PART 6 \ SHEEKADII ABID UGU ADKAYD CAJIIB AARSI MIYAA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 48

  • @AsumoMuuse
    @AsumoMuuse ปีที่แล้ว +2

    Walahi waa adagatahaye allah ka ajirasin waan aabo caruurtedi

  • @HalimoAbubaker
    @HalimoAbubaker ปีที่แล้ว +1

    DOGONNE HANNA GARGARRI HANNA GARGARSANNE DOGONNE DABBAA BAY BAY BAY VIVE HASSAN ADEN SAMATAR LONG LIFE AMINE ALLAH ALLAH ALLAH AKBAAR SCW

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936 ปีที่แล้ว +3

    Haa waan cawin lahaa alle dartii si alle igu naxariisto lkn wax kale kuma darsaden

  • @indhoderaleey9825
    @indhoderaleey9825 ปีที่แล้ว +1

    Adkatay ❤

  • @qasidaadam5199
    @qasidaadam5199 ปีที่แล้ว +3

    Guri geeda aya werar lagu yahay mana oga

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 ปีที่แล้ว +3

    Aduunyo xaalka ba’a😂🙄😩 maya abahii wasaha xun😂

  • @indhoderaleey9825
    @indhoderaleey9825 ปีที่แล้ว +1

    Abduqadir dhiga ku karay okiyalhu iskasaaray 😂😂😂😂😂

  • @Qalidumar12
    @Qalidumar12 ปีที่แล้ว +2

    Ku sali nabigena scw 🕋🕋

  • @sacidaibrahim4686
    @sacidaibrahim4686 ปีที่แล้ว +1

    Naag saxiib maa gaasho

  • @sucaadchannel1251
    @sucaadchannel1251 ปีที่แล้ว +1

    Walahi ma sigen

  • @MsLajecel
    @MsLajecel ปีที่แล้ว +2

    Farxadiisii hore iyo noloshiisii hore maxaa kaa galay? Sambacnimo waaye

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 ปีที่แล้ว +1

    Naagaha somalida horta ma gus cabudbaa horta yabaye😮😅😂nin ka xumeeyey mad rabtan akhas kulahaa nugliyeer haytay ninku🫣😳🙄🤮😂

  • @al-ad-aniya4048
    @al-ad-aniya4048 ปีที่แล้ว

    Naag Soomaaliyeed nin isagu jelaaday oo u wanaagsan mahayn karto. Waa war cad.

  • @fadumomohamed9682
    @fadumomohamed9682 ปีที่แล้ว +1

    waan siinlaha

  • @SamiiroMohamed-k5m
    @SamiiroMohamed-k5m ปีที่แล้ว +3

    Gurka waxaba iga daran gurigi ay deganed intu nagti kale keni o u weliba ku yiri alabtada kaso guro darada dhigo ama xafada qol kaso radso Wlhi wa yaab ilmahiisi ayu guriga kaso saari 😭😭😱😱

  • @NajuumDhoore
    @NajuumDhoore ปีที่แล้ว

    Waan caawin lahaaa Haaa

  • @qasidaadam5199
    @qasidaadam5199 ปีที่แล้ว +1

    Aar goosi kulaha Gabadhan doqon sana

  • @qasidaadam5199
    @qasidaadam5199 ปีที่แล้ว +2

    Now hasoo dha wey sanin

  • @UpaxMohamuud
    @UpaxMohamuud ปีที่แล้ว +1

    Sanbac hada maqashen wa tan kale😮😮

  • @AmirMahamed-pn7ei
    @AmirMahamed-pn7ei ปีที่แล้ว +1

    Wayab.waliga.hacafin.nagtaa

  • @ZahraNur-x6l
    @ZahraNur-x6l ปีที่แล้ว +1

    Maxaad u weydiin weyday "Wiilal ama innamo ma kuu dhasheen"?

  • @Nimoabdi-l9z
    @Nimoabdi-l9z ปีที่แล้ว +2

    Ciil iyo labalaba badanaa tani 😮😮😮

  • @sunrise4459
    @sunrise4459 ปีที่แล้ว +2

    Caawintii horaa ku filan, meel ii dhow shaqo kama siiyeen wax kalena kuma darsadeen haddii kale reerka maa u dumineey

  • @sacidaibrahim4686
    @sacidaibrahim4686 ปีที่แล้ว +1

    Cajiib

  • @lululabta
    @lululabta ปีที่แล้ว

    Maya shaqo ma sii laheyn

  • @sacidaibrahim4686
    @sacidaibrahim4686 ปีที่แล้ว +1

    Uff wax baka qaldan

  • @MsLajecel
    @MsLajecel ปีที่แล้ว +1

    Frailty thy name is woman!

  • @fadumohassan7642
    @fadumohassan7642 ปีที่แล้ว +1

    Dumarka ninka goosaha ka garaco ayey jecelyihin

  • @qasidaadam5199
    @qasidaadam5199 ปีที่แล้ว +1

    Qofka markuu daciif yahay laguma tiig sado

  • @hamdicali6172
    @hamdicali6172 ปีที่แล้ว

    Nagtu wax lacafiyo magasho lkn ninku waa ilmeheedo abahood waa garabkii 3dexdeeda gabdhood biri hoyadood ayeey cuqdad uqadeyan

  • @amuurama5035
    @amuurama5035 ปีที่แล้ว +4

    Sinbacad oo khoof eeh 😂

  • @tash7356
    @tash7356 ปีที่แล้ว

    Yaqyaqsi waye shekadan ninka miya xumeeyey qpftan isago ana sixraneyn o caafimaad qab ah waliba mise mexey ninkan ey ku qafiiftay subxaanalh ilmahan ey iyada ku qasabtay mexey inoga shegi isaga marnaba waligi usan so raadin

  • @tash7356
    @tash7356 ปีที่แล้ว +1

    Inkasto ey sheko hindidi markiba nabsi baxa leh ey u egtahay maxa yeelay lakala tagye ka aarsataye maxa kudaba digay teda kale caruurtada gaajadooda kama usan fakareynin e maxa kuwa kale kaa galay

  • @qasidaadam5199
    @qasidaadam5199 ปีที่แล้ว +2

    Markii uu guriga kasara yey mar kii ay yar yarayen kawaran

  • @abdulrazakmohamed4278
    @abdulrazakmohamed4278 ปีที่แล้ว +4

    SHEEKOOYINKA QAARKOOD WAXBAA KA KHALDAN SIDA :
    1. QOF 14 JIR AH SIDEE BUU JAAMICAD KU DHIGAN KARAA.
    2. NIN JAAMICAD MACALLIN KA AHAA SIDEE BUU SHAQO XAMAALI AH U RAADDINAYAA .
    3. GURIGA ISAGAA ISKA LAHAA SIDEE BUU HADDA GURI KIRO 6 BILOOD LOOGU YEESHAY ????
    MA ANAA WAALAN MISE CADAN BAA LAGA HEESAYAA ?
    LAYDUN KU DHUFAY ANNAGAY RABAAN INAY NA WAALAAN.

    • @ayanjama5385
      @ayanjama5385 ปีที่แล้ว

      Xaqiiq suaalahaas waan isweydiiyey aar kuwanaa kuwiiyaa 😅😅

    • @iqramohamed1607
      @iqramohamed1607 ปีที่แล้ว

      Anba waa tan ka yaabanahay lkn badanka waxan ka yaaba waa 14 ama 13 ay dhahaan jamacad buu dhiganayay kaaga daran somalia weyan meeshu 😂😂😂😂

    • @suheybdahir240
      @suheybdahir240 ปีที่แล้ว +1

      Gurigisi wu gatay marku shiday ayay ku dhahday da dana 16jir ayay dhahday Shaqadna xamali danta baday

  • @Sankaxaji-r7g
    @Sankaxaji-r7g ปีที่แล้ว +1

    Balaayo baano waa waxaan ku nacay garob ninkii furay nool yahay

    • @iqramohamed1607
      @iqramohamed1607 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂qaarba sanbacyo ah bal ninka sida u galay maxa daba dhigay doqonta

  • @tash7356
    @tash7356 ปีที่แล้ว

    Horta iyadan ninka uma dalin miya qoftan teda islaanta kale ninka wilaal aye udashay miya u sida oga fikirayo

  • @qasidaadam5199
    @qasidaadam5199 ปีที่แล้ว +1

    Doqon looma gar garo

  • @kulmiyehassanmumin4611
    @kulmiyehassanmumin4611 ปีที่แล้ว

    Ala Naaguhu ilowsha dhawa bal ninki sidi u galay bay Noloynsysa waxaasi wa ka bad badis

  • @kulmiyehassanmumin4611
    @kulmiyehassanmumin4611 ปีที่แล้ว

    Ninki saxib ted ku toogtay ee gurigi ka saraay ee bilki ka jaray ee cauruteda ilobay hadana isago kuweda daycay kuwa kale baris u Raadinya bay ka caawinaysa

  • @qasidaadam5199
    @qasidaadam5199 ปีที่แล้ว +2

    Markad dhaq tar gey neyso aaway walid kiisa iyo dad kiisa

  • @maxamedabdirisaq28
    @maxamedabdirisaq28 ปีที่แล้ว

    Military foqal military 😅

  • @sacidaibrahim4686
    @sacidaibrahim4686 ปีที่แล้ว +1

    Taan wax Baka qaldan

  • @al-ad-aniya4048
    @al-ad-aniya4048 ปีที่แล้ว

    Bakhaarada kale muu geeyo odaygu stupid buu ahaa.