FAHANSII SAAXIIBTA IYADOON KU MAQLAYN | TEAM ABDALLA JAMAAL IYO TEAM MUNIIRA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 188

  • @YasinYasin-wo4jw
    @YasinYasin-wo4jw 4 หลายเดือนก่อน +33

    Dhal gobeed salaan gobeed asxaabta qaali ah somaliland guul ku waara ❤❤❤❤❤

    • @Sideerabtabbe
      @Sideerabtabbe 4 หลายเดือนก่อน

      Yaad tageeraysa

    • @FoodTasty-v3v
      @FoodTasty-v3v 4 หลายเดือนก่อน

      Legend ❤

    • @FoodTasty-v3v
      @FoodTasty-v3v 4 หลายเดือนก่อน

      yaad taageraysa waa maxyde adiguu kutaagerayaaye​@@Sideerabtabbe

  • @DrAI369
    @DrAI369 4 หลายเดือนก่อน +31

    2:10, Markay tidhi inantu waarde hadal " kulaha waxaan eegaya afkaaga waxad leedahay" toosba isu maqlaysan ee wa jilaysan ayey ila tahay.

    • @Gabadhii-murugeysnayd
      @Gabadhii-murugeysnayd 4 หลายเดือนก่อน +4

      Indho dheeridaa😂

    • @DrAI369
      @DrAI369 4 หลายเดือนก่อน +2

      ​@@Gabadhii-murugeysnaydbarnamijyadan waxa samaysa shirkada Bollywood, markay dhab yihiin qosolka ka dhamaanaya.

    • @maxdar11
      @maxdar11 4 หลายเดือนก่อน +1

      Comentigaga markaan waan iska xidhay barnaamijka😂😂

    • @ahmedosman6227
      @ahmedosman6227 4 หลายเดือนก่อน

      Markuu dhahay cir
      Dhul iska leedahy iyadna 😂

    • @SaalaxYare-vx8ht
      @SaalaxYare-vx8ht 4 หลายเดือนก่อน

      Kkkkkk wllhi wa runtaa anba mar hore vaarta so qabtay😂😂

  • @ismailahmed2219
    @ismailahmed2219 4 หลายเดือนก่อน +4

    Faadumo riyaad dhagta ku ma heyso❤❤❤

  • @zultantube
    @zultantube 4 หลายเดือนก่อน +2

    Wan ku salaamay bro...sharaf iyo karaamo waarta insha-Allah
    Laakiin Hal talo....."dhibaadata kaliya idin haysataa waxay tahay"waji cusuba ma keentaan"

  • @khaalid713
    @khaalid713 4 หลายเดือนก่อน +1

    qays qaysar the best youtuber in the world legend aan jeclahay barnaamij yadiisaad tahay hore u soco

  • @BARNAAMIJKAWACYI
    @BARNAAMIJKAWACYI 4 หลายเดือนก่อน +7

    ❤ keep going Qays Qeyser brother 600k coming soon

  • @cqanikayse2187
    @cqanikayse2187 4 หลายเดือนก่อน +3

    Intii daawatay kii Reer jabuuti love saara😂😂

  • @XamdaxasanmaxamedIsmaciil
    @XamdaxasanmaxamedIsmaciil 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MunaAhmed-y6e
    @MunaAhmed-y6e 4 หลายเดือนก่อน

    Wa idin salamay asxabey teem cabdalle iyo tem.qaysar wa idin.wataa

  • @HassanIsak-hc1gp
    @HassanIsak-hc1gp 4 หลายเดือนก่อน

    My favorite TH-cam channel ❤❤

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 4 หลายเดือนก่อน +3

    Dhalinyaradeydii❤🎉

  • @Najax-n2h
    @Najax-n2h 4 หลายเดือนก่อน +8

    Qiimo badan walaalo
    Qab aan lahayno
    Ku qancayno anaguna
    Qaysow adiga weeYan ❤
    Keep going the lagend
    QaYs ina house 🎉🎉🎉

  • @SucadAbdirahman-b7g
    @SucadAbdirahman-b7g 4 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂😂 Abdalle jamall wlhi wa iga qoslliyay😂😂😂😂❤❤❤❤

  • @sagaaxmed6696
    @sagaaxmed6696 4 หลายเดือนก่อน +5

    Muniira ❤😊

  • @AsmaAbdiraxman-qf5vd
    @AsmaAbdiraxman-qf5vd 4 หลายเดือนก่อน +3

    Dumarland ❤

  • @HassanIsak-hc1gp
    @HassanIsak-hc1gp 4 หลายเดือนก่อน

    The best youtube Channel

  • @AbdaleAwabdi
    @AbdaleAwabdi 4 หลายเดือนก่อน +1

    Faadumo riyaad asma malabo rooda kayf muuna faysal waxay heegan u yihiin inay inamadooda gaadhsiiyaan 1m iyo wax ka badan

  • @NaimaEbrahem
    @NaimaEbrahem 4 หลายเดือนก่อน +1

    Dhakhtar iyo muniira waa funny ❤😂

  • @ismoabdirashid6903
    @ismoabdirashid6903 4 หลายเดือนก่อน +2

    horaa loo soconayaa brotherz❤

  • @NejlaMohmeth
    @NejlaMohmeth 4 หลายเดือนก่อน +4

    Fadumo iyo Apdalle❤

  • @salmooffical532
    @salmooffical532 4 หลายเดือนก่อน

    Horumar wacan wllalayaaal🎉🎉🎉🎉

  • @sundusyasin2858
    @sundusyasin2858 4 หลายเดือนก่อน +5

    Fadumo io abdalla ❤

  • @abdinafacdahir1625
    @abdinafacdahir1625 4 หลายเดือนก่อน +4

    Next baabka burco🙏

  • @FaraxCarab-qj9we
    @FaraxCarab-qj9we 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah
    Hore u soco wll
    Noo soo badi ❤

  • @suhailah7170
    @suhailah7170 4 หลายเดือนก่อน +1

    Keep going, walaalo. we love you here in Colorado ❤

  • @ApdilaahiRoople
    @ApdilaahiRoople 4 หลายเดือนก่อน +1

    Qofkii ugu horeeyey ee comanti ka soo muuqda ❤😂

  • @rayanmustafe5473
    @rayanmustafe5473 4 หลายเดือนก่อน +5

    'Saaxiibta maaha dhaqankeena Soomaalida ama Islaamka sixid' Taageerayaasha Qays. Qaarul Xiraa na waad soo aragtay, godkii nebiga CS, suuradii u horaysay ku soo degtay, berigii hore xataa video ga waad ka ilaalin jirtay sawir cawro ah marka aad xeeb tagto xataa. mahadsanid.

    • @clsalaansiciid6095
      @clsalaansiciid6095 4 หลายเดือนก่อน

      Maxaad kawadaa wll

    • @Degaliah
      @Degaliah 4 หลายเดือนก่อน

      So gaabi what is your point

  • @naemoapdulahihaji-cy5rb
    @naemoapdulahihaji-cy5rb 4 หลายเดือนก่อน +1

    dumarlandnimo❤️😂👊🔥

  • @khadarmuuse8210
    @khadarmuuse8210 4 หลายเดือนก่อน

    Faadumo riyaad aqlibadan❤❤❤

  • @motivationchanell1489
    @motivationchanell1489 4 หลายเดือนก่อน +1

    Dhalhtar grc wllhi 😂😂😂😂😂

  • @HamdaOmarsaid-sk2ww
    @HamdaOmarsaid-sk2ww 4 หลายเดือนก่อน +1

    Team Dumarland❤❤❤🎉😊

  • @Shaafimohamethismailothman
    @Shaafimohamethismailothman 4 หลายเดือนก่อน +2

    Qac gacanta ii dhiib waa laga diiday😂😂😂😂😂 sorry Fatima riyadey

    • @Ahmett990
      @Ahmett990 4 หลายเดือนก่อน

      ma sheegee😂

  • @fuadyasinfuadyasin1068
    @fuadyasinfuadyasin1068 4 หลายเดือนก่อน

    Qaysow nio waxa tagta wadanka cape Verde 🙏🙏🙏

  • @hodoahmed1572
    @hodoahmed1572 4 หลายเดือนก่อน +1

    Part two❤

  • @Sideerabtabbe
    @Sideerabtabbe 4 หลายเดือนก่อน +3

    Dakhtar badi sxb

  • @glamafterglam7732
    @glamafterglam7732 4 หลายเดือนก่อน +3

    ABDALLAH ❤

  • @hamseaxmeddhere9892
    @hamseaxmeddhere9892 4 หลายเดือนก่อน +1

    Way ismaqlayaan ogaan ayay ugu celcelinayaan

  • @fply3303
    @fply3303 4 หลายเดือนก่อน

    2:06 -2:09
    Waxa ay inno cadeyen inaanay waxba dhagaysanayn waayo caadi buu ugu jawaabayba 😮
    Fadima riyaad: waar dee hadal !
    Abdalla : dee mayee afkagan egaya
    😅😏🤭

  • @zeinababdullah7590
    @zeinababdullah7590 4 หลายเดือนก่อน +1

    Dumarland is not easy 😅😅😅

  • @hamzeapdi9743
    @hamzeapdi9743 4 หลายเดือนก่อน +2

    Ha isla jiraaan laba kastaaaaba intay keenaaan

  • @QadanOsman-y7f
    @QadanOsman-y7f 4 หลายเดือนก่อน +3

    Waar Dee hadal 😅😂

  • @AyaanleCabdikariim
    @AyaanleCabdikariim 4 หลายเดือนก่อน +2

    qawdhan iyo mawliis zam so qabo🎉

  • @RakiaAbdi-zs3vt
    @RakiaAbdi-zs3vt 4 หลายเดือนก่อน

    Noso badai qeyswo sobadi barmajikan oo kale ❤

  • @apdirisaaqsaleebaan
    @apdirisaaqsaleebaan 4 หลายเดือนก่อน

    Next Baabka burco

  • @FadilaMustafe
    @FadilaMustafe 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ala.dhakhtara wllhi cadi mahan wll inanta waa washe 😂😂😂😂

  • @yuzuffhajji3043
    @yuzuffhajji3043 4 หลายเดือนก่อน +4

    Qaysow shaqo aan shaqadaadi aheyn baad hysa nio😅

  • @ShsakariyeDheeg
    @ShsakariyeDheeg 3 หลายเดือนก่อน

    Dhakhtar wa ilma xarn😅😅

  • @MunaAhmed-y6e
    @MunaAhmed-y6e 4 หลายเดือนก่อน

    Guul

  • @mrdemon-yf8dy
    @mrdemon-yf8dy 4 หลายเดือนก่อน +1

    1:09 faadumo riyaad kulhaa gacanta isii qays intaa uu ka jaree kawrn

    • @ayaanmaxamad1165
      @ayaanmaxamad1165 4 หลายเดือนก่อน

      Ma ila aragtay 😅😅😅

  • @apthi-es4yw
    @apthi-es4yw 4 หลายเดือนก่อน

    Thr legend qeys qeysar

  • @BarkhadaRashiid
    @BarkhadaRashiid 4 หลายเดือนก่อน

    Qays Qeyser ❤❤❤❤😅

  • @mazCuudmohaN
    @mazCuudmohaN 4 หลายเดือนก่อน

    Best youtuber qays ❤🎉

  • @maxamedmuxumed-ey8es
    @maxamedmuxumed-ey8es 4 หลายเดือนก่อน

    PART 2

  • @abdallahaden3767
    @abdallahaden3767 4 หลายเดือนก่อน

    Keep going brother ❤❤❤ qays qeyser

  • @AbdifatahAbdisalan-p9m
    @AbdifatahAbdisalan-p9m 4 หลายเดือนก่อน

    The best youtuber qeys qayser 🎉🎉

  • @RoodaHazan
    @RoodaHazan 4 หลายเดือนก่อน

    Noso badi walall

  • @amira_somalia
    @amira_somalia 4 หลายเดือนก่อน

    Isoo raca fadlan

  • @Ahmeddeeq123
    @Ahmeddeeq123 4 หลายเดือนก่อน

    Qays ka zxp muqalada so badi

  • @amiirmahad3619
    @amiirmahad3619 4 หลายเดือนก่อน

    wan ka shakiyay barnamijka in la ismaqlayo o la is yelyelayad mooda

  • @mahamudmahamed9893
    @mahamudmahamed9893 4 หลายเดือนก่อน

    Malawad waa maxey😮😮😮😮

  • @HindaIsmacil-li9qu
    @HindaIsmacil-li9qu 4 หลายเดือนก่อน

    Qays muxuu aad ugu eegayaa faadumo riyaad 😂

  • @NiciimaMaxamed-q4s
    @NiciimaMaxamed-q4s 4 หลายเดือนก่อน

    Dhakhtarkuba waa garac shaw

  • @Ubdijibarosman
    @Ubdijibarosman 4 หลายเดือนก่อน

    Qaysow turjumad gacamaha kadaa. afka kaliya ha iskga sheegan

  • @AxmedSaykun
    @AxmedSaykun 4 หลายเดือนก่อน +1

    Libax waan ku tageeera

  • @HassanIsak-hc1gp
    @HassanIsak-hc1gp 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤😊

  • @AbchirAden
    @AbchirAden 4 หลายเดือนก่อน +1

    Pro marka 3 ee djpouti tomaadid waxaan rabaa in aan kula kulmo pro 😢

  • @ftouz
    @ftouz 4 หลายเดือนก่อน

    Naag Nin laguursaday

  • @aminamohamed2255
    @aminamohamed2255 4 หลายเดือนก่อน

    Wey qaldantay gabadha gacmaha joji dheh ayadaa qaldeysee

  • @AmiinYussuf
    @AmiinYussuf 4 หลายเดือนก่อน

    It's fantastic 🤩

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg 4 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @RwabugaboRwamurangwaRegis
    @RwabugaboRwamurangwaRegis 4 หลายเดือนก่อน +3

    Big fan From 🇷🇼🇷🇼🇷🇼 Rwanda

    • @Mustafemouzeh24
      @Mustafemouzeh24 4 หลายเดือนก่อน

      Are you somali

    • @samiira1752
      @samiira1752 4 หลายเดือนก่อน

      Nacas ​@@Mustafemouzeh24

  • @Amiirka_production
    @Amiirka_production 4 หลายเดือนก่อน +19

    The best youtuber ❤

    • @MARWODegen-p9j
      @MARWODegen-p9j 4 หลายเดือนก่อน

      😅😅😮😮

  • @nololchannel3114
    @nololchannel3114 4 หลายเดือนก่อน

    Lamaanihii baan arakaa ❤😂

  • @abdirahmanjama2650
    @abdirahmanjama2650 4 หลายเดือนก่อน

    jilitaaan

  • @SuadAbdullahi-xb6qn
    @SuadAbdullahi-xb6qn 4 หลายเดือนก่อน

    Waa isku dhaw yihiin kala foge thee

  • @ismahanosman298
    @ismahanosman298 4 หลายเดือนก่อน

    Team hablaha🎉🎉❤

  • @Taliso3344
    @Taliso3344 4 หลายเดือนก่อน

    Anigu afka qofkan kagaranlahaa dhwaaqiiisa wlhiya

  • @cumaribrahim1019
    @cumaribrahim1019 4 หลายเดือนก่อน

    Waar nio safaradii soo celi libah ✌️

  • @zhaafikhadar191
    @zhaafikhadar191 4 หลายเดือนก่อน

    Qayska😊😊

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 4 หลายเดือนก่อน

    dumarland waa waax ka jira kenya oo naago uun ah marka habalaheena ha ugu yeedhina dumar land

  • @junioriprahim4397
    @junioriprahim4397 4 หลายเดือนก่อน

    Ana uhoreeya love ❤

  • @Qaramimedia1
    @Qaramimedia1 4 หลายเดือนก่อน

    Ina si daacada u ciyaartaan ka fiicneed

  • @MariamAli-uq5zh
    @MariamAli-uq5zh 4 หลายเดือนก่อน

    Qays ninka soomaali sax ku hadal dhe

  • @Qaramimedia1
    @Qaramimedia1 4 หลายเดือนก่อน

    Way maqlayaan ogan bey isku dabaalinayan gameta si sax ah u ciyaara ama naga daaya

  • @Mo_Saqiiro
    @Mo_Saqiiro 4 หลายเดือนก่อน

    Sidi mawel fitness marku wax ku heli wayay traveller u noqday ayad adna sida qays u ahed challenge io malayacni bilowday😂😂

  • @Amiinze7
    @Amiinze7 4 หลายเดือนก่อน +1

    Qeysow wad micno beeshay sxp Aaway qeyskii safarada iyo dhulalka soomaaliyeed jiilkaan wax ka bari jiray? Aaway qeyskii geel-jiraha ahaa hal maalin?

    • @lailaalaamriyya7360
      @lailaalaamriyya7360 4 หลายเดือนก่อน

      Dee wall qofku wuu is badalaya mar walba halkii uun taagnaan maayo
      TH-cam ka in maalinba wax laguso kordhiyo weeye

    • @Degaliah
      @Degaliah 4 หลายเดือนก่อน

      Oo ma inuu 90 kabaa meraystaad rabtaa😂😂😂

  • @HudaDheeman-ns2gm
    @HudaDheeman-ns2gm 4 หลายเดือนก่อน +1

    Faadumadu maa iyada dhagaha kula.jirtaba😏

  • @Adna-fa
    @Adna-fa 4 หลายเดือนก่อน +1

    Abdalle gabadh danbe lama fadhiisin kartid

    • @RahmaShire
      @RahmaShire 4 หลายเดือนก่อน

      Oo waayo

    • @Adna-fa
      @Adna-fa 4 หลายเดือนก่อน

      ⁠@@RahmaShirewa ninkey😂

  • @Aliyah_jano
    @Aliyah_jano 4 หลายเดือนก่อน

    Qays ❤

  • @KhaalitBrown
    @KhaalitBrown 4 หลายเดือนก่อน

    Qof kii u horeeyey ee daawada 😅

  • @asmamahed5176
    @asmamahed5176 4 หลายเดือนก่อน

    Duriyadii ❤ dhamaantiin

  • @awildodi5771
    @awildodi5771 4 หลายเดือนก่อน

    Sharub khan iyo kajal Miyaa😂

  • @hibocabdiqanidaahir2737
    @hibocabdiqanidaahir2737 4 หลายเดือนก่อน

    Woooooow Qays 🥰🥰🥰🥰🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @HoodoIsmail-c6u
    @HoodoIsmail-c6u 4 หลายเดือนก่อน

    I.a when day I will see you qeysòw😮

  • @AmEin-Dimaria8
    @AmEin-Dimaria8 4 หลายเดือนก่อน

    Canbuu ku bilamy hadaban hyaa😂😂

  • @AhmedGraphics25
    @AhmedGraphics25 4 หลายเดือนก่อน

    Qayso shaqo aan shaqadaadi ahaayeen baad haysaa 😂

  • @HaponBureeqo
    @HaponBureeqo 4 หลายเดือนก่อน

    habar jclada waxan dawoco ahayn xayawan uma yaqanan oo kama dhex qaylinay miyaa😂😂😂

  • @SakariyeMohamed-ly6ou
    @SakariyeMohamed-ly6ou 4 หลายเดือนก่อน

    Qayzow😅😅qowdhan iyo mawel zoqaboh

  • @HIGLAATI
    @HIGLAATI 4 หลายเดือนก่อน

    Dhakhtar nin wayne

  • @HIBOAADAN-xz5cp
    @HIBOAADAN-xz5cp 4 หลายเดือนก่อน

    Dhakhtar mid maaha😂😂😂