Sida Aad U Bilaabi Karto Programming: Luqadda Aad Ku Bilaabi Karto!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ก.ย. 2024
  • Services we offer:
    ✓ ilayssolutions...
    Halkaan ka dalbo koorso Cybersecurity
    ✓ sheerxirfad.co...
    Halkaan ka dalbo koorso WordPress
    ✓ sheerxirfad.co...
    Connect
    -----------------
    TikTok: / mobiin8
    www.facebook.c...
    Twitter: / mobiinyt
    Instagram: / mo_biin_
    LinkedIn: / abdihakin-elmi-5ab293205
    #mobiin
    #tech

ความคิดเห็น • 16

  • @maxamedm.yuusuf2040
    @maxamedm.yuusuf2040 2 วันที่ผ่านมา +2

    Ano raba ina bilaabo ayaad muuqalka so dhigtay mahadsanid ustad 💯💥

  • @FadxiyahmedFadxiyaahmed
    @FadxiyahmedFadxiyaahmed 2 วันที่ผ่านมา

    Maasha allaH qof aqoon le

  • @cabdicasisaxmed-xl1ql
    @cabdicasisaxmed-xl1ql 3 วันที่ผ่านมา

    Mo bin course c++

  • @ShakaLemon
    @ShakaLemon 3 วันที่ผ่านมา

    Shugran ustad😊

  • @xaabsade128
    @xaabsade128 3 วันที่ผ่านมา +1

    Cloud computing warbixin maka soo sameyn kartaa adigo mahadsan zxp

  • @MohaIsmail-s3q
    @MohaIsmail-s3q วันที่ผ่านมา

    Ku soco poqor🎉

  • @cabdicasisaxmed-xl1ql
    @cabdicasisaxmed-xl1ql 3 วันที่ผ่านมา

    Ustaad ka malaga heli karaa

  • @Abdirahiim_Cimraan
    @Abdirahiim_Cimraan 2 วันที่ผ่านมา

    Sidoo kale it intaasoo qaybood ayoo uqaybsamaa sida cyper scy programming iyo qaara kale bal Dr wxn ku waydiiyay inta noo dhan qof maa loo ga baa hanyahay inuu barto

  • @FatumaJibril-s1n
    @FatumaJibril-s1n 2 วันที่ผ่านมา

    C++ ayaan wadaa lkn carabi baan kubartaa

  • @Abdirahiim_Cimraan
    @Abdirahiim_Cimraan 2 วันที่ผ่านมา

    Sxp waxaan galayaa it bal walaal adigaa iiga aqoonbadadan it dhibta uuleeyahay iyo faaidada bal muuqaal kasamee

  • @najmaabdi9670
    @najmaabdi9670 2 วันที่ผ่านมา

    Wll qofka ict barta basicka muxuu iska dhisi karaa mida kale jamacaduhu courseyada iskuma xejiyaan siday iskugu xigaan markaa qofku siduu iskugu xejisan karaa isagu ?!
    Mahadsanid.

  • @Codeliber12
    @Codeliber12 2 วันที่ผ่านมา

    C++ waay adagtay waa in oo ka bilaabo simple language sida html iyo css javascript
    Ama dhanka kale python simple language weye python cyber security c++ ??? No job and and it every difficult how to learn it 🎉

    • @FatumaJibril-s1n
      @FatumaJibril-s1n 2 วันที่ผ่านมา

      Adayga ayaan wanaagsan in laga bilaabo si aad kuwan danbe kuugu fududaadan halka hadaad fudayd kabilawdo aadan adayga baran karin

  • @sadamalihussein9582
    @sadamalihussein9582 3 วันที่ผ่านมา

    Waxa ku weydiinaa ustaad waxaa aan waada barashada front end kwrn hadio aan dhameeyo kadib hadii aan ku xijiyo wordpress
    Markaas kadib back end bilaawo
    Talo iga sii
    Mahadsanid ustaad

    • @MoBiinn
      @MoBiinn  2 วันที่ผ่านมา +1

      Sadam waad samayn karta sidaas

    • @sadamalihussein9582
      @sadamalihussein9582 2 วันที่ผ่านมา

      ​@@MoBiinn ok
      Thanks