Apps aqoontayda kor u dallacay 2024 | From Zero to Hero: Best Self-Study Apps P1

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 98

  • @Mr.MoSaeed
    @Mr.MoSaeed  หลายเดือนก่อน +33

    LIKE THE VIDEO, AND SUBSCRIBE BROTHERS AND SISTERS

    • @TusiyePodcast
      @TusiyePodcast หลายเดือนก่อน +1

      Keep going awoow

    • @user-zi5iq3km2t
      @user-zi5iq3km2t หลายเดือนก่อน

      Zxp video editing ahy ee maku editgareya

  • @maxamedaadanmaxamed-h5c
    @maxamedaadanmaxamed-h5c หลายเดือนก่อน +18

    Saaxiib Adigoo mahada san
    Kudadaal
    AFsoomaali saafi Ah.

  • @jibriilofficial9705
    @jibriilofficial9705 วันที่ผ่านมา +1

    Guulayso Wllkie ❤🎉

  • @AyubJama-d3k
    @AyubJama-d3k 8 วันที่ผ่านมา

    Horay u soco nin yar baa tahay balse wadadii saxda ahayd ayaa haysaa 🎉

  • @Mr.MoSaeed
    @Mr.MoSaeed  หลายเดือนก่อน +12

    📲📱 WhatsApp lambarkan la xidhiidh haddii aad rabto inaad Academy-da ku biirto wa.me/252634346453

    • @asiya140
      @asiya140 หลายเดือนก่อน

      ma ishaqeenayo wllo

    • @MuxiyadinAbshir
      @MuxiyadinAbshir หลายเดือนก่อน

      Wuu shaaqaaynayaa naa😅

    • @MucaadDaahir-ru3dw
      @MucaadDaahir-ru3dw 19 วันที่ผ่านมา

      Adiga numberkaaga ma heli karaa zxp pls😢

  • @Ciideyste
    @Ciideyste หลายเดือนก่อน +20

    Hy I like this guy his English 😂😂😂😂

    • @Zaacidpanda
      @Zaacidpanda หลายเดือนก่อน +1

      Courage him 😢😊

    • @kifuuzhmohha6358
      @kifuuzhmohha6358 หลายเดือนก่อน

      Me too 😂

    • @aqoonyahanclfataax
      @aqoonyahanclfataax หลายเดือนก่อน

      ​@@kifuuzhmohha6358 yes I'm here😊😂

  • @Anasxaaji-z3v
    @Anasxaaji-z3v หลายเดือนก่อน +8

    Masha allah waad mahadsantahay zxp lkn midbaa kugu darsanaa adoo mahadsan.
    Zxbow labada luqadood aad kuwada hadkayso kala daa mid kuhadal waayoo dadka luqada somaliga kuhadlo marka english kuhadasho way yara dhibsanayaan.
    Halka dadka luqada englishka fahmo iyagana ay dhibsanayaan somaliga aad kusoo dhaxturayso.
    Marka zxb dadka kugu xiran 100% waa somali marka luqadooda wax ugu soo gudbi mahadsanid pro💯👍

  • @xuseencumar85444
    @xuseencumar85444 หลายเดือนก่อน +2

    Go Forward

  • @Qayir_Media
    @Qayir_Media หลายเดือนก่อน +5

    Inaad english taqaano cadayn uma aha inaad wax badan taqaano markaa luqadaada awooda saar ina wax ku so gudbiso madaama ad somali wax uso gudbinaysid,
    Hore usoco pro❤

  • @najibhussein4524
    @najibhussein4524 หลายเดือนก่อน +2

    mahadsanid sxp skillshare ayaad hilmaamtey aadna raqiis u ah

  • @user-jg8bx4kg1w
    @user-jg8bx4kg1w 7 วันที่ผ่านมา

    Never give up bro ❤😊

  • @JilleyAliIbrahim
    @JilleyAliIbrahim หลายเดือนก่อน

    Thanks for your helping us without financial issues teacher be happy where ever you are.

  • @FreeP4l3stine
    @FreeP4l3stine หลายเดือนก่อน +3

    Don't let somalis discourage you from speaking English and know that practice makes perfect brother.

  • @aziza-j8p
    @aziza-j8p หลายเดือนก่อน

    Masha allah, keep it up. Wll❤

  • @xuseencumar85444
    @xuseencumar85444 หลายเดือนก่อน +2

    Thanks bro, laakin muuqaalada waad la raagtaa, any way go forward.

  • @user-te4wj3pc2q
    @user-te4wj3pc2q หลายเดือนก่อน +3

    Waxaad tahay wiil dhalinyar ah lkn caqli badan hore usoco wax badan ayaan ka faaidanay mustaqbal wanaagsan iyo horumar balaadhab ayaan Allah kaga rajynaya nasiib wanaagsan xogta aad noso gudbisayna ku mahadsanid wll dadka ku niyad jabinaya ha dhagaysan ee hore ugu soco english iyo somaaliba ku hadal i.A

  • @nimcocabdilahi5435
    @nimcocabdilahi5435 หลายเดือนก่อน

    Masha allah hore u soco wllo maanta videogaaga wanan ku farxay in aan ku so biiro

  • @user-ks4bq1hx3i
    @user-ks4bq1hx3i หลายเดือนก่อน +1

    keep going zaaxiib ❤❤

  • @roodoahmed9271
    @roodoahmed9271 หลายเดือนก่อน +1

    Keep going

  • @BadraHappy
    @BadraHappy 12 วันที่ผ่านมา

    Good keep going ❤🎉

  • @Leylaaaw200
    @Leylaaaw200 หลายเดือนก่อน

    Hore u soco habo hal talo introduction ka video ga gaabi always o topic dhakhso u gal si dhagaystayalshu uso jiidto videoga habo. Best of luck.

  • @FarhiaMohamuuth
    @FarhiaMohamuuth หลายเดือนก่อน +8

    Thanks ❤

    • @Mr.MoSaeed
      @Mr.MoSaeed  หลายเดือนก่อน

      You're welcome 😊

  • @fosiyamukhtar9222
    @fosiyamukhtar9222 หลายเดือนก่อน +2

    keep going pro❤❤❤❤❤❤❤😊

  • @Muslim_media571
    @Muslim_media571 29 วันที่ผ่านมา

    mnzh Allah hore usoco wll

  • @user-qy3ue3xd4v
    @user-qy3ue3xd4v หลายเดือนก่อน

    Mansha ALLAH pro dadalka halka ka wad

  • @user-or1id3or6z
    @user-or1id3or6z หลายเดือนก่อน +1

    Keep going my brother❤

  • @Hanish139
    @Hanish139 หลายเดือนก่อน

    M.a bro keep going❤

  • @Abdiqanisaleban-v7l
    @Abdiqanisaleban-v7l หลายเดือนก่อน

    Thank you for everything you 🙏 🙌

  • @kamaalcabdinaasir8090
    @kamaalcabdinaasir8090 หลายเดือนก่อน

    Hore u socoh sxb 🫵🙏

  • @ridwanmaxamuud7274
    @ridwanmaxamuud7274 หลายเดือนก่อน

    Marka hore wxn ku leeyhy hore u soco , intaa kadib wxn kugu la talin lahaa in aad labada luuqadood kla daysid oo mid sifiican ugu hadashid oo aad kla daysid lbada

  • @user-uz7jb3of2j
    @user-uz7jb3of2j หลายเดือนก่อน

    Keep giong 🎉 good job pro

  • @sagalonline
    @sagalonline หลายเดือนก่อน

    Keep moving forward 👍👏

  • @RadjabuNiyonkuru-bf9bq
    @RadjabuNiyonkuru-bf9bq 22 วันที่ผ่านมา

    Very interesting

  • @Farxiyaquen-hf8tj
    @Farxiyaquen-hf8tj หลายเดือนก่อน

    Tnkz proh keap going❤

  • @NajaxNajuu34
    @NajaxNajuu34 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks❤

  • @ZAAMFABLESFEELINGS
    @ZAAMFABLESFEELINGS หลายเดือนก่อน +1

    Keep going bro wiil yar oo dadaal iyo horumar kamuqdo aya tahay masha Allah guleso🥰please ane iso booqda youtube keyga new waye😍thank you

    • @Mr.MoSaeed
      @Mr.MoSaeed  หลายเดือนก่อน +2

      Hala soo booqdo 🤍

    • @ZAAMFABLESFEELINGS
      @ZAAMFABLESFEELINGS หลายเดือนก่อน

      @@Mr.MoSaeed guleyso walalkey qaali🥰

  • @sihaamsiciid2471
    @sihaamsiciid2471 หลายเดือนก่อน

    M.a thanks alot wllo

  • @5kediter_14
    @5kediter_14 หลายเดือนก่อน +1

    Wlh qof walbo Oo xirfad leh TH-cam in u furtoo wanku diriin lahaaa wayo anigaa manta TH-cam sanad kan daxdisa ayan furtay anigoo qof kamaseray lkn content creater maihii xirfadne malihi lkn 2 TH-cam ayan leyahay Alx warkeyga waxa waye waligaa ha is dibiin waxa isledahay wa samenkarta iskuday❤

  • @abdiazizyare6741
    @abdiazizyare6741 หลายเดือนก่อน

    hore u soco wiilow ❤🎉 waan kugu soo biirnay♡♡

  • @Abdulaahiabdirashiid-nx4ws
    @Abdulaahiabdirashiid-nx4ws หลายเดือนก่อน

    Horey usoco zxp

  • @HaboonMohamuud-o7g
    @HaboonMohamuud-o7g หลายเดือนก่อน

    Keep going for your effort❤

  • @HarishAbdishakur
    @HarishAbdishakur หลายเดือนก่อน

    M.a thanks bro I like how talk, keep going bro

  • @muqdishoiyomaanta5495
    @muqdishoiyomaanta5495 หลายเดือนก่อน

    Hormar wacan 😊

  • @bilaalibraahim-dr9jb
    @bilaalibraahim-dr9jb หลายเดือนก่อน

    😮wow keep going bro

  • @Haawaali566
    @Haawaali566 หลายเดือนก่อน +1

    Hore usoco❤

  • @HabaneAhmed2024
    @HabaneAhmed2024 หลายเดือนก่อน

    Zxp xagee joogtaaaa

  • @AbuubakarAli-em3gs
    @AbuubakarAli-em3gs หลายเดือนก่อน +2

    War horta keep going lipah lkn dee mid aan kugu darsadee dadka kudwanaya waa somali adna somali baa tahay markaa luuqadooda iyo taadaba isku day inaaad taxgaliso❤

  • @EnglishFocus-k8b
    @EnglishFocus-k8b 29 วันที่ผ่านมา +1

    So waa maxay adeer afsomali ku hadal englishku aqoon maahe waa luqad😂

  • @user-ss7ct1dj1v
    @user-ss7ct1dj1v หลายเดือนก่อน

    Thank you so much❤

  • @mohsen6878
    @mohsen6878 หลายเดือนก่อน

    Alhamdulillah, ina afsomali u badashy 😂

  • @abdirahmanbarre3905
    @abdirahmanbarre3905 หลายเดือนก่อน

    You deserve like bro

  • @abdifatahofficial4931
    @abdifatahofficial4931 หลายเดือนก่อน

    Thanks pro

  • @abdishakurnuux5374
    @abdishakurnuux5374 หลายเดือนก่อน

    Hore usoco wll

  • @ayuushiftin6416
    @ayuushiftin6416 หลายเดือนก่อน +1

    Dadka leh haku hadlin English inaad baranwayday wiilka yar u hanbalyee uun

  • @JaamacAhmed-m3p
    @JaamacAhmed-m3p หลายเดือนก่อน

    Thanks

  • @shaaficidaahirmaxamuud8270
    @shaaficidaahirmaxamuud8270 23 วันที่ผ่านมา

    Hore u zoco zxp

  • @abdihakinyousuf8578
    @abdihakinyousuf8578 29 วันที่ผ่านมา

    Soo diyaar lph best app wax aad ku edit gareenkartid

  • @Qasaye12-p9p
    @Qasaye12-p9p หลายเดือนก่อน

    Thanks

  • @hothanmukhtaar3395
    @hothanmukhtaar3395 หลายเดือนก่อน +1

    Hoeta in english lagu hadlo ma ilbaxnimaa tolow yaabaye

  • @abdikafialiissack5669
    @abdikafialiissack5669 21 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤

  • @abdirahmanaddow3040
    @abdirahmanaddow3040 11 วันที่ผ่านมา

    Hadii in wax laga faidesto aad rabto dadka wax ushegeyso qiimo sii oo luuqadoda kula hadal agah.

  • @abdikafialiissack5669
    @abdikafialiissack5669 21 วันที่ผ่านมา

    Bro intee kaala soo xiriiri karaa

  • @FiazaMohamed-n3f
    @FiazaMohamed-n3f 6 วันที่ผ่านมา

    🎧

  • @NasriYusuf-e8p
    @NasriYusuf-e8p 18 วันที่ผ่านมา

    Camera miyaad wax kuduubta mise iphone wll

  • @manleeofficial4842
    @manleeofficial4842 22 วันที่ผ่านมา

    Br iskasax pronouncinga plz

  • @SaidHeerQaran
    @SaidHeerQaran หลายเดือนก่อน

    Suaal yaa somalida ku yidhi hadanada ingiliish ku hadalin qofka wax ma yaqan
    Bal yarkan u fiirsaada somaligiisa iyo ingirisidisa xata wa waxa ku dhow 50%

  • @shaqalleh
    @shaqalleh หลายเดือนก่อน +1

    Dadkan aad wax u soo gudbinaayso British maahe luuqadooda kula hadal zxp

  • @NimcoMohamuud-p6x
    @NimcoMohamuud-p6x 7 วันที่ผ่านมา

    How to learn english 😢

  • @MohamedAbirahmanAli
    @MohamedAbirahmanAli หลายเดือนก่อน

    ladies and gentleman, that man is me LOL.

  • @user-zn7cx5gj4u
    @user-zn7cx5gj4u หลายเดือนก่อน

    Sidee loo isticmala appka

  • @MrShaacir
    @MrShaacir หลายเดือนก่อน

    App-ka soomaaliga ku baxa baa illowday Hurbad App

  • @user-jg8bx4kg1w
    @user-jg8bx4kg1w 7 วันที่ผ่านมา

    App yasha lacag miya mise free

  • @cadceed-wt5
    @cadceed-wt5 หลายเดือนก่อน

    Kuwa freega ah ina nala wadagto fcned

  • @Jiqda
    @Jiqda หลายเดือนก่อน

    Side english kubarta shp

    • @AnisaCali-j7m
      @AnisaCali-j7m 29 วันที่ผ่านมา

      Kalay aan isla baranee

  • @AbokorMaxamed-if7uk
    @AbokorMaxamed-if7uk หลายเดือนก่อน

    English ka yaree zxp markaad wax no sharaxaysid

    • @Mr.MoSaeed
      @Mr.MoSaeed  หลายเดือนก่อน

      Hye walaal

  • @maahirelhadadi
    @maahirelhadadi หลายเดือนก่อน +2

    English ha isku dhibin

  • @user-bb9uo7ml3x
    @user-bb9uo7ml3x หลายเดือนก่อน

    So😂😂😂

  • @user-dv1tg2lr9x
    @user-dv1tg2lr9x 9 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @hamzeabubakr8378
    @hamzeabubakr8378 หลายเดือนก่อน

    Proud of you man 🫡😎
    100% confident

  • @Abdikariinaadan
    @Abdikariinaadan หลายเดือนก่อน

    Thanks