War hayaay waxbaa socda:Xerow diimeedyadii Yuhuuda iyo askarta maxaa kala qabsaday maanta, iyo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • War hayaay waxbaa socda:
    Xerow diimeedyadii Yuhuuda iyo askarta maxaa kala qabsaday maanta, Maya Alyaasiin maya Gasa ayay kuqeylinayaan, iyo wararkii ugu dambeeyay doorashada Mareykanka.

ความคิดเห็น • 163

  • @user-bf8oj2pb4b
    @user-bf8oj2pb4b หลายเดือนก่อน +8

    الله غالب علي أمره ولكن أكثر الناس لا يعلمون صدق الله عظيم

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle หลายเดือนก่อน +3

    illaahow burburi yahuud mareykan yurub aamiin illahow ugargaar falastiin xuuti aamiin

  • @user-bf8oj2pb4b
    @user-bf8oj2pb4b หลายเดือนก่อน +7

    والله غالب علي أمره ولكن أكثر الناس لا يعلمون. صدق الله عظيم

  • @maxamedcalicusmaan8141
    @maxamedcalicusmaan8141 หลายเดือนก่อน +10

    Jab, jaha-warer iyo halaag allah kurido yuhuud iyo wixii lajira addun iyo aakhiro

  • @appdikaniqanuni5591
    @appdikaniqanuni5591 หลายเดือนก่อน +8

    Israa'il mabooden
    Bari dhexe intuu dago
    Birta kuma afaysteen
    Barbaarada malaayen
    .......................
    Haddan muruqa buuxiyo
    Isticmaarku baaljirn
    .........
    Waa boqol yuhuuduye
    ...................

  • @Geele_jire
    @Geele_jire หลายเดือนก่อน +14

    Ilaahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Aamiin aamin Ilaahoow falastiin ugargaar

  • @sahromudey6415
    @sahromudey6415 หลายเดือนก่อน +5

    Wcs mid u naxariista naxariis bini,aadimo dadka muslimiinta islaamkaka allaha u dhiibo kursiga gaalada yahuudaa allaha isku diro rergaza falastiin xamaas allaha guuleeyo shacabka rergaza allaha dhibka iyo culeyska haka dulqaado aamiin

  • @ahmedosmanshidane1840
    @ahmedosmanshidane1840 หลายเดือนก่อน +14

    Allaah u gargaaro islaamka iyo muslimiinta

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk หลายเดือนก่อน +6

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin sacidin dhamantin walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @GacmaDheere-xi4fz
    @GacmaDheere-xi4fz หลายเดือนก่อน +33

    inta mar walba udu ceesa falastiin rabiyow ka a baalmari u dambi dhaaf aamiin 🤲🤲🤲

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 หลายเดือนก่อน +4

    Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen reer Gaza

  • @jamamohamoud2665
    @jamamohamoud2665 หลายเดือนก่อน +53

    Nagta ha iska galiyaan yahuuda allaw isku jabi war like saara

    • @Kheerto-un5cy
      @Kheerto-un5cy หลายเดือนก่อน +4

      Amiin yaa allaah

    • @sakariyeyaasiin5260
      @sakariyeyaasiin5260 หลายเดือนก่อน +2

      Amiin😢

    • @Abdinoor51
      @Abdinoor51 หลายเดือนก่อน +1

      Aamiin aamiin yaa rabi yaa kariim

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 หลายเดือนก่อน +1

      Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi

    • @Hannah_fatima
      @Hannah_fatima หลายเดือนก่อน +1

      AmiiN. 🇵🇸🇵🇸❤

  • @katramatan9099
    @katramatan9099 หลายเดือนก่อน +7

    Ilaahay falastiin haguuleeyo israail alaha ciqaab hausoo dadajiyo aamin

  • @FaisaMahamed-zl4lg
    @FaisaMahamed-zl4lg หลายเดือนก่อน

    Wcs aboowe wat mahadsan tahay aboowe ilaah ha guleeyo falastiin yahuud ha cirib tiro aamiin yaarabi

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 หลายเดือนก่อน

    اللهم انصر الإسلام والمسلمين، اللهم انصر إخواننا في فلسطين و في يمن🇾🇪 🇵🇸❤️🇸🇴❤️🇵🇸

  • @mfjk1377
    @mfjk1377 หลายเดือนก่อน +3

    Allaha isku jabsho yuhuuda insha allah

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle หลายเดือนก่อน

    illaahow burburi mareykan illaahow isku dir oo burburi mareykan aamiin

  • @sacdiyanur7583
    @sacdiyanur7583 หลายเดือนก่อน

    Adduunyadee baa isha kuheysa Doorasahada M. Misse ayadaaba Dunida isha kuheysa❤️👏

  • @CabdiGeedi-ku2ur
    @CabdiGeedi-ku2ur หลายเดือนก่อน +3

    Wcs nadaara show guul.falastiin❤❤❤❤

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 หลายเดือนก่อน +4

    Guul xamas ansarullah hisbullah iyo 🇮🇷 ❤inshallah

  • @shugriyusuf5624
    @shugriyusuf5624 หลายเดือนก่อน

    Xeroyaasha Alyaasin iyo Maqaawimada ayah kusoo dhawendoonah Gaza😀.
    Illaahow Maqaawimada gacanta sare siih 🤲🏿🤲🏿🤲🏿🇵🇸🇵🇸, illahow Yahuuudan jebi 🤲🏿🤲🏿🤲🏿

  • @abdulkadirmohamed9131
    @abdulkadirmohamed9131 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤ Allaahu Akbar ❤❤❤

  • @mfjk1377
    @mfjk1377 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahaay taraam kuma soo celiyo meeshaas insha allah waayo waa cunsuri wayn oo udhaartay falastiin nacebna dadka madow qaxootina waa u dhamaatay darbiyada dhana wuu soo xiraa

  • @alsacuudi1
    @alsacuudi1 หลายเดือนก่อน

    Aan u duceeno walalheena gaza ilaah hakaa qabto cadowga aamiin

  • @alikhermohamedsaleban6034
    @alikhermohamedsaleban6034 หลายเดือนก่อน +4

    Nadara cawa barnamijka sadexad subaxnima ayad. Kasodigte fiidnimo ayan kagabaranii

  • @gavanamahamed4141
    @gavanamahamed4141 หลายเดือนก่อน +3

    DIINTA IYO DALKABO ALLAHA KASAARO YAHUUDA

  • @XalaneAbukerosman
    @XalaneAbukerosman หลายเดือนก่อน +1

    اللهم الصلي على محمد

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 หลายเดือนก่อน

    Allaah caawi reer falastiin xamaas muqawinda Alqasaan 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🤲🤲🌹🌹🌹

  • @abdulkadirhaji6599
    @abdulkadirhaji6599 หลายเดือนก่อน +1

    Waaku salaamy nadara

  • @MaxamudCisman-p8h
    @MaxamudCisman-p8h หลายเดือนก่อน

    Wcs. Allah u Akbar n. .shugran ..Wall ❤

  • @cabdiladhiifmaxamed1944
    @cabdiladhiifmaxamed1944 หลายเดือนก่อน

    Allahayow dhexdooda kabilow yahuuda iyo guud ahaan reer galbeedka

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp หลายเดือนก่อน +2

    Asc Sxb Allaha ku Xafido InshaAllah

  • @abdiazizmohed6981
    @abdiazizmohed6981 หลายเดือนก่อน +4

    Xeroowga markii furumaha la geeyo ha isu dhiibaan Xamaas oo tirada maxaabiista ha badiyaan, sidaas ayay kaga aarsan karaan kuwii soo qasbay.

  • @abdulkadirahmed3301
    @abdulkadirahmed3301 หลายเดือนก่อน

    Viva nadaara❤❤❤

  • @user-fo5ez2fg1u
    @user-fo5ez2fg1u หลายเดือนก่อน +2

    Insha Allah falastiin guuul macalin nadaarow sxb insha Allah horey usoco

  • @ahdxiish574
    @ahdxiish574 หลายเดือนก่อน +3

    Nadara subax wangsan

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 หลายเดือนก่อน

    Mahadsant walaalkey nadaara show qeer sheeg ❤❤❤❤❤

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 หลายเดือนก่อน +1

    KAMALA HARRIS, XILKAN KA HOR WAXAY AHEYD KU XIGEENKA XEER ILAALIYAHA DALKA MAREYKANKA, WA SHARCI AQOON MUCTARAF AH, WAA HAWENEY KARTI IYO HUFNAAN LAGU TILMAAMO.

  • @user-bf3rp4ul4w
    @user-bf3rp4ul4w หลายเดือนก่อน +2

    Nadaara waa kaa qaldantahay fircoon ma ahayn ee waxa ay ahayd dad degana dhulka barakaysan

  • @user-ie8fl8kp9q
    @user-ie8fl8kp9q หลายเดือนก่อน +2

    illaahey madaxada mareykan qalalaasa xageliyo xubkoda ayaa masakinta qaza ayaa malinwalb laga. Dogeyaa maxa carur badan lalaaye qaza maxa gaja dada badan dishey

  • @user-ku6vm5kd6l
    @user-ku6vm5kd6l หลายเดือนก่อน

    Naarta Alle subxaanahu watacaalaa yuhuuda ha ku uriyo falastiina guusha ha siiyo alle haha xoreeyo baytul qudus Awlaadu qurata wa qana
    Asiir

  • @user-vz2gw2jw7k
    @user-vz2gw2jw7k หลายเดือนก่อน

    Allahuma ansur falastin

  • @abdullaahiabukar7339
    @abdullaahiabukar7339 หลายเดือนก่อน

    Wacaleekum asalaam waraxmatu allaah wabrakaatu

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 หลายเดือนก่อน

    Hadhamato yahuuda iyo America inshallah

  • @lulafarah6885
    @lulafarah6885 หลายเดือนก่อน

    Alyaasiin uma socono 😂😂😂 .😂😂😂😂😂😂 Yaa ALLAh guusha sii walaalaheen Falastiin waa mahadsathy Nadara

  • @Beingme541
    @Beingme541 หลายเดือนก่อน +1

    Ya Rab ugargaar mustadcafintas😢

  • @halimaahmed3285
    @halimaahmed3285 หลายเดือนก่อน

    Nadaara ilahay haku barakeeyo walal

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah หลายเดือนก่อน

    Machaallah

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 หลายเดือนก่อน

    و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته.

  • @user-el9rm4nk6i
    @user-el9rm4nk6i หลายเดือนก่อน

    Wcs nadara

  • @XildhibaankaXaji
    @XildhibaankaXaji หลายเดือนก่อน

    Wcs_Wwb
    Shugran Akhii

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 หลายเดือนก่อน

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey nadaara waan dhownahay

  • @magansuldan
    @magansuldan หลายเดือนก่อน

    allaho akbar

  • @abdiazizrabi8941
    @abdiazizrabi8941 หลายเดือนก่อน

    Walaalkey qaali maxaad
    Waxan energy isooga dhameyn
    Lacanadii eebe haku dhacdu mareykan & gaalada

  • @abdiazizrabi8941
    @abdiazizrabi8941 หลายเดือนก่อน

    Ka annahum
    Khushbun musannadatun
    Yaxsibuuna kullaseyxatin
    Caleyhimil caduwu

  • @user-te1ps4su7w
    @user-te1ps4su7w หลายเดือนก่อน

    Waad bahdan tahy afeer nadara

  • @Bescimed-po6dd
    @Bescimed-po6dd หลายเดือนก่อน +1

    Nadaara Xeerowga yahuudu wa isku dhiibayan Hamas wa jabki Israil

  • @user-wq5jb9rg3n
    @user-wq5jb9rg3n หลายเดือนก่อน +1

    Wcs wrxm nadaara

  • @aden3425
    @aden3425 หลายเดือนก่อน

    Mahadsaniid nadara

  • @abdiazizrabi8941
    @abdiazizrabi8941 หลายเดือนก่อน

    Diin xagey kuilaaliyaan
    Tii nabi goodiibey diideen

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 หลายเดือนก่อน

    Ar ustaadka! Yaa laga horgeyna Alyaasiin 😂😂😂er xeroow qac aa ka yeertay! Aadala aadiin!!!

  • @muhudinafareh3768
    @muhudinafareh3768 หลายเดือนก่อน

    Guul

  • @Fadumomaxamud-qi8mf
    @Fadumomaxamud-qi8mf หลายเดือนก่อน

    Nadaare xerhadhihin waabeenaalayaal xersheydaan waaye

  • @Omarlibaax
    @Omarlibaax หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂 gabar aah yaah

  • @LibaaxaAfrica5484
    @LibaaxaAfrica5484 หลายเดือนก่อน

    Codka xoogaa dheereey.
    Fadlan.

  • @maxedclaahi2813
    @maxedclaahi2813 หลายเดือนก่อน

    ❤❤Wcs subax wanaagsan sxb Nadaar ❤❤#Sabaax

  • @Naziito
    @Naziito หลายเดือนก่อน +1

    Sleep Joe Bye waxaa gacantisa kumaqan 38 kun reer falastin ah cuquba illah hakurido

  • @user-kq4xe3kt1g
    @user-kq4xe3kt1g หลายเดือนก่อน

    asc❤❤❤

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 หลายเดือนก่อน

    Ilahey heysku diro xerow meeshaas waa og yihiin in al yaasiin ku sugaayo

  • @user-vo6op9qb4l
    @user-vo6op9qb4l หลายเดือนก่อน

    Taraam iyo gbdha midkee reer gaza ufiicn inuu ku gulaysto doorashda ustaad siaan ugu ducayno

  • @AbdiHassan-br3gw
    @AbdiHassan-br3gw หลายเดือนก่อน +1

    Xeroowyaashan ayaaba qosol igu dilay,anaga diinta iyo naagaha ayaan idiin ilaalinaynaa 😂😂😂

  • @Selelfiaxmed
    @Selelfiaxmed หลายเดือนก่อน

    Yuhuuda koonfurta iyo waqooyigaba way ka qaxeen caasimada ayay isugu urureen way jabeen

  • @abdulgaadirahmed9219
    @abdulgaadirahmed9219 หลายเดือนก่อน

    Wcs

  • @ahmedbarrow7590
    @ahmedbarrow7590 หลายเดือนก่อน +1

    Nadaaroow habarta dheh garbar ma joogto meesha😅

  • @Faranyusuf77
    @Faranyusuf77 หลายเดือนก่อน

    Guul xamsas

  • @user-zx9vy4wf8j
    @user-zx9vy4wf8j หลายเดือนก่อน

    Viv palastin an al yasiin

  • @IbnuMarwanMurjaan
    @IbnuMarwanMurjaan หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤ Wcs Wrx Wbr wll Nadaar Show ❤❤❤❤❤❤

  • @sumyohasan4036
    @sumyohasan4036 หลายเดือนก่อน

    Forom mogdisho

  • @OmarOmar-rw4he
    @OmarOmar-rw4he หลายเดือนก่อน +1

    ♥️🔻🔻🔻🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🔻🔻🔻♥️

  • @mohamedabdulle6621
    @mohamedabdulle6621 หลายเดือนก่อน +1

    Asc Nadaara

  • @user-vb7yf7ol3k
    @user-vb7yf7ol3k หลายเดือนก่อน

    # free Palestine 🇵🇸 ❤❤❤❤inchallah 🙏

  • @fardowsa1895
    @fardowsa1895 หลายเดือนก่อน

    Siyaradi awey waa sugeynaa

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush2952 หลายเดือนก่อน

    Wcs wll w

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 หลายเดือนก่อน

    Kamala Haris! America Naag ma -
    Doorato ! Nin dhalinyaro Ah baa -
    Taagan

  • @MohamedAhmed-go2cb
    @MohamedAhmed-go2cb หลายเดือนก่อน

    Xiroow diimed

  • @sultaanzeyn
    @sultaanzeyn หลายเดือนก่อน

    2:02 Alla Nadaara adi codkarnimadaada gacan buuxaa u taagay, macallinka weyn oo aan adiga aheyn maba jiro "Yaa la geynaa!? Qaza, Yaa laga horgeenaa Al-yaasiin...!" 😂😂😂😂😂
    Aadaa u jeclahay barnaamijyadaada xiisaha iyo tayada badan.

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 หลายเดือนก่อน

    XISBIGU DOORASHO DHEXDIISA AYUU GELI DOONAA KADIBNA MUSHARAX AYEY DOORAN DOONAAN

  • @dulmidiid1445
    @dulmidiid1445 หลายเดือนก่อน

    Ya lagaynaa Gasa
    Ya laga horgaynaa al yaasiin
    Hhhhhhh

  • @sultanbergen
    @sultanbergen หลายเดือนก่อน

    Naga dhaaf xayeysiiska plz waa bowrin

  • @zulfafara3919
    @zulfafara3919 หลายเดือนก่อน

    ❤❤🎉🎉🎉

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 หลายเดือนก่อน +1

    Al yaasiin 105 laga baqay😂

  • @abdiwaliali3757
    @abdiwaliali3757 หลายเดือนก่อน

    Habenimo mahe subaxnimo dheh

  • @shaa1547
    @shaa1547 หลายเดือนก่อน

    Naagtaas madaxweyne ku xigeenkaa hadii dimiquradiyintu soo sharaxaan wax shaki ah kuma jiro in taram guuleysan doono waa in eey dimiquradiyiintu ka fikiraan in eey keeysadaan ruux iska cali kara taram kana guuleysa kara

  • @luul.andabdalla1097
    @luul.andabdalla1097 หลายเดือนก่อน

    Salama nadara

  • @user-xc6kb6gw4r
    @user-xc6kb6gw4r หลายเดือนก่อน

    Cid kastaa ku daawanaysee sawirada naagaha shaashada ama warkaaga has oo saarin hadii kale mar dambe kumadhagay

  • @nasriali5523
    @nasriali5523 หลายเดือนก่อน

    😮😮😮😮😮😮😮

  • @abdiazizrabi8941
    @abdiazizrabi8941 หลายเดือนก่อน

    Markale lacnadii eebe hakudhacdo

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 หลายเดือนก่อน

    Gabar lama dooranayee nin may keenaan

  • @user-xy8rb2ho7p
    @user-xy8rb2ho7p หลายเดือนก่อน

    Ustaad Nadaara waanku salaamay?
    Aad baan ula soconaa waanku ku tixinahay barnaamijka Nadaara show. 😮

  • @aslicadeey8511
    @aslicadeey8511 หลายเดือนก่อน

    BAIDEN waxaa kasiidaran TRAM xaga ree palestine waayo TRAM waxaa u taliya KUSHNER oo gabadhiisa qaba oo yuhuudigaa waana xagjir