Awoodda military laguma qiimeeyo ciidanka iyo hubka ay wataan laakiin waa lagu qiimeeyaa hadafka iyo mooralka ay kooxi aaminsan tahay markaa taxriir wax awoodda ahaan ka badan yihiin 160k ee kale qalabka ay wataan fikirka ay wataan iyo xawaaraha shacbiyadda ayaa keenaysa inay cid kasta manta ka awoodda badan yihiin🔻👍
Yehuda aya rabta inay qadato Suria o dhan Allah dhulka hala goyo yehudi dofarada fulayada ah imika marekan ayay futada kula jiran isku haleyn ayay hayztan iskama celin karan ground forces waxa kaliya ay ku sareyan wa air force & technology intelligence ah
waxaan ku talinaynaa in reer suuriya dhamaan waa in ay noqdaan mid midawda oo difaacdaan dhulkooda shacabkooda iyo magaca iyo dawladnimadooda suuriyanka ah ayagoo kurdi kuwo kale shiico iyo suni toona aan kala bixin midnimada suuriya mida waa muqadis. taas ayaan ku talinaynaa
10k special forces train & hub fican hayzta o diinleh aya ka fican 100k bila diin ah o hayzan training fican ama hub fican. Guul Sunni Allah hala jiro qiyamo badan aya imika lo malegaya cadaw vada
Xaasidnimada aad umaada muslimiinta u qabto waxaa laga fahmayaa ficil celintaada. Maalinkii hadduu kun jeer ku celceliyo anaga ayaa rabna hadaadan rabin bartiisa ka tag yaa kugu qasbaayo? Inshaa.Allah Shiico iyo wixii la socda Alle ayaa baabi'indoona. Guusha walaaleheen ay gaareen qalbiga ayaan kala farxeenaa waana u muujineenaa in aan la faraxsan nahay, cadawgooda waa cadawgeena.
Suniyiinta waxaa u fiican dhulkooda ineey goostaan, maxaa yeelay dhulka Suuriya inta ugu badan ayagaa daga. Ka Dibna kuwa gaalada ah iyo waxii gaalo jecel meesha ee dagaan ama gaalada ha qaadato ama ha deeso! Laakiin waa ineey kala baxaan, hadii kale xaalka ma fiicna
Artidaada Alle ma aqbalo. Guul way gaareen Alxamdullilah cadaabkii mujrimiinta reer Assad ku hayeen in uu Alle ka dulqaaday baa guul ugu filan. Teeda kale aan kuu nasteexeeyee taariikda islaamka iyo axaadiista rasuulkeena SCW baro si aad u fahamto muhiimadda dhulka Shaan iyo u jeedada reer Bariga iyo reer Galbeedka dhulkaas ka lee yihiin.
Awoodda military laguma qiimeeyo ciidanka iyo hubka ay wataan laakiin waa lagu qiimeeyaa hadafka iyo mooralka ay kooxi aaminsan tahay markaa taxriir wax awoodda ahaan ka badan yihiin 160k ee kale qalabka ay wataan fikirka ay wataan iyo xawaaraha shacbiyadda ayaa keenaysa inay cid kasta manta ka awoodda badan yihiin🔻👍
Yehuda aya rabta inay qadato Suria o dhan Allah dhulka hala goyo yehudi dofarada fulayada ah imika marekan ayay futada kula jiran isku haleyn ayay hayztan iskama celin karan ground forces waxa kaliya ay ku sareyan wa air force & technology intelligence ah
Masha.alaah Gaylan Si Fiican Ayaad Nawgu Faah Faahisay Mahadsanid
Ku soco wariye gaylan
Maansha allah haayad al taxriir 😊
Dhulkii ay heeysteen kurdida inta badan waalagala wareegay manbaj deelisoor raqa talrafa sidaasi ula soco wexey kuhareen xasaka ceenul carab iyo meelo yar
100k askari haday yihiin may is difaacan maxa dhulka intas le eg loga qabsaday
@@Mohammad-kw9bwma askar reer galbeed tababaray ayaa wax iska celin
bahda Gaylan media subaxnimo wanagsan👋❤
waxaan ku talinaynaa in reer suuriya dhamaan waa in ay noqdaan mid midawda oo difaacdaan dhulkooda shacabkooda iyo magaca iyo dawladnimadooda suuriyanka ah ayagoo kurdi kuwo kale shiico iyo suni toona aan kala bixin midnimada suuriya mida waa muqadis. taas ayaan ku talinaynaa
Koley ka somalida ahaan intas aad shegtay wan garan waynay rer suriya inay gartan ba rajaynaya
HTS tiro ahaan hayaraadaan lkn tayo ahaan waxay kuwa kale ugu horreeyaan waa ayagoo caqiido kudagaalamaaya
Wariye sare geylaan❤
Xaqa allaah haa waafajiyo❤❤❤
Asc guul suurya in shaa allaah
sck wariye sootii ay dhaheen kurdigu waa wax yar oo dhulkay haystan waa dhul yar. oo maraykan ayay jawaasiis u yihiin laakiin si kale awood ma laha
Dhulka siiriya dadka iyo dhulka iskuma dhawa dadka kunool waa ilaa 20 million dhulkuna waa 185km² kurdidu dhulka qaniga ku ah shidaal ka kadagan suuriya tiro waa ilaa 3 million dhul ahaana ma dhul weyna carabta aad bay u neceb yihiin
Asc waa maxamed Abdi
Mahadsanid war sugar gaylan
Allaah waxaan uga baryeynaa isagaa awoodlehe inuu mideeyo walaalaha muslimiinta reer Syria 🇸🇾 dhamaantood oo noqdaan kuwa cadowgooda umidooba dadkooda iyo dalkoodana nabad iyo horumar gaarsiiya🇸🇾 walaalaheen Guul insha Allah 🇵🇸 ♥️
Suriya ilaahay baa ku guuleyey halgankii xaqa ahaa
Allow ugaargaar taxriir alshaam in ay dhistaan dowlo isku dhaf ah
Ilaahay haka badbaadiyo. Dagaal sokeeya
Imaaraatka shartoda Alle haka badbaadiyo
Hadii ay isku Sabrin dadka seeriya suudaan somalia yeman iyo liibiya cml ayey noqon doonan
Ilaahow quluubtoda burcad isku Mari 😂😂😂
Imaaraatka
❤❤❤❤❤❤❤❤
Asc ilaahayow guulee muslimiinta
10k special forces train & hub fican hayzta o diinleh aya ka fican 100k bila diin ah o hayzan training fican ama hub fican. Guul Sunni Allah hala jiro qiyamo badan aya imika lo malegaya cadaw vada
Kurdiyintu waa sunni hub iyo training haday noqtana marekanka siiyey
❤wcs ❤
Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤
Gaylan Isha kuhaya
احمد الأشعري 😅😅😂wariye Somali dhan waa duluf bilaa qiyam qadiyad iyo aqoon ah
Kkkk aduunka badankiis baa bariga dhexe indhaha ku haya soomaalida kaliya ha moodin
Micnahaaga waa maxay
Waa adiga ummad dhan hal shey ku sheegee, sida in ay shanta farood siman yihiin cml
Xaasidnimada aad umaada muslimiinta u qabto waxaa laga fahmayaa ficil celintaada. Maalinkii hadduu kun jeer ku celceliyo anaga ayaa rabna hadaadan rabin bartiisa ka tag yaa kugu qasbaayo? Inshaa.Allah Shiico iyo wixii la socda Alle ayaa baabi'indoona. Guusha walaaleheen ay gaareen qalbiga ayaan kala farxeenaa waana u muujineenaa in aan la faraxsan nahay, cadawgooda waa cadawgeena.
1:04
Duhur wanagsan Gaylan media Farah abdoulkadir mahadsanied press Suriya victoire muslimane
Guuuul.syria.
good morning
Fiiri wariye labada jamhadood oo ku biiray taxriir Ashaam Sunniya miya ayaga????
Waa suniyin wax aan suni ahayno hubaysan majiran
Kalsoonida Shacabka aa muhiim ah yaa heystaa la fiirinayaa awood hadey wax tareysa bishar awood wax u tari lahayd
Allah ha badbaadiyo halganka walaheena reer suuriya
Wey guulaysan doonan reer syria 🇸🇾
qiyaamihii baa dhow hadii dhulkii shaam dagaalo ragaadiyeen wallaahi wax lasugo malahan ee hala jihaado guys
Kurdish ayaa igu awood badan
Allow midnimadooda u siyaadiyo
Suxufiga 1aad ee anigu warka ka qaato aqbaar uu hubo & baaris cilmiyaysan umadda u soo gudbiya.
Suniyiinta waxaa u fiican dhulkooda ineey goostaan, maxaa yeelay dhulka Suuriya inta ugu badan ayagaa daga. Ka Dibna kuwa gaalada ah iyo waxii gaalo jecel meesha ee dagaan ama gaalada ha qaadato ama ha deeso!
Laakiin waa ineey kala baxaan, hadii kale xaalka ma fiicna
wa tan somalia hesata sidas mahe sikale kuma gules tan yahuda iyo nasarada masar iyo garigana wey sugayan
Sxp kubilaw bisinka ama scm mid uun weli ku.aan arag adoo sunihii nebigeena iyo waajibka islaamnimo kusoo gelaaya dardaarankaas qaado
Kooxaha suuriya Israel dhulka e qabsatay ma u jeedaan miyaaa
Hye maxaa cusup
Ciidankii dawladdii dhacday may kala dhuunteen mise way sii jiraan
Waar khaayre qabaa sheek.wariye sare
Alle xqa htuso
Mahad sanid geyln media
Wariye waxaas oo oqoona maxaa ka xaasila maw Ducaysey mise waad ka aamustey
Kurdudumasunibaa
Kurdida waa koox Maraykanka samaystay si uu ugu boobo shidaalka Suuriya
Dhulka shidaalka laga so saaro saw iyagu ma dagana
Maracade ayaad copyright gareenasah warkale maad raadisid
😂😂😂 ma qaab Soo jeedinta ayey Iskaga eeg yahay hiin
SYRIA 🇸🇾 Wa dhimatay waxa Kala qabsanaya TURKEY 🇹🇷 IYO ISRAEL 🇮🇱 Wa lo heshiyey. waxay guul uhaysteen ba xaar ku noqday.
Artidaada Alle ma aqbalo. Guul way gaareen Alxamdullilah cadaabkii mujrimiinta reer Assad ku hayeen in uu Alle ka dulqaaday baa guul ugu filan. Teeda kale aan kuu nasteexeeyee taariikda islaamka iyo axaadiista rasuulkeena SCW baro si aad u fahamto muhiimadda dhulka Shaan iyo u jeedada reer Bariga iyo reer Galbeedka dhulkaas ka lee yihiin.
Kurdida dhulkooda iyagaa leh waana ummad masiirkooda loo diidan yahay, hala dagaalamaan hadday aadaan.
Diira zoor carab hlkaas walga bdn yahy 😂
Beenale qaylo badan