hubkii habargidir mareexaan k dili laheyd xasan sh ayaa yeman uga soo ibiyay shacabka bililiqeeystay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • #IIDAADI_WARKA,#hubkii_caabudwaaq, #hubkii, #caabudwaaq
    FADLAN SUBSCRIBE & LIKE & SHARE & COMMENT
    ♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥ ♥♥MAHADSANID♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥
    #Shere #Like #Subscrub

ความคิดเห็น • 26

  • @maxamadaxmed5066
    @maxamadaxmed5066 2 หลายเดือนก่อน +1

    Yeyihin cidanku ma somaliba o dhan.mise wa rer ba

  • @maxamadaxmed5066
    @maxamadaxmed5066 2 หลายเดือนก่อน +1

    M

  • @maxamadaxmed5066
    @maxamadaxmed5066 2 หลายเดือนก่อน

    Kubaxa o donta wad helaysan kkkkkkkkkkkk

  • @OsmanHassan-w2s
    @OsmanHassan-w2s 2 หลายเดือนก่อน

    Hubkaan shacabka somaliyed dhiigoda ayaa lagu soogaday

  • @AbukarmursalmohamedAbukarmursa
    @AbukarmursalmohamedAbukarmursa 2 หลายเดือนก่อน

    Hadi u shabab la waregi laha ma sanba loga hadlilaha wa suaal

  • @NurRoble
    @NurRoble 2 หลายเดือนก่อน

    Faramaajo saaxibkiis abiya ayaa u soo dhiibay in aay qoladiisa ku dagaalanto kkkkk

  • @MuuseMaxamad.suubaan-jo6sz
    @MuuseMaxamad.suubaan-jo6sz 2 หลายเดือนก่อน

    Dowladan.wey.fashilintay.nooska.habaneyso.hais.casilaan.siiba.madaxweynaha.xasan.booska..habaneeyo.dhinac.walba.waa.fashilmeen

  • @abdimuse6945
    @abdimuse6945 2 หลายเดือนก่อน

    War qaaqlayaa loow wax
    Wax fahma malihidin miyaa
    War dawladu arporo iyo
    Dekaday leedahay
    Oo wax kala soo degi
    Kartaa cid kasta hakeento
    Waa hub balag liisa
    1 arin baa kanool kuwa
    Xalane joga iyo cidiikaleba
    Waa in xasan lagu kiis
    Gareryaa war soomaalidi
    Meeday warninka wadanka
    Hadaan laga badbaadin walee
    Meel fog baa laga doonayaa
    War jabuuti baa hubkan
    Laga keenay kilikuu dhex
    Maray habeenimo
    Rag gaaraa waday wadankana
    Geelaa madax weynr ka ah
    Xasan sir buu ka hayaa
    Ninkana waa maafiyada
    Aduunka ayuu lashaqaystaa

  • @DahaboMahamed-p9x
    @DahaboMahamed-p9x 2 หลายเดือนก่อน

    Waa beenta argeyse hubka waa haystaan shacabka

  • @OsmanHassan-w2s
    @OsmanHassan-w2s 2 หลายเดือนก่อน

    Aduunka sharci baa wax lagu kala gadtaa 1,waa in uu saxiixa madaxweyne ha saxiix2,waa uu saxiixaa reyswasaraha3-wasiirka ganshadhiga4-wasiirka maliyada oo dalka hubka laga soogaday lacagta ushubayo

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 2 หลายเดือนก่อน +1

    Kac Markay Idinkayeerto Idinko Duufle Puntland Kuso Gagaba Looseres 😂 Habar Gidir Walaahi Hawiye Mar Mar Wa Kanaxa Ma Lo Ba

  • @MohamudLacle
    @MohamudLacle 2 หลายเดือนก่อน

    Ma in sheega meeshu ka yimi iyo ciddi la hayd

  • @garada6921
    @garada6921 2 หลายเดือนก่อน

    WAR YAA HUBKAAS WAA KA MUMNOOC DHULKA SOOMALIDA 25 QOF DHAAWAC AH 12 DHIMASHO AH OO DHIIGOODII AAN LAGA HADLIN LABA GAARI OO HUB SHARCI DARO AH YAAN LATAAGEERIN OO WAA IN DALKA LAGA ILAA LIYAA

  • @mahamedabdielmi8741
    @mahamedabdielmi8741 2 หลายเดือนก่อน

    Dowlada dekedo arboor bey leedahay hadii ay dooneyso hub waxeey ka soo degsan laheed degedaha iyo arboorka dad baa watay Hubkaan kuna dhibaateynayo dadka degen galmudug

  • @maxamadaxmed5066
    @maxamadaxmed5066 2 หลายเดือนก่อน

    Ma hoyada ba kasodejisay budlan edeb yolo walayaqan meshu kayimi an idin tosiye wa jabuti

  • @NurSalad-pc1xd
    @NurSalad-pc1xd 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wax ciidan dowlad ah wadanka kama jiraan, ciidan qabiil ayuu xasan sheekh haystaa, hubkaan ugaaska mareexan ayaa controli doono, ciidanka uu soo diray xasan sheekh waa ciidan qabiil, xasan sheekh ciidanka uu soo dhoobay cabudwaaq si deg deg ah uga qaado, xasan sheekh wuxuu aabe ku abuuray wali ma dhicin, xasan sheekh wali lama Gaarin wixii uu fali lahaa

  • @AishaAli-p5v
    @AishaAli-p5v 2 หลายเดือนก่อน

    Meesha labada gari huka ÿaalo haloggu tago

  • @HasanHanad-q2u
    @HasanHanad-q2u 2 หลายเดือนก่อน

    Hubka ganacsato ayaa ku soo geliyay si sharci daro ah, dawlada waxaa laga rabaa in gacansatadaan la soo qabto maxkamad la keeno. Nisa iyo taliyaheeda waa ayagana lala xisaabtamo.
    Hubkaan ujeedadiisu waxay ila tahay inuu ahaa mid xasilooni daro soomaaliya looga abuurayo.

  • @garada6921
    @garada6921 2 หลายเดือนก่อน

    HUBKAAS XAARAAN BUU AHAA E8THOOPIA YAA KA KEENAY DOWLADA DHEXE WAXAA LAGA RABAA INAY SOO QAB QABA TO DADKII HUBKAA LAHAA EE SOO IIBIYEY WAA XAARAAN MAQ DAC AH IN AAN ILAA HADA LAHAYN OO LASOO QA QABAN KIRIMINAALKAAS

  • @HaredDuale
    @HaredDuale 2 หลายเดือนก่อน

    HUBKAAS INTAAS TIRO LE,EG
    QOFNA LACAGTIISA KAMA BIXINAYEE
    WAXAY UDHOWDAHAY HANTIDII UMADA SOOMAALIYEED EE DALKA WAX LOOGU QABANLAHAA IN DAWLADU KU KHAMAAREYSO IYADOO DANO SHAKHSU IYO IN MASIIRKA DALKA LABOOBO LOO ADEEGSANAAYO

  • @MuuseMaxamad.suubaan-jo6sz
    @MuuseMaxamad.suubaan-jo6sz 2 หลายเดือนก่อน

    Dowladu.ma.waxey.abuuri.dagaal.sokeeye.taas.ayaa.soo.fool.leh.xasani.taasi.waa.rabitaankiisa.kuwa.hada.dhaha.ayuusan.wax.kaqaba.isla.mArianna.kuwa.horlev.ayou.abuuraa.hubka.wuxuu.kasoo.dagain.koonfur.galbedo.gedom.jubalan.iup.butlan.wax.lagain.qabankaro.wanyone.dalkii.wuu.fur.furan.yahay.waa.lakela.furtay.xasana.mahaayo.siyaasad.aan.eheenan.inuu.dalkaan.kala.fur.furo.aaway.ciidankii.qaranka.wuu.bur.buray.xalku.waa.inet.dowlsdu.iscasishaa.hal.wado.ayaa.xalkeedu.wanaagsanaan.sadaywaana.amniga

  • @OsmanHassan-w2s
    @OsmanHassan-w2s 2 หลายเดือนก่อน

    Aduunka sharci baa wax lagu kala gadtaa 1,waa in uu saxiixa madaxweyne ha saxiix2,waa uu saxiixaa reyswasaraha3-wasiirka ganshadhiga4-wasiirka maliyada oo dalka hubka laga soogaday lacagta ushubayo