xog wadahadal u furmaya SSC khatumo iyo s.land 3 qodob / dagalka ceerigaabo isimada badhan ku..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 30

  • @ShaaftoAli-kt5vs
    @ShaaftoAli-kt5vs 2 วันที่ผ่านมา

    insha alaah wy heshin doonan ❤🎉

  • @25Aug23
    @25Aug23 2 วันที่ผ่านมา +2

    Walaahay heshiiska isaaq iyo dhulbahante waxaa ka dhow in carab iyo yuhuud wada hadlaan oo heshiiyaan.

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 2 วันที่ผ่านมา +1

    ASC Masha Allah Allhamdulilah Allahu Akbar 🙏💯 GUUL Shacaabka iyo Cidanka Darawiishta SSC KH
    Guul IYO Gobaniimo Insha Allah 🙏👍🐎🙏👍🇸🇴🇸🇴🙏👍🐎🙏👍 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @dhulkaygahooyo3023
    @dhulkaygahooyo3023 2 วันที่ผ่านมา

    Noo way!
    Maya marabno kuwas wada hadalkooda

    • @ShaaftoAli-kt5vs
      @ShaaftoAli-kt5vs 2 วันที่ผ่านมา

      Ka dhac grC miYa tHy😅😂

  • @AbwaanNurdiin-vx5xg
    @AbwaanNurdiin-vx5xg 2 วันที่ผ่านมา

    Waxaan isweydiinayaa arrinka Gobolka Sanaag iyo Magaalada Ceerigaabo Maxaa SSC uga meel yaal.

  • @AadanBashir
    @AadanBashir 2 วันที่ผ่านมา

    Wahagag..halaheshiyo..nabada

  • @FaysalMacalinMaxamad
    @FaysalMacalinMaxamad 2 วันที่ผ่านมา +2

    Maxaa laguwada hadalayaa ma nin degankiisa xoglogahesto

  • @Mahmeedahmed-b5z
    @Mahmeedahmed-b5z 2 วันที่ผ่านมา +1

    MARBNO SOMALI LAND WA YHOUD SSC SSC GUUUL SSC GUUUL

  • @CabdixakiinCabdilaahi-qr5kp
    @CabdixakiinCabdilaahi-qr5kp 2 วันที่ผ่านมา

    Snm haday wadahadal rabaan haku ekaadaan dhulkoda ssckh marabaan dhulka snm

  • @HusseinadamHashi-vr5hj
    @HusseinadamHashi-vr5hj 2 วันที่ผ่านมา

    SNM UJEEDDADEEDI WAA IN MAXAABIISTA LAASCAANOOD UG XIRAN LOO SII DAAYO OO KELIYA.

  • @Mideye157
    @Mideye157 2 วันที่ผ่านมา

    Umalayn maayo in wadahadal jawi uu ku bilaabma ay jirto. Wakhti iyo hadal bila macna ah waxba ma tarayo

  • @camaarsmaxamad9173
    @camaarsmaxamad9173 2 วันที่ผ่านมา

    Dds madaxwayne iyo garaadba sax maahin halais ka war hayo ree ssc

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu 2 วันที่ผ่านมา

    Magaca ssc waa la kufsadey soo lagumana kulmayow magacyada ssc iyo somaliland ee waxa lagu kulmayaa magacyada S/land iyo khaatumo sababto ah ssc dad badanbaa degin

  • @muunamahamed6140
    @muunamahamed6140 2 วันที่ผ่านมา

    Maxabiistan xidhan siday madaxad siwalba inta la yeelay diiday in ay dadka reer ssc mada fiicda looga dhigay raga illahay gacantu nooso geliyey kuwi dadkayaga laayey e lagu xasuuq ragi hawsa gulinayey cid samixi karta dhiigii dadkayaga cid samixi karta ma jirto

  • @muunamahamed6140
    @muunamahamed6140 2 วันที่ผ่านมา

    Haka yaabin ad hororadi dadkayga cunay aad cidlo ka kaxaysatan qan garanay ciro waxba gacanta uguma jirane hawshan waxa wada wanu naqane wixii la xeerin jiray kolay meesha ka baxaday o ragi sol garacayey gabdhahoda lagu qabay sida la sheegay debiyada cida leh wanu naqana ragi noca aha ilahay amarkisa aynu heshiino lagu bixin maye maxaka mada adunka baa lsgu kala baxaya muus u way ssleba gaal baa ku xiga habarta amiida ku xigta nimanka hada anu hayna ku jira basta kariya ku jira muuse wiilashiisa ku jira war sharciga ninka diidan waxba uma hayo

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane 2 วันที่ผ่านมา

    7o kaliya halo sidayo inta kale ceerogabo inay kabaxan halagu furto hadeydidan wala leyn

    • @abshir2010
      @abshir2010 2 วันที่ผ่านมา

      Cerigaabo xabad baa oga saareeyna idoor oo weliba gam ayaa ka dhigeena yaa baryayo tabaanushiga hasoo dhamaado.

    • @MaleykaGabane
      @MaleykaGabane 2 วันที่ผ่านมา +1

      @abshir2010
      Goorma sareysan hee wala yaabee bootatadii idoor ba dhagaha naxanunjiyee.rerku afkey ka noolyihina xaaqa

  • @omarguss-everywhere
    @omarguss-everywhere 2 วันที่ผ่านมา

    Macquulmaaha inay SSC kahadasho arrinta maxaabiista waayo haddaydhacdo firdhiye waa maxkamadayndoonaa.
    SNM dadkan way afduubteene dagaal kumaanayqaban kolka lagareebo dhawr nin oo ah kuwii maalmihii hore ee bilowgii dagaalka ayqabsadeen . iyagase waxaa lagahayaa dembiilayaal dagaal oon sinaba loocafinkarin.

  • @25Aug23
    @25Aug23 2 วันที่ผ่านมา

    OO dagaalkii u dhexeeyey isaaq iyo dhulbahante miyuu istaagay si maxaabiistaas looga wada hadlo?

  • @abshir2010
    @abshir2010 2 วันที่ผ่านมา

    Idoor waa mas calool mariid ah masna lalama heshiin karo, dhulkooda haku ekaadaan waa hadeey rabaan in ay sii nooladaan. Idoor isdhaxgal dambe na dhax mari maayo kunka sano soo socdo. Shaqsi cari Dhulbahante waa ka xaaran meelaha ay ka joogaan bakhtigooda ayaa laga guraya mardhow insha'Allah. Heshiiska Jahanamo halagu tuuro.

    • @asmaaxlaam3363
      @asmaaxlaam3363 2 วันที่ผ่านมา

      Oo ma dhulbaad leedihiin waa lascaanood oo kutaala saxare qiiqaya oo aan bad iyo beritoona lahayne illahow kuwaa ha nagu soo celin gebigoodiba waa dad waalan oo iimaanku ka maqanyahay gaajo ayaa kaw ka siisay oo oo reerbadihijii bay Xoolihii ka dhacayaan markay waxay cunaan waayeem

    • @asmaaxlaam3363
      @asmaaxlaam3363 2 วันที่ผ่านมา

      Dadkan aad afka ku tagaysaan waa dowlad calmiya aduunkaa tartan ugu jira jabhad baa tihiin oo weliba waalan yaa idiyaqaana Faqasheey Faqasheey Faqasheey Faqasheey

    • @abshir2010
      @abshir2010 2 วันที่ผ่านมา

      @@asmaaxlaam3363 Beenta iyo propaganda 34 sano lagaa dhaadhiciyey iska heeyso Dhulkeena nagu filan ee kaaga imaanso. Danyeero buulalka daanyarada ka dhisteen oo bananaada ku xaaro ayee ahayeen ciisamada argagixisada SNM gobolka sool jooogtay waji duub boqolaalo ku dilay dharaar cad waa taa maato naaso leh ka dhigay, xaar baa tihiin qori iyo xaarkiisa waa laisla tuura socda ku ekaada sadaxda sandaqad ku xira tihiin, nin DAROOD ah ayaa ahay dhul bad leh Dekada Garacad ayaa ii furan Laasqoray mardhow iyadana insha'Allah.

  • @Ahmedkabal
    @Ahmedkabal วันที่ผ่านมา

    Cooladu waa mashqarad jawaab ?
    Maxaa uu wahel ah ?
    Maxaa uu miciina ?
    Nin dagana ah heshiis maxaa uga dana ah ?
    ! Xeer ciise dhagaleydee ? kabtee ? xeer begtidee ? Sanad kee ? Bishee ? ayaantee ? saacadee ?
    Analyse welcome aabeheed

  • @joeokieh43
    @joeokieh43 2 วันที่ผ่านมา

    Wa ben , wa fake news