wlh wax laga xumaado waxa uu sameeyay ninkaas. Gabdhaha wan wanag sanoo dhan nin xun aa lugusaliday ilaahow nimankaas xun xun nagaqabo😢 qeer allah ku siiyo shekh xaqiqda kugu jecelnahy
Asc sheekh waxaan rawaa in aan wax kuweydiiyo su asheyda waa nin ayaan guursaday guurki ka hor ninka balan ayaan kala galnay balanki hadu kasobixi waayo ninkaas ma iska fasiqi karaa
wlh wax laga xumaado waxa uu sameeyay ninkaas.
Gabdhaha wan wanag sanoo dhan nin xun aa lugusaliday ilaahow nimankaas xun xun nagaqabo😢
qeer allah ku siiyo shekh xaqiqda kugu jecelnahy
sheeq abuu dalxa waa runtaa illah ha xafidee aduunya iyo aaqiro asaga iyo familykii
Asc sheekh waxaan rawaa in aan wax kuweydiiyo su asheyda waa nin ayaan guursaday guurki ka hor ninka balan ayaan kala galnay balanki hadu kasobixi waayo ninkaas ma iska fasiqi karaa
jizaakumulallaah shekh
telka lagu galo qolkan yaa ii sheegi karo qeyr allah idin siyo
Iza Omar qolka 114 kaas kugal
Shankaroon Cadeey jecliyaa Dadkayga nabarka ka horayo ii sheega mcnto 114 waa codka lkn so 9 nabar ma lahan
naa police uwac yuu kudiline
Sadea Ahmed kkkk safe la bood ayan tahay
Sadea Ahmed lkkkkkkkkkkkk
Alle ka baq ee reerka is ku maslax boolis ha ku boodinee