Walaalkeey jaajuumoow aan idiin sharaxo Isaac qudhiisa waa wiil bagadi Abaasaad ah oo dheekle ah aniga ma ogeen balse ee idinka hada ogaada heesta ma ahayn iska hees labse waxay ahayd hees garabeeshin ah marka u hanbaleyeya oo soo shaweeya walaalkeen hada waxaa la joogaa waqtigii aan is ogaan lahayn ❤️❤️❤️
Asc abti Abuka jaajuumow wn ku salaamay, salaam kadib bulshada soomaaliyeed marka isdhexgashaan waxaa lais weydinaa qof kasta waxa uu ku leeyahay qoladee ku jeedaa marka aad u sheegto awaasaat waxa uu kuleeyahay waligeeyga ma maqlin. Awaasaat waxa u kale baxaa 4 qeyb 1. dheeqle 2. carfaale 3. Reer xassan 4. Reer xaaji. Haddana waxaay u kala baxaan 5 qeyb A. Maamuun dheeqle. B. Maxaad dheeqle ( ware). C. Cusmaan dheeqle. D. Cumar dheeqle. E. Cabdalle dheeqle. Abti dhanka amaanta adiga ayaan kaa sugeynaa 👏👏👏🙏🙏
Bro jajumow wan ku salamay waxa an ka sugena heso midba midka kale ka macan o Bagadi Awasad Dhegle Mamun ku amaneyso insha allah wad ku mahad santahay salan sare From RER ABRONE
Jaajumow waxaan kaa sugnaaba hadaan boqortooyada bagedi nahay hees amaan 4 laf bagedi lagu amaanayo Saad mudolood ugu heestay tolkaaga hal heys cirka marayso boorka ooga soo jaf fanaanka kaliya an heesano begedinimo dhiiga 😊❤
Wlhi waxan ogadey inaa ka dhastey landere begedi Alxm my dhiiga begedi awaasad ❤🎉❤❤❤❤❤
ASC ASXABTA SHARAFTABADAN
HADAA DABKA LAGASOQADAY
QOSOL OO QANAC
FADLAN IDINKOO MAHAD SAN
SUBSCRIBE COMMENT LiKE SHARE
NOODHAHA MAHAD SANIDIIN
WAAN IDIIN JECELAHAY RUNTI SOMALIWEYNEY
Plz heesta maryan uso bdl lacag maheysoto wll wn iska dn yarahy maryan bagadi ahy
@@aishaabdi2844 dhiiga from begedi 💘 😻 💜
Sxbow Qurawaane biladooda aaway
Aboowe qurili iyo abajibil o so qad nh
@@aishaabdi2844❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤⅕❤❤❤❤11111aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa
my dhiiga io dcanka from quraawane
Masha Allaah walaashay Sacdiyo Mohamed amaan waad u qalantaan adiga iyo reerkoo dhan.
Boqortooyadii Begadi ee taariikhda weyneed Bahweyntoodii Abaasaad beesheeda Arfaale baad ka farcanteen badqab iigu waara abid.
Bagedi dad xishmad leh from Gaaljecel
My dhiiga Bagedi ❤️💯✔️🥰✔️
Ayy jah besha bagaad reer walalheey alow xafid bagadi froma abgaal❤❤🌏
M.a eedo mcn Bagadinimo jh tokyga markaan maqlo dhiiga I kaca Aabahy wllshiisa jh allow iidaa iyo dhamaan adeeradeey
Asc illaahey ha KU barakeey beeshaan awaasad waa noogu taaktaaksatay Viva Beelweyta begedi Awaasad
Rer aptiyashey ❤❤❤❤❤❤
Begedi from urawane
Jah marka maqla bagedi an jalboda waliba abasad mahadsanid adeer jajumow heesaha bagedi noso badi yaqay 💃💃❤️❤️
Asc waxaan salaan u hawada u marinayaa dhamaan inta u soo manlayeysay heestaan.gaar ahaan Ilhaan maxamed faarax walaasheey thnk you darling ❤️❤️❤️.
Gul begedi
Ay my dhiiga abaasaad nimo🥰🥰
Jaajumow cade dhiigyga🥰🥰
Abukar jajumow wlle wa ino hagar baxday wlle wanka sugeyna heeso kale oo tolka bis uqadeysid insha Allah🙏🙏🙏🩸
Hsstaan tik top lee ku qaraxday wlle
🩸🩸🩸🩸begedi my dhiiga allow ada iga dheliyay alx awaasad ❤❤
Viva Bagadi
Jaajuumow waad kumahadsantahay noso badi
Xageen kaala soxariira arooskeyga aya so dhawe 😊
Asc iwaran telka ku qoran TH-cam
@@abukarjaajumowofficial7979thanks ina adeer wan kula soxariiri Dona
Walaalkeey jaajuumoow aan idiin sharaxo Isaac qudhiisa waa wiil bagadi Abaasaad ah oo dheekle ah aniga ma ogeen balse ee idinka hada ogaada heesta ma ahayn iska hees labse waxay ahayd hees garabeeshin ah marka u hanbaleyeya oo soo shaweeya walaalkeen hada waxaa la joogaa waqtigii aan is ogaan lahayn ❤️❤️❤️
Wasidaa❤❤❤❤❤❤
@@saynabmusse8568 begedi dhan waa isku mid awasad qurawane awjibil quriile one 💘 💜 💛 💚 🧡 💘 💜 💛 💚 🧡 💘
Wllka ka was waa hore xa isku ogaan weydiin wllkaada
Iska sax somaliga
Ay jaajumow ila dheglaaba islanehe🥰
Awaasad jahjah❤🩸🩸🩸🩸
Saas waye waan jeclahey cidaas bagadi
Dumashiiyaal wan idin wata 🥰❤️👑❤️🙏
Asc abti Abuka jaajuumow wn ku salaamay, salaam kadib bulshada soomaaliyeed marka isdhexgashaan waxaa lais weydinaa qof kasta waxa uu ku leeyahay qoladee ku jeedaa marka aad u sheegto awaasaat waxa uu kuleeyahay waligeeyga ma maqlin.
Awaasaat waxa u kale baxaa 4 qeyb
1. dheeqle 2. carfaale 3. Reer xassan 4. Reer xaaji.
Haddana waxaay u kala baxaan 5 qeyb
A. Maamuun dheeqle. B. Maxaad dheeqle ( ware).
C. Cusmaan dheeqle. D. Cumar dheeqle.
E. Cabdalle dheeqle.
Abti dhanka amaanta adiga ayaan kaa sugeynaa 👏👏👏🙏🙏
❤❤❤❤❤Boqorka ha idin garab galo walaladey bagadi ❤❤❤❤
Quraawane Bilad aan u wadaa Jah dhiiga
Rer abtiyashey mcn
Ay dhiiga awasatnimo tolke layga beeray❤️🥰hees iyo bar❤️🥰💕💖THANKS fanankayna 💖❤️
Dadkeygii abti jaajuumow isoo amaan ani 😢😫😫😅
M.a my dhiiga is muujiya wll
Bagadi from Abaajibil❤❤💯
My dhiga reer abtiyshey ❤
Dhiiga big love to all begedi people love you all
Woooooow Amaan waa loo dhameeyay sacdiyo.👍🔥🌹♥️♥️🌹
Masha allh viva begedi
Yaasalaam yaasalaam jaajuumow Anaigana Iisoo qaad amaan plz
Amaan Aan kaa sugaa aawkoow
Masha allah my dhiiga saas Waye ❤️👍
روووووووووعه الاغنيه 🤗
Boqortooy begedi
Asc waa sacdiyo maxamed cabdi dadkeeyga bagadi waxaan idiileeyahay waa idinkaasaa heestii bagadi waxaan galonet waqti aad Iyo aad u baaxadwayn ku farxa idiinkoo dhan mar hadaad idinka faraxsantihiin ana waa faraxsanahay❤️❤️❤️❤️
Bro jajumow wan ku salamay waxa an ka sugena heso midba midka kale ka macan o Bagadi Awasad Dhegle Mamun ku amaneyso insha allah wad ku mahad santahay salan sare From RER ABRONE
Dheegle my momy aha dee ❤🩸
❤❤❤❤❤
Rer abrone abasad cankoda ❤️❤️❤️💃
dhiiga begedi from awaasad🩸💉🥰❤
Saaas waaaye 🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Jaajumow waxaan kaa sugnaaba hadaan boqortooyada bagedi nahay hees amaan 4 laf bagedi lagu amaanayo
Saad mudolood ugu heestay tolkaaga hal heys cirka marayso boorka ooga soo jaf fanaanka kaliya an heesano begedinimo dhiiga 😊❤
Jareeroow mxa dhihi rabtaa bagadi ayaan ahay camala dhila ku dhashe hana sheegan
@@ilyaasak9758hhh😂 Hana shegan dheh jareerka
Masha allaha dadkeega
Jaajumow ayey dhehen qosol ayuu igu dilaaa ninkan
Maaywane laf kalishee wal amaaney uni 4baan anaa 🤣🤣🤣
Bagadi abazaad abtiyashey❤️🥰😍💯🙏
My dhiiga boqortooyo ❤❤❤
Abaasadnimo 🩸❤️
نايس الاغنيه
Noolaaw walaalkey jaajumow maqsuud aa kaa nahay
my dhiiga
heesta hamaada aaway hee midaas ayaa dhiman soo galin adeer oo begadi ah
ما شاء الله تبارك الله
Abtirkeen ku suntan, Isir Dhaladka Reer Awow Mayow ee hida sidaha, sinjiga, faraca Maayland.
Allow iddin Dhowr oo iddin Barakeey. Mahadsanid, Boqor @Abukar Jaajumow.
❤️❤️❤️
My dhiiga jah whi
Masha'ALLAH, manugu caayi jireen amaan may kawadeen ma ogi, waxaan maqli jirey. "Awaazaadkii afka dhuubanaayi asir algaarne baa iridiis oodadee" fulaynimo may noo qarinaayeen?!
Istaqfurllah 😃🤣🤣
Anagana waxa dhihi jirnay quriile iyo qonley sagaro qatal may qool maka surtowdo🤣🤣🤣
Way no qariyen wlhi abasad hada nahay 😁😁
Bagadi abajabel ❤❤❤
Abaajibil ❤❤💯
SaaS wAye
Legend wakuwata
Maashallh
Jaajuumow 🖐
my blood is bagadi
Thanks alot jajumow Viva rer abtiyashey
Msh allaah
Uraabane kasugayna
Wwww🥰🥰🥰🥰🥰
Xees iyo bar
❤❤❤❤❤
M,a
👏💋💋👏💋
🥰🥰🥰🥰
😊