Masha allah gabadhan wey cod ficantahy wana bogadinaya mida kle waxan leyahy isku day ina hessto codkaga nabarto adoon qalidin iska dhigin fanan kale codkiisa thanks bahda Abdi askaritube Fg. Allah yaraxma mama sahra fananadeyda mufadalka aheyd alla u naxaristo amin🤲🤲
Ayaan wadani you’re the best I am proud of you best voice ever I can say that you’re better than Sahra Ahmed, abaayo ilaah ha ku dhowro sahra Oo dhool baa tahayey, masha allah
Aniga waxaa ahay fanaan codkiisa ee la dhaceen ciyaalka xaafada anigana waa is ogahay inaa cod leeyahay lkn marabi inaa heeso soo qaado, Marka aa qiimeeyn ku sameeyey fanaaniinta cusub ee Muqdisho, Ayaan Wadani ayaa Ugu cod macaan. Walaahi aqoon uma lihi lkn codkeeda waa ka helay.
Aad iyo aad isku shaqo ma aha sahra Ilahay ha u naxariiste waxay dadku isku qaldayan labada xarako oo aad u kala duwan wana ayadaha ilahay awoodisa tilmamaya abuurka shanqadhaha kala goonida ah
Fan Waliba Waayihiisa Iyo Xilligiisa Lehe
''Kan Maxaa Milixda Ka Qaaday''?
Ayaan Waddani Vs Sahra Axmed
Codaynta Waa Xaggiinna..
Ayaan wadani
Ayaan wadani waa fanaanad aliyah keep going
Wow keep going sister
abti wax itus taagyero yaraanteyda ilaa hada kuu ahaye
Asc walaaal abdi askar fadlan waxaan ahay mid kamida taageerahaaga ugu yaraan 5 sano inka badan kugu xiranahay waligeyna codsi keyga ah kuma aanan soo dirsan lkn manta dan aad uweyn ayaan kaa yeeshay wlaaal fadlan adoo raaliya meel aan kaala xiriiro whats app isoo qor ama aniga keyga igala so hadal oo wakan +256793544840 waxaan joogaa kampala casimada dalka uganda
Ayaaan wadani fanaannada ugu codka macaan dumarka somaaliyeed hadaaan la is xaqirayn wlaaahi❤❤❤
fan waxba kama taqaanid ee iska aamus
aaaar Ayaan iigeeeya, aaaar ayaaan iii geeeya, aaar ayaaan iigeeeya !!! Caleeeek caleeeek Ayaan 👏👏👏👍👍👍👍
Qadaad weynàd
Walgu genaaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Fanaan isku sheeg dhan waa la buusay walee keep going sister ayan wadani
Weeey cabdi askari fan nooleeye
Muuqaal waaliya iyo fanaanad cod tolmoon dad kii loo baahna
Hasocoto Hawshu horumar wacan
Cabdi askar 🤗👐👐 guul✊
HAl-ABUUR CAWIL Bile..Waan kula Socdaa Ustaade
Mahadsanid..
@@ABDIASKARITUBE Si wacan wll qaaliyaa weynu is kuleeney haw bixin boqor tooyo
@@ABDIASKARITUBE aniga mayla socota ustaad
Waa gabadh fanaanad ah woow codkeeda oo kale waa yar yahay maanta .welcome please to hargrysa love u
Waa heees iyo badh xasuustii Sahra Ahmed
Ayaan wadani fananaad cod macaan ❤️❤️
Mashallaaah ☝️sahro😥😥 xamed💖💖 ba🙆♂️ mooday👏👏🙌🙌 yasalaam 💗💗waa isku cod👑👑👍🏻👍🏻👌❤❤💝💝💖
Wacadale waa sowtul raxma ayaan wadani.habo allaha ku daysto codkada
Wow 😮 Wow 😮 Eshcala Cod Ayaan Wadani One of the best hore usoco wllo 🌹🌹🌹🙏🙏🙏🙏❤
Gabadhan walhi codkeeda waaban kahelay aadbay ucodmacantay waa fananadi iigu horeeysay fananinta xamar oon kahelay codkeda♥♥♥♥♥♥
Maasha’allah heesta inaba caadi maahan codka iyo qaabka loo duubay codkii sahra axmed AUN waa keentay 👏👏👏
Ayaaan Wa Gabar iyo Nus Maashallah Cod+Qurux+Style Guuleeso Walaashay Dowlo .
Wlhi gabadha codbay ledahay. Boqorada muqdisho💯❤🇸🇴
Waa ana tii uu ku ligan yahoo laabta u dagey weeye. Walaal midhaha saxa
Masha allah gabadhan wey cod ficantahy wana bogadinaya mida kle waxan leyahy isku day ina hessto codkaga nabarto adoon qalidin iska dhigin fanan kale codkiisa thanks bahda Abdi askaritube
Fg. Allah yaraxma mama sahra fananadeyda mufadalka aheyd alla u naxaristo amin🤲🤲
Hisii hore duubista ka xumayd
M.a naagtani heeso badan bay I faham siisay
Mansha allah walahi gabdhan codkeeda iintaan fanan maqlayey, qofku hesta cod maan maqal.👏👏👏👏👍❤ lovely lady.
Isha calaa cod halkeedii ayeey dhigtay wllo hees ayan heeystaa inay iqaado ayan doonayaa sideen ku heli kara ayaan wadani adigoo mahadsan
ila so xirri aniga ku geynaya wlashey
@@rowdashow3076 😂😂😂😂😂😂😂
@@fathiamohamedahmed472 maxaad ku qososhay waa runteet rowda show ayada ku xiri kartee gabadha
@@samarahassan1027 🤣🤣🤣🤣
@@samarahassan1027 marakaa maxaa kaagalay Qosolkeg adig bilaa camal waxid
mashallha matanteyda ayan wadani halkeedi beey dhigtay
intas kadib1k igaarsiya waxa yarbaa iga haraye
Gabadh somaliyed oo ka codmacan ma arkin ayaan wadani waan kuwataa
Ayaan wadani cod macaane waa keentay heestii Sahro ahmed❤🇸🇴🙏🎤🙏🇸🇴❤ilaa hada qof ku heesto Uma jeedo❤🇸🇴🙏🎤Ayaaneey heesihii khadro daahir cige noo soo dara abaayoooy🎤🙏🇸🇴❤🎤🎤
Woooow waaann hees Aaad ujeclahy
Ayan wadani tagero ku hayaa abdi thanks sxb
Ilaa ayaan wadani waaba fanaanad asal ah hada kadib dhankaagaan ahay taageero waxaana kaasoo tixraaxay Wareeysigii Qaraaxo xayi...
Saas ayaan kaarabaa xasuusti sahro axme allh unaxaiisto
M.janan from Copenhagen gabartan waan taageeraa alle hamulajiro amiin👍
Fananiinta xamar gbadhan baan ugu jclhy ♥️♥️♥️
Kkkkkk
Mashalah cod macaana wa gaabdha kaliya an Ka dhagesto fanaaninta dambe
Gabadhan waxan ka cod saan hees sahro xamed ine no soo wada qado plzz👏👏🙌🙌🙌
Ayaan wadani you’re the best I am proud of you best voice ever I can say that you’re better than Sahra Ahmed, abaayo ilaah ha ku dhowro sahra Oo dhool baa tahayey, masha allah
Sahra ahamed bay uu cod eegatahy inaantani👏🏻🥰
Weyba ka cod macdahay gabadhaan heestii darmaan ayaa iigu horeysay arageeda waan ka yaabay heestaan xataa ayadaa ku cod mac ilaah baa cod siiyay m. a
Maama sahra ahmed beddelkeedii wan helnay 💋💋💋💋😘😘😘😘😘❤❤❤❤⚘⚘⚘⚘⚘👌👌👌👌✌✌✌✌✌✌🍬🍬🍬🍬 Ayan waddani cod mcn aaaax
Waaaaw codkeeda caadi ma ahaan 🙆♀️👏👍👌 zamzam sharaf miyey isku eg yihiin wajiga mise anaa moday👈
Haaa wllo waa isku egyihin masha Allah sa id walibo
Is kuma dhowa xitaa
Ayaan waa Fanaanad leh Cod Aad macan Masrixiyadba Dheeh iyo dhabana way ku darsataY 🥰🙏
Dad qarsoon baajira guryaha cod la fadhiya sida gabadhan maasha’allah
Messha muusic kuma haayso wlh blh tlh hadiii runta laga hadlo lkn cod weey haaystaa music cujeer ama cad ceed ayeeey udhiiban laheyd uffff
Sax music shidan aye u bahantahay gabadhan cod halkedi aye dhigtaye
sahra codkeedii waykeentay ma duugoobayo codka sahra keep going
Alla yartan cidl udhiganta la waa ayaaney waxan kaa salamy togdheer hoygii habaryonis burco
Inantaydii Zahra axmed bd na xasuusy
Masha allah ayaan wadani fanaanad aan codkeda aad u xiiseyo allaha ku xafido wllashey
Waaw barteeda dhigtey sahra axmed waxay favoritekeyga hadana ayaan wadani ba ii badashay ❤❤
Runrun QatrSahrascadayyareey Qiimobadan murwodumaroo lagufarxeeeey E mashaaaaalah tabaarakalah
Axaya heese IGA dheeh
Ayaan wadani waa diyaarsan tahay horay u soco abaayo
Gabadhan mashalah wlhi cod ba alle ku manestay
Masha allah ayaan wadani xidigta muqdisho xidigta qaraamiga bartiisa dhigto keep going 🙏 💪
Walee way keentay codkii sahra axmed eebe ha u naxariistee
O miyay.dhimatay🙄
Hal habeen baa dhagaysty anagoo aroos wadna galkacyo 2011 kii gaari Layla calawi ah bay noga shid nayd kadib wan wayay wa I cawey
Ayaan wadani ayaan taageersanhy❤
Sahro Axmed Ayeey Noo Badashey mrkaan Dhageystay Sahro Ahmed ayaan u maleeyy misna ma ahn ✋
Waaruun u maleeya
Wlll
Yees
Ayaan ioy saharo lamakalayqaano
Masha allah sowd raxma allah codkaga ha ku barakeyo
Ayaan Wadani Aniga xageyga Waa haa haa haa
lkn waligaa dacas hala iman tiyaatarka😂😂😂
hestan xusus igu rebtee,ninkii jaceyl waali somaray ayaa kasi.
Abdi askari noolow walaalo fanaan nooleeye
Wlh gabdhahan dhagey sigeeda kama daallo cod dagan oo macaan❤😘😘😘😘😘😘❤
Sahra Axmed aun oo yar waan haysana nabe ❤️❤️❤️ halkeedi bay dhigtay cidkeedi shaki la aan. 💋💋🌹🌹🌹❤️
Hees hadaad maqasho waa laxanka iyo baabah
Waxa laxanka saaray Siciid harawo eraydu waa abwaan maxamed cumer huryo
Ayaan wadani qof latartamo hala raadiyo aniga mahaaye 😀😀😀
Bro sahra axmed baa heeseyso ayada jaliinka bey leedahay
Mashaalhh Ayan waa igu cusubtahay wajigeda lakin aad ayan ogahelay codkeeda .keep going abayo💗💗
Ayaan wadani best fananad aan tagero 👏👏👏👏👏
Waad noo dhuumatay ayaan mashaa allaah Haye Haye
Cabdi gabadhan weli ma gaadho sahra aun laakin wey soo dhoweysay
waa poqorada codka ayaan wadani ee xamar🥰💯
Cod iga dheh
Ayaan wadani waanka haray aniga 😂😂😂😂😂😂😂
Sahro axmed rabi ha u naxaristo codkedii oo huban
Ayaan wadani love ii saara ❤️❤️
Qofki ugu horeyay ahay cawa🙄
Aniga waxaa ahay fanaan codkiisa ee la dhaceen ciyaalka xaafada anigana waa is ogahay inaa cod leeyahay lkn marabi inaa heeso soo qaado, Marka aa qiimeeyn ku sameeyey fanaaniinta cusub ee Muqdisho, Ayaan Wadani ayaa Ugu cod macaan.
Walaahi aqoon uma lihi lkn codkeeda waa ka helay.
whi ayaan masha allah cod allaah siiye
Viva ayaan wadani yaa ila daawanaya 15/12/2021
waaw msh allh cod iga dhe hore usoco wllshe ayan codka 💋💋💋💞💞💞💞💕💕💕❤❤💘💘👑👑👑
Mashaa allh waydhigtay heski xasusti Sahra axamed
waaaw walee halkedey dhigtay lama kala yaqanaba sahra Ahmed ayaaba lamodaa codka muqalka unbaa kala duwan gambadan kugu turay aniga ish qiyazag
Fanaanadan ma cusub tahay cod buu ALLA ku maneystey
Alle haso Hadeye wlshay way ladhigtay sahra axmad. Lagama garanayo.allaya raxma
PLZ wll heesaha Lyrics soo gali ama TH-cam Lyrics ah inoo soo samee wll
Ayaan waa fanaand cod qurxon sahro iskuma cod eka laakin waxay ledahay cod u gaara oo dahabi ah, why people compare to other people
Aad iyo aad isku shaqo ma aha sahra Ilahay ha u naxariiste waxay dadku isku qaldayan labada xarako oo aad u kala duwan wana ayadaha ilahay awoodisa tilmamaya abuurka shanqadhaha kala goonida ah
Maansha alaah axsanu south. Beautiful beautiful and beautiful
masha allh fananadena ayan cadey wa salamantahay I hope we shold make a song
Ayaan wadani ayaa ku leh
Ayan fan baad ii tahay
abti shout ii samee Abdi askatiyow
adeer codsigeyga ii tixgali🙏🙏🙏
ayaan wadaan mashaallllh
Inanta codka caadi uga qabto sxp
Waaaw tanyar wa danan eee mashaallah
100% waa fanaanad buuxda
Bun hadii la waayo bedelkiisa ma la waayo ma-ohoo ❤️❤️❤️
Abdi askari aun Sahra ahmed looma geli karo lakiin fananadan waa ok
*Ayaan* *wadani* mala luudayaa weli axsan hees 2020
ma ww fanaan iyo bar
Maba lakala yaqaano codka barteedi bey dhigtay ayaan xagee ku qarsaneed
Woow halkeday dhigtat 😍😍😍😍😍😍
Ayaan wadani codkaga waa jiryaa xageyga haaaa haaaa
Beautiful voice it reminded me waayo waayo
Wadh inantu qurux badana hunguri dhubuq bay u eg thy
💖💖💖💖💕 inaba cadii ma aha
Maan sha allh wlshay ayaan wadani nolo
Ma I layli barayoo ma i saaray laamaha ma la liicay hadimada ma luuda
Cod ba ku dhamaday gabadha 💋❣