Masha allah guuleysta walaalaheey Ilaaheey ha idin xafido Hadii aan nahay somali Muslim waa inaan taageerno qadiyada falistiin sababtoo ah waa qadiyad islam waxaa ku yaala masaajidkii qudus oo ah meeshii loo dheelmiyey nabigeena csw
HAS ANYONE ELSE SEEN IT BEFORE AND OTHER VEHICLES ARE NOT A GOOD PLACE FOR THE REST TO BE A PART IN A LONG RANGE OF TIME WHEN YOU GOT THE JOB AND THE CAR AND CAR AND CAR WILL NOT 🇺🇲🇺🇲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇦🇪❤❤❤❤
Walaalaha hablaha soomaaliyeed horta waad waad fiican tihiin laakin qaabka aad u falaqaynaysaan markaad eegto waxaa la moodaa in aad ilaa xad aydaan fahmin ujeeda heesta laakin waa midii idiinku horeysay waxaa fiican inta aydaan soo gudbin idinku iska fahma shayga aad falaqaynaysaan waa iga talo walaal nimo ee si kale ha u arkina
Huuno iga raali ahada wakhti badan ayaan idin daawaday likena idinma siin sorry😁😁 so mncha allah waan jeclahay heestan viva qudus.... insha allah allow isii walad xoreeya qudus😁😁😁😁
Aad bad u mahadsan tihiin gabdho somaaliyeed hadad videogan aad u so qadaten inad faalaysan laba arimod waa iga talo 1= qosolka ban joojiya 2= waxa ad fahmin sida loo duubay iyo ujeedooyinka isku daya inad fahamtaan Markan taas halka kaga tago hore u socda
M.a gabadho soomaaliyeed oo asturan Allaha idin sharfo 🇸🇴👑❤
Amiin wll
Mahadsanid aboowe
@@somalisistersofficial waan isku leenahy queens 👑❤
بالروح بدم نفديك
انا دمي فلسطين والصومال❤🇸🇴❤🇵🇸
MASLAX LONG LIVE WE FEEL TO SEE JURISALAM. WE WAKE UP EARLY AND WE DIDN'T SLEEP AGAIN. .!!!!!!!!! ..
I love our falastinia brothers and sisters ♥️🇸🇴✌️🇵🇸♥️♥️
waan idiin saaray gambaleelka.
Masha Allah falastiin iinsha allah mar wan furan doona dhamaan muslimiinta
Mnshalh walaaladay we love you I Supiscreped know ❤❤❤❤❤❤❤❤
Biruux bidam nafdiika yaa Qasa❣️
MAASHAA ALLAH HOOYO GABDHAHA UGU FIICAN TH-cam BAATIHIIN GUUULEEYSTA MAASHAA ALLAH
Masha alH WalHo Wan QoslayLYPa Hore socda HabLHa fovn thin masha alH
Calanka somaliya waa muhiim laakiin hada falasriiniyiin buu u sheesayaa dhabadha dhexe waa fariid jecel calankeeda waa ku salaamay somali ha noolaato
Somali sisters official:-
Guuleysta gabdhaheena Bravo.
Golden girls of Somaalia Masha'Allah 🇸🇴🇸🇴💙🇵🇸🇵🇸❤️🇹🇷🇹🇷💙🇵🇰🇵🇰❤️🇾🇪🇾🇪❤️🇲🇨🇲🇨💙🇦🇿🇦🇿❤️🇲🇻🇮🇷🇸🇾🇩🇯🇹🇿👍🏽🇶🇦🇮🇪🇮🇪✌🏾✌🏾👍🏽
Woow masha Allah so cute little stars
Asxaabta maxaa idin ku dhacay like dhac ku siya
Masha allah guuleysta walaalaheey
Ilaaheey ha idin xafido
Hadii aan nahay somali Muslim waa inaan taageerno qadiyada falistiin sababtoo ah waa qadiyad islam waxaa ku yaala masaajidkii qudus oo ah meeshii loo dheelmiyey nabigeena csw
Masha allah
Heesta iyo idnkab waan idinka helay ee halkaa kawada
Mashallah. Gabdho qurux badan oo asturan
Mahadsanid wll
MAASHAA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
Msha Allah gabdho ila dhashay love nigu ahay😍
Mahadsanid aboowe
Wooow fitst reaction
Waad walan tahay waloo somaligaa kugu adag
Wll Hada qaldamo waa inaad i Saxdid somahan ee inaa aflagado meesha la imaado mahan
Keep going sesters🥰😇
M.a
waxaa laga wadaa turki oo kaliya ayaa maanta u taagan oo qaadeysa qadiyada plastine maslaxna u wataa calanka turki meydkana u sidaa turki iyo muslimiinta oo dhan cadawgooda allaha baabiiyo
Horey u usocda my dear sister
Waa mahadsantahay wll
Waar komen jullie uit somalie
The power of security somaliland my dhiigeygiiH❤
Masha Allah hees macno weyn leh 💜💙💚💛🧡❤
Reaction yaal badan sameeya sharma boy kusoo sameeya 🙌
Ilmaha Laleynaayo
Miyaa
Waa macquul
Keep going
❤️❤️❤️
Hablow wariyeyaal mahidin eeshacabaatihiin
Welcome
Maan sha AllaaaH gabdhaha liketa shareta ku ku qabta ganbaleelkana utaag ta
HAS ANYONE ELSE SEEN IT BEFORE AND OTHER VEHICLES ARE NOT A GOOD PLACE FOR THE REST TO BE A PART IN A LONG RANGE OF TIME WHEN YOU GOT THE JOB AND THE CAR AND CAR AND CAR WILL NOT 🇺🇲🇺🇲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇦🇪❤❤❤❤
Walaalaha hablaha soomaaliyeed horta waad waad fiican tihiin laakin qaabka aad u falaqaynaysaan markaad eegto waxaa la moodaa in aad ilaa xad aydaan fahmin ujeeda heesta laakin waa midii idiinku horeysay waxaa fiican inta aydaan soo gudbin idinku iska fahma shayga aad falaqaynaysaan waa iga talo walaal nimo ee si kale ha u arkina
Wad mahadsanthay wllo Lkn anaga rayigeena lee ka hadalnay tan kale ujeedka heesta wan fahansanahy hadii kale Maso qadaneen thanks
Waa nigu heesta
MashaAllah golden girls🇸🇴🇹🇷🇵🇰🇧🇭🇵🇸🇱🇧🇯🇴🇲🇦🤔🇧🇭🇱🇾🤲☝️☝️👍👍
Maashaa allaha allaha xifdiyo
Amiin
Ik ook phalastein manzan
Maahan meed waa cunug yar soobarbaaraya
Asc somaliga aad ku hadlaysan waa liitaa xageed ku nooshahiin xageed ku dhalateen
Ma socon wayay sisterskan😂
2ears😂
MAASHAA ALLAH 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕
Huuno iga raali ahada wakhti badan ayaan idin daawaday likena idinma siin sorry😁😁 so mncha allah waan jeclahay heestan viva qudus.... insha allah allow isii walad xoreeya qudus😁😁😁😁
Horaa loo yidhi somalidu dinta ma haystaane gaadhbay ka hayaan😄
Garoob ma idin kujira
Wadamo African ah wuu sheegay, Senagal, Ganbia Murutania etc
Wll ilahay darti subscribe igu saar
War hesta wa fariin socota ee maxad kawadan ciyarciyarta
♥️❤️🧡❤️♥️
❤️❤️❤️❤️❤️
Adiga ok wadankaa joga gawada wey qumantahaay calanka wuxuu uxiran waye awadoo adunkaa ugu xogbadaa was tagi somali nah
Wat jullie zagen
🥰🥰🥰🥰♥️♥️♥️
Gabar aan idin ka guur sado iguso qabta
Heesaha falastiin lagu difaacayo hala badiyo wad mhdsnitin
Nederlandse somalische miya tihin mijn vraag hhhhh
16 waye dawadamahaa
Ghieeni but Soo aaday oo Africa aj
Somaliland ayaa xabsi dhigaysa haddu calanka somalia xidho.
Calamada muslimintaa waa wadaa faalaysayn runaahntii anrinwanagsanbaa samayseen balse cunsiriyadbaa idnkabuuxda calanka somaliland midaan caraababin calanka tawxidkaleh taasina maqurixbadana
Ik het zaudi arapische
Aad bad u mahadsan tihiin gabdho somaaliyeed hadad videogan aad u so qadaten inad faalaysan laba arimod waa iga talo 1= qosolka ban joojiya 2= waxa ad fahmin sida loo duubay iyo ujeedooyinka isku daya inad fahamtaan
Markan taas halka kaga tago hore u socda
Qofta dhexe ayaa ku hysta
Kalama dhacaan gabdhahan allaha xafido
🇺🇲🇺🇲🇺🇲😍😍😍😍😍
Muxuu calanka somalia u xidhaynaa Somaliland buu joogaaye
WAA SAX CALAN SOOMAALIYA MAWATO BUT S/LAND Sorry
Maslax qiimaba umahaayo
Soomaliya Iya Dawladda soomaliya,
Lkn asagu wuxuu iskudhiibay
Turkiya,
Wuuna isdusayaa
Walalkeen Ordigaan
Silooqaado,
Oo turkiya lageeya
M.a gabdho
Mansha allah