaa qiimahaas, waxay ku wada noolaayeen nabad muddo qarniyo ah. Tan iyo imaatankeediii, Islaamku wuxuu dejiyay wada-noolaanshaha qayb muhiim ah oo ka mid ah nidaamka qiimaha. Ilbaxnimada Islaamku waxuu Caddeeyay innuu yahay kan ugu fiican ee fahamka nuxurka qiimaha muhiimka ah ee aadanaha.

  • @Caanka_47
    @Caanka_47 18 วันที่ผ่านมา +2

    Qumanoow ina aabbe qowl xun kuuma aan quure qowl macaan iga hoo Yoo iga qaado wanag😇
    Quurumaha dhulka joogiyo
    Qaaradahaa kuli goodpa
    Qabyaalad Waa_ laga maar may✔️
    Qalin ba laysku raacay ✔️
    Qodo baa u Astaysan ✔️
    QowL xun lays ma yiraahdo✔️
    Kuli qaanac maqsuud ✔️
    Qobow bay kujiraan 🤝✔️
    M’a Abwaan ❤😊

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 20 วันที่ผ่านมา +7

    Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤

  • @namiup0274
    @namiup0274 20 วันที่ผ่านมา +7

    قتل نفس التي حرم الله الي بالحق😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @omarali4265
    @omarali4265 19 วันที่ผ่านมา +2

    Ku soco saaxiib run 🏃‍♀️ sheege

  • @sharifjanagale3776
    @sharifjanagale3776 19 วันที่ผ่านมา +1

    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد

  • @MohamedAbukarMaallin
    @MohamedAbukarMaallin 20 วันที่ผ่านมา +4

    Walciyaadu billaahi
    Xasbunallaah
    Laa xawla walaa quwata ilaa billaah

  • @rnoor9763
    @rnoor9763 20 วันที่ผ่านมา +2

    Hadii mucaaradka eywax kaqabankaraan fadlan halagu dhaqaaqo wiliba sidegdega shacabkana waainey iskaashadaan, allow nabadbaadi adigaa awoodbadane inshaa'allaah aamiin

  • @mustasharibrahim3978
    @mustasharibrahim3978 20 วันที่ผ่านมา +2

    والله معاك حق .. حال الصومال لا يسر عدو ولا حبيب .

    • @Wanagjecel-w2m
      @Wanagjecel-w2m 20 วันที่ผ่านมา

      إيه والله والسبب القبلية عنصرية

    • @AshaAbdi-rd8fy
      @AshaAbdi-rd8fy 16 วันที่ผ่านมา

      NO Thing called Somalis. Thank you QABIL

  • @hodanyussuf5004
    @hodanyussuf5004 15 วันที่ผ่านมา

    Subxanallah Somali way u dhamatey 😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @GamalFarah
    @GamalFarah 20 วันที่ผ่านมา +8

    Insha Allah waa dad walala ah shaydaan isku qaaday Illahayow kala qabooji walalaha Somaliyeed

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 20 วันที่ผ่านมา +9

    Allah ninkaas gabadh caynaayo xaq ha tuso meeshaas ayaa la leeyahay ha lagu noqdo aaway muslinimadii aaway

    • @hamaaan1105
      @hamaaan1105 20 วันที่ผ่านมา +2

      Waa xoolo. Barito ayuu soo dooni Markay caafimaado.

    • @Wanagjecel-w2m
      @Wanagjecel-w2m 20 วันที่ผ่านมา +2

      Waxaas wa gun nimo walhi waxa maqle waxa saan yeelaayi waa darood lkn wa gun nimo

    • @abdidahirisse1998
      @abdidahirisse1998 17 วันที่ผ่านมา

      Guntu qabiil ma leh wLaal​@@Wanagjecel-w2m

  • @Shnsns-x7q
    @Shnsns-x7q 20 วันที่ผ่านมา +2

    Inalilah waina ilayhi rajicuun ilahay hau gargaaro 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 20 วันที่ผ่านมา +1

    Somali u dhamaatay ee illah ha naga badbaadiyo aamiin yaa rabi Aamiin

  • @halimoiman4890
    @halimoiman4890 19 วันที่ผ่านมา +1

    Allah waxba kama qarsoona
    Gabadhan xaqeeda Allah ha siiyo

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 20 วันที่ผ่านมา +1

    Shiikh shariif Masha Allah waa ku taageeranahay madaxweyne dalka bad baadi 👍👍👍👍👍👍

    • @omarali4265
      @omarali4265 19 วันที่ผ่านมา

      Kursi 😢ayuu rabaa

  • @CabdulQaadir1
    @CabdulQaadir1 20 วันที่ผ่านมา +1

    اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا وشفيعنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما إلي يوم الدين

  • @highigheted8137
    @highigheted8137 20 วันที่ผ่านมา +1

    صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤

  • @NaicmoHussein
    @NaicmoHussein 19 วันที่ผ่านมา

    Nabigane maxamed caleyhi salatu wasalam scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤

  • @osmanabdi2081
    @osmanabdi2081 19 วันที่ผ่านมา +1

    Illaahay ha Badbaadiyo ummada soomaaliyeed iyo Dadka Soomaaliyeed,Hadda Tilaabada Hartay waxay u taala Culumada iyo Ahlu Diinka Soomaaliyeed, waa Agtidyda.

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 20 วันที่ผ่านมา +9

    XASSAN SHEKH " CAGA DHIIG " AYA LOO BAXSHAY XILLIGISI HORE, MEESHU CAGTA DHIGO DHIIG AYA KA BURQADO, ALLAHA UMMADDA DHAAFIYO.

    • @Saido-j4o
      @Saido-j4o 20 วันที่ผ่านมา +1

      Ha Cunina Our Best ever be a President Hassan Sheikh forever 💯🇸🇴👑⭐️✅💕💕💕🥰🥰🥰

  • @ruqiyaabdille
    @ruqiyaabdille 20 วันที่ผ่านมา +1

    Subxaanallaah Somaali Way islawaalatay😢😢😢😢😢ax

  • @farduusmaxamedaxmed5779
    @farduusmaxamedaxmed5779 19 วันที่ผ่านมา +1

    This guy is comparing hassan tuug and farmaajo 😂big different between them wallahi! Pls be honest your words pls

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 20 วันที่ผ่านมา +2

    Hadaa waxaan gabadha yar Saan ula dhaqmaya ma dadbaa mase waa dugaag waa dugaag luiwada smliga kuhadlaya waxana halkee kadhacen subxanallaah

  • @abdulraziq7581
    @abdulraziq7581 20 วันที่ผ่านมา +5

    Rajimki Caydid iyo ina cumar jees waxay isugu yeri jireen mujahidin isaq waxay isugu yeran mujahidin dhulbahante waxay isticmalan mujahid iyo qalas iyo kowo kale o badan marka ma is tiri wa la kufsaday mujahidnimo.

    • @sucaad104
      @sucaad104 17 วันที่ผ่านมา

      Daarood careysan baa Tahay afka nijaasta CEYDIID kla bax " leykase IYO SACAD ayagaa iska caano cabiye

  • @dekahussein2954
    @dekahussein2954 16 วันที่ผ่านมา

    Hassan sheikh allah hanadhafiyo wa qumay asbax ah

  • @mos1954
    @mos1954 20 วันที่ผ่านมา +1

    Waa Iskajaranjaro Kuligoodba Kiisha Calooshooda ayeey Ushaqeeyaan Cidna Dankamalahan!!

  • @oldschool7174
    @oldschool7174 19 วันที่ผ่านมา

    Ilaahay haw naxariisto somalida

  • @AmaranCali-s4m
    @AmaranCali-s4m 13 วันที่ผ่านมา

    Subxanalahi😢😢😢😢

  • @doone9873
    @doone9873 19 วันที่ผ่านมา +2

    Thanks lakin nin ale yaqan aya MASHALLAH mashallah mashallah mashallah mashallah khayr badan ale haku siyo

  • @safiyasalad1693
    @safiyasalad1693 20 วันที่ผ่านมา +1

    Waa runts sheikh shariif 100 times and may Allah help Somalian nation

    • @omarali4265
      @omarali4265 19 วันที่ผ่านมา

      Kurdiga ayuu rabaa

  • @AxmadmaxamadSalad
    @AxmadmaxamadSalad 17 วันที่ผ่านมา

    اللهم صل على سيدنا محمد عدد ما في علم الله وصلاة دايمتا بدوام ملك الله

  • @osmaanmunasar
    @osmaanmunasar 20 วันที่ผ่านมา

    subxaanallaah walaaxowllaa walaaquwati illaabillaahi alla yaa rabbi

  • @hindiafsomailah
    @hindiafsomailah 20 วันที่ผ่านมา +12

    Somali oo col ah adunkana col la ah aan waa xasan sheikh halku dhigisii

    • @omarali4265
      @omarali4265 19 วันที่ผ่านมา +2

      😢qabiil yuusan ku qaadin please 🙏

    • @Saido-j4o
      @Saido-j4o 17 วันที่ผ่านมา +1

      @@hindiafsomailah Habar waayeel oo Darood Ciilan Ayaa Tahay wax Badana waad ooyeeyi Doontan Reer Bahane Badiyihiina ku Ekaada. Markuu Farmajo Dhiiqo Joogey sotey Beelaha is Dili Jireen what’s so different Sorry Reer Ciilane Bye

  • @fadumoashur8770
    @fadumoashur8770 20 วันที่ผ่านมา

    Ilaahayoow soomaali dabaqabo halkaaseey maraaysaa gabdhihii soomaaliyeed intaa xabadoo lalaal dhacoo laguu jeesjeeso iyadoo dhaawacaa ilaahayoow kuwaa sidaa yeelayaa nagaa dhamee qoleey yihiinba 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @MuunoYare
    @MuunoYare 20 วันที่ผ่านมา +1

    Somalia rajo maleh.

  • @sharifjanagale3776
    @sharifjanagale3776 19 วันที่ผ่านมา

    Subxaanallh سبحانك ياإلهي إنا لله وإنا إليه راجعون War Caqligi iyo Diinti Aaway

  • @AshaIbrahim-t4h
    @AshaIbrahim-t4h 20 วันที่ผ่านมา

    Yeah Allaah🤲🤲🤲

  • @ShobtoShariff
    @ShobtoShariff 19 วันที่ผ่านมา

    MashaAllah leelkase aa soo qaaday oo daweeyey gabadhu waa habargidir sacad

  • @omfatmaaqeeli5240
    @omfatmaaqeeli5240 20 วันที่ผ่านมา

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم

  • @Sahrashey
    @Sahrashey 19 วันที่ผ่านมา

    SUBXAANA ALLAH SOMALI WEY ROGMATAY.

  • @mos1954
    @mos1954 20 วันที่ผ่านมา

    Waxaa muhiim ah in aan Soomaali ahaan si buuxda u fahanno isweydaarsiga, ganacsiga, wax kala iibsiga, wada noolaanshaha iyo iskaashiga ka dhexeeya dadka, xoolaha iyo dhirta.🙏🙏🙏

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 20 วันที่ผ่านมา

    Wcs walalkey cimran allxmduliilh allxmduliilh jimco Mubarak ❤ yaab

  • @Ex.hargeisaawi
    @Ex.hargeisaawi 20 วันที่ผ่านมา +1

    Inaan somali ahaado waa musiibo iyo ayaandaro waxaan ku dhex koray ama ku waynaaday dad iswada haysta iswada cunaya dhiigooda daadinaya fasahaada

  • @FatushBbe-vp6he
    @FatushBbe-vp6he 20 วันที่ผ่านมา

    Sooriy abayo😢😢😢😢

  • @CabdulQaadir1
    @CabdulQaadir1 20 วันที่ผ่านมา

    Wallahi wa xayawano Aaway islamnimadi Aaway somalinimadi 😢😢😢😢Allaw Adiga ino maqan.wa Ahlu nariin wa Qatil iyo maqtul

    • @Abduqadirdiiriye
      @Abduqadirdiiriye 20 วันที่ผ่านมา

      Gabar agatay gabadhaas dhibtu kamuuta beel ilimihii ka Soo dheceen

    • @CabdulQaadir1
      @CabdulQaadir1 20 วันที่ผ่านมา

      @Abduqadirdiiriye sxb damirkenu Qabyalad ayan ku Badalanay 1Ruux oo dhaha side wax u xalina malaga wayey intaso milyan oo somali Ah

  • @highigheted8137
    @highigheted8137 20 วันที่ผ่านมา

    allaha ku cafiyo walashey

  • @AïchaJi
    @AïchaJi 20 วันที่ผ่านมา +10

    SUBXANAALLAH .WAR SOMALI MAXAA KU DHACAY.

  • @foozia426
    @foozia426 20 วันที่ผ่านมา

    Subxanallaah ilahay somalida isu sakhir

  • @MaxamadAxmed-c4m
    @MaxamadAxmed-c4m 19 วันที่ผ่านมา

    Subxaanallaaah 😢😢

  • @aminajama160
    @aminajama160 20 วันที่ผ่านมา

    Sumhanallah 😢😢😢

  • @Amooabdi-e2o
    @Amooabdi-e2o 20 วันที่ผ่านมา

    Subxaanalaah. Goormaan.
    Kala dhergeyaa.
    Soomaaliyeey. Dhiig joogto
    Ah. An dhamaaney.

  • @ShamsoMahemed
    @ShamsoMahemed 18 วันที่ผ่านมา

    Ilaaheey masiiba daan hanaga dulqaado

  • @AragsanAragsanfaarah
    @AragsanAragsanfaarah 18 วันที่ผ่านมา

    Subxanallaah Cawankan somali sheganay ee dumarka iyo caruurah dhibayeenay ee fanka u hasta alle naga qabo yaa rab sani waa hoge sub

  • @kamalyusuf6211
    @kamalyusuf6211 20 วันที่ผ่านมา +1

    Aljasiira iyo CCN Lagaa sii dayeey
    OO la turjumayea ceebat somalida 😢😢😢😢😢

  • @abucabdleiriir7271
    @abucabdleiriir7271 20 วันที่ผ่านมา

    اللهم لاترفع عنا الرحمة

  • @barlinhandule9346
    @barlinhandule9346 19 วันที่ผ่านมา

    Ilahay ba no maqan Allah na dhafiyo hassan sheeq

  • @xasankaafimaxamed1226
    @xasankaafimaxamed1226 20 วันที่ผ่านมา +1

    LAAXOOWLA WALAA QUWATA ILLAA BILLAAH
    War waxa kani dad iyo duunyo midna kuma tilmaami karree yuu kayahay Ibliis?🤔🤔

  • @farhanabdi9973
    @farhanabdi9973 19 วันที่ผ่านมา

    Somali imanka Allah ku soo celiyo mid mid dhama la waaa
    Mid midka kale waa ka daran yahay

  • @sabiriinabdullahi7098
    @sabiriinabdullahi7098 20 วันที่ผ่านมา

    Subxaanallaah 😭😭😭😭

  • @abdallabro11
    @abdallabro11 18 วันที่ผ่านมา

    Ax subxana Allah gabadha maskiinta ah ilaahaw kalaqawooji

  • @rawihassan8615
    @rawihassan8615 20 วันที่ผ่านมา

    Subhanallah aloow noo soo gargaar adigaa awooda leh 🤲😭

  • @Xilwa_Xaggi
    @Xilwa_Xaggi 19 วันที่ผ่านมา +5

    Quus laakiin Ilaahay naxariistiisa kamaanan quusan

  • @faadumolooshade3595
    @faadumolooshade3595 20 วันที่ผ่านมา +1

    Maxaa geeyey iyada

  • @ahmasheikhabdi1235
    @ahmasheikhabdi1235 19 วันที่ผ่านมา

    Umada ilaahey ino isukeena u duceeya sujuuda ilaah oo gu barya balaaya umada ku habsatay

  • @DeeqoTaqal33
    @DeeqoTaqal33 18 วันที่ผ่านมา

    Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤sorry

  • @NasroMaxamed46-cm5dp
    @NasroMaxamed46-cm5dp 19 วันที่ผ่านมา

    Subxanalaaah xasbunalaaah wanicma alwakiil maogiiii

  • @ifrahhersi4559
    @ifrahhersi4559 20 วันที่ผ่านมา

    Sad😢😢😢😢😢

  • @amedfarah299
    @amedfarah299 20 วันที่ผ่านมา +1

    Asc
    Subxaanalaah
    Gabadhan amay qori wadatay
    Naagtu hadaybaskar8yad tahay iyaba waxbay dili lahayd
    Waa in ladilaa intii ay ku dili lahayd

  • @akhalif579
    @akhalif579 20 วันที่ผ่านมา

    Sh shariif talo aadkiisa mana qaana meel hafadhiisto yaa like u dhiibtey? Waa gardaro cad

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 20 วันที่ผ่านมา +1

    Gabadha Maxaa dharka ka dhigay
    Ma’Ayagaa saas u galay ?
    إنا لله وإنا إليه راجعون
    لاحول ولاقوة إلا بالله
    حسبنا الله ونعم الوكيل !!!

  • @CabdiDable-so4kd
    @CabdiDable-so4kd 20 วันที่ผ่านมา

    wll bak xaga kawni rag waweyn dadka isku diraya aya saxafada kusoo batay جزاک الله خیر

  • @FartunK
    @FartunK 20 วันที่ผ่านมา

    sheekh shariif iyo xasan shiikh waxba Isma dhamaan

  • @aasuf119
    @aasuf119 20 วันที่ผ่านมา

    Ma yaqanaan respect waxooda dhan qori iyo dhac😢

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 20 วันที่ผ่านมา

    subxaanallaah😭‼️‼️‼️

  • @Teamxirxiraaye-qv7ny
    @Teamxirxiraaye-qv7ny 19 วันที่ผ่านมา

    scw ❤❤❤

  • @NimcoIbrahim-zm4gi
    @NimcoIbrahim-zm4gi 20 วันที่ผ่านมา

    Amiiin😢😢😢😢

  • @mohamedsandheere6339
    @mohamedsandheere6339 20 วันที่ผ่านมา +4

    Soomaalia halo kala qeyb biyo Ethopia iyo Kenya 🇰🇪 dad kuma nola soomaalia waxa ku nol dad xoolaha xitaa ka sii liita Diin ka dhig tay qabiil iyo qab yaalad soomaali is ma maamuli karaan is ma xukumi karaan dowlad ma noqon karaan wa in lo taliyaa soomaalia wa in deg deg u qab sadan wadamada dariska ah

    • @Jrmugabe-hq6bv
      @Jrmugabe-hq6bv 20 วันที่ผ่านมา

      Gumaysi diyaar u tahay hada

    • @Wanagjecel-w2m
      @Wanagjecel-w2m 20 วันที่ผ่านมา

      Gun aa tahay ama oromo aa. Tahay walhi war see ku oholaanee waxaas

    • @canabiinadia
      @canabiinadia 19 วันที่ผ่านมา +1

      Adiga ethipia iyo oromo dabadada u dhiibo nacalaa kuku taal

    • @mohamedsandheere6339
      @mohamedsandheere6339 19 วันที่ผ่านมา

      Soomaali in la gumeysto maxa diidaya wa umad Aan is maamuli karin qabiil iyo qab yalad un ka shaqeeya qabiil walba Gobol ku oodan yahay calan yaro urayo ka wada sur tay xaafa hooda xoolaha Aan waxba dhaamin Diin tooda tahay qab yaalad is nacay mid walba midka kale Aan nolol u ogaleyn madaxweyne walba imada wa rer hebel yuusan wax qaban lugaha lagu wada dhagan yahay dadka nocaa ah in la gumeysto la maamulo maxa dii daya illa wa dad Aan is maamuli karine wax dii daya ma leh in la qab sado oo la gumeysto

    • @mohamedsandheere6339
      @mohamedsandheere6339 19 วันที่ผ่านมา

      @@Wanagjecel-w2m miskiin Miskiin dhalay oo ciilan baa tahay aniga orom hadan ahay Adna Amxaar Af urayo ayad tahay soomaali in la qab sado oo la gumeysto maxa dii daya dad Aan is maamuli karin mid walba calan yaro duluf ah xaafad diisa ka sur tay qalbiil walba Gobol ku xiran yahay xabsi kor ka furan ah Hogaamiye kooxeed u taliyo ogu sheekeyo rer hebel way na neceb yihiin si dadka u sii xukumo oo uu mesha ogu sii haysto ayu wuxu cuqdad dhex dhigaya shacabkii kale Ee walala hooda ahaa 2 nin oo dano shaqsi yadooda is ku haysta ayay qalbiil ladana la kala safan nayan kan anigu qabiil keyga yahay iyo kan kalena wa qabiil keyga marka adiga waxad ka mid tahay wax ma gara tada loma ooyanka ah Ee lagu shaqeysto oo wararka nocaa ah lagu aqriyo maxad soomaali u qaban karta hadad fikir dhiban neysona Ama wa in shaqsi fikir kiisa ka hadlaya caaysa Ama qabiil caaysaa adigo nocaa ah duli fowqa duli af ayad Af uraya oo Aan ba waligii la caday igu so tageysa duluf duluf dhalay loma ooyaan ah dacay waraabe leh Afka hala illa so galin xaarow dhulka kugu jiida aniga aqas

  • @ifrahhersi4559
    @ifrahhersi4559 20 วันที่ผ่านมา

    Saw🥰🥰

  • @OdowaOdowa
    @OdowaOdowa 20 วันที่ผ่านมา

    Wall ilahay hakucafiyo dhibato kuhabsatay dalkenii e balayaaa utalisay e

  • @Fardowso1221
    @Fardowso1221 19 วันที่ผ่านมา

    Scw ❤❤❤❤❤❤

  • @hamdamuse7771
    @hamdamuse7771 20 วันที่ผ่านมา

    Asc 1988 ayaanu maraynaa wllo ee Naga dhaaf walaac hadii dadkii any sidaa udhaqmayaan inagu Dib ayaynu usoconaa intay dadku ay hore usocdaan

  • @mos1954
    @mos1954 20 วันที่ผ่านมา +1

    Waxba Hacabaadinaha Ee Waa La iskaqabankaraa Soma ahan , Wiilashan Wax Haleynaya Kuwii Aynu Dhalnay Soma ahan ? Kuwa Madaxna Inoo ah Kuwii Nala Dhashay sooma ahan? Sidee Kudhicikartaa In Umad Sharafkeedu uu Sidan Hoos Uga Dhaco, Hadana Lawada Daawanayo? Meelwalbaan Iskugoowracnaa, Waanu Iswadanacnay, Hadana Dal Iyo Dad Iskaba dhaaafee Diintii Baa lagasiibaxayaa. Soo Allah Naxisaabinmaayo, Maankacno oon Wiilashan Meelwalba Maatadii kulaynaya Aan Arlada Kaqabano!

  • @LiiJanba
    @LiiJanba 20 วันที่ผ่านมา

    SUBXANLALLAH 🥺 GABADHA SAAN MXAA LGU GALAY

  • @Fays2010
    @Fays2010 20 วันที่ผ่านมา

    Gunnimo haddad maqashay maanta waa aragtaa😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
    @allawaynninkiiaaminaaawoodleh. 19 วันที่ผ่านมา

    Illaahoow umada dhaafi xassan sheikh Mohamoud Soomaalidii ayuu isku isku hubeeyey

  • @u.j4515
    @u.j4515 20 วันที่ผ่านมา

    Dhibaatoba innagaa isugu filan 😢😢 maxaan cadow iska celinaa meesha lasiku dilayana waa bankaa wax kama baxaan ah😢😢😢

  • @Saido-j4o
    @Saido-j4o 20 วันที่ผ่านมา +2

    Nacas yahoow Cawaan ka eh ee TH-cam le israqad meel xun ka Raadisan Sharif Lasoo gamey iyo Adigawa beenta kala fariista. Dowlad waxba Kama ogidiine. Saasna Waraab Laguma Radsado. King 👑 Professor 🧑‍🏫 Hassan Sheikh he’s the Best ever be a President in history of Somalia 🇸🇴 king 👑 Hassan forever 💯🇸🇴⭐️✅👑💕🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

    • @Fatima-vp5fm
      @Fatima-vp5fm 19 วันที่ผ่านมา

      Hadaa saa ku qanacsantahay jaaahil bilaa damiiraa tahay walaahi😢 ilaahaw naga soo gaar xasan maxishoode adaa kaweeynw yaarabii🤲

    • @dahirali6422
      @dahirali6422 18 วันที่ผ่านมา

      Yaaaaah xasan baa mise xasan kale war dadka ka xishood anagana ha na dsmbaajin

    • @Saido-j4o
      @Saido-j4o 18 วันที่ผ่านมา +1

      @@Fatima-vp5fm Adiga iyo Faracaada Aanan Gaari karo oo Ciilan oo Bilaa Damiir Aan xishoonin Ciroole iyo Caruurtina oo isku Aqli eh Damiir Malihidiine Midiyaha ka Fariista Dinka to Faraciina Asigaa idiin Taliyo Rab Ama Ha Rabina waa Lagu Rabsiinayaa Biilkana Waa Ladinka Goosanayas Badiyihiina Abaarta eh Ayaa Bahi idinku Dilee Reer Bahane

  • @cashamaxamed892
    @cashamaxamed892 19 วันที่ผ่านมา

    Subhan allaah

  • @abbdll
    @abbdll 20 วันที่ผ่านมา +1

    Sheekh shafiifoow hadii maamulada latuugo ayadana xal ma noqoneyso

  • @XamdiMohamed-e4l
    @XamdiMohamed-e4l 19 วันที่ผ่านมา

    That is a Somali man

  • @u.j4515
    @u.j4515 20 วันที่ผ่านมา

    Saxaafada ha caayin innagu waa iska boobnaye😢😢😢😢😢

  • @MohamedbashiirSalaad
    @MohamedbashiirSalaad 20 วันที่ผ่านมา

    Waain lagahortagaa musiiwadaas😓😓😭😭😭😭🤔🤔🤔

  • @faadumobilal3963
    @faadumobilal3963 20 วันที่ผ่านมา

    Waa adigoo miran waaye shaqo doono beelaha ha sheekenin

  • @safiyasalad1693
    @safiyasalad1693 20 วันที่ผ่านมา

    Subhan allah this is sad for Somalian nation😅

  • @xamdiabdisalam-d7g
    @xamdiabdisalam-d7g 20 วันที่ผ่านมา

    Illahow kala qaboji wlhi soomalia qatar iyo qalalaso ayey ku jirtaa😢😢

  • @Umumaxamad1
    @Umumaxamad1 16 วันที่ผ่านมา +1

    Gabadha maxaa ku soo daray rag dagaalamaaya

  • @UmuKheyr-w8j
    @UmuKheyr-w8j 20 วันที่ผ่านมา

    Somaali ilaahaybay ku caasiyeen haday kudhaqmilahaayeen diinta ilaahay sidaan madhacdeen waxaan dhihi lahaa qaata kudhaqankadiinta islaamka