Zxp dirisle beryahan aad ayaan ku waraa sababtoo ah shakhsi soomali ah oo dhaqankii soomaaliga ku dhagan dadkana sidan oo kale wax ugu sheegaya imaka lagama helo social media hore usoco zxp wadadan aad ku socotana haka leexan Legend dirisle
waalidku mar kasta qaladka ma lagan dadka baraha bulshada isticmaala ma ahan ciyaal mana ahan dad hada la canaana karo ama la kaantirooli karo waa dad 25 jir ilaa 30 mana joogaan xili la kaantiroolo ee qofku waa ina uu is xisaabiyaa
Dirisle ma xuma in aad dadka qaar isa saxa dhahdo oo aad waaniso lkn fadlan si dadba wax ugu sheeg hadii kale waano ma noqoneeysee ceebeyn ayey noqonee shaqsi shaqsi ha u magacaabin qof walbe allaha ayaa xisaabinaayo lkn allaha soo hanuuniyo
Waraa doqon maa tahay gabadha dumashidaa ah Ka leexo teeda kale soo barbar dhigin naag ayadaba bilaa dhaqan ah luzina wax xun ma samayso waana naagta ugu saamaynta badan media

Ha hada intu weynadey mar hore md aragtid hhhhh
1 Qodobka 100
2 falaqaynta 100
3 fikirka 100
4 maskaxda 100
Full respect pro
Masha Allah
Derisle TH-camrs somalia midka aan ugu jeclahy
Dirisle sxb barnajid fican aya kentay Good 👍
Goat you tube Dirisle abdi legendary
Dirslow somali maryoley ha isku xiijin kuma fahmayaane 😂😂😂😂😂
Congratulations 500k in sha aalaha
stage kaas wlh hada anigaa kujiro maskaxdeyda naaglee kafikirtaa 🤣
Soon ka badi
@@marioPolotele ok
Best youtuber
Dirsiile wuu ka horeeyaa
Yutubarada Walahi 😂😂
تحيا فلسطين 🇵🇸
Aduunyo gadon waye wllo ❤
Aaaaarrrr ninku ledend sanaaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ c/risaaq cabdi maygaag❤❤❤❤❤❤ from jig jiga
Legendoon Chanelkaagiii Wayna maxaa ku dhacay iga daba geeya team Dirsle
Legend of Legend Dirisle❤
War dirislow sxp youtubeka hal video so gelli
Waad mahadsantahy si fcn baad wax ugu sheegtay ❤
Isku dheela tir habeen gabadh habeena wiil NEXT KING OJALIA
waalidku mar kasta qaladka ma lagan dadka baraha bulshada isticmaala ma ahan ciyaal mana ahan dad hada la canaana karo ama la kaantirooli karo waa dad 25 jir ilaa 30 mana joogaan xili la kaantiroolo ee qofku waa ina uu is xisaabiyaa
Waa sax sunlight xumaanta
Kusali nabigena scw ❤
❤❤❤❤❤❤ maasha Allah abowe
I agree ❤❤❤
Sxb adi isku sodar 😂😂😂
WAR DRISLE SXB hool fcn baa hessaa, dadkaan waa in runta loosheegaa oo ladhaho, waxaan aad waddaan normal mahan.
m.a dirislow soobadi Waa barnaamij kuwaana qaadasho mudan anaga na wax weyn noo ah couse waa ogaahynaa waxa anaga nahay
Keep going broo
Dirisle ma xuma in aad dadka qaar isa saxa dhahdo oo aad waaniso lkn fadlan si dadba wax ugu sheeg hadii kale waano ma noqoneeysee ceebeyn ayey noqonee shaqsi shaqsi ha u magacaabin qof walbe allaha ayaa xisaabinaayo lkn allaha soo hanuuniyo
Dirisle ❤👏
Exactly bro tha is true. 100%
Derisle war lee kaa soo haray ayaantaan see wax u jiraan bro 😢
Warkaan macnuu leeyahay
@@Caliya7 usheeg muhiimadaba uma jedi yap 😮😮
Nin nin nin ma jirta miyaa sxbw?😅😅😅😅
Music 🎵 videoga ka dhex baxaya raba isheega
Qofkii ugu horeeye oo like saaraya 😮😮
Masha Allah well done
is astur wllo aduunyada lagu waraayi maaye
Saxb aniga kamid ah ????
Mobileka hada 10jir baa Loogu
Iibiya walhi.
Dirizel legend
Aad iyo aadbaan kuu zalamayaa dirislow sxb
Iderisle sxb 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Brother dadka social media badaly ee ka midty beela maviya kaso wrn balu😂
Dirisle cabdi wakanaaa sxip 2018dii ilaa io hada ku daawadaaa sxip🫡
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 naag hooyo naag
Sxb Barnamijkan Aad ayan kugu bogadinaya inaad sii wado
Wan ku taagersanahaye
Aniga dadka melaha dheer ka fikiro
Wan tageera
First one ilke
Dirisle 😂
Maxa naga galay hee waxa ku haayo sxp🐰
Umada islamka mrky dawadaan nagaha somalida ee tiktok wxy u heystan dad xun wey na ceebeyeen kuwan dadku wxy dhahaan naagahiina mxa ka khaldan
waw tala ficana sisay lusina lkn 18 tasi kama weyna waa iska 17 18 jir
Dirisle adiguna wad ku jirtaa abti cadi iska dhig
nxt Happy
Viva 1🎉😂
Adigu 6 bilod maa sojogtid beerti
dirislow barnaamijkan waa fican yahay lkn wax yar ka badal si uu unoqdo mid dad badan daawadan
moxow ka bedelaa hee adi wixi laga bedelay soo qor
Waxii adiga kugu dhacay baad nooga sheekaynaysaa sxb caadi usoo wada baxdee😢
Stage-naag naag....nin youtubkiisa daawado oo King Alpha ladho dhibxun ku haysaa. Gabadha caanka ah Koko ladhaho ayuu jecel yahay lkn uma sheegan karo. Intaas wuu amaanaya, wuu raadiya lakn xayndaabka sxb oo uukusoo galay ayuu iska saari waayey,iyana waa gabaroo way xishoon.
𝑫𝒆𝒓𝒊𝒔𝒍𝒆 𝒘𝒂𝒂𝒏 𝒌𝒖𝒘𝒂𝒕𝒂𝒂❤❤❤
Barnaamijka ajir ayaad ka helaysaa
Luuzina is not esy😂
Waxaso hadala iska dhaaf waxad ujeda iney reer badiye thy wa runta Wankula qaba taas
Wara dharisleh doqon 😂😂
Dumaashidaa maaden ka xishoonin oromow 😂😂
Wara sida nagahaa ah u shegeny 😂😂
Naag naag naag naag😂😂😂😂
Waraa doqon maa tahay gabadha dumashidaa ah Ka leexo teeda kale soo barbar dhigin naag ayadaba bilaa dhaqan ah luzina wax xun ma samayso waana naagta ugu saamaynta badan media