ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Xirsi oo yidhi Cashur yaan la Bixin oo loo Jawabay, JIGJIGA oo XAMAR Karbashtay & Burmadow oo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 มิ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 148

  • @caashayarcaashayar8488
    @caashayarcaashayar8488 หลายเดือนก่อน +27

    Xaji Ibrahim Caydiid iyo Ubaxle iyo dhalinyarada Somaliland e Wadankooda jecel iyo Suti Gashaan Allah ha no xafido.❤

    • @XamseJaamac-og8jy
      @XamseJaamac-og8jy หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤I I saw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤the and mathematics and

    • @user-xj9jx5cg8o
      @user-xj9jx5cg8o หลายเดือนก่อน +1

      Aamiin allaah ku xafido

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 หลายเดือนก่อน +2

      KULUGAYN AYNU JEEFKA KA KACNO OO GACANTA IS QABSANO❤❤❤ WAX YAR AYAA KA DHIMAN AQOONSIGII

    • @user-uf1ih4uf5z
      @user-uf1ih4uf5z หลายเดือนก่อน

      Aamiin aamiin yarabi

  • @zainabmirreh4533
    @zainabmirreh4533 หลายเดือนก่อน +14

    Reer Wadani ilahay ha inaga qabto Aamiin Aamiin yaarabi
    Buurmadow waxaba yuu Boodhka isku qarinan wadigii baray yaayey

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 หลายเดือนก่อน +6

    Ilahay ha inaga qabto dhaman cadawga mid dhaw iyo mid dheerba guuul soomaliland ❤❤❤🎉

    • @umalkhymohamed7492
      @umalkhymohamed7492 หลายเดือนก่อน

      AMIIN YAA RAABI🤲🤲🤲🤲🤲

  • @ikraammahmoud790
    @ikraammahmoud790 หลายเดือนก่อน +17

    Geesi qaran Guul somaliland

    • @caashayarcaashayar8488
      @caashayarcaashayar8488 หลายเดือนก่อน +2

      Boqor Barmadow amaan ma laha inta maanta u ku yidhi Gala Dagaalkana wixi u is yidhi cidamada Qaranka ku kala furfurna meel bay nogu qorantahay. Waxba yaanu Isaaq Isaaq layn. Mar hadu ka hor yimi Madaxweynaha iyo cidanka qiil ma leh ninkaasu. Ceebtu isu keenayna wax ka maydhaya aan la helaynba.😮

    • @princehigh-flierp8965
      @princehigh-flierp8965 หลายเดือนก่อน

      ​@@caashayarcaashayar8488 SHAYDAAN MADOOW WAA CRIMINAL QARAN DUMIS AH

  • @abdulwahidmohamud9408
    @abdulwahidmohamud9408 หลายเดือนก่อน +18

    Adiga iyo ibraahim caydiid waxaad tihiin ragga ugu horeeya somaliland🎉

  • @jama5340
    @jama5340 หลายเดือนก่อน +12

    May Allah swt protect somaliland from xirsi and his workers ameen

  • @abasemohamed6827
    @abasemohamed6827 หลายเดือนก่อน +12

    Ninkan Waxan u bixiyey (Hiil-Qaran).

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 หลายเดือนก่อน +7

    Fidnada Xirsi iyo inta lamidka ah Allah Somaliland haka xafido . Amiin

  • @fardusajamamire2929
    @fardusajamamire2929 หลายเดือนก่อน +4

    Mansh Allah ❤gesi qaraan guuuuuul jamuriyada Somalilaan ❤❤❤❤

  • @saynebxasan9049
    @saynebxasan9049 หลายเดือนก่อน +6

    Abtigay manta saxigu Kenay allah reer somaliland xaqa hatuso odayaa shi ba somaliland ka falagobay inti badnayd❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤😂😂❤

  • @abdirasheedwarsame5876
    @abdirasheedwarsame5876 หลายเดือนก่อน +3

    Allaah ha ku dhawro Cabdiraxmaan Ubaxle.

  • @VivasomalilandSNMQUEEN
    @VivasomalilandSNMQUEEN หลายเดือนก่อน +4

    Mashaa Alaah geesi geesi dhalaay somaliland guul guul guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 หลายเดือนก่อน +10

    Xirsi wax kalee ma joogo an ahay inu Somaliland dumiyo.

  • @hamdaelmi
    @hamdaelmi หลายเดือนก่อน +5

    Geese geese dhalay Guul Guul somaliland ❤❤❤❤

  • @user-hs2tw2yr5f
    @user-hs2tw2yr5f หลายเดือนก่อน +4

    Xirsi wuu Fashilmay ilaahay ayaa kashifaya waa ninka yidhi cashuur yaan la bixin si caalamka aynu u dawarsano sida Xamar 😮 ilaahay ninkaa gaaban ga inaga qabto

  • @khadraabdillahigouled5843
    @khadraabdillahigouled5843 หลายเดือนก่อน +2

    Maansha Allaah Buur madoow siwacan buu runta ugu sheegay❤

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 หลายเดือนก่อน +2

    ALLAHA XIIRSI IYO KUWA UU WAATO HAA KAA QAABTO SOMALILAND

  • @abdihashi9863
    @abdihashi9863 หลายเดือนก่อน +4

    Ninka Xirsi waa fidnadi oo Qof ah waa jidh xun reer wanaagsan ka dhashay Alle ha inaga qabto

  • @user-il6lr4oo4v
    @user-il6lr4oo4v หลายเดือนก่อน +2

    🎉🎉🎉ubaxle geesi qaran guuleyso amiin🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @aminahyusuf4959
    @aminahyusuf4959 หลายเดือนก่อน +2

    Geesi caqlibadan Awow! I'm very proud of you today ❤

  • @saynebxasan9049
    @saynebxasan9049 หลายเดือนก่อน +3

    Jamaica galad manta mamki ma muqdishu ka qabsaday oallah inaga jediyey oxaqi ba fedhaha kadilacay🤍🤍🤍💚💚💚❤️❤️❤️❤️💚

  • @SadoAhmed-mf4xt
    @SadoAhmed-mf4xt หลายเดือนก่อน +3

    Somaliland anoladu 💚🤍❤️ guuuuul Insha-Allaah 💪🥰🥰🙏🎉

  • @cabdirashiidxuseen8042
    @cabdirashiidxuseen8042 หลายเดือนก่อน +2

    Sh. Axmed sh.cali ayaanle waa nin garanaya qiimaha dawlafnimo iyo sharafta ummadda.

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 หลายเดือนก่อน +2

    Geeeessi ubaxle guuuuuul somaaliland isha allaah❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @basragalinle4069
    @basragalinle4069 หลายเดือนก่อน +2

    Reer wadani cadow kasta isaga inagaga daran wa hindhiso xasan oo ina dhax taal lakin reer Somaliland way ogyihin wadani wuxu yahay no cod wadani inta jecel Somaliland guul iyo gobanimo Somaliland gushu wa inaga

  • @Janno190
    @Janno190 หลายเดือนก่อน +1

    Weriyayaasha iyo tiktokarada Somaliland waxa ugu fıçan kow
    Ibrahim caydiid,from team suti gaashaan,ubaxle media, waridad,heelo,
    Qadan qaran ,xidigta jarmalka , baanka burco ,illahay idiinma sama diido wiilka halhaysta ay u tahay , iyo dhalinyaro fara badan oo aanan halkan ku soo koobi Karin guulaysta dhamaan reer Somaliland inta xalaasha ah guul Somaliland

  • @sakariyeCabdi-yu6bo
    @sakariyeCabdi-yu6bo หลายเดือนก่อน +2

    Asc walaal (Allah ba inaga qaban xisbiga wadani wa cadow xamar

  • @FadumoCumarsalebaan-jv4up
    @FadumoCumarsalebaan-jv4up หลายเดือนก่อน +3

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k หลายเดือนก่อน +2

    Ubaxle❤❤❤ geesiyaasha qaranka jecel❤❤❤❤❤❤

  • @caashayarcaashayar8488
    @caashayarcaashayar8488 หลายเดือนก่อน +1

    Allah ha ku dhowro walalkay Ubaxle.

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 หลายเดือนก่อน +1

    Asc I kaga qabto wadanka abtiga xirsi iyo wadani iyo ixtisaam wali waxa socota figiradi inakhalif iyo xamar huwan oo usoo dhiibta dhibka rer Somaliland waxa loo soo dhiba xiris inxashi iyo ixtisaam guul Abdirahman ubaxle Guul Somaliland guul ciidanka qarank❤

  • @user-vf6lw2bl3o
    @user-vf6lw2bl3o หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahayoow. Cadawga. Naga qabo

  • @ifrahcumar4352
    @ifrahcumar4352 หลายเดือนก่อน +6

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @hiboxuseen7852
      @hiboxuseen7852 หลายเดือนก่อน

      Wahalkii riwayadiiye
      Kajawab. aduu afjenjedha
      Lahayde libaax ❤❤❤

  • @user-nu2pe1go3s
    @user-nu2pe1go3s หลายเดือนก่อน

    Ubaxle ilahay ha ku daayo geesi qaran ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @اهلان
    @اهلان หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah allah kuhafido🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤

  • @user-uf1ih4uf5z
    @user-uf1ih4uf5z หลายเดือนก่อน

    Insha allah marwalba guushu wadankeena somaliland bayraaci cadawga kaxun horumarka iyo jiritanka somaliland ilaahay ha jabiyo gude iyo dabadba guul wadankeena somaliland

  • @husseinshabel8158
    @husseinshabel8158 หลายเดือนก่อน

    شكرآ أخونا ايانلي

  • @Abshir-wf8di
    @Abshir-wf8di หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤
    Waa
    Runtii

  • @abdihussein9554
    @abdihussein9554 หลายเดือนก่อน

    VIVA Somaliland Republic. Long live Ubaxle.

  • @jmo4410
    @jmo4410 หลายเดือนก่อน +2

    Hirsi Gaab , waa casoga Somaliland, Somaliland has to lock him up for good.

  • @user-gd2vf9cl6l
    @user-gd2vf9cl6l หลายเดือนก่อน +1

    Subxanalaah. Kani jaamac Ayaa lagu sheegaa waana cadawga somaliland ee debeda

  • @Mfarah100
    @Mfarah100 หลายเดือนก่อน

    Ubaxle Media Qaran Jire..Mahadsanid

  • @ismacil9022
    @ismacil9022 หลายเดือนก่อน +3

    Waar yaan laynalogin inmanka danlayda e huwanta lashaqeya yaanay ina qasarin aynu iskajiro

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 หลายเดือนก่อน +2

    Kii Jamac maanta sowkan dhulka la jaray Reer koonfurka
    Awal inaga ayuu laba sano inagu Tufayay Ilaahayow Cadowgeena Cadow kaafiya ku Salida AAmin yaa Rabi
    Jaamac maanta Reer Somaliland ayaa wax u dhiibay😂😂😂😂😂

  • @sabahsulieman2942
    @sabahsulieman2942 หลายเดือนก่อน +1

    Asc cabraxmaan maanta miisaaniyadii kasoo waran waybaqeen ingudaha loogu soogalosida kenya

  • @zainabmirreh4533
    @zainabmirreh4533 หลายเดือนก่อน +2

    War Xabaalah ha u sheegin ayeey kala so bixin😂😂😂

  • @user-nz8xk7ql9q
    @user-nz8xk7ql9q หลายเดือนก่อน +2

    Qas bay rabaan iyo khalkhal.
    Dadkan laga hortago xirsi iyo groupkiisa.

  • @user-vf6lw2bl3o
    @user-vf6lw2bl3o หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahay. Ayaa. Inaga qaban. Inta xun ee. Sharka wada

  • @Nomad_travel_and_tour
    @Nomad_travel_and_tour หลายเดือนก่อน +1

    Alle waxaan uga barinay daalimiinta ayka mid yihiin xirsi iyo rakaabkiisu inu. Alle nolosha ku tuso cadaab daran

  • @ShugriabdilahiShugrishac-cp3cp
    @ShugriabdilahiShugrishac-cp3cp หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 หลายเดือนก่อน +1

    WAXA UU ARKYEE REER DHAAYN OO GARXAJES LAA YEEDAHO AAYU WAALYE ALLAHA KAA REEBO

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 หลายเดือนก่อน +2

    Wuu ku gefay reer xamar reerka daarood baa sidaa u galay somalina iyagaa kala gooyey SL iyagaa dabka ku shiday

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 หลายเดือนก่อน +1

    SIIKATE WXA UU XASIIDYE SOMALILAND WAXA UU AARKYE IINEYE WXABA QAABSAN KAAREWEYN JAMAC XASIDA NO ONE SOMALILAND

  • @Sirad47
    @Sirad47 หลายเดือนก่อน +1

    Xujoobay waa maxay...?

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 หลายเดือนก่อน +2

    Dhulbahante ha iska qabtaan garaad Cali 🚫🚫 hadaanay iska qaban way Rogmanayaan

  • @user-nz8xk7ql9q
    @user-nz8xk7ql9q หลายเดือนก่อน +3

    Bafallo ayaa la yiraa

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 หลายเดือนก่อน +1

    XAMAAAR CEEDA HAA CUUNANE

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k หลายเดือนก่อน +2

    Kuwa cashuurta sheegaya cidikama qado anaog😂😂😂😂😂😂😂

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 หลายเดือนก่อน +2

    Xubaxle kani waki inagu tagnayee maxa badalay sowkan ku tufay dadku shalay uu hadlayay?

  • @mahmoudxasan7041
    @mahmoudxasan7041 หลายเดือนก่อน +1

    Ubaxle media alle ku dhawr

  • @Abdullah-rs7tm
    @Abdullah-rs7tm หลายเดือนก่อน +2

    Xirsi isagoo sookeesa ayuu riyoonayaa

  • @kaltunwarsame3072
    @kaltunwarsame3072 หลายเดือนก่อน +2

    Yaa uga futo xuun ilaaha reer somalilaan meel uga so jeesataan wadani mooyaane oo dabada dhulaka lagu dhufato mooyaane doqonimo hadalakaas dayan maayaan wadani waa qaran dumis itaal ayaa halaakaas dhigay waa dad aan dad iyo daal midana dan kalaheen wadani halasaka qabato huwaanata gudaha 🐐🐐🐐

  • @user-rq9up8xt9j
    @user-rq9up8xt9j หลายเดือนก่อน

    Ilaahay somaliland ha guuleeyo cadaw geedana allaha jabiyo

  • @nuraaskar2146
    @nuraaskar2146 หลายเดือนก่อน +2

    ❤✅❤️💚🌷👍

  • @MohammedMuhumed-yb6uh
    @MohammedMuhumed-yb6uh หลายเดือนก่อน

    Xirsi mashruucii uusooqatay sifiican buu usoo afagoay ee uu kasooqatay cadawga jamhuriyada somali land ee somaaliya ciro xirsi iyo ina xaashi ee duminta qaranimada jamhuriyada somali land waxaanu cadaystay xirsi inaanay doorasho mabda oodu yahahay dumin iyodagaal xoog lagu muquuniyo soomaliyana lagudaro😂😂😂Allah yanacalak yaa munaafiqiin 😂😂😂 xirsi iyo xasan sheekh ba xaarkii kadhamaa masha Allah somali land guul guul guul barwaaqo ❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤

  • @somsessl1310
    @somsessl1310 หลายเดือนก่อน +2

    Ubaxle ma Coventry Road baa walee inaad jirto noooloooooow halkaa ka hay walee cidkuma gaadhi karto haklaa hay wadani nimadu waa sidaaa

  • @abdisahalqaylo8812
    @abdisahalqaylo8812 หลายเดือนก่อน +2

    Xirsi rag dalka ka qabta mala waayay

  • @saleebaancali9690
    @saleebaancali9690 หลายเดือนก่อน +2

    boqor
    garadlawe jaamac waa ina bucur bacayre haku fogaan hadalkaagaba ma istaahilee

  • @zamzam-xl3qj
    @zamzam-xl3qj หลายเดือนก่อน +1

    Xirsi Gaab Cadowga somaliland maad wabsataan tolkiisow Anigu London ban kula kurmay waxaa a uu Ii sheegay DAGAAL IN UU KA XIGO WANAAG NINKA AMA QURAAN HA LA SAARO

  • @Yusufliban-ty2tl
    @Yusufliban-ty2tl หลายเดือนก่อน +2

    Ubaxloow saaxiib jaamac galad ma arki karo haduu quraan akhriyayo ma dhegeysanayo isaga iyo shiikh umal iyo kuwa la midka ah markaa ha usoo qaadan markhaati ahaan

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4j หลายเดือนก่อน +2

    mid nimo waadii hawlyaraan la idiinku keenee waa taa hananweedeen

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 หลายเดือนก่อน +1

    Buurmadaw Odayga laf buu ku wasay kkkkkkk

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 หลายเดือนก่อน +2

    Cashuurta ma xilbuu hayaa iska hadle

  • @hassanolad291
    @hassanolad291 หลายเดือนก่อน

    Waa reer Shiilaabo ex-agabar qaxooti

  • @user-vf6lw2bl3o
    @user-vf6lw2bl3o หลายเดือนก่อน +1

    Dadkernu. Wey arkayaan. Inta. Xun ee. Cadawga. Ah

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 หลายเดือนก่อน

    BUURMADOW WAA DAAQUUD LIITA ILAAHEY HA DULEEYO

  • @AbdiWarsame-gw7oq
    @AbdiWarsame-gw7oq หลายเดือนก่อน +2

    Uabxloow lo dabedeed dhah lo geeseed lahayne 😂😂😂
    Waar lkn inagu geeley baynu nahay 😂😂😂😂

    • @ubaxlemedia
      @ubaxlemedia  หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂 isagaa yidhi lo gisi

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 หลายเดือนก่อน

    Xirsi iyo inta rabta in wadanku dumo waa in culumada iyo shacabkuba u qunuudaan ooy habaaraan waayo ilaahay subxaana wa tacaala qofka umada isku dira cadaabta qabriga ayaa looga bilaabaa
    Ilaahay SWT wuxuu inoo sheegay in fidnadu ka daran tahay dilka ha la habaaro

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 หลายเดือนก่อน +1

    Habarjeclo HADAYNU nahay Aynu dalka ka Qabano Xirsi Waar inoo soo xira ninkan
    Inagu waynu ka adagnahay dadkeena Cirona isagaa halkaa dhigay oo Baabi’iyey 😳🧐😡

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 หลายเดือนก่อน

    Xirsi iyo Cirro iyo kuwa la mid ah ee ka hadlaya doorasho iyo kursi lkn aan ka hadlayn dal iyo difaac qaran , haddii aan idinku arko tuulada Toon/Sallaxley ee gobolka Maroodijeex waa ballan inaan shaabuug صب الثور idinku karbaasho وبالله التوفيق

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 หลายเดือนก่อน

    BISAADIHI INAA GEELLE OO SOO BAXAAYE🤣🤣😂😂😂

  • @user-zu5qx7ff9n
    @user-zu5qx7ff9n หลายเดือนก่อน +1

    Somaliland waay huruda kooxah huwanta wadani waxaay ku heshiiyeen xasan gurguurte inluu marka inta uhadhay dhamato inuu ciiro somalia madaxweene kanoqonaayo xiris iyo ciiro waxaa loodiray inaay doorashada ku guulasta si somaliland u keenaan hadaay ku guuldarastaan waa in somaliland la buurburiyo si u fuduudaato in xamar la hoos geeyo shacabka somaliland kooxaha wadani maha reer ee waa cadaw meesha ku uruuray ee halaga fejignaado

  • @mtksolution
    @mtksolution หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-ci5mo2gj7r
    @user-ci5mo2gj7r หลายเดือนก่อน +1

    Wadani dadka somaliland waya ogayiina wadani wa xa kaliyoo ee uu doonayaa kursiga aya ku dawarasadaa laakii walaahi inaanaya dalka iyo dadka oona udanaya waa huwanta guda

  • @cabdixaaji_Afro
    @cabdixaaji_Afro หลายเดือนก่อน +1

    Iska yidhi

  • @Sirad47
    @Sirad47 หลายเดือนก่อน +1

    Jaamac isaguba adduunka Soomaaliland buu dad ugu necebyahay, ee xamar wuxu ugu cadhaysanyahay kadib markay noqon wayday dawlad adag oo Somaliland la dagaallanta ugu yaraan carqaladaysa si aanay meel u gaadhin.

  • @Eigal2
    @Eigal2 หลายเดือนก่อน +2

    Haha, fanny

  • @AndrewErish
    @AndrewErish หลายเดือนก่อน +1

    Isaaq 1990 fashil so called somaliland. Xagjirnimo (ama xagjirayn) waa habka ay shakhsi ama koox u yimaadaan si ay u qaataan aragtiyo sii kordheysa ee xagjirka ah oo ka soo horjeeda xaalad siyaasadeed, bulsho, ama diin.

  • @nuurnuuraan8624
    @nuurnuuraan8624 หลายเดือนก่อน

    Sxb Hawiye aya boqol jeer ka fiican Daarood ee Jamal waxba ha u Mahadniqin

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 หลายเดือนก่อน +1

    QORAALADAYDA LOOMA FIIRSADO LKN BARI HORE AYAAN SHEEGAY IN REER WADANI KA RAJO DHIGEEN HOGAANKA DALKA REER WADANI RAJO KAMA LAHA HOGAANKA DALKA WAAYO WAY OGYIHIIN IN JIDKII SAXA AHAA AY KA LEEXDEEN

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 หลายเดือนก่อน +1

    Jaamac galad kenya ayuu joogaa waa ragii ka qayb qaatay dagaalkii laascaanood ee u qaabilsanaa xaga midia ha

  • @user-ci5mo2gj7r
    @user-ci5mo2gj7r หลายเดือนก่อน +1

    Dalka dadkiisi kala qayabiseena ee ciidamadii jabisee ee dalkii huwanta la soo safateena ee qabayaala iyo naxali waxaan ahaya ayadaa hayani waayo dadka idina dooranaya ma dada dhagala oo inadha la ba idina dooranaaye

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 หลายเดือนก่อน +1

    ❤😂😢😮😢😢❤❤

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 หลายเดือนก่อน +1

    Jamac gallad isba somaliland waliba Isaaq aad ayuu u neven yahay oo xiqdi iyo xumaan la daba socdaa tanse maanta wuu la helay

  • @MaxamedXasan-xx2se
    @MaxamedXasan-xx2se หลายเดือนก่อน +1

    😂SOMALILAND GUUL

  • @ahaiban1
    @ahaiban1 หลายเดือนก่อน +1

    Ubaxle sideed u tidhaahdaa haddii aad halkan timaado adna cashuurtaa lagaa joojin, wake up ubaxle ma isagaa imanaayaba kaaso kale!!!

  • @user-vd1cv9ng2e
    @user-vd1cv9ng2e หลายเดือนก่อน +1

    Ubaxale adbaad umahadsantahay

  • @Sumayo987
    @Sumayo987 หลายเดือนก่อน +1

    Waar habaara illahay subxanoo watacaala ha naga soo qabo oo hakala furfuro xisbigaa wadani haday shar inoo wadaan

  • @Abdulkga
    @Abdulkga หลายเดือนก่อน

    Meesha dawlad iyo dad is dhaama haday joogaan Hargeisa, Xirsi gaab , hadalkaas oo keliya in lagu xidho ayay ahayd, waayo wuxuu uu guntaday kicin dadweyne , in uu dadka iyo dawladooda isku diro , oo rabshad iyo iska horimaad uu horseedo. Xirsi waa in lasoo xidho sida ugu dhakhsaha badan, hadii kale sharci iyo kala dambeyn ma jirto e taas ha la ogaado.

  • @user-il6lr4oo4v
    @user-il6lr4oo4v หลายเดือนก่อน +1

    Wadani dile dorasho marabee somaalilnd burbur keeda ayey qan daraas kuso qateen ee hala arko shacabka ku abtirsada somaalilnd fadhiga ka kaca