$700 DOLLAR AYAAN KUSO ADEGANAY YAA BIXIYAY BIG GAME

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 301

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its ปีที่แล้ว +89

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋☝️❤️

    • @abdulaahieli880
      @abdulaahieli880 ปีที่แล้ว +2

      Walaaley vedio walba oo TH-camrada somaalida ah waa ugu horeesaa waa kuu qiray

    • @cabdikaamilcarab
      @cabdikaamilcarab ปีที่แล้ว +1

      Scw scw

    • @yahyemaya1082
      @yahyemaya1082 ปีที่แล้ว +1

      Scw

    • @user-ju9jz2xl2l
      @user-ju9jz2xl2l ปีที่แล้ว +1

      Scw scw scw ❤❤❤ scw scw scw
      Scw scw scw ❤ ❤ ❤ scw scw scw

    • @Ali-caan
      @Ali-caan ปีที่แล้ว +1

      Scw ❤

  • @xafsadahirladan
    @xafsadahirladan ปีที่แล้ว +66

    Hadii aad artiye magac Allah like sare ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdifitaaxabdiyasiin3827
    @abdifitaaxabdiyasiin3827 ปีที่แล้ว +132

    Intii ila fahantay inuu ku dayanaayo asad haji like hala wadaagto team 27 aaway 😂😂😂

    • @abdulaahi961
      @abdulaahi961 ปีที่แล้ว +3

      Waa challenge aduunka laga dheelo

    • @ridwancaska240
      @ridwancaska240 ปีที่แล้ว

      Asad hagio

    • @Difqaaye-rt6c
      @Difqaaye-rt6c ปีที่แล้ว

      ​@mustafekayse2346wa lunsantahay wll

    • @zamiirahmed264
      @zamiirahmed264 ปีที่แล้ว +2

      Alla isku figrad nahay wlhy xitaa kursi uuuba iiso fadhiistay😂😂😂

    • @user-ih8hz3ij6g
      @user-ih8hz3ij6g ปีที่แล้ว

      Isku fikrad aa nhy😂😂

  • @user-fb9gd1gg3t
    @user-fb9gd1gg3t ปีที่แล้ว +56

    Hadaad arakto magaca Allah love saar❤❤

  • @user-ug2vt4zs6j
    @user-ug2vt4zs6j ปีที่แล้ว +18

    Ku salli nabigeen mohammad scw ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @cabdullaahixasan1670
    @cabdullaahixasan1670 ปีที่แล้ว +20

    Baaba 800K coming soon inshalah 🎉❤

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel ปีที่แล้ว +21

    Big legend always babajey best money's dollars 👍❤♥️♥️❤💯🥀

  • @meesi5191
    @meesi5191 ปีที่แล้ว +18

    Insha Allah waad istaagi doontaa Neva give up ❤❤

  • @updymado
    @updymado ปีที่แล้ว +19

    Abdala jamal original yaa igu raacsan🎉😂😂

  • @maqriblabisteofficial
    @maqriblabisteofficial ปีที่แล้ว +15

    Illahow Haddaan Idinka Yeelo $287 Ayaa Discount Naloogu Sameeyey😂😂😂😂

    • @diaz3274
      @diaz3274 ปีที่แล้ว

      100 iyo10cml laga jari😂

  • @XafsoCapdilahi
    @XafsoCapdilahi ปีที่แล้ว +8

    Team 27 is not easy 😂

  • @QueenJijah
    @QueenJijah ปีที่แล้ว +1

    40 qof ducadoda waa aqbala plz iso duceya Abayo iyo Abowe muraad Ayaa leeyahay🤲🤲 🥺🥺🥺

  • @UPTHALAH
    @UPTHALAH ปีที่แล้ว +4

    Best youtuber aan taageero keep going baaba❤🙏🫴

  • @Tutulisho
    @Tutulisho ปีที่แล้ว +23

    ALLAH IS ONE☝

  • @hilaalyusuf8242
    @hilaalyusuf8242 ปีที่แล้ว +8

    wixii ku helaan layaabey sheekh meel taaganow😂😂

  • @ahmeddagane1854
    @ahmeddagane1854 ปีที่แล้ว +8

    Lacagta babajey aya bixiyee inti wax fahmeyso😂

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 ปีที่แล้ว +11

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤

  • @muwaadinsoomaaliyeed6865
    @muwaadinsoomaaliyeed6865 ปีที่แล้ว +10

    TH-camrs weynaga cilmi badan yihiin kaasajeerka ayaa 50$ loo tuura muuqaal ayaa laga soo duubana anagane waxey naga gadaayaan 700$ ayaan kusoo adeegtay 😂😂🤣

  • @user-er5mu2ym5w
    @user-er5mu2ym5w ปีที่แล้ว +22

    Allah is one ❤❤❤

  • @Abdishakur_Hassan
    @Abdishakur_Hassan ปีที่แล้ว +2

    Garab igu si inan noqdo TH-camr sxb ❤

  • @guuleedcabdiMuhumed
    @guuleedcabdiMuhumed ปีที่แล้ว +14

    Team 27 maqal ma jiraa ❤

  • @Kikiafcad-9
    @Kikiafcad-9 ปีที่แล้ว +3

    Kusali rasuulka scw

  • @zeyfi_7000
    @zeyfi_7000 ปีที่แล้ว +18

    700$ kuzo adeego gurigaa arkayna waa degenahay maa tiri war ninku mashruuc badnaa 😂

  • @abduraxiimmaxamedsiidow3816
    @abduraxiimmaxamedsiidow3816 ปีที่แล้ว +1

    Jeey lawa wajiile mas ayaa tahay xaasid ayaa tahay cunada islaamka hakaa nabag gasho

  • @hamdiibrahimali7809
    @hamdiibrahimali7809 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂😂copy asad hagio talent la imaw

  • @LakiLakiman-xg6cn
    @LakiLakiman-xg6cn ปีที่แล้ว

    Caafimad aynkuurajeenaa asad haajio

  • @anwarsadaadofficial8033
    @anwarsadaadofficial8033 ปีที่แล้ว

    Baba team kaan kama helin ogaaw temkaaga waa baara IYO Idris ii taabo

  • @mohaali2804
    @mohaali2804 ปีที่แล้ว +4

    Zheikh meel taagan lacagi kaama bixin wejigaagay kamuuqata 😂😂

  • @user-zv2lw8dg5n
    @user-zv2lw8dg5n ปีที่แล้ว +1

    Baba Dhar maa I gadid nin cajiiba tahaye

  • @souadelmi5470
    @souadelmi5470 ปีที่แล้ว +2

    camerada kadib lacagta laa isasinaya umalaunaya ee 😅

  • @SalmaMoha-hr6cj
    @SalmaMoha-hr6cj ปีที่แล้ว +2

    Aboowe baaba jey icaawi hooyo somaliyeda ahee 😢😢😢

  • @ramadanfarah1190
    @ramadanfarah1190 ปีที่แล้ว +1

    Babajay parti 2 soo samee

  • @ZakariyeCilmi-rn5zv
    @ZakariyeCilmi-rn5zv ปีที่แล้ว +3

    War codka maxa ku dhacay baaba jey wax mala maqloyo❤

  • @khadharsahane8620
    @khadharsahane8620 ปีที่แล้ว +3

    Codka mxa kudacay mise only mee kadigatay baba😂😂

  • @wllkaraama2474
    @wllkaraama2474 ปีที่แล้ว +1

    The best iditing😊

  • @lavaniya8044
    @lavaniya8044 ปีที่แล้ว +2

    Wiilka kle ee idinla socda maxa wax ugu gadi weydeen baaba jeey😢

  • @DHEREYENEWS
    @DHEREYENEWS ปีที่แล้ว

    chef duliye taga plz neef dhaylaa na dalbada

  • @nasiyeofficialchannel8026
    @nasiyeofficialchannel8026 ปีที่แล้ว +1

    Baaba waaan kusalaamay caawa sheekh wey kudhacday hhhhhhhhhh

  • @abdirisaqmohamedhusseinqaw3562
    @abdirisaqmohamedhusseinqaw3562 ปีที่แล้ว

    Cawa cod majiro miyaah another level

  • @cabdifataaxcarab-rj4mb
    @cabdifataaxcarab-rj4mb ปีที่แล้ว +1

    Another leval Waji malaha lkn waa nin qalbi fiican

  • @caliabuukarhussen2731
    @caliabuukarhussen2731 ปีที่แล้ว

    Anoo lacagta bixinoonin wadnaha igaraacmoyo wlhi qofka leh kwrn yaab prt2 kusodara plz

  • @Hure_Official..24
    @Hure_Official..24 ปีที่แล้ว +2

    Anoo oh iney beentahay ayaan hadana iskala qoslooyaa hh😂😂😂😂

  • @user-gz9tg9dm7o
    @user-gz9tg9dm7o ปีที่แล้ว +1

    Cod laantaa maxaa waaye baaba teamkaaga hadaanah na waa in codka naga hagaa jisaa plz 🙏

  • @user-np1od6ob2x
    @user-np1od6ob2x ปีที่แล้ว

    Scw

  • @cabdiraxiincabdisalaan4893
    @cabdiraxiincabdisalaan4893 ปีที่แล้ว

    Baabajey team cusub waaba ujeedaayee ee hadana hakaaa tagaan

  • @Mostafjoy
    @Mostafjoy ปีที่แล้ว

    QARAARKII OO QOF AH , BAKHIIL YAQSIRO MARATEYN

  • @anisoosmaan-ev7vf
    @anisoosmaan-ev7vf ปีที่แล้ว

    Kkkkkk kan nasiib daradii oo bani aadan waaye wallahi 😂😂

  • @cabaasinho1158
    @cabaasinho1158 ปีที่แล้ว +1

    War salamka benta kala kortaka😮

  • @osmansidowabdulle9220
    @osmansidowabdulle9220 ปีที่แล้ว

    Soo badi waa barnnaamij xiiso badan wllhi

  • @caliafgooyeofficial
    @caliafgooyeofficial ปีที่แล้ว

    Baaba jey wan ku aamin sanhy guuleyso bro iga weyn

  • @ramllaa
    @ramllaa ปีที่แล้ว +1

    Maqaaayad hadaa adesin ileyt aada ayadaa qaali waa laa qaaali ehhe😂

  • @user-yo9rl3rg6i
    @user-yo9rl3rg6i ปีที่แล้ว

    Shiekh mel taagan dokhiisa cajiib waaye

  • @user-vd6en1th4g
    @user-vd6en1th4g ปีที่แล้ว

    Cadaani Chekin And Chips ku Taalo Xaafada Calakamiin masjidka sheekh abdi s
    Ka soo horjeedka

  • @user-vc2cl8en1o
    @user-vc2cl8en1o ปีที่แล้ว

    Ku sali xbbkeena scw scw scw ❤❤❤

  • @ZubeyrCade-pb6cy
    @ZubeyrCade-pb6cy ปีที่แล้ว +2

    لتسألن يومئذ عن النعيمي 😢

  • @user-jn2uy5ml1z
    @user-jn2uy5ml1z ปีที่แล้ว

    Babab vidow ugu qurux badan wllhi kan baa iyahay baba

  • @cabdiqaadir398
    @cabdiqaadir398 ปีที่แล้ว +2

    Discount 200dlr halkee lagu arkay

  • @abdikadialigedi9761
    @abdikadialigedi9761 ปีที่แล้ว

    Arintaan uu sameeyay walaalkayga Soomaaliyeed waxaa ladhahaa aar gudasho marwalbo aat guul dareesato maalintaas oo idil gab ayaa lagadhahaa waana la isdajiyaa kadib markale iyo adiga oo niyadaada ee tahay Saafi ayaa lagalaa midkale tan cashir ayee kuu noqotay kaligaa na ma ahan umada ayaa sidaas u wada badan lkn hada QIBRAD ayaa kaheshay

  • @abdiwahabjaamac5496
    @abdiwahabjaamac5496 ปีที่แล้ว +1

    Baaba jeey sxb sre is baxarees ayaa ku jirta sxb sre

  • @raasstudio2445
    @raasstudio2445 ปีที่แล้ว +2

    Asxaabta wax lcag ah mala bixin carwo alkowther ayaa bixisay baaba jay iyo asxabtan dhan xayeysiin ayey wax ku qateen hadad fahanteen ganacsatada qaabkan ayey wax ku xayeysiyaan afar qof oo caan ah waye

  • @Wacane.
    @Wacane. ปีที่แล้ว +4

    Xayaysiin iga dheh Alkowther keep up🥰😂✌️

  • @XaqiiqsideSomaliTV
    @XaqiiqsideSomaliTV ปีที่แล้ว +1

    Muqaalkan cod majiro Baabajey

  • @baakaaycumarbaakay6147
    @baakaaycumarbaakay6147 ปีที่แล้ว

    Alkuusar maahan babaa alkowsar waaye agah

  • @mahadmohamed77
    @mahadmohamed77 ปีที่แล้ว

    Somalia ciidankeeda waa bah dilanyahy wlhi mesha dowlad kama jirto nin shacab ayaa la wardiyenaa oo shaqo malahan miyaa askartaas uf dheh waxas ciidan lagu leyahy gajada eh

  • @Aadanhororfilms
    @Aadanhororfilms ปีที่แล้ว +5

    Asxabtayda Aan Jeclahyy Game Aan Kulajiraa Cayda Please IsooRaaCa 100k Waxyar Haree 😢 please yuusan Iga Badin 😢❤❤❤❤

  • @maxamedxadaq
    @maxamedxadaq ปีที่แล้ว

    Shiiq meeltagan waalaga cabaajiyay

  • @user-mf1mz9xz9x
    @user-mf1mz9xz9x ปีที่แล้ว +1

    Hirka boy xaasid waaye walaahi 300 kuso adeegtay garac waaye😂😅 shiikh meeltaaganow nasiib wcn game xiga ee maqaayada maamada kaso ducayso😅😂🙏🤛

  • @xaawoluul265
    @xaawoluul265 ปีที่แล้ว +1

    Ragii muqdisho u shidanthy sheekh meel taagan sorry 😂😂

  • @aaminocabdi-vi9ww
    @aaminocabdi-vi9ww ปีที่แล้ว

    Scw scw scw

  • @user-od9jd1tx1p
    @user-od9jd1tx1p ปีที่แล้ว

    somaalilayey kan washamsi aankuqaadno

  • @hamsemuuse9951
    @hamsemuuse9951 ปีที่แล้ว

    Please part two

  • @user-bn4wx2uv2t
    @user-bn4wx2uv2t ปีที่แล้ว +1

    Dad dhagole maugutalagashay video gan😂😂😂

  • @mankapoi8929
    @mankapoi8929 ปีที่แล้ว +1

    Baabajey iyo canug yar caqligee ka simanyihiin lacagta baad ku ciyaarysaa

  • @fatahindhey7001
    @fatahindhey7001 ปีที่แล้ว

    Baba jey legend waye kep going saxib

  • @aaminocabdi-vi9ww
    @aaminocabdi-vi9ww ปีที่แล้ว

    Sheekh meel tagan

  • @xasancabdiraxman1667
    @xasancabdiraxman1667 ปีที่แล้ว

    My Team 27 yaa igu raacsan

  • @user-sj3hc7gk5d
    @user-sj3hc7gk5d ปีที่แล้ว

    Baabajeyy waaa xaasid ninka gaadhiga leh buu ka xaasidayaaa shidaaLka alla inanka xaasid sanaaH😢

  • @abduwahabmohamed2397
    @abduwahabmohamed2397 ปีที่แล้ว

    Baba jey halkaan jaakad dhiig aa ka keente iyada le iska Soo badal

  • @mohamuudabdigani1864
    @mohamuudabdigani1864 ปีที่แล้ว +1

    Baaba jay noolow intay nolol jirto sxb

  • @MaxamedAbukar-hj6zj
    @MaxamedAbukar-hj6zj ปีที่แล้ว +1

    War benta iskadaya nio

  • @somalichannel809
    @somalichannel809 ปีที่แล้ว

    Jeefduliye

  • @maryankadiye8696
    @maryankadiye8696 ปีที่แล้ว

    Shiiq meeltagan qaaro ayuu gacantisa kuraadsaday

  • @MiinaApdi
    @MiinaApdi ปีที่แล้ว +2

    700 bixi aaa alla wadnaha 0.000001 igama baxdo😂

  • @omaridreamboy183
    @omaridreamboy183 ปีที่แล้ว

    From asad hagio

  • @ManalMj-gi6dg
    @ManalMj-gi6dg ปีที่แล้ว +1

    Silver coffee taga wanna ka xumahay waxa gadhay shekh mel tagan sorry pro lkn so arso anaga kuso duceyyn

  • @user-ze4ye5ir8w
    @user-ze4ye5ir8w ปีที่แล้ว

    WILJERKA wiligaaba ma fuulin ee ma asad hagio ku daysaneysaa😮

  • @user-xw2ug5fn1d
    @user-xw2ug5fn1d ปีที่แล้ว +1

    Walal lacagta taa lagu ciyaarin

  • @dulufgaming
    @dulufgaming ปีที่แล้ว

    Jeep going

  • @abdihakiimmahamuudaadan1560
    @abdihakiimmahamuudaadan1560 ปีที่แล้ว

    Zxp waxaad copy say asad hajiyo horaaloosameyay

  • @zameerjiiqe2163
    @zameerjiiqe2163 ปีที่แล้ว +1

    Kolba filin la imow ilaahooow hadaan ku aamino wariiri igadhig😂

  • @AbdinajiibAbdulle
    @AbdinajiibAbdulle ปีที่แล้ว +1

    baabjey codka mala maqlooyo 😮😮😮😅

  • @nimcuushmohamedjimcaale9250
    @nimcuushmohamedjimcaale9250 11 หลายเดือนก่อน

    Xl wixiisa gem maaha xafadisa baahi ka jirto😅

  • @geedigaming9160
    @geedigaming9160 11 หลายเดือนก่อน

    ishiisha👁 ilin aa ku taalo shiiqa lkn baba nin horror ah aa wadata laga kheliyey😅

  • @maryankadiye8696
    @maryankadiye8696 ปีที่แล้ว

    Shiiq meel taagan wuu qaraaray

  • @bedragelle2541
    @bedragelle2541 ปีที่แล้ว +1

    asad isnt easy

  • @ibrahimtimoweyne
    @ibrahimtimoweyne ปีที่แล้ว +1

    Mehan aniley kamaqan Lakin🎉cafis Allah idindaaweyo👏

  • @PMPGORGOR23
    @PMPGORGOR23 ปีที่แล้ว

    Video markii video la editing kareehaaye codka ayaa laka ilaabay😮

  • @djbarakasharara-gr7nc
    @djbarakasharara-gr7nc ปีที่แล้ว +1

    can you help me bro

  • @user-zl7id7wo9y
    @user-zl7id7wo9y ปีที่แล้ว

    Asad haagio goormuu ku raxaysan donaa mogdish sida baba jeey😊

  • @hamdiibrahimali7809
    @hamdiibrahimali7809 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂😂😂maskiin sheeikh meeel taagan😂😂