ความคิดเห็น •

  • @sadiaa2813
    @sadiaa2813 วันที่ผ่านมา +13

    Isku waara wanaagiina alaah ha istuso xumaan tiinana alaah ha kala qariyo il jini iyo mid insina ale ha idinka xijaabo 😍😍😍😍😍

    • @aniwaaye484
      @aniwaaye484 วันที่ผ่านมา

      Amiin yaa rabi

  • @Amiira96
    @Amiira96 วันที่ผ่านมา +11

    Kafi iyo hazal halmid aan idin dhahaa tik tok iska dhaafaa youtube wax fcn ku soo jeediya
    Walashey hazalna way asturan tahay lkn waxay ku fiicanan laheyd in ay xijabato
    Markastana allah swt raali geliya salaadana ku dadaalaa
    Nimcada allah swt qarsada
    Hormar wacan i.a

  • @MushtaqMohamed-qv8gq
    @MushtaqMohamed-qv8gq วันที่ผ่านมา +10

    Abyo cadowga Allah AA idhin ka qabtoh Quran kaa aqrsto❤❤❤❤

  • @Umu_Issa
    @Umu_Issa วันที่ผ่านมา +6

    Mashallah, Hazal fariid ayaa tahay, sidaas u ilaasho reerkaada

  • @Zamzam-sd5bs
    @Zamzam-sd5bs 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hasal iyo cabdi kaafi isku waara❤❤

  • @ayanissehassen
    @ayanissehassen วันที่ผ่านมา +5

    KAAFIYOW adigu hadii aad fiucantahay waxa jira Rag qaar raaliyo haysta oo hadana kuciyaara

  • @fatumaahmed2888
    @fatumaahmed2888 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Naftada inad qof binadan ujarto waa qalad qof xanusan unbaa naftisa qof bini adan ujara

  • @Raho339
    @Raho339 วันที่ผ่านมา +1

    Rabi IskukiinkhayR Cadowgiinu MaCiiLbaxo Guulleysta Isha Qumayooyinka Rabi Ha’Idikadeyro oo Ha’Idinkaxijaabo Waana Aamiiiiiiiiiiiin Yaa Allaah YaaRabi☝️

  • @Fad-p4i
    @Fad-p4i วันที่ผ่านมา +7

    Hasaley dad warkiis ha dhgysan mediyahan walagu washa isdaji rerkada dhaqo horayna usoco

  • @ayanabdul3371
    @ayanabdul3371 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilaahay ha isku kiin qeyro ❤

  • @AbdirahmanAdan-ru2ou
    @AbdirahmanAdan-ru2ou วันที่ผ่านมา +3

    Idinkuna xishooda oo ilaahay ka cabsada kaafi iyo hazal xishooda xishooda

  • @bbelove5485
    @bbelove5485 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Caruur alle ha idinsiyo hasal kafi

  • @fos343
    @fos343 วันที่ผ่านมา +1

    Ilaahay ha isukiin barakeeyo, sharaf Qurux jacayl iyo alle kacabsi kuwaara. waa intaan naftayda la jeclahay annoo ah eedadin habaryartin walaashin

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 วันที่ผ่านมา

    Allah shartooda haydinka duwo subxaanallah cimridheer iyo caafimaad Allah haydinku waariyo idinkoo wadajira oo ubad khayr qaba hareeraa idinkafadhiyaan

  • @Hodansooliyosaanag1987
    @Hodansooliyosaanag1987 วันที่ผ่านมา +4

    This girl changed the subject and made it about her, naaa amus ninku haa haadle

  • @KhadijaMohamed-x1o
    @KhadijaMohamed-x1o 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa xaasid illahey ha idin kabadbadiyo sharia cadawga

  • @SaharoFamily
    @SaharoFamily 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Family Quruuxabadan❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉 mash Allaha alayaxafidu. Guulasita

  • @JAAIZAJAAIZA
    @JAAIZAJAAIZA วันที่ผ่านมา +1

    ❤ LAMANAHIGA WAA NI JECLAHAY NACAMKA DARBIYADA HAJIRO ❤ HORMAR WACAN ABAAYO IYO ABOOWE ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Amineeta704
    @Amineeta704 วันที่ผ่านมา +1

    jacelka ha waaro guulesta aallaha idinka dhigo labadii reerkoda dhaqokafiyoow gabdhaa yar ilaasho qof kujecel lama helo ilaasho

  • @DeeqaXasan-e8m
    @DeeqaXasan-e8m 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allaha intin xafido quraanka aqristo

  • @umacaaisha1041
    @umacaaisha1041 วันที่ผ่านมา

    Manshaa allaha iskuwaara ubad baari alle hadinku deeqo abaayo iyo aboowe ❤❤❤

  • @XabibaDuwane
    @XabibaDuwane วันที่ผ่านมา +2

    Wowow manshallah lna adeer 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Dumaashi asagoo aan ku qabin hadaad jig cabtatay hada adigoo xaasa ilaahay ha isukiin barakeeyo
    Fudeyd ka iska yaree ina rag dabo la cuskado malaha

    • @rahmoadam1303
      @rahmoadam1303 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ma jik bey cabtay 😂

  • @najmacaiapdi
    @najmacaiapdi วันที่ผ่านมา +7

    Wllyal video maxa ka khaldaan muxu ugu dhag dhagaya

    • @sacdiyockarim5938
      @sacdiyockarim5938 วันที่ผ่านมา +2

      Kaligay ba umodayey ilen wadadka dhan😮😂

    • @najmacaiapdi
      @najmacaiapdi วันที่ผ่านมา

      Haa u ku dhag dhagaya​@@sacdiyockarim5938

  • @HawaWarsame-e2n
    @HawaWarsame-e2n วันที่ผ่านมา +1

    Aduunka Adam Allah abuuray markuu caawin ubaahday baafertiisa looga abuuray dadka waxyaalahaas waa dadka caqligayar

  • @Mariaa7319
    @Mariaa7319 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😂😂😂ani wanba maseray😢 dumashi sxbkey hita wa kafii okle😢🎉😂inolatha wllaheygiyow❤❤❤❤

  • @qadramahamud335
    @qadramahamud335 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha allah isku waara ilal abid❤❤❤

  • @maryanabdullahi2612
    @maryanabdullahi2612 วันที่ผ่านมา

    Maashaa allah ilaahay hadin xifdiyo walaala yaow hazal iyo kaafi ka daba hara waad ku daaleysaane qofka walaal kaa ah waxaa loo rajeya khayr adinkana qof yar oo miskiin ah comment liita oo uu soo qorey waxba how arkin hazal naag adiga gurigaaga dumin karta majirto hadii aadan adigu iska dumin marka hadalkooda hadhageysan horeyna uga soco markasta gurigaaga quraanka ku daar markaad baxaysana ha ilaawinina adjaarta sharaf iyo karaamo korkiina ha ahaato waxaa badan inta idin jecel oo markasta garabkiina taagan 🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @HawaWarsame-e2n
    @HawaWarsame-e2n วันที่ผ่านมา +1

    Gadha jiran Allaha caafiyo Sacdiyo iyo saygeedba

  • @aminayusuf8794
    @aminayusuf8794 วันที่ผ่านมา +1

    Kkkkkkkkkk waalihi waad iga qoslisiisin ilaahey ha iskun daayo

  • @faysaahmed5628
    @faysaahmed5628 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilaahay ha isku kiin barakeyo

  • @Akdugaldowson1
    @Akdugaldowson1 วันที่ผ่านมา

    Xazal Allah kusharfo Allahna kucizeyo❤wayo waxathy Xikmidi osocoto❤

  • @Raqiya-fy1cz
    @Raqiya-fy1cz วันที่ผ่านมา +4

    Ana ugu Horeya Manta wn idin Salmy My Fmily❤🎉

  • @halimomohamed290
    @halimomohamed290 วันที่ผ่านมา +2

    Mansha Allah cadawgin cagtahoosteeda❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane วันที่ผ่านมา

    Miss uunsi sheydanki oo qof .wala furayaa kalbada .

  • @cashamaxamed892
    @cashamaxamed892 วันที่ผ่านมา

    Allaah hau gargaaro aaamiin yaaa allaah yaaa rabbbi yaaa Raxmaan 🤲🤲🤲🤲

  • @mohamedabdillahi5207
    @mohamedabdillahi5207 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sual hazal????
    InshaAllah Kaafi haddu xaaskale gursado
    maa damama Allah u ubaneye 4 xaas .
    Hazaley Naaftadha miyaa halagi???????

  • @XilkasAhmed-nh1vz
    @XilkasAhmed-nh1vz วันที่ผ่านมา +1

    Qooqee aana wali laga jabin waan sugeenaa waabiriq iyo aduunka ninaa unecbahay iyo waxlamida

  • @ayansalah7729
    @ayansalah7729 วันที่ผ่านมา

    Jacelka hawaaro inta is jecal ilaahay ha isku barakeeyo ❤

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane วันที่ผ่านมา

    Mansha Allah isku waara cadowgina ha jabo labo geesi .

  • @WardaAbdi-u4w
    @WardaAbdi-u4w วันที่ผ่านมา +3

    Hazaleey😂cwa yaa kaa roon edep ayaa u fadhisaayee

    • @dahaboodaxow
      @dahaboodaxow 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😂😂😂 wlhi qal bigan iska dhahay

  • @saynabaadam6882
    @saynabaadam6882 วันที่ผ่านมา

    alaha idin xafido cadawga allaha idinka qabto awlaad kheyr qabta saalixiin ah alaha idinsiiyo

  • @A3v-w7q
    @A3v-w7q วันที่ผ่านมา +7

    Isha xasid quran ka akhrista

    • @MaawoAliadan
      @MaawoAliadan วันที่ผ่านมา

      ❤❤❤❤😢😢😢😢😢

  • @H2o..2go
    @H2o..2go 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mss uunsii wexey rabtey nolasha sida kafi abdi iyo hazal iney isku noqdaan dad isjecel laakin abdifatah wula fahmiwaayey nacaska

  • @fertunferahmohamoud6825
    @fertunferahmohamoud6825 วันที่ผ่านมา

    Allaha isku kiin daayo wllo farxad ku noolada

  • @HappyAutumnTrees-ti1uq
    @HappyAutumnTrees-ti1uq วันที่ผ่านมา

    ALLA hazaal dhip padana In Aad Cabto kaa sugayna kulaha😂😭😭😭😭😭

  • @TheGansaipioFriendsShow
    @TheGansaipioFriendsShow วันที่ผ่านมา

    Illahay reerkiina haydiin barakeeyo illahay xasidinta hadinka qanto illahay dad ka ay kacananaanow tan Wa lagategayaa daya walalahina lamana ah oo u duceeya halka kaledihiin sun cab ama kalayaa ca dhaafa

  • @aminazahra913
    @aminazahra913 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Amiin

  • @aminaroble7844
    @aminaroble7844 วันที่ผ่านมา

    Mashallah beautiful family❤️

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cabdifataax asaga gabadha uurka leh inuu maseyr dareen siiyo waa Khalad

  • @nimoabdi71
    @nimoabdi71 วันที่ผ่านมา

    Asc, maa shaa Allah tabarakallah lamaane isku wacan baa tihiin waxaan idin leeyahay isku waara abid. Laakiin nicmada Allah swt idin siiyay social media ka daaya waaye cadow maanta waa badan yahay oo wax laisu quuro. Marka waxaan idiin dardaarmaya kow cabsida Alle labo nicmadiin qarsada 😍

  • @fatxisaid6437
    @fatxisaid6437 วันที่ผ่านมา +1

    Waligeba xumn idinma soqorin wlh lķn hazaal suraheda jeclhy 😂

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane วันที่ผ่านมา

    Wa boqorad iyo boqorad isku waara guulesto dadku wa xaasid.

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane วันที่ผ่านมา

    Hazal iyo kafi wa idintageeraa naago masersan oo guurwayey weye kuwas.

  • @amiirck-zt7yy
    @amiirck-zt7yy 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar video gu wuu ku dhag dhagayaa😂maxaa khaldan😅😅

  • @fartunabdulahi8449
    @fartunabdulahi8449 วันที่ผ่านมา

    Wada jira oo wada joga waligiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nourahmed-ex4xf
    @nourahmed-ex4xf วันที่ผ่านมา +2

    War kaafiyow sxb qoyskaa isu xil saar oo soo heshiisii

  • @SalmoDhagacade
    @SalmoDhagacade วันที่ผ่านมา +2

    Kafi video waxba ma qaldan 😂❤

    • @qntaliso7
      @qntaliso7 วันที่ผ่านมา

      Joq joqda uu hayaa vidowgu😂

  • @ayaanhussen4555
    @ayaanhussen4555 วันที่ผ่านมา

    ALLH ha isu kii barakeeyo❤

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane วันที่ผ่านมา

    Mansha Allah isku waara

  • @MunoMina
    @MunoMina 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Lawadhina kusoxiga😂😂aqhli laan hadii ladaho😅😊

  • @samsamegeh9795
    @samsamegeh9795 วันที่ผ่านมา +2

    Dee Ben maha adna mar dhaw wan ku sugaynaa inad is disho farax somali aamin maleh

  • @ayaanmohamed1932
    @ayaanmohamed1932 วันที่ผ่านมา

    Ilahey ha caafiyo wllo

  • @abdallamacan7864
    @abdallamacan7864 วันที่ผ่านมา

    Team mayac , yanidagesana Marka

  • @Farah-iy5sy
    @Farah-iy5sy วันที่ผ่านมา +1

    Ilxun allaha idinka qabto

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg วันที่ผ่านมา

    Haadad kafiyow wiilkaa asxaab ahaydee muxuu mar kasta adiga hazal idiinka hadlijirey waagii qilaafku idinkadhexeyey oo uu basiinka ugushubijirey 🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔

  • @hiboabdi1084
    @hiboabdi1084 วันที่ผ่านมา

    Mashallh Allaha isukiin taayo

  • @hamdimohamadmohamad1385
    @hamdimohamadmohamad1385 วันที่ผ่านมา

    Anigu somalida waa arkey addunka 2ba qofoo kala tagteey u jecelyihiin

  • @aminayusuf8794
    @aminayusuf8794 วันที่ผ่านมา

    Haba isku waar reerka daaya reer comentiland

  • @khaildahmed7492
    @khaildahmed7492 วันที่ผ่านมา

    Mashaalaah❤

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 วันที่ผ่านมา

    Nin Somalia wa xiispole dulqadna ma leh. Most. Laakiin ragga ma wa xuma

  • @fathiadjama
    @fathiadjama วันที่ผ่านมา

    Surate al-baqra ku shida guryaha. 😢 Acuudu bilah, maxay wax xun ugu rajaynayaan family yada.

  • @nimconuura1926
    @nimconuura1926 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hasal iyo Cabdi kaafi isku waara

  • @Fakelol605
    @Fakelol605 วันที่ผ่านมา

    Wllo cadowgaga u nolow hazal ❤

  • @maryancabdi5667
    @maryancabdi5667 วันที่ผ่านมา

    Kaafi waa nin wanaagsan wuuna hanan karaa hasal aniga aragtideeda

  • @marwoomer4945
    @marwoomer4945 วันที่ผ่านมา +1

    Mash allh isku wara ❤❤

  • @cawojaamac8016
    @cawojaamac8016 วันที่ผ่านมา +1

    Hore usocoda

  • @sadiahassanibrahim6579
    @sadiahassanibrahim6579 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Vedio gaan wuu idinka halaabay wuu is jarjarayaa

  • @fadumaaden2317
    @fadumaaden2317 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc. KAFI. iyo. aad. baanidensalamaya. waxatihin. dadyaryar. oocaruurtayda. leega. waan. idunkutalinaya. dadaka. wacadaw. ilaqaf. allaah. kabaqaya. mahe. ma. wanagiina. qarsada. dadaku. markad. ujawabiwaydan. ayaga. Isländer. aamusidona. allaah. waxaan. idenkabaryaya. wanagbadan. iyo. khayrbadan

  • @SadiaMohamed-rq5mw
    @SadiaMohamed-rq5mw วันที่ผ่านมา

    Abaayo quraan ka aqriso adkaarta halagu dadaalo umada somaali xaasidnimadaa ku badan

  • @SundusXussen-g8w
    @SundusXussen-g8w วันที่ผ่านมา +1

    Ilmihiisi iyo naagtisi buu kasotagy wang haka sugin

  • @fadumomohamed3271
    @fadumomohamed3271 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Soo dhawoow dumaashi

  • @ibnatu.maryamma8928
    @ibnatu.maryamma8928 วันที่ผ่านมา

    Illahey. Habo. Haku. Xafido

  • @XakiiimoCali
    @XakiiimoCali วันที่ผ่านมา +2

    Walaala yaaal video giina go.go baa kujiro kulaaabta

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 วันที่ผ่านมา

    Xaqiqada no so sheegaa wan warer naaay wll

  • @hawonadar.n9039
    @hawonadar.n9039 วันที่ผ่านมา +1

    Waaaaaw 👏👏👏👏👏👏👏👏👌👌

  • @sahrohaashimaxamed9881
    @sahrohaashimaxamed9881 วันที่ผ่านมา +2

    Hasaal adiga iyo kaafi waad isku soobaxeysaan dadkaan warkooda waxba haku falin

  • @qadrishmohamed9537
    @qadrishmohamed9537 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kulaha hal qof baa danbiga gaystay naagtas Waad ciishen hooyo ilmaheda iskama disho Tan kale Cidaas lamaba guursado nagaha waa garacan cidedana uma ogalayn Lkn Mantay canahediii dhanta 😂mss Uunsi sorry

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adin iyo aqim dhaxdoda waaye ducada wala aqbala iskuwaara oo ubad kheyr khaba kala hela

  • @dhagoweyne
    @dhagoweyne วันที่ผ่านมา +1

    Manshalh Manshalh 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @hamdanuur1148
    @hamdanuur1148 วันที่ผ่านมา +1

    Hazal adiga ada hada kahor yiri inan isdilaan damcay hadalka dadku kaasu dabasocda walaley kaafi qof dagan buu u egyahay

  • @anabfarah1178
    @anabfarah1178 วันที่ผ่านมา +1

    Waligaa adoo xanaaqsan o aan lama qaato marka gabadhaas iyadoo cadho katan badtay bay go aan😂qadatay sorry

  • @ayanabdi1889
    @ayanabdi1889 วันที่ผ่านมา

    Maxaa danbi I galinaayo waan qoslaa leee😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @hodanmohamed3784
    @hodanmohamed3784 วันที่ผ่านมา

    Illahay hakuhagajiyo nolashadada lkn farax wuxu yahay wan u ogolahay lkn naftayada heeran udilikarno majirto naftaydana ano 50 nan meluu kaboodaba wan kaboodikarnaa

  • @FatuushSulub
    @FatuushSulub วันที่ผ่านมา

    Ilxun igamakiin egto edo macan kaafi abdi

  • @najmacaiapdi
    @najmacaiapdi วันที่ผ่านมา

    Illhyow isku kiin daa illhy xaasadka ha idnka hayo hazal iyo kafi inadeer nin adaag ba tahay

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 วันที่ผ่านมา

    Bisnka maxaa ku dhacay reerka

  • @HaboonDucale-k2d
    @HaboonDucale-k2d วันที่ผ่านมา

    Mashalaah isku waara❤️🌹

  • @luulsharib
    @luulsharib วันที่ผ่านมา

    Runtii waxaa fiican in aad isku kal soonaataan dadka cadawga idinku ah na iska ignore gareeya balse hadaad maalin walba business kiina haka hadlana!
    War dadka Somali yeedna haka dhamaadeen reerka subxaanallah 💯

  • @hamdanuur1148
    @hamdanuur1148 วันที่ผ่านมา +1

    Uduceya gabadhas iyo ilmahas yarka qofka masuul ka ah waxas waa ninka isagana xaaskisi oo xaamila ukenay dhibkas muusugo intay dhalayso idinkuna falanqayntoda iska daaya waa dad walalihina oo xaalad wajahaya allaha usahlo jacaylka halayska kalayareyo dhalinyaroy xanun nafsiya ayu noqonkara