Dhagartii Hooyadeen 😭 || Qiso Xanuun badan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • CONTACT ME:
    INSTAGRAM👇👇
    ...
    For copyright Problems please contact me: iamifiye1@gmail.com

ความคิดเห็น • 303

  • @MK-cl3uu
    @MK-cl3uu 7 หลายเดือนก่อน +64

    Qisooyinka carabta inta jacel😂❤

  • @MohamedOsman-dt6lj
    @MohamedOsman-dt6lj 7 หลายเดือนก่อน +29

    Hadiibo 100 qof iga dhex aragtey aad aya u mahadsanthu ❤😢

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i 7 หลายเดือนก่อน +37

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️

  • @Hyunah_1
    @Hyunah_1 7 หลายเดือนก่อน +20

    Qisoyinka dhadher ee carabta w 100/100❤

  • @deqofarah3136
    @deqofarah3136 7 หลายเดือนก่อน +11

    Qisooyinkaa dheerdhèer waa/100/100

  • @cabdisamed..
    @cabdisamed.. 7 หลายเดือนก่อน +6

    Ileys sxb waan ku salaamey❤
    Dhacdooyinka Jinka iyo Rooxaamaha maalmahaan waa nagu yareysey Tlie

  • @maxamedjaamac150
    @maxamedjaamac150 4 หลายเดือนก่อน +1

    mnshaa Allah muqdisho cadeey aad iyo aad ayuu muqaalkedu u qurux badan yahay ilaahowu noo xafid amin amiin amiin amiin amiin amiin amiin❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sadiamohamed9547
    @sadiamohamed9547 7 หลายเดือนก่อน +5

    Ifiyow qiso ila hada galbigega an kabaheynin wa
    Qisadi jidka safarka
    Wow
    mashallaah ayey
    Ahed 🎉👍👍👍👍👏

  • @Mubarek9
    @Mubarek9 7 หลายเดือนก่อน +5

    Ileys ilaah haannoo kaa daayo zxb mcn wakhti fiican ayyaad soo deysey hora usoco pro🎉🎉🎉🎉

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 7 หลายเดือนก่อน +2

    😭😭😭Subxanalaah,Waalidkaa ku dhalay ku so koriyay gacantada ku dil,Wa xanuun aad u weyn.Hooyo doqon ah oo waalan ay ahayd sheydaamad ah.Maxay faa'iidey,Caruurtii iyo Ninkii qabay aabihii caruurteda ay sidaas yeeshay,Ayagoo magaalada isaga tago aya la qaatey haba la ogaadee qaladkay galeen oo ah in middi dii ceelka ay ku rideen.Carabaha balaaya ka dhacdo.Diinta si fiican uguma dhaqmaan sidaan filaayo dilalka ka dhacayo iyoxasadka ka jiro.

  • @abdirahimahmethashi924
    @abdirahimahmethashi924 7 หลายเดือนก่อน +4

    Wllahy anigu wan kala dhigtaa qisoyinkada ileen darawal ayan ahaybee
    Sooo badi zhp
    Bajajtas aad natustay ayan wataye 😎

  • @aishamohamettcadey6278
    @aishamohamettcadey6278 7 หลายเดือนก่อน +2

    Subxanallah dunarka illahow dhinac naga mari hdey iyaga iyo sheydaan is helaana waapa bes 😮
    Rabbi ha u naxariisto abahaas muslinka 😢😢

  • @HassenAbdiOsan
    @HassenAbdiOsan 7 หลายเดือนก่อน +4

    WOOOW WAA RUN
    WLAHI WAAN KU SEEXANAA

  • @aishamohamettcadey6278
    @aishamohamettcadey6278 7 หลายเดือนก่อน +2

    Hdan ku gaarsiineynaa haaf Million kee noga soo shekee tariikh nololeedkga 🥰

  • @kiinhassan278
    @kiinhassan278 7 หลายเดือนก่อน +3

    hoyadiii aduunka ugu xumeed subhanallah

  • @SofiaAbdurahman
    @SofiaAbdurahman 7 หลายเดือนก่อน +4

    Nasap kamila thy wll sida quruxda bdn ee ad waqtigaga nogu hurty ❤ shukrn

  • @SuhurAbdi-xd5dl
    @SuhurAbdi-xd5dl 7 หลายเดือนก่อน +3

    Ifiyo khayre alle haku siiyo anigu waan ku seexda haben kasta hadii qiiso ka waayo habeenad qaar kuwii ana dawaday ayaan iska shita marka wada ku mahadsantahy inaad habeen kasta qiiso nasoo dayso😊😊🥰🥰

  • @jesusdownson9987
    @jesusdownson9987 7 หลายเดือนก่อน +2

    Waa kuwata saxibkey ..am very much addicted to ur episode...Kenya wajir Griftu

  • @user-du8ht3yx5e
    @user-du8ht3yx5e 6 หลายเดือนก่อน +1

    Subhanallah 😢 Qisadan xanuun badana caadi ay iiga ilmasiiyay Zalaama Aabo wanaagsan ilhay hakuu naxariisto 😭🤲

  • @HibaaqHusein
    @HibaaqHusein 7 หลายเดือนก่อน +2

    Masha alah alaha kubarakeyo walal

  • @maxamedjaamac150
    @maxamedjaamac150 7 หลายเดือนก่อน +4

    sxb sare horay u soco sxb ❤❤❤❤

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i 7 หลายเดือนก่อน +8

    Wcs 🤝 ifiye

  • @MARWA-1654
    @MARWA-1654 7 หลายเดือนก่อน +3

    Qisooyinkaaas oo kale ciil igu ridaan runtii Sida marmarka qaar ad ibnuaadamku ufikiriraan 😭and tysm walaalo ❤️❤️

  • @fartunibrahim6182
    @fartunibrahim6182 7 หลายเดือนก่อน +2

    Walahi aniiga dadka darto ku shaqeesto ayaan ka mid ahaay hadaan qisadad daaran waxan darema cajis qisada dheer waan jeclaahay ❤❤

  • @MISKIFarah-xn6xm
    @MISKIFarah-xn6xm 7 หลายเดือนก่อน +2

    Waan saaray liketa

  • @nadifaosman9389
    @nadifaosman9389 7 หลายเดือนก่อน +4

    Shukaran wllo qali wlhi qisoonkag wan jecelhy noso dadal inashallah Jasaakallahu kheyr

  • @Bakar_macalin_mohamed
    @Bakar_macalin_mohamed 7 หลายเดือนก่อน +3

    qiso intaan dhageesaayay waa tii iigu xanuunka badneed wllhi 😢😢
    bal kwrn hbnkii ugu horeesay ee arooskiisa hadii uu ayada io cideedaba ceebeen lahaa ayadana furi lahaa🙂

    • @sumayayusuf4478
      @sumayayusuf4478 7 หลายเดือนก่อน

      Bini aadamka qaar wllhi looma naxaristo 😢odaygaa wa maskin

  • @user-gg7tv8fx1h
    @user-gg7tv8fx1h 7 หลายเดือนก่อน +3

    Wlhi markasta wan Ku dhagysta addicted ban Ku noqday qisoyinkaga thanks 🎉

  • @kingyussuf
    @kingyussuf 7 หลายเดือนก่อน +2

    Qiso dheeer oo carabta ah ❤ifiyow❤

  • @rashkayasminchannel4047
    @rashkayasminchannel4047 7 หลายเดือนก่อน +3

    Shukran walal ❤

  • @koko83115
    @koko83115 7 หลายเดือนก่อน +2

    Ifiyow ana ka mid ah wlhi qisoyinkaga ku jiifta markan wayana murug kugu sugaa ee wa na lahaatee ha naga maqnaan❤

  • @user-lh1jl1bq7p
    @user-lh1jl1bq7p 7 หลายเดือนก่อน +2

    Thx bro your view is on somalia Street not western world street 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 it reminds us to back somalia

  • @user-ep2tk6ms6r
    @user-ep2tk6ms6r 7 หลายเดือนก่อน +5

    RAMADAANTA HANAGA JOOJIN NOO SOO BADI😢

  • @user-ui9wl4hh6s
    @user-ui9wl4hh6s 7 หลายเดือนก่อน +2

    Qisadan Inta dhageysanayay wllahi marki wilasha la dhahay dila abihin adbay I xanujisay Ana aabahay 3 bilod ano iska saran Bo iga tagay igana dunidey u quuri wyen subhanallah 😢

  • @zapirinmoha1776
    @zapirinmoha1776 7 หลายเดือนก่อน +3

    Noosooo badi ileysooow Thnk uuuuuuuu❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdikarim9092
    @abdikarim9092 7 หลายเดือนก่อน +2

    War ifiyow show lipaax bad tahay 💪🏽

  • @makkadagan876
    @makkadagan876 7 หลายเดือนก่อน +3

    Haa walh aniga waku ilaliya Walhi labo qof aya channel koda ilaliya o Labadas wa #iLeys iyo #ayangobdoon my favourite ❤

  • @user-zw6wl9hc7c
    @user-zw6wl9hc7c 7 หลายเดือนก่อน +2

    Warniyow wariye baadhe sare ah baad tahay waan ku wadana naga soo giiji adna shere like waa shaqdayada sxb

  • @filsanquenn1006
    @filsanquenn1006 2 หลายเดือนก่อน

    Subxanalaah taas hooyo ma ahan ilmaheeda ayay dambi weyn galisay😢😢😢😢😢

  • @AlisaMoha00-lt4wt
    @AlisaMoha00-lt4wt 7 หลายเดือนก่อน +2

    Haa wllhi hada casho ku cunoyaa ilehay haku sharfo sxp❤❤❤

  • @siciidlibaax8782
    @siciidlibaax8782 6 หลายเดือนก่อน +1

    Ifiiye waa reer miyi

  • @hiyahassan9074
    @hiyahassan9074 6 หลายเดือนก่อน +2

    😂❤❤❤ ana kakow ah qisoyinkaga 🫶🏽🤴🏽

  • @KeyCAbdirizakh-qb8uj
    @KeyCAbdirizakh-qb8uj 7 หลายเดือนก่อน +4

    Haye haye Somalia 🇸🇴

  • @hafsa___adam
    @hafsa___adam 7 หลายเดือนก่อน +2

    Ala ifiye nuurow yaa ku sheega inan howsha guriga dareen sidaan ubarty chelkaga markuu ifiye show ahay barty ilaa hada ayaan kuxiranhy bilowgii 2022 barty ilaa hada waa ku tixanahy ale haku xafido wllky mcn waxaban jeclaan lahaa inan maruun caadi kula hadlo mariin

  • @kingyussuf
    @kingyussuf 7 หลายเดือนก่อน +1

    Qiso dheer oo carabta ah ❤ifiyow❤

  • @mohamedadan2928
    @mohamedadan2928 7 หลายเดือนก่อน +3

    wallahy hada an rwanda ka so socdo wan sugayay wab ku xisaabtamaa on waan sugaa habeen kasta

  • @zahraabdi5339
    @zahraabdi5339 7 หลายเดือนก่อน +2

    Wlhi waa ku seexdaa ❤

  • @zeynabcabdirahman7343
    @zeynabcabdirahman7343 7 หลายเดือนก่อน +2

    Sharaf iyo karaamo wllkey❤

  • @mms7038
    @mms7038 7 หลายเดือนก่อน +1

    ifiye waad mahadsanthy wll qisooyinkaga aad ayaan ula socda waanan jeclahay

  • @ibraahimabdullahi5306
    @ibraahimabdullahi5306 7 หลายเดือนก่อน +8

    Ileys sxb replay igu sharaf

  • @mubaarigabdi8107
    @mubaarigabdi8107 7 หลายเดือนก่อน +2

    Wlhy maah maahdii ahayd *(waxaad qarsataaba way ku qarsadaan)* ayaa niyadayda ku soo dhacday 😢😢😢😢waa arin murugadiisa xambaarsan

  • @khatinali9066
    @khatinali9066 2 หลายเดือนก่อน

    M.a ilhay ha ku barakeeyo wll❤❤

  • @HawaMoussa-px2cn
    @HawaMoussa-px2cn 7 หลายเดือนก่อน +9

    Runahnti you real man❤❤❤❤

  • @sosoalerrr2386
    @sosoalerrr2386 7 หลายเดือนก่อน +1

    Farta taga kuwa ilamida ku shaqeeya sheekooyinka hore usoco wll 🙏

  • @shafiduale1488
    @shafiduale1488 7 หลายเดือนก่อน +1

    Haa hadey run udhacdy zxp wllhy koly wan kusexda anigu Lkn wa inay xaqiqo thy😊

  • @user-hq3hi2kf1j
    @user-hq3hi2kf1j 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wallhi waa xanuun😢😢😢

  • @sundusahmed3174
    @sundusahmed3174 7 หลายเดือนก่อน +1

    Subhana ALLAH.Inna lilaahi wa inna illeyhi raqucuun.😣

  • @user-qb5pf8xl5m
    @user-qb5pf8xl5m 7 หลายเดือนก่อน +1

    Soo badi Adikele Wanku sihri

  • @nimoibrahim6015
    @nimoibrahim6015 2 หลายเดือนก่อน

    Waan ku salamay
    Waxan ka mid ahy dadka ku shaqayaa ee soo badi walalo 🎉

  • @INA_MOHAMED4
    @INA_MOHAMED4 7 หลายเดือนก่อน +3

    Subxanallah🥺

  • @user-bf1lb8li2p
    @user-bf1lb8li2p 7 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😢😢😢qiso murugo bdn sxp Soo badi

  • @hamze-mahamud2002
    @hamze-mahamud2002 7 หลายเดือนก่อน +2

    Anaa kowka ah intafiirisa markasta

  • @user-ze4ix1lr5k
    @user-ze4ix1lr5k 4 หลายเดือนก่อน

    Ifiyow qisooyin wada xanuunka ah naga dhaaf

  • @FathiyaOmer
    @FathiyaOmer 7 หลายเดือนก่อน +1

    Qisadan wlhi wa xanuun ayan daremey ax😢

  • @bintiyusuf1590
    @bintiyusuf1590 7 หลายเดือนก่อน +3

    Aniga waa ku seexda wlhi ee noo soobadi qisoyinka cabsida

  • @user-em5jv4xz2n
    @user-em5jv4xz2n 7 หลายเดือนก่อน +1

    Alla a qisadan xanuun badnaa

  • @user-bf1lb8li2p
    @user-bf1lb8li2p 7 หลายเดือนก่อน +1

    Qisadan oo kale liketa lagama iloobo sxp adi uun Soo badi tan iyo tii kahoreysay fiicanyihiin

  • @yaxyemaxamed252
    @yaxyemaxamed252 7 หลายเดือนก่อน +1

    Sxp sidaan ayaa karabaa kusoco qisooyinkaan ayaa aad iyo aad ii canfacaayo ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sumayasharif910
    @sumayasharif910 7 หลายเดือนก่อน +2

    Reer miyi asala😂😂😂

  • @user-vz3ec1ki4d
    @user-vz3ec1ki4d 7 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs ifiye❤❤❤❤❤😮😊 atirishada qisada waa aniga❤

  • @user-qe6rk7xl1o
    @user-qe6rk7xl1o 3 หลายเดือนก่อน

    Qisooyin ka carabata 100/100❤❤

  • @hooyo994
    @hooyo994 7 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah 😂😂😂😂

  • @user-gy4ls7im5h
    @user-gy4ls7im5h 7 หลายเดือนก่อน +2

    Ifiye reer miyi😂😂

  • @HodonHalli-ql5qk
    @HodonHalli-ql5qk 7 หลายเดือนก่อน +2

    Ifiye waan kaahelay❤

  • @HanaAbdirahman-ip2de
    @HanaAbdirahman-ip2de 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ifiye wiil reer baadiyaa oo wax badan og ❤😅

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 6 หลายเดือนก่อน +2

    Subxanalh ilmo igu soo istaagtay😢

  • @user-lx5ed7we9d
    @user-lx5ed7we9d 7 หลายเดือนก่อน +1

    waa majo

  • @mahadmuniir2749
    @mahadmuniir2749 7 หลายเดือนก่อน +1

    zaxp ifiyow rabi rali ha ka noqdee qisoyinkaga Wan dhagaystaa kaliya Marka an hurdo isku diyariyo ee isma LaHayn dad kula mida jira kaliya yutube waxan u imadaa adiga iyo Ogallala cusub iyo dad waynaha wabari zxp sharafi Korina ha hato

  • @user-hu9dz7dt5t
    @user-hu9dz7dt5t 7 หลายเดือนก่อน +1

    saaas markaa uarko muuqalka oodaaro horaakasaara❤❤mahadsanid❤❤❤

  • @munaAyaan
    @munaAyaan 7 หลายเดือนก่อน +2

    Xppi ifiyow qiso cabsi cabsi ah kaa rabaa plz😂😢

  • @HassenAbdiOsan
    @HassenAbdiOsan 7 หลายเดือนก่อน +2

    ALLA HAKU SHARFEE

  • @samiirahmed4994
    @samiirahmed4994 7 หลายเดือนก่อน +1

    Guulayso bro

  • @hanefa283
    @hanefa283 7 หลายเดือนก่อน +1

    AR IFIYOOW XOOLO MIYAA KUUJOOGA ALLAH DHIB BADANAA NOLOSHA BAADIYAHA

  • @Haboon-g4d
    @Haboon-g4d หลายเดือนก่อน

    Haa ku soco m.a 🎉

  • @amaaldegan4156
    @amaaldegan4156 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid wllo balwad ii noqdeen qisooyinkagu shaqo markaan aadoyo markaan ka imaanayo markaan seexanayo xataa markaan shaqayno dhagaystaa hal habeen hadaanad soo gudbin waan tabaa noolow ❤❤

  • @Ayesha-q33n
    @Ayesha-q33n 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wllhi waaan laqabsaday qisadaada❤😊runtii wanbo kusexdaaa wanbo kushaqeya wax wlpo iiyihin qisoyinkga😊😊😊

  • @FAADUMOMAXAMEDNUUR-kc2id
    @FAADUMOMAXAMEDNUUR-kc2id 7 หลายเดือนก่อน +5

    اللهم صلي على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fartuunnoor9294
    @fartuunnoor9294 7 หลายเดือนก่อน +2

    Alla maxa heer baadiya wayn aheyd 😂

  • @JH-ec7tv
    @JH-ec7tv 2 หลายเดือนก่อน

    Ya Allah 😭😭😭😭😭😭🙏💔💔

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu

  • @hafsiinahxupi7670
    @hafsiinahxupi7670 7 หลายเดือนก่อน +3

    Ifiyow Qisoyin maserka hada wadankena kabilabmen😢

  • @ashaabdullahi6951
    @ashaabdullahi6951 7 หลายเดือนก่อน

    Kkkk wan ka heely sax waxan hay reer badiye

  • @princessbinty499
    @princessbinty499 7 หลายเดือนก่อน +1

    Im bad uqalanta wllo m.a qudhaydu waa ku xiranhay ❤

  • @user-bj3no4vy3g
    @user-bj3no4vy3g 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wilhi legend reer miyi ahaa tahay masha Allah😊😅
    Midda kale vediogu xaafadeyduu ag maray wan cazuumi laha innuu iishege eheed in channel kii balwada ii ahaa laso dhigi doono😂😂

  • @user-ep2tk6ms6r
    @user-ep2tk6ms6r 7 หลายเดือนก่อน +1

    IFIYAWO RAMADAAN SOO DHAWE MIYAAD JOOJIN QISOOYINKA😢😢

  • @Faaro647
    @Faaro647 7 หลายเดือนก่อน +2

    Gabdhaha howsha ku qabsado ❤😊ani cml

  • @AmranSulub-si6cm
    @AmranSulub-si6cm 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mayhubtaay.inaad.reeymiyitahay

  • @IboHB-y8f
    @IboHB-y8f 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ifiye legend isku tunte

  • @user-kn3ew5bi7n
    @user-kn3ew5bi7n 6 หลายเดือนก่อน +2

    Halaha iyo Nirgaha Ana Ku kala Celaye Gelana Lisaye
    Qisada Diyari An Wada Shaqeyno marka😑🤸😀

  • @ikranrooroow7645
    @ikranrooroow7645 7 หลายเดือนก่อน +1

    la aanta shqo ma jirto ❤❤❤