Cadenenta xaqa waxaa laraba marwalibo xaqa in lashego haqaraarnaade hadow rabo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 5

  • @guirehali234
    @guirehali234 8 วันที่ผ่านมา

    Sufiyo waxana laga wayayn runta oo lagarab cararo iyo sheeko aan isdaboolayn bal ninki xaqaan sheegi lahaa dhagaysta sidu sheekadi udulmarayo waar nimankan waxay leeyihin roob baan kaarabnaa arsaaqadbaankaa rabnaa bal arinta wax kasheeg waa midi aad galada kusheegaysay Allah umada haniga qabto mida kale Nabi maxamed scw iyo wadaadadan aad baryaysaan masimanyihiin balaayo nigu dhacday

  • @alkhayratmedia5956
    @alkhayratmedia5956 7 วันที่ผ่านมา

    Ma waxaad simaysaa rasuulkii alle oo waxyi ku socday iyo qof caadi ah sheekhba ha noqdee??

  • @Rahma-dg4lj
    @Rahma-dg4lj 10 วันที่ผ่านมา

    Kuwan asxaabtaada ah oo qabriga dol fadho maxaay ka dul hayaan hadaayan aamin saneen inaay wax tarayaan

  • @NuurMaxamed-ny2zq
    @NuurMaxamed-ny2zq 23 วันที่ผ่านมา

    Suufiyada ayaa saxan

    • @anthonypie9509
      @anthonypie9509 13 วันที่ผ่านมา

      😂😂😂😂 says grave worshipped