SIDEE LOO TUKADAA SALAADA JANASADA | SHEEKH IDIRIS IIDOOW | ASAL FILMS 2020

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ส.ค. 2024
  • Bismillah
    Sidee loo tukadaa #Salaada #Janaasada❓
    Waxaan ognahay maanta halka aan joogno oo Soomaaliya ah in aay aad ugu badantahay Geerida dadku waxey u dhintaan Shil, Qarax, Xabad iyo Bas Alla.
    Waxaana malin walba Masjidada la keena amaba Qubuuraha Meydad la doonayo in Salada Janasada lagu tukado.
    Umadeena Soomalida ahina qaarkood ma yaqaanan sida salada Janazada loo Tukado iyo waxa la akhriyo midna, si hadaba loogu faa'ideyo intaan aqoon ayaan usoo diyarinay hadanu nahay bahda Asal Films Darsi ku saabsan sida loo Dukado Saladaa.
    Ee fadlan walal hadad halkan ku cusubtahay #Subscribe #Like inoo saar hadad awoodana #Share_garee si aay oga faa'ideystaan walalaha aan aqoon.
    Mahadsanidiin
    Wabillaahi Towfiiq.

ความคิดเห็น • 6