ABDIRISAAQ ANSHAX NEW SONG VIDEO OFFICIAL GOBEEY RAALINOQO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 547

  • @cabdirisakanshax
    @cabdirisakanshax  3 ปีที่แล้ว +115

    Waxaad tihiin ifiyaha guushayda
    Waxaan lahadlayaa waa idinka
    Ilove❤💯 DADKAYGA

  • @cawildiiriye6826
    @cawildiiriye6826 3 ปีที่แล้ว +473

    Heestu si kastoy umacaantay quraanka ka macaan isagu qalbigu si faynayaaa

  • @Nasiib724
    @Nasiib724 3 ปีที่แล้ว +56

    Qof aduunku kugu jeclaa markaad qalad ka qasho ee aad waydo xanuun badanaa ax qalbiga😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @ayaanhassan7270
      @ayaanhassan7270 3 ปีที่แล้ว +1

      Waxa xaqiiqo ah abayo qofka ku jecel wax qalbigaaga dilayo kuma quurayo sida in uu qof kale kula wado waxas waa been lkn dambi kale waa ka gali karaa.

  • @adoontiialle6781
    @adoontiialle6781 3 ปีที่แล้ว +96

    Ina ragoow calaacalka io edab darada kala saara😂🖐

    • @sacdiyamaxamed849
      @sacdiyamaxamed849 3 ปีที่แล้ว

      @Bella Diini maxaa hodon miyee isdagaaleeen

    • @DHAQANMAALONE
      @DHAQANMAALONE 3 ปีที่แล้ว +3

      Waa run fanakh fanakhdana ma daayaan hadhawna cabaadka ma daayaan nin xaaskiisa jecel mid kalena aanay u muuqan ayaa ku dhiiran kara hadalkan sidayda love u Queen Q

    • @asmacali111
      @asmacali111 3 ปีที่แล้ว +1

      warun

    • @sacdiyaweyd3811
      @sacdiyaweyd3811 3 ปีที่แล้ว +3

      ma aragty 😂😂😂

  • @hamseshaacirent4400
    @hamseshaacirent4400 3 ปีที่แล้ว +24

    Fanaanka Heesihiisa jiliin Dareenka u sameeya Anshax keep going Legend

  • @Queendaha
    @Queendaha 5 หลายเดือนก่อน +3

    😢😢😢haduu kaliya i oran lahaa wan kaa qaldanee raali noqo inta iska ilaawo wixii dhacay ayaan la noolan lahaa😢😢 guntaa qadan qalad kee gashee😢

  • @AaminaAbdiqaadir
    @AaminaAbdiqaadir 3 ปีที่แล้ว +5

    Waxan hees way dhaaftay yaa waduud😱🙈🥺Anshax wax KLE🩸💉

    • @ss-nu5wc
      @ss-nu5wc 3 ปีที่แล้ว +1

      AAminaay adi iyo real oo wada jira i.a hestanba videogada dartisa uso radshey😌

  • @salmahirsi5088
    @salmahirsi5088 3 ปีที่แล้ว +25

    Guntan qadan qaladky gasheee gobeey raali noqo👏👏👏👏

  • @guyoty3963
    @guyoty3963 3 ปีที่แล้ว +56

    Runti heestaasi waxay kusabsantahay qofkasto jcylkisi Ka tagtay ana kamid Ayan ahay kuwaas gobey xamday raali noqo gaaribaad ahayde anigan Ku garane

    • @yaasanuba4633
      @yaasanuba4633 3 ปีที่แล้ว

      Maxad ku samaysay

    • @xamdixargo2906
      @xamdixargo2906 3 ปีที่แล้ว

      Aman anigu ahy wlle

    • @farhiyoqali7989
      @farhiyoqali7989 3 ปีที่แล้ว

      😢😭😭

    • @yasmena5170
      @yasmena5170 3 ปีที่แล้ว

      Ma xaaskaga aye ehed

    • @hanimuhumed8160
      @hanimuhumed8160 3 ปีที่แล้ว

      @@yaasanuba4633 faduul baa ku haysa xbbi 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🖐

  • @abdinasirksa9363
    @abdinasirksa9363 3 ปีที่แล้ว +9

    Nabadi korkooda ha ahaato
    Kuwa yaqaana macnaha Jacaylka
    Ee aan laheyn Jacayl😥💔❤️👏

    • @mounajama7625
      @mounajama7625 3 ปีที่แล้ว +1

      😅😅😅

    • @abdinasirksa9363
      @abdinasirksa9363 3 ปีที่แล้ว +1

      @@mounajama7625 been maan sheegay

    • @mounajama7625
      @mounajama7625 3 ปีที่แล้ว

      @@abdinasirksa9363 maba laha jacayle micnaha jacaylka mxa baray sxbow

    • @alonegirl9706
      @alonegirl9706 2 ปีที่แล้ว

      Somaha dhawaca inagu badan hda nahy inta jcylka taqaan

  • @Tiinafareey
    @Tiinafareey 3 ปีที่แล้ว +38

    Waw wax kale

    • @nimcoahmed641
      @nimcoahmed641 3 ปีที่แล้ว +2

      Si gaaran ku salmyaa Tiinaa

  • @albaaniali7387
    @albaaniali7387 ปีที่แล้ว +2

    Qisadan aniga xiitaa way isoo martay 8 7 2023😢😢😢
    Julay 8 2023

  • @mahadofficial2439
    @mahadofficial2439 3 ปีที่แล้ว +10

    Anshax fananin qura oo hesaha darenkoda ka run shega 100%100 bo nabar one ka yhy well done 🙍‍♂️

  • @midnimostudio3701
    @midnimostudio3701 3 ปีที่แล้ว +1

    Abdirisak Anshax
    fanaal la gaar wa

  • @asadholland1617
    @asadholland1617 3 ปีที่แล้ว +6

    Liketa dhac igu siiya inta ila rumeysan inuu anshax acter yahay🙏❤️ from Nairobi🇰🇪

  • @khadarnuur4968
    @khadarnuur4968 3 ปีที่แล้ว

    Sabaax muuse

  • @ciiseadan9592
    @ciiseadan9592 3 ปีที่แล้ว +20

    Mr anshax pro ismuuji Boss jilinka quruxda badan waa loohisey ❤❤❤

    • @ciiseadan9592
      @ciiseadan9592 3 ปีที่แล้ว

      @@jikadanora4023 Ok mama

  • @crisaaqmaarmaar3339
    @crisaaqmaarmaar3339 2 ปีที่แล้ว

    Keep y zxb. Anshax

  • @sabiry6537
    @sabiry6537 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc abti cabdirisaaq anshax wllhi muwaadin Muslim ah ayaa tahay an qabiiliste aheeyn wanaga lagugaran geesi abti guleeso waalidkii ku dhalay abti alle ha.unaxariisto waalid wng San ku bar baarshay abti adoo kale madaxda afriko laguugu tiriyaa waay uma ixtiraamo madax deyda saan adiga kuu xishmeyo abti

  • @habonmahamoud9133
    @habonmahamoud9133 3 ปีที่แล้ว

    zxp wxb ha u arkin e iska dhaf bro

  • @aminaadamhussein1035
    @aminaadamhussein1035 3 ปีที่แล้ว

    Fanaan anshax ahaa

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 8 หลายเดือนก่อน

    Masha allllah cabdi risaaaq anshax nolow❤

  • @ahmedabdisakdaahir5370
    @ahmedabdisakdaahir5370 3 ปีที่แล้ว

    Anshax axyaa fanaan

  • @sahroabdi
    @sahroabdi หลายเดือนก่อน

    Ninkn aad buu ugu fiicn yhy heesaha calaaclka jilidooda.

  • @HoodoIsmail-d9l
    @HoodoIsmail-d9l 11 หลายเดือนก่อน

    Aad Ayan ku Tagera❤❤❤

  • @hiboabdi9010
    @hiboabdi9010 ปีที่แล้ว

    Waaw xa yaa jaacel

  • @shilindhacay7933
    @shilindhacay7933 2 ปีที่แล้ว

    Heestan waaa 100/100000000
    misic100
    jiliin100
    codka1000
    camerada100
    hees qiiiro leh

  • @hanoistyl5187
    @hanoistyl5187 3 ปีที่แล้ว +2

    Mash allah wlhi hargaysa way hormartay ilahy haydiin siyadiyo wlhi wa meshan ku koray halkan ku dhashy wxb kama aqan Somaliland wa wa qalibigayga dad fican wadan fican mash allah ilahy haydin barakeyo

    • @jikadanora4023
      @jikadanora4023 3 ปีที่แล้ว +1

      Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ف

  • @hanahasan3007
    @hanahasan3007 3 ปีที่แล้ว

    Anshax waayadan fanaan qatara noqoty xidigaha geeska markaan adaa ugu shidan
    Legend waku wataa

  • @seynabahmed4054
    @seynabahmed4054 3 ปีที่แล้ว

    Anshax abowe he's iso qad besha sheqal iyo kaxdey Ku dhalatay

  • @mowliidcabdulle9081
    @mowliidcabdulle9081 3 ปีที่แล้ว +2

    Wlh fanaan ka matalaat badan ma jiro intaas ayaan ku dortay iyo cod macaanta eebe ku maneystay thanks bro

  • @hindaabdi2680
    @hindaabdi2680 2 ปีที่แล้ว

    Waaheeswacan ishaalalaah walaalkay qaali❤❤❤❤👍👍👍👍👍👍

  • @khaalidali7999
    @khaalidali7999 2 ปีที่แล้ว

    Hees qaaliya

  • @haatufyare1163
    @haatufyare1163 3 ปีที่แล้ว +47

    legend sidaan inuu codkii iibaxayo ayaan moodayay shaw waxaan daawanayaa waa jiliin markuu codkii soo galay ayaan ku baraarugay wllhi markaa ayaan ka fikiray oo isdhahay intii odhan maxaa kuu baxayay hhhhhh wllhi hees maahee waa heeso

  • @dajiyaibnumaxamed2174
    @dajiyaibnumaxamed2174 3 ปีที่แล้ว

    Anshax hore usoco

  • @abdilahihassen3150
    @abdilahihassen3150 3 ปีที่แล้ว

    Hesaha naga soo ahagaaji baryahan

  • @siyatomar2576
    @siyatomar2576 2 ปีที่แล้ว

    Abdirizack ansha keep going

  • @khadarbihi7353
    @khadarbihi7353 3 ปีที่แล้ว +7

    Guntaan garan qaladkay gashee gobeeey xaaal qaaado ✌️👸🏽

  • @Ahmedj48
    @Ahmedj48 3 ปีที่แล้ว +4

    markaaso oo kle galadu waxay dhahaan another level

  • @ahmedysndhye3028
    @ahmedysndhye3028 3 ปีที่แล้ว

    Ninka kaliyee heesihiisu qiso ka hadlaaan libaax sare anshax

  • @mahamedadan9171
    @mahamedadan9171 2 ปีที่แล้ว

    Hees suldaan seeraar cirku dhudug

  • @ayaanmahamed5319
    @ayaanmahamed5319 3 ปีที่แล้ว +15

    Hadiiba uu jiri lahaa nin laga helayo gobeey raali noqo . Waxba ma ay baaba een

    • @maamaafreen9333
      @maamaafreen9333 3 ปีที่แล้ว

      Kuwa baddan aya jiraa lakiin wakhtiga kula kulan siin

    • @marhoraansameeyaykingdom6355
      @marhoraansameeyaykingdom6355 3 ปีที่แล้ว +2

      Ayaney waa layga helay Ani e.... Qalbi dumar hadu tago sidu kuso noqdo baa adag... Wey dulqaad badan yihin marka hore lkn haday is xiraan qalbigoodu su kuso noqdo baa adag baaayo

    • @ayaanmahamed5319
      @ayaanmahamed5319 3 ปีที่แล้ว

      @@marhoraansameeyaykingdom6355 qalbiga bini aad miga waa sida muraayad jabtay mana kabmo waa runn allah kuu sahlo hadii aad raali galisay iska ilaali mardanbe uun qalad

  • @asmacali111
    @asmacali111 3 ปีที่แล้ว +1

    wawo hees mcn cadi maha

  • @hanimuhumed8160
    @hanimuhumed8160 3 ปีที่แล้ว +6

    aniga ayaa ninkaygii kasoo maqan ilaa bishii marso saasoy tahay ma rabo inan ku noqdo hada heestan asagaa isoo shere gareyay isoo duceeya in ilaahay si dhib yar waqada iiga soo fur furo wllhi naag darteed baan u nacee

    • @Shacbaandauus9
      @Shacbaandauus9 3 ปีที่แล้ว +4

      Abyo rerkaga ulabo gurigaga ha iska dumin qofka bini adamka wuu qaldama nag darted gurigaga ha iskaga dumin please you know inad qadan donto abyo taladeyda

    • @ilhaanraahoofficial2003
      @ilhaanraahoofficial2003 3 ปีที่แล้ว

      Wllo Fursad Labaad Sii Mustaqbalkaaga Danbe Rajo Wangsan Ka FiLo Qofku Wuu Khaldami Karaa Mar uun Buu garwaaqsanyaa Gobeey RaaLi Noqo Oo Dib Unoqo

    • @cabdirisakanshax
      @cabdirisakanshax  3 ปีที่แล้ว +1

      Gobeey raalinoqo oo ninkaaga iyo reeerkaaga unoqo waa naga talo wl

    • @ifrahjamac8306
      @ifrahjamac8306 3 ปีที่แล้ว

      Gurigaaga naag haw dumin xbti siiba hadad caruur leedahay gurigooda looma dhaamooo xbtii waxkastana xal bay leeyihiin gurigaga iskaga laabo qaali laguuma dhaameeee

    • @khadirakhadar4281
      @khadirakhadar4281 3 ปีที่แล้ว

      Ma fcna guri duma o islam ah lkn shalmd raac lma hayn karo illaahypa faxane hdaad ka rajo dhigty illaahy wx dhaama wydiiso anigupa ma yeeleen naag iyo hwlahase mxa wllshyna u odhan yeel

  • @daudabdullahiidow5617
    @daudabdullahiidow5617 2 ปีที่แล้ว

    Masuul sare anshax Well done
    Halkaga kasii wad…….

  • @khadarnuur4968
    @khadarnuur4968 3 ปีที่แล้ว

    Sabaax

  • @mursalabdirahman4127
    @mursalabdirahman4127 3 ปีที่แล้ว +1

    Boqorka qiirada anshax 🙏

  • @banjeeyomar2374
    @banjeeyomar2374 2 ปีที่แล้ว

    Legend wye Sami anshax

  • @rihannaruhii1421
    @rihannaruhii1421 3 ปีที่แล้ว +1

    Legend 🙋‍♀️ fanka adaa qurxiyey 😘🙄 hees iyo film 🤣🤷‍♀️ waxkale legend

  • @najaah4334
    @najaah4334 3 ปีที่แล้ว +5

    Number one ☝️❤️

  • @nimcaanonkod
    @nimcaanonkod 3 ปีที่แล้ว +14

    My bro cabdirisaaq Ismail
    (Anshax) hore usoco sxp
    Hees dareenkeeda wadata

  • @ummaasia1343
    @ummaasia1343 หลายเดือนก่อน

    Ayaaney Raali. Noqo Gobey. Raali noqo ❤️💔😭

  • @alonegirl9706
    @alonegirl9706 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa wxn daremayo uu jcylkeygi igu sameyay lkn kama filen😰💔

  • @sadamdekk1218
    @sadamdekk1218 3 ปีที่แล้ว +1

    Legend aNshaX

  • @m.a.seeqrte-to3po
    @m.a.seeqrte-to3po ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤.wwwwwwwwww.m.a.ci.risaaq.anshax.wankuwataa.legends.hryusoco.bro

  • @suleimaanyare1302
    @suleimaanyare1302 2 ปีที่แล้ว

    Best fanan

  • @marhoraansameeyaykingdom6355
    @marhoraansameeyaykingdom6355 3 ปีที่แล้ว

    Walle ninka heestaan taabatay bn ahay....... Allow yaa iso cesha.... Gob Bay ahayd e.....❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️Amaal qalanjo

    • @jikadanora4023
      @jikadanora4023 3 ปีที่แล้ว

      Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ب

  • @xawaabdinasir8647
    @xawaabdinasir8647 3 ปีที่แล้ว

    Aabaha jiliinka fanka horay usoco

  • @wardocusmaan7823
    @wardocusmaan7823 3 ปีที่แล้ว

    Waan ku wataa ell qaali 😍😍😍😍

  • @anisosaid8225
    @anisosaid8225 3 ปีที่แล้ว +3

    Cabdirisaq anshax heesaha dareenkodu ku jilaa cajiib waaye👌🥰

    • @jikadanora4023
      @jikadanora4023 3 ปีที่แล้ว

      Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ب

  • @hindacadey9727
    @hindacadey9727 3 ปีที่แล้ว

    Walahay anshax raga labada dhagood ku hadla ayuu wax u shegayaa kkk

  • @nuuxiyadamediamusic1
    @nuuxiyadamediamusic1 3 ปีที่แล้ว +3

    Zhp C/rizaaQ anshax waxa uu qaadaa heeso true history ah waana intaan ku taageeeero zhp sidaa noogu wad pro

  • @anshaxhassan1379
    @anshaxhassan1379 3 ปีที่แล้ว

    Zxp qali wlhi ku tageeraaa zxp anshax

    • @jikadanora4023
      @jikadanora4023 3 ปีที่แล้ว

      Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ط

  • @asadku.2410
    @asadku.2410 3 ปีที่แล้ว

    Www masha allha baraawo caleeg

  • @fahadkasocdalka2672
    @fahadkasocdalka2672 3 ปีที่แล้ว +1

    Al Fanan Anshax Keep going bro

    • @jikadanora4023
      @jikadanora4023 3 ปีที่แล้ว

      Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ل

  • @nimcocali1915
    @nimcocali1915 3 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allaah eesh calaa hees anshax iyo jilaa hibaaq maxamed axmed aad ayaan idiin salaamayaa

  • @umeymaqurux739
    @umeymaqurux739 3 ปีที่แล้ว +11

    Islantaadi hore miyeey qisadaan ku socotaa ileen waad qiyaantee 🤔

  • @DHALINYAR
    @DHALINYAR 3 ปีที่แล้ว

    Anshaa layaab layaab layaab

  • @rayaanmaxamed6394
    @rayaanmaxamed6394 3 ปีที่แล้ว

    Dhibka hysta dumarka waaa taan khiymad

  • @xaalidheeman
    @xaalidheeman 3 ปีที่แล้ว

    Walee waaaa gobolka keliya aananka dhergin heesihiisa

  • @maryanakuchkuch6943
    @maryanakuchkuch6943 3 ปีที่แล้ว

    Borsada gaariga gadashiisa gali abaayo horay lama saro
    True story

  • @calijama9619
    @calijama9619 2 ปีที่แล้ว

    Ax ax cabdirisaaq anshax

  • @garadkaofficial1395
    @garadkaofficial1395 3 ปีที่แล้ว +1

    Hadii gabadh lala guursado waa khayr.
    Siday diinteenu sheegtay.
    Ee dumarow ogaad waxba may xumaane....
    Oo ku dayda kuwiina afarta lala qabo walin xasilan..rerkodana dhaqanaya.

  • @abdiqaadirxuseen5529
    @abdiqaadirxuseen5529 ปีที่แล้ว

    raxm raas dirdiirana

  • @Muqdishosom
    @Muqdishosom 2 ปีที่แล้ว

    Dadkeyga idinkaa idiinka dhashey kor isoo qaada waan cusbahay horey usoo dhaqaajiya suscept yaan liila dhaafin walalheygow

  • @xaalidheeman
    @xaalidheeman 3 ปีที่แล้ว

    Dhabuu u jilaaa

  • @abdulrazaqhassanali201
    @abdulrazaqhassanali201 3 ปีที่แล้ว +2

    Same ayantan calacalka ubadataye keep going yurub geenyo ma kugu neefsatay😁anyway keep going🥰✌

  • @ibrahimadan967
    @ibrahimadan967 2 ปีที่แล้ว

    Cadi maha

  • @khaalidaadam4251
    @khaalidaadam4251 ปีที่แล้ว

    Music again yaabbbay

  • @aminanuur4258
    @aminanuur4258 3 ปีที่แล้ว +1

    Woow

  • @shamsafalkon6000
    @shamsafalkon6000 3 ปีที่แล้ว

    Musica caadi maha anshax waan wataa

    • @jikadanora4023
      @jikadanora4023 3 ปีที่แล้ว

      Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )غ

  • @cayduruusofficialchannel5941
    @cayduruusofficialchannel5941 3 ปีที่แล้ว +2

    waxaan islahaa bilowga heesta music iyo matalaad waaye kaliya 👑👑keep going anshax

    • @abdulkadirali8595
      @abdulkadirali8595 3 ปีที่แล้ว

      Qaf aan aqoon waxan ugeeystay ayaa qof dartiisa ubur burisay gurigeed markeey aragtay inaan dacad iyo jaceyl xad dhaaf ah markaasee igu ciyaartay sorry nabsigeyga mar uun buu kasoo bixi ilaa hada waan qabaa balsa weey iga dheertay talefanada dhana block ayeey iga saartay sorry

    • @sahrocabdicasiis453
      @sahrocabdicasiis453 ปีที่แล้ว

      ​@@abdulkadirali8595soo lagama yaabo inay kusoo labato😢😢

  • @kingoffice1697
    @kingoffice1697 2 ปีที่แล้ว

    My pro anshax hees qiiro leh😭😭😭

  • @maxamedcabdullahi4499
    @maxamedcabdullahi4499 ปีที่แล้ว

    Masuul and

  • @mankaali7916
    @mankaali7916 3 ปีที่แล้ว

    My actors and my fanankayga keep going dareenda dadka waad muujsay

  • @abdifatahhussein4113
    @abdifatahhussein4113 3 ปีที่แล้ว

    Cameradha iska dis sxb❤️

  • @MMCPro
    @MMCPro 3 ปีที่แล้ว +3

    Anshax True Story inaba Caadi Ma ahan , Song Of 2021 inaba Caadi Ma ahan . 👌👌👌👌 Like baan Dhac Kusiiyey anigu.

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed3442 3 ปีที่แล้ว +1

    Nice action 🎬 👌 👍 👏 😎 😉

  • @amiin_kaligiistaliye6840
    @amiin_kaligiistaliye6840 3 ปีที่แล้ว +5

    Anshax is legene one legen kepgoing ❤️❤️❤️

  • @kadraabdi2744
    @kadraabdi2744 3 ปีที่แล้ว

    Aaax heestanii xanun badaan

    • @jikadanora4023
      @jikadanora4023 3 ปีที่แล้ว

      Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ذ

  • @tuuladaciyaaraha677
    @tuuladaciyaaraha677 3 ปีที่แล้ว +1

    Jacaylkaygii qalad aan ka galay Sadex maalin Ayaan Kala maqneed qalbigaa I xanuunay Wallaahi intay iga maqneed 😰😰

  • @amalkastam8931
    @amalkastam8931 3 ปีที่แล้ว +5

    Anshax
    Xiisihii gudhee
    Iga gaagaxay
    Hadaan godloo
    Gaawaha u culi
    Ma u tahay gudoon
    Xusuusaan gocdaa
    Gurigoo cidla ah
    Kolkaan soo galoo
    Ilmadii gobo iga tidhaa
    Go'ii gabi
    Gabi qoysayee
    Ii fidi gargaar
    Ka gadaal
    Ka gadaal dambaan
    Inaan kugu gefay
    Gacalooy gartee
    Guntaan qaadanin
    Qaladkay gashee
    Gobeey raali noqo
    Gaar baad ahayd
    Gaashaan ahoo
    Waxa aad gudoo
    Anigaa ku garan
    Oo kuu gaasiray
    Galabtaad tagteed
    Iga goosataan
    Dib u soo gurtaye
    Gacal way is qabtaa
    Mana kala go'ee
    Adigoon I gabin
    Garab maad I siin?
    Ka gadaal
    Ka dambaan
    Inaan kugu gefay
    Gacalooy garte
    Guntaa qaadan
    Qaladkay gashee
    Gobeey raali noqo

  • @nistexanishaa6316
    @nistexanishaa6316 3 ปีที่แล้ว

    Ish cala jilin 🥰

  • @barkhadadan9652
    @barkhadadan9652 3 ปีที่แล้ว +2

    Farshaxan Qurux badan!
    Dhacdooyinka maalinlaha ee Nolosha
    ANSHAX 👍ku mahad sanid fanaan
    Muqaalada iyo Dareenada sugaanta aad ku ladh'o

    • @jikadanora4023
      @jikadanora4023 3 ปีที่แล้ว +1

      Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ف

  • @madaxwaynahaofficial903
    @madaxwaynahaofficial903 3 ปีที่แล้ว +1

    Talent cuzup Anzhax waan ku wataa

    • @jikadanora4023
      @jikadanora4023 3 ปีที่แล้ว

      Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ف

  • @Baarcad.Mohamett
    @Baarcad.Mohamett 3 ปีที่แล้ว +2

    Xanuun badanaa qofaad jeceshahay marku ku khayaamayo 😭

  • @khadrafarah9023
    @khadrafarah9023 3 ปีที่แล้ว +2

    Woow mansha allah dumashi anshax lovely song❣

  • @niciimomohamoud2511
    @niciimomohamoud2511 3 ปีที่แล้ว +2

    Welcome back Anshax 🥰

  • @faysalmaxamed5321
    @faysalmaxamed5321 2 ปีที่แล้ว

    Tufaax abiib

    • @faysalmaxamed5321
      @faysalmaxamed5321 2 ปีที่แล้ว

      Faysal maxamed axmed
      Tufaax abiib nafaqo

  • @ayaanosman2688
    @ayaanosman2688 3 ปีที่แล้ว

    Anshax wan wataa 😎😍

    • @jikadanora4023
      @jikadanora4023 3 ปีที่แล้ว

      Waxaan ahay hooyo soomaaliyeed oo furatay youtub cunto karin ah waxaan idinka codsanayaa in aad ku soo biirtiin (Mahad sanidiin )ل