YAXYE ABDIQADIR WAXAN DOONA YARAYN OFFICIAL VIDEO 2024

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024
  • Yaxye abdiqadir
    Magaca heesta : Waxaan doona yarayn
    Ereyada Guleed Guntane
    Laxanka yahye Abdulqaadir
    Music Furinle
    Camera Ifraah beerula & Mustafe
    Editing Axmed bigays
    Connect with us
    =============================
    / waqalstudio
    / waqalstudio
    / waqalwstudio
    x.com/WaqalSug...
    / waqalwstudio
    / waqalstudio
  • เพลง

ความคิดเห็น • 194

  • @ismadhaafno463outospareparts
    @ismadhaafno463outospareparts หลายเดือนก่อน +21

    Heestan waa mid micno badan ku fadhidaH Nin Hiigsi io mel dher waxka arkayaH unba FahmayaH allow hamiyadena dhaMaan Noo aqbal aniga io umadaa ❤😊

    • @roukiarobleh
      @roukiarobleh 22 วันที่ผ่านมา

      Amiiin ya rab

    • @RahmaOmar-y9t
      @RahmaOmar-y9t 22 วันที่ผ่านมา

      Amiin yaa Rab😢

  • @Jaalle_Moha_F
    @Jaalle_Moha_F หลายเดือนก่อน +13

    Fannaan wayn Yahye keep going jaalle from Muqdisho 🇸🇴❤️🇩🇯🙏🏽

  • @Somowgurey
    @Somowgurey 15 วันที่ผ่านมา +8

    Wlllhi hestaaan qof rajo iyo hami leh iyo meeel uu hiigsanaaayo ayaaa fahmi karo sidaaaz darteeed baan usoo raadiyay aniga❤🎉😢ilahooow riyadeeeda ii rumeeeey❤

    • @cariifow
      @cariifow 9 วันที่ผ่านมา

      Aamin allha no wada rumeyo byo😢

  • @mohametabdulkadir1597
    @mohametabdulkadir1597 หลายเดือนก่อน +13

    Kaliya qof rajadiisu u sawirantahay uun baa dareemi kara heestan. 🎉
    Keep going fanaan👏❤

  • @mursalkhaliif6932
    @mursalkhaliif6932 หลายเดือนก่อน +6

    Wooow heestan saan usagayay waan daalay maansha allh alfanaane yaxye waan kaa haynaa afnaankeena xasan adanka qarniga♥️🙏

  • @sheekhmaxamadshaafi7563
    @sheekhmaxamadshaafi7563 หลายเดือนก่อน +10

    Waxan hees waa dhaaftay waxaan sugaynay 8nabadan waxaan dhagaysanayaa iyadoo taala 16 saac
    Waa aroor hore 21/8/2024
    Mahamad shaafi diyo From jigjiga dds ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NimcoIbraahim-bu7pc
    @NimcoIbraahim-bu7pc หลายเดือนก่อน +7

    Oo nacbka doodiisan imarayn Absolutely aniga hada waxan ku suagnhy dalka Ethiopia waxan ujoga dacwad rajadyduna waxay tahy inan maruun hadafkyga gaadho i.n 😢 ilahy dhnmten riyooyinken hanoo rumeyo🤲🏻

    • @Filsan-o1o
      @Filsan-o1o หลายเดือนก่อน

      Aamin abayo sacan laga yabe ina gartay hamigaga alle haku fududeyo qali ❤❤❤

    • @aichamoussa6492
      @aichamoussa6492 16 วันที่ผ่านมา

      inchaAllha wall wadatadunata

    • @Filsan-o1o
      @Filsan-o1o 16 วันที่ผ่านมา

      @@aichamoussa6492 ♥️

  • @laylaomar3528
    @laylaomar3528 หลายเดือนก่อน +6

    Heestan qof walbo riyo leh ayey utahy dhirigalin ilaahow iirumey riyadeyda waad ogtahy sidaan ujclahee 😢😢

  • @Nimcaan-m2r
    @Nimcaan-m2r หลายเดือนก่อน +3

    heestan waxaan dhagaysanaya 29 8 2024 waxaan dib usoo raadinaya markaan guuleesto rajaaa iisawiran blse duruufo igu gadaaman

  • @dowsapdi9886
    @dowsapdi9886 20 วันที่ผ่านมา +1

    illhow Rabiyow raxmanow hamigyga ii rumeee 😭😭😭😢😢

  • @iftine
    @iftine หลายเดือนก่อน +5

    Legend too legend horay usoco yaya Abdul qaadir🎉

  • @OmarWarda-mj5nd
    @OmarWarda-mj5nd หลายเดือนก่อน +2

    Yahye abdiqadir big legend ❤🎉

  • @sharkoali3445
    @sharkoali3445 หลายเดือนก่อน +2

    Axyaaa Ustaad Axmed Wali Ibrahim Maxamuud Furunle 🎉🎉

  • @NimcoMohamed-s6u
    @NimcoMohamed-s6u หลายเดือนก่อน +4

    Hees macno allow riyadey irumee oo hoyaday inan heer gaarsiyo xadka geeyo ii fudeey

  • @OmarAbdi-og3cv
    @OmarAbdi-og3cv หลายเดือนก่อน +3

    Macha allah what a vidéo my brother keep goings

  • @lilchokar23
    @lilchokar23 4 วันที่ผ่านมา

    Heestan waa mid i gaar ah iiga duwan heesaha somalida ee kalle oo dhanne
    Allow hamigayga i rumeee😊❤i.a

  • @hadaayadugsiye4289
    @hadaayadugsiye4289 หลายเดือนก่อน +3

    "Waxaan doonan yarayn🤌
    Dawgaan u socdaan dhawayn🚶‍♀️
    Damiirka igu jiraan dagayn🥺
    Ilaa aan helo diirsanayn🥹
    Nacabka doodisan imarayn🙅‍♀️
    Nin i diidaan dib ii dhigayn🙅‍♀️
    Duruuftiyo xiligaan u jabayn✊️
    Oo libintaydaan cidi dabrayn🙅‍♀️
    Markale dantaydaan seegayn🫷
    Sikin baan dadaalka daynayn✊️
    Dulucdiyo nuxurka gaaban🤌
    Oo Daa'inkaygaan ka qancayn;☝️🤲

  • @maxamedxasancalimaxamedxas9329
    @maxamedxasancalimaxamedxas9329 8 วันที่ผ่านมา +1

    Heesti ugu horeyso ilin iga keyntay wye 😔😔

  • @Foosimj
    @Foosimj 23 วันที่ผ่านมา +4

    Heesti ugu horaysay ee motivation aan arko weeyan, what a professional singer with a great lyrics. Like my comment if you agree 👍

  • @ismahaanyuusuf3319
    @ismahaanyuusuf3319 หลายเดือนก่อน +2

    Waxan dhagesanayaa aydoo 2 maalin taaalo
    Waxan sugba waan dhageysanayaa
    Waxaad modaa iney aniga iga hadleyso
    Waxan doonaa yarey
    Howgan u socdaa dhaweyn
    Oo ilaa aan helo diirsaney
    Nacabka doodisa imareyn
    Nin idiida dib ìi dhigeyn 22/8/2024 waa markiii igu horesay aan youtube wax ka soo qoro ❤

  • @abdillahisamira7880
    @abdillahisamira7880 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaallah dumashi star sanadka wa sida Yahye Abdoulkader Osman ❤❤❤❤❤❤

  • @OsmaanAliSaneey
    @OsmaanAliSaneey หลายเดือนก่อน +5

    ẁàxaan dhageeysanayaaa 2024/8/25 /August sacadu waxaay ku beegan tahaŷ 04:01 pm saqdaxe somalia gaar ahn gubdley allow riyadeyda ii rumeey aamiin yaarabi🥹😭😭😭 🇨🇦 I.a mar Un

    • @RuweydaAdem
      @RuweydaAdem หลายเดือนก่อน +1

      Same nahay😢 alle hanoo rumeeyo

    • @fatouma-zahra1884
      @fatouma-zahra1884 หลายเดือนก่อน +1

      25 August 2024 malin aad igu wayn waa malintu Rabi riyadaydi ii rumeyay alhamdoulilah waa malinki visa USA lay dabacay adna walalo Allaha 🤲🏼 ku rumeyo riyadaada

    • @OsmaanAliSaneey
      @OsmaanAliSaneey 28 วันที่ผ่านมา

      @@RuweydaAdem aamiiin abayo Alx manta kenya jooga zI Ireland 🇮🇪 I.a

    • @RuweydaAdem
      @RuweydaAdem 27 วันที่ผ่านมา

      @@OsmaanAliSaneey tahriib miyaa mise

    • @OsmaanAliSaneey
      @OsmaanAliSaneey 27 วันที่ผ่านมา

      @@RuweydaAdemhaa abayo hada diyar thy oo passport aad heeysado wiil io gabdh soo baxi karaban kugu xira mise diyar mahid 6 rux nhy Serbia 🇷🇸 u socdaa abayo isoo ducey

  • @PakerDare
    @PakerDare หลายเดือนก่อน

    Respect grand Yahya Abdoulkader très belle chanson ❤❤❤waxad barkhti kaa tahay fananka Djibouti horay uu socdo mashallah horay uu soco

  • @AbdirizakAlio-bo5yr
    @AbdirizakAlio-bo5yr หลายเดือนก่อน +1

    What a song from qalbiga❤

  • @qasindhay2623
    @qasindhay2623 7 วันที่ผ่านมา

    Nacabka doodiisan imareyn Absolutely qof rajo iyo hadaf leh baa dareemi karo dhamaanteen allah ino rumeyo rajoyinkeena i.a🙏

  • @AishaAwale-wq2fe
    @AishaAwale-wq2fe 13 วันที่ผ่านมา +1

    22/9/2024 durufta iso xiligaan ujabeen🥺

  • @xasan104
    @xasan104 หลายเดือนก่อน +1

    Erayada Guuled Guntale ❤

  • @daanimedia6301
    @daanimedia6301 หลายเดือนก่อน +1

    Guled guntane best Abwaan
    Guulesyso zhp labada daroodba💌

  • @maxamedtery9677
    @maxamedtery9677 หลายเดือนก่อน +1

    Waaaw ereyada heesta iga gadadan

  • @RuweydaAdem
    @RuweydaAdem หลายเดือนก่อน +3

    😭💔25/8/2024 axad
    xili habeen ah saacaduna tahay 11:23pm
    Duruufo nololeed igu xeeran culaysyo badan dareemaya iyo xanuuno nololeed
    Hadafkayga koowaadna waa tahriib
    Insha allah sidan ayadoo iiga wacan inan heeskan soo booqdo rajaynayaa
    Culays walba fudayd ka danbeeya😢

    • @AbdallaKhaalid-k5f
      @AbdallaKhaalid-k5f หลายเดือนก่อน

      Wax khayr qaba Allah haku siiyo inader lkn tahriib iska dhaaf ban Ku dhihi laha waa halag aad ka qomamayn doontid marka walashay Aniga so maray iska dhaaf

    • @RahmaOmar-y9t
      @RahmaOmar-y9t 22 วันที่ผ่านมา

      Saliga Nabiga scw Badi wadka Baxaysa Dhib oo dhan iyo istiqfarka waa furaha Albab Kasta oo ka Xidhan Lagu Furo Al istifaar iyo saliga Nabiga ❤

    • @AishaAwale-wq2fe
      @AishaAwale-wq2fe 13 วันที่ผ่านมา

      Number isobar isku durufaa nahee

  • @Ugaso24
    @Ugaso24 26 วันที่ผ่านมา +1

    Waan donaan yareyn dowgaan ku socdaan dhaweeyn damiirka igu jiraan dageeyn ilaa aan helo diirsaneyn . 9\9\2024

  • @AsmaqaliHoyocawa
    @AsmaqaliHoyocawa หลายเดือนก่อน +1

    Yaxaye cabdul qadiri xidigi djibouti usre arga ❤❤

  • @bishararabtube
    @bishararabtube หลายเดือนก่อน +1

    Waiting since 2 months ago jus found it thnks bro

  • @HalimaCabdicasis-zd1zt
    @HalimaCabdicasis-zd1zt หลายเดือนก่อน +4

    Waxa moodaa heesta in aniga la iso qaaday anigo yar oo ardayd ah bn guursaday oo ardayad ninka guursaday 5 ciyaal u dhalay buu ifuray alx waxbarashadeydi waa dhameyey ilaa heer jamacadeed anigo waliba hooyo ah dhibaatooyin bdn alx waxn ahy hooyo 5 ciyaal haysata lkn nasiib xumo wadan ka shaqo kama helin waxnse hada rajeynaya inan wadanka ka tago iso duceeeya wixi iga danbeeya inuu illhy riyada ii muuqata aan rabo inan ciyaalkeyga ku horumariyo inuu illhy iii fudududeeyo waxn dhagaysanaya 21/8/2024

    • @iftinolow3082
      @iftinolow3082 หลายเดือนก่อน

      ilaah ha ku rumeeyo riyadada abyo mcnto hooyo adag baa tahy❤

    • @RuweydaAdem
      @RuweydaAdem หลายเดือนก่อน

      Same wlhi tahriib usocdaa iyo inaan ilmaha usoo shaqaysto💔😭

    • @HalimaCabdicasis-zd1zt
      @HalimaCabdicasis-zd1zt หลายเดือนก่อน

      @@RuweydaAdem tahrib waa xanun illhy ha ku fududeeyo

    • @RuweydaAdem
      @RuweydaAdem หลายเดือนก่อน

      Haa wlhi ma sahlana lkn bada ma marayo turkey marayaa dhanka lugta an​@@HalimaCabdicasis-zd1zt

    • @maymuunmuuse3715
      @maymuunmuuse3715 23 วันที่ผ่านมา

      Apao allaha ku fududeeyo hamigaaganq hakuu rumeeyo😢

  • @AbdirasaqFoosi-vv5qt
    @AbdirasaqFoosi-vv5qt หลายเดือนก่อน +8

    𝐘𝐚𝐡𝐲𝐞 𝐰𝐮𝐱𝐮 𝐮 𝐂𝐨𝐝 𝐞𝐠𝐲𝐡𝐲 𝐒𝐡. 𝐎𝐦𝐚𝐫 𝐀𝐝𝐚𝐧 𝐰𝐱𝐮𝐧𝐚 𝐤𝐳𝐨 𝐛𝐚𝐱𝐚𝐲𝐚 𝐐𝐚𝐚𝐝𝐢𝐭𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐬𝐚𝐚𝐢𝐝 𝐚𝐡 𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐢𝐠𝐮 𝐫𝐚𝐚𝐜𝐬𝐧 𝐡𝐚 𝐢𝐥𝐚 𝐢𝐝𝐡𝐚𝐚𝐟𝐢𝐧𝐚 𝐋𝐢𝐤𝐞 𝐲𝐚𝐫😮😮😮

  • @ruweydadaahir6289
    @ruweydadaahir6289 หลายเดือนก่อน +1

    Waxan doonaan yarayn😊

  • @Dhinbiilyareoffial
    @Dhinbiilyareoffial หลายเดือนก่อน +1

    Mulaxamayste yaxye abdulqaadir osman

  • @souadelmi5470
    @souadelmi5470 หลายเดือนก่อน

    machallah yaxye nin sare wayi wlh qofkay jaar yihin uma garanaya ❤

  • @ABDOULKADERHOUSSEIN-q8l
    @ABDOULKADERHOUSSEIN-q8l หลายเดือนก่อน +1

    👏👏👏👏👏👏

  • @abdulkadirhassannuur
    @abdulkadirhassannuur หลายเดือนก่อน +1

    🔥 On 🔥 fire 🔥

  • @NuuradiinBookh
    @NuuradiinBookh หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤ abwaankayga wan wadanaa guuled guntane
    Horay usoco wllka ❤❤

  • @ziham_ayanle
    @ziham_ayanle หลายเดือนก่อน

    Waxan doonan yarayn
    Yaa Rabi hamigay ii rumee oon wuxun lahay🥺

  • @rudwaancige-ck8oz
    @rudwaancige-ck8oz หลายเดือนก่อน

    Yahye big legend ❤🇩🇯🎸

  • @KhairehMohD-wq4ks
    @KhairehMohD-wq4ks หลายเดือนก่อน

    Yahya abdoulkader 🎉🎉❤

  • @ifrahberlula
    @ifrahberlula หลายเดือนก่อน +2

    CAMERAADE IS ME 😂 ADKTAY ❤

  • @zamzammuuse1894
    @zamzammuuse1894 29 วันที่ผ่านมา

    Waw afkaaga caano lagu qabay yaxye

  • @XasanMaxamed-v4e
    @XasanMaxamed-v4e 19 วันที่ผ่านมา

    ❤❤imikan dawanayaa 2024/9

  • @shaqalleh
    @shaqalleh หลายเดือนก่อน +2

    Muuuse bixi in loo so qaday u Malaynaayey intaan tiktik ku arkayay 😢😢

  • @rachidosman8637
    @rachidosman8637 หลายเดือนก่อน

    Best song yahya abdoulkader ❤❤❤

  • @gaashAhmedgaash
    @gaashAhmedgaash หลายเดือนก่อน +1

    Heestan ilaa 18 bisha waan sugayay lakiin maanta waan idinka hayaa

  • @AichaAhmed-li7di
    @AichaAhmed-li7di หลายเดือนก่อน

    Laxan cod rien a dire horey u soo insha Allah

  • @ABWANABDOURAZAKCHIREH
    @ABWANABDOURAZAKCHIREH หลายเดือนก่อน

    Horaay uu soco Ina abdoulkader fanaan qaliya

  • @KhadarIsmaciil-ed8fr
    @KhadarIsmaciil-ed8fr หลายเดือนก่อน

    Wlhi nin waa legendary

  • @AmiiraMahamed-ke5ps
    @AmiiraMahamed-ke5ps หลายเดือนก่อน

    Libintayday cidi dabrayn😢❤

  • @shiinefarax6601
    @shiinefarax6601 หลายเดือนก่อน +1

    Guuleed guntane wr mxd samaysay abti

  • @BADALCABDI-m4k
    @BADALCABDI-m4k หลายเดือนก่อน

    Yaxye keep going bro 🎉

  • @Cabdirisaaqmarmaar
    @Cabdirisaaqmarmaar 15 วันที่ผ่านมา

    Heesta labada sadar u dambeeya ninkan wuxuu keenay codkii cumar aadan dugsiye❤😊

  • @abdillahimohamed-dl4kw
    @abdillahimohamed-dl4kw หลายเดือนก่อน +1

    Abwanka sandaka lil bro guleed guntane ❤

  • @simandaoud8944
    @simandaoud8944 หลายเดือนก่อน

    Tres belle chanson ❤❤❤❤ VA en avant frr

  • @farhanabdiwarsame7735
    @farhanabdiwarsame7735 21 วันที่ผ่านมา

    Good song

  • @yahyemahamed7766
    @yahyemahamed7766 หลายเดือนก่อน +3

    Meeshan kaligay miyaan jooga

  • @harounyonis709
    @harounyonis709 หลายเดือนก่อน

    Yahyeh horay soco

  • @MuniirAlhaji
    @MuniirAlhaji หลายเดือนก่อน +6

    Team Tahriib Salaan Sare I.a waynu Guulayzan😢❤🎉

    • @AbdinasirAbdikadir-h7i
      @AbdinasirAbdikadir-h7i หลายเดือนก่อน

      Wixii ugu horeeyay ee igu soo dhaca wlhi tahriib buu ahaa markan heeskan maqlay

  • @mahadabdourazakdjama3732
    @mahadabdourazakdjama3732 หลายเดือนก่อน

    Best song Yahya ❤❤❤

  • @muxudiinxaajoow1131
    @muxudiinxaajoow1131 หลายเดือนก่อน

    Talow ma anaa ugu horeyay

  • @RATHWANHoshkhan
    @RATHWANHoshkhan หลายเดือนก่อน +1

    Abwaan gulet Mohamed c/lahi waxaad soo wado iyo buuraha ayaa weyn😮😮😊

    • @shiinefarax6601
      @shiinefarax6601 หลายเดือนก่อน

      Guntane waa na waalayaa

  • @InaAhmedolmm
    @InaAhmedolmm 18 วันที่ผ่านมา

    Inta tiktik ku aragty 😢❤

  • @liinmango3656
    @liinmango3656 หลายเดือนก่อน

    Fananada Djibouti aya somali oo dhan ugu cod Macan

  • @sayidmuxiyadiin6789
    @sayidmuxiyadiin6789 หลายเดือนก่อน

    Guuleed guntane abwaanka qarniga

  • @RidwaanMustafe-o9r
    @RidwaanMustafe-o9r หลายเดือนก่อน

    Heestan waa 100%

  • @abdisalaanjaggle4344
    @abdisalaanjaggle4344 หลายเดือนก่อน

    Hiboole
    Waqal teams god provides ❤

  • @AmiiraCali-t5z
    @AmiiraCali-t5z หลายเดือนก่อน

    Waxbadn waa sugy lkn ugu danbyn 😢❤

  • @xayiraiyoxoodmidia5326
    @xayiraiyoxoodmidia5326 หลายเดือนก่อน +1

    Calankii laga roonayasha iyo in kiniisad lagu soo dhex heeso marayaaa

  • @Zuhuurnuur8888
    @Zuhuurnuur8888 หลายเดือนก่อน

    Waka hayna talie❤

  • @Isko790
    @Isko790 หลายเดือนก่อน

    Furinle ii geeya

  • @ASHRAF-OFFICIAL6
    @ASHRAF-OFFICIAL6 หลายเดือนก่อน +1

    Walhy hesta waa Murugo waana Niayd dhis cadi ah😂😢😢

  • @AdenAbdek
    @AdenAbdek หลายเดือนก่อน

    Yahyaaaa grand frère 😊😊

  • @SuhaybSuhaybmahdi
    @SuhaybSuhaybmahdi หลายเดือนก่อน

    Horay usoco alfanan yaxye cabdiqaadir 🥰🥰🥰🥰

  • @Isko790
    @Isko790 หลายเดือนก่อน

    Salaam waqal team iyo ninja reer jabuut yaxaye lakin furinle walahi waa wax kale

  • @MohamedMustafe-uw9mi
    @MohamedMustafe-uw9mi หลายเดือนก่อน

    Heestan way iga gadan thy wlhi 2026 kii dhagsta waan slm

  • @osmanomar4824
    @osmanomar4824 หลายเดือนก่อน

    Legend Yahya 🎉

  • @Abdikariinkhadar
    @Abdikariinkhadar 16 วันที่ผ่านมา

    Alkeedu dhigaya fananku

  • @AtaWacel
    @AtaWacel หลายเดือนก่อน

    rwaaw waa ragweed ❤❤

  • @Yacin-h7n
    @Yacin-h7n หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @qaysarhawd
    @qaysarhawd หลายเดือนก่อน +1

    First comment ❤

  • @YacinAbdoulkadirOsman
    @YacinAbdoulkadirOsman หลายเดือนก่อน

    Keep going

  • @john43304
    @john43304 หลายเดือนก่อน

  • @CabdisalaancllaahiOmer
    @CabdisalaancllaahiOmer หลายเดือนก่อน

    This song is my future Europe 🥹☝️

  • @ZahraOsman-l1d
    @ZahraOsman-l1d 16 วันที่ผ่านมา

    Waxan Donanyareyn 19 sep 2024

  • @AsadnaaSuudi
    @AsadnaaSuudi หลายเดือนก่อน

    Fanaan culus✌️✌️✌️

  • @HurmoHurmo
    @HurmoHurmo หลายเดือนก่อน

    Waad is muujisay fanaan sare
    Waanu kaa hynaa ❤

  • @Abdallamohed-co4hk
    @Abdallamohed-co4hk 24 วันที่ผ่านมา +1

    Waxan doonayaan yarayn
    Dawgaan u socdaan dhawayn
    Damirka igu jiraan dagayn oo
    Ilaa aan hello diirsanayn
    Allahayow riyadayda ii rumee waxan gali doona safar aad u adag si aan noloshayda u horumariyo🥺🫶🤲❤

  • @XakiimSmartboy
    @XakiimSmartboy หลายเดือนก่อน

    Best song legend

  • @yaasirahmedtubbe6530
    @yaasirahmedtubbe6530 หลายเดือนก่อน

    Fanaan buuxa

  • @ABDIRAHMANADAM-k6m
    @ABDIRAHMANADAM-k6m 3 วันที่ผ่านมา +1

    0:37

  • @ShugriCaliguure
    @ShugriCaliguure หลายเดือนก่อน

    🎉🎉🎉

  • @Isko790
    @Isko790 หลายเดือนก่อน

    From buurta sheekh lakin sxb furinle ii geeya

  • @FAAD21
    @FAAD21 หลายเดือนก่อน

    Nice song

  • @warsamaahmedcheik7163
    @warsamaahmedcheik7163 หลายเดือนก่อน

    MashaALLAH c lui l héritier de Awaleh Aden

  • @daacadofficial3879
    @daacadofficial3879 3 วันที่ผ่านมา

    Qof rajo nololeed leh unbaa fahmi karaya🫡