Guriga nin ayaa la joogay xaaskayga codkiisa ayaan maqlay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • =========================================
    I make reaction and inspirational videos every week.
    Connect with me on social media:
    Instagram: / ayub.axmed
    Snapchat: ayubaxmed1
    Facebook: / ayubaxmedmedia
    My gear:
    Nikon DSLR camera.
    Software:
    Sony Vegas Pro 19
    Sony vegas pro 13
    After effects CC
    Adobe Premier Rush
    Background sound:
    Videohive.com

ความคิดเห็น • 163

  • @macruf
    @macruf 2 ปีที่แล้ว +78

    Subxanallah 99jeer
    Alxamdulillah 99jeer
    Allahu akbar 99jeer
    La,illaaha illaallaah 99jeer
    Aqri walal maalintaada
    Allaah kuu nuuriyo
    Ma heli karnaa 1000 qof oo khayrka jecel
    Nagusoo biir walal

  • @ayaanahmed8737
    @ayaanahmed8737 2 ปีที่แล้ว +28

    Asigoo ninkiii ah ayaa xanuun dareemaya aniga hadii lacala layga shakiyo ama laygu tuhmo waan dhiman lahaa
    Yaa rabi in aan qof khiyaaamo ama lay khiyaamo iga ilaaali

  • @ruunruun6136
    @ruunruun6136 2 ปีที่แล้ว +21

    Walaalka hubsiiiyo hal baa lasiiistaaa inkastooo Aduuun qariban oo waxkasto dhicikaraan hadane ha fududaaan wll Thank u Ustaaad Ayun

  • @noqoakhriste1281
    @noqoakhriste1281 2 ปีที่แล้ว +11

    Ayub runti tallo fican ayaa siisa qof walbo tallo kaso doonto masha allah allah idin sharfo adi iyo qoyskaga

  • @fadumoabdi576
    @fadumoabdi576 2 ปีที่แล้ว +1

    Subxaanallah wallhi waarin xuunkeda sifiican baad oolatalisay intaandhihi lahaabwatiri ayuuboow masha Allah جزاك الله خير الجزاء

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว +1

    Layla joogaayoo laygu farxaayoo muuqayga lay soo dhawaadaayoo so wonderful la ii ahaadaayoo ahaynaniyo kabadan meeshan kuma soo koobidooneee mashaaaaaaalah.nunses.

  • @haboontacaashaqa3039
    @haboontacaashaqa3039 2 ปีที่แล้ว +4

    Wlle horta waa arin walaac badan lkn wx wlba waa in aad hubsataa hubsiino halbaa la siistaa haku dagdagin in aad fududaato hadii aad wx ka garanweydo kitaabka alle ayaa idin kala saaraya in sha allh illahy waxaan kaga baryaynaa in uu amuurahaga kuu sahlo wlle in sha allh sasaan kula talin lahaa wiilkaa

  • @faadumojaamacsamtar5873
    @faadumojaamacsamtar5873 2 ปีที่แล้ว +4

    Wllo Horta taasi cadeyn wey noqon krtaa lkn dhaari hdy kudharatana kahar oo kudaa Rabi hdy ku qiyaantana iyaday hoos imaan doontaa inshlh hdy kuqiyaameynysana Allah Ku iftiimayo wllo anoo dumaraa ixanuujineysaa runtii mise waa adoo rag ah

  • @dekahussein4921
    @dekahussein4921 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah wll ayub qof wngsn ayaa thy wll Allaha ku xifdiyo adi iyo rerkaada jazakallah kheyral jazaa, Allhuma Aaaamiin 🤲

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 2 ปีที่แล้ว +5

    Walaal ayuub waa runta Allah dartisa in kudhaafa arinka Allah tala saarto fiican wixi jira we imaan doonan dulqaad ubaahan tahay sabar insha Allah qalbigisa xanunka Ka saaro caadi noqdo maskax degan isticmala Aniga sida Kula talin lahaa

  • @Michael-gf3gy
    @Michael-gf3gy 2 ปีที่แล้ว +1

    Horey usoco walaalkey qaali aad baan kuu jecelnahay♥️♥️♥️

  • @suadosman7814
    @suadosman7814 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaah wall waxad tahay qof Aad u Xigmad badan masha Allaah Alle haku Xafido Wall

  • @ay46
    @ay46 2 ปีที่แล้ว +1

    Illaahay xagiisa ubado istiiqfarta laaxawla wallaaquwata illaabillaah iyo saliiga nabiiga Scw aad ubadii midna ogow intaa dhorsantahay oo Illaahay kadhowr saneysid ayaa Illaahay reerkaga iyo awlaadada uu kuxafidii adiiga dib iskuugunoqo waxasameysi weey kugusonoqoni

  • @foosfariid
    @foosfariid 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa alaah hadal adaa udhameeyey ayubow gikirkeyga yar waxaan dhihi lahaa yaqiin samee hadii aad utagi karto adigoon usheegin tag magalada ama haduujiro qof aad ku kalsoontahay udirso ilaah jidka toosan ha kugu leexiyo waa xanuun runtii

  • @quenraxma292
    @quenraxma292 2 ปีที่แล้ว +3

    Ayuub wll haduu dad waraysto arinti waxay u baxaysa dibada wax lahubona maaha oo go Aan cad kama qadan karo marka maysan ahayn inu wax hubsado ama alle swt ku haro

  • @sirahanolosha
    @sirahanolosha 2 ปีที่แล้ว +8

    Halmar soo booqo kanaalkayga, waan hubaa innaad ka heli doonto insha allah. ❤️

  • @siciidcabdiwahaab3401
    @siciidcabdiwahaab3401 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc wll ayuub talo fcn ayaad ujeedisay wllkaas oo ah culimada latasho
    Sidoo kle haku dagdagin xukunka furniinka alla haku xafido wll

  • @FARAXSAAN
    @FARAXSAAN 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayub!!! Looks coldddd🥶🥶🥶🥶🥶🥶

  • @queensaara2481
    @queensaara2481 2 ปีที่แล้ว +1

    maa shaa allaah sifiican baad ola hadashay

  • @hoodoaadan1043
    @hoodoaadan1043 2 ปีที่แล้ว

    Dacdi mahungowdo dhagarqbana maqrsomo alle hasahlo iskana zmir xaqiqdad heli sida ugudhkhzahle inzhallaa khyr allekdhigo usmir

  • @kadanaliisa2367
    @kadanaliisa2367 2 ปีที่แล้ว +12

    Allaah yacisak habo
    Anigu waxaan kula talin lahaa
    Horta hays dejiyo allaah hallo saarto in haday khiyaamayso allaah qalbiga uga Reebo, yaanu cidna u sheegin, iyadana dharin wayo samankan dadba jooga kitabka allaah been ugu dhaarta.
    Marka isagu haduu awoodo xidhiidhka telefonka ha soo kordhiyo hana soo waco wakhtiyo kala duwan.
    Markaa ama wixii jira wuu ogaan ama iyadaaba dhibsan dee markaa haday dhibsato waxba uma yaalaan ee hore haw socdo bartaana yaanu la dhaafin hadii kale caloolyaw buu amaahan.
    Midda kale wiilashu dumarka aycqaban intay ka faaruqaan oo bishiiba mar wacan yaanay is oran xarigbaa kuugu xiran.
    Ee haduu ka fogyahay waa in uu xidhiidh joogta ah la yeesho.

    • @Arisonnaa
      @Arisonnaa 2 ปีที่แล้ว +3

      MashAllah 🥰 Talo wanagsan baad siisay, ilaahay haku xafido walaashay qaali. KAI

  • @sabrinsabrin7310
    @sabrinsabrin7310 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayuuub maash allha waxaaathy wiil dagaan oo ku dhaqmaayo diintah rabi alle hakugu wado abwe

  • @fowsiyoahmed627
    @fowsiyoahmed627 2 ปีที่แล้ว +10

    WCS welcome back thank you for sharing this story walaale aniga rayigayga waxaan dhihi lahaa information badan ha raadiyo in kastoo ay dhibadan tahay walaahi in kastoo uusan ku kalsoonaan doonin xaalka alla sahlo illaahay waxaan ka baryaa in uu niyada u dajiyo aamiin yaarab 🤲🤲🤲😔

  • @252soomali
    @252soomali 2 ปีที่แล้ว +2

    Wll ayuub allaha janadi haakaa waraaiyo aamiim💯💯💯💯♥️♥️🇸🇴✅

  • @zakariyemaxamedmaxamuud7052
    @zakariyemaxamedmaxamuud7052 2 ปีที่แล้ว

    Wll Adiga ilaahey hakudhowro

  • @Maahir397
    @Maahir397 2 ปีที่แล้ว +1

    Wll Ayuub wayadan danbe maxa gally dumarka
    Dumarka uunbad kasoohadlysa marwalba
    Qaldna ha iifahmin wlloh

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    asww, exuseme , matanaa gabadha khadraaayaryar codkayga maqashay verry.daaaam caqlli o.ragiyo dumar.hadanaaaa

  • @adoonkiialle3871
    @adoonkiialle3871 2 ปีที่แล้ว +2

    Alle qabiga haku dajiyo amiin iska samar insha Allaah

  • @cookiebeer1063
    @cookiebeer1063 2 ปีที่แล้ว

    Asc walaal ayuub ha la tashado Culimada qurbuhu wuu xumaadey Alakacabsigii wuu yaraadey mahadsanid ✌✌✌✌✌🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽

  • @nasrinnalka220
    @nasrinnalka220 2 ปีที่แล้ว

    Wcs wllkyga ayub axmed alle haku dhowro wllkana waxaan dhihi lahaa alle qalbiga haku qabojiyo arintana waxaan kula talin lahaa gbdhaas dhaari qofka haduu ku dhartana waalaga haraa dhaartas haday been noqotana alle ayaa ka jazaynayo run iyo beenba wll ayub alle haku la jiro gulayso 🥰

  • @kayftahlil4461
    @kayftahlil4461 2 ปีที่แล้ว

    Manshallah allah ku barakeeyo aduuka iyo akharyro baa brother May allah protect you your family.

  • @mahdiasaid8415
    @mahdiasaid8415 2 ปีที่แล้ว +1

    Walahi tasi been maha Rabiyoo khatumadha kheri inoga dig amin yaarabi

  • @AXMATO_
    @AXMATO_ 2 ปีที่แล้ว

    Alle qalbiga hakuu adkeeyo zxp

  • @mudanfozi162
    @mudanfozi162 2 ปีที่แล้ว

    Walal Hubso shaydana uujira hadagdagin waxad samynkrta qof waddanka lajooga idaba gaal kudheh

  • @nuuranmuse2672
    @nuuranmuse2672 2 ปีที่แล้ว +2

    Aniga waxan odhan lahaa iyadan ku ogayn magalada ay joogto tag ka dipna dapa gal oo guriga eeg cida soo galysa iyo cida baxayza 😁 ka dipna hadad qof ku argto video ka duupo oo ka dapa gal marka oo ugali qofku

  • @nimoq1843
    @nimoq1843 2 ปีที่แล้ว +1

    Ayuubow wlle aniga waxan ahay hoyo ninka i qabo waxaa igu dhacdey odeygeeyga oo terlkeyga heesta ayaa mseejku ku soo dhacay mseej ka socdey wiil dumashigeya wuxuu soo qorey setihin waa leydin wayey aad buu uga caroodey oo leyhy ma xirir hore idin dhexeyey sabab wuxuu xujo ka dhigty maxaa farimihii hore u masaxdey ilaa hada wuu ii ciqaabaa si xun fasirtaartaa arinkii mana jirin wax naga dhexeyey wan u dharty dhibkiina wuu i heestaa wili mana qancayo waxn ahay hoyo sharaf leh xijaban diinle sax iyo qalad fahan san ilmaheyga 5 baa qaan gaara

    • @cismaanyare6869
      @cismaanyare6869 2 ปีที่แล้ว

      Subxaaanallah ma aqani lkn ha isku mashqulinin marba hadaa udhaaratay wlalal

  • @diaatik9022
    @diaatik9022 2 ปีที่แล้ว

    Allah ha u yasiro wiilkaa arrinkisa

  • @hamdiabdul8839
    @hamdiabdul8839 2 ปีที่แล้ว

    Waxa dhahi lahay aniga hubsi mo subii ha dag dagin wana arin ad u culus ad u adag marka wllkey waxi jiro ilahey so if timina marka sida qerka leh ilahey haa ku wafajiyo 🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔

  • @husseinabdukadirshegow1436
    @husseinabdukadirshegow1436 2 ปีที่แล้ว

    Waa sax way sameysi sababto ah maxaa sabati iney telka jarta

  • @funnyshortschannel3462
    @funnyshortschannel3462 2 ปีที่แล้ว

    Asc wll kitaab jamaca ku dhaari baa tiri.kitaab jamaca majiro waxa jira kitaab Qur'an ah

  • @ayaanahmed8737
    @ayaanahmed8737 2 ปีที่แล้ว +4

    Subxnallah
    Yaa rabi hana tusin
    Waa xanuun

  • @kmfarah99
    @kmfarah99 2 ปีที่แล้ว

    Aniga waxaan leeyahay ha iska fure waayo maba damci kartid qof aad waxaas ka maleeysay cadeena intan aa kuugu filan
    Mida 2aad dirso dad aan ku kalsoon thy oo ku ag meereysta gurigaaga wareyso dariskaaga raadi cadeyn labaad

  • @nadacaddy8289
    @nadacaddy8289 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilhy dartiii ku daaa xaqu waaa soonaxayaaaye salaaad sunaaaa tuko rabina talo udaaaa abowe

  • @haala552
    @haala552 2 ปีที่แล้ว

    Ayuub sas mahan nimanka maseerka bdn wlhi ana arkay ayado cidna kula joogin ayu idhihi jiray mid maseer bdnaay waaba lagula jooga wlhi cid ila joogtayna malahan marka telka dhib waye waa kala fogeynay

  • @muhubahashi4291
    @muhubahashi4291 2 ปีที่แล้ว +4

    Asc ayuubow waa arin murugadeeda leh I would say he should ask around Somali ayaan nahay we know somebody who knows somebody. In the meantime he should pray slatulayl to ask alah make clear for him the truth. Bc shaki is very painful. I will make duca for him inshallah. Jzkl khayran for this video. Walalkaa sidaad u cawise alah ha kuu caawiyo.

  • @xafsaismail4470
    @xafsaismail4470 2 ปีที่แล้ว

    Asc ustad wan ku salamay wxan kula talin laha wllkay hadagdagin wall ee horta wx hubso isku day inad inay wxasi jiran iyo inkale marka hadad dad kagaranaysi udirso sidanad hadhaw uga qomamayn

  • @shakirjanagale8601
    @shakirjanagale8601 2 ปีที่แล้ว

    بسم الله.
    At this point wxn talo ahaan usiinlaha wllkayaga nasoweydiyay su'ashas wlle iskafur naagtaas with or with out that guy sababto ah sida hadalkaga kucad wxd daremaysa shaki io ciriiri badan o ku aadan wxd adigu dhagahaaga kumaqlaysay o aysan cidi kaagaturjumayn 2am nin io naag an isqabin o guri wada jooga uma aywada joogan inay subciyaan ama laandhuu ay wada ciyaaraan e booskaagi ninimo baa laguubuuxinaya. Adigoo naftaada an silcin o an cuqdad io caro joogta ah kunoolaan iskafur taasi naag kuumanoqonayse gabarna maweynaysid bro meelwalbay dhoobanyihiin meeshaad kunoshahay mid kulajoogta kuqabso. Thnks🙏🙏

  • @juwaabdirizaaq428
    @juwaabdirizaaq428 2 ปีที่แล้ว

    Wlh ani hadaa ahaan lahaa qof saas igu sameeyay waa jari lahaa jcl walbo oo u qabo waayo nafteyda aa murgeysa hadaa la sii joogo

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 2 ปีที่แล้ว

    Maxay phonka udamisay ??

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    5👋naaagta
    Raadiya.yarta dhaqan waanaagsan dhawrsan iftiin dumar.dhamaystiran.mashaaaaaaaaaalah.

  • @Mohamednuur-r
    @Mohamednuur-r 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad waad mahadsantahay thanks bor wasax

  • @hindamohammed1133
    @hindamohammed1133 2 ปีที่แล้ว

    Wallky hadad gin adi isdaji marka hore inad hubsato weye marka hore adodagan adi hady kuqaynto adi waxba kumay yelin iyada wax isyeshy ilahy kuda adna duceso hubsana wllky

  • @aminoibrahim8991
    @aminoibrahim8991 2 ปีที่แล้ว

    mashaalah ustaad allaha haku xaviido aamin yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲❤❤❤💞💞💞

  • @هنادي-12
    @هنادي-12 2 ปีที่แล้ว

    Walalkey hadad awodo utag ee xaqiqada so ogow hadan awodin in ad hada baxdo duceyso in u alle xaqa so bixiyo gabar diin leh oo alle ka cabsi taqano ninkeda ma qayameyso waxkasto an anaga u jedin alle aya ujedo alle tala saro wll

  • @abdirahimahmed3064
    @abdirahimahmed3064 2 ปีที่แล้ว +1

    waar niyow dumarkan imika lama wada aaminayee ilaahay ha ku sahlo amuurahaaaga hadey ku khiyaantey rabi ba kashifaya. lkn waa in aad cid u dirtaa ka daba shaqeysa oo ku so sawirta hadey cid ku arkaan. mida kle telefoonka haba ka dhigin intay guriga joogo. one hour dhan inaad sugto ayaaba qalad aheyd isla markey kugu jartey telka ayad ku celin laheyd. video callna wad ka wici laheyd waa ku side nio ma dumar ba inaga caqli badiyey. subhanAllah.

  • @nadomoge1774
    @nadomoge1774 2 ปีที่แล้ว

    بارك الله فيك اخي الكريم وأحسن الله أليك وغفر الله دنبك

  • @abdirahmanaboole2969
    @abdirahmanaboole2969 2 ปีที่แล้ว

    Wllo anigu waxaan kula talin lahaa qalbiga alle ha kuu dajiyo waa arin xun codkaa aad maqashay iyo telefoonkaa lagugu damiyey waa arin adag tasbiixda badi alle talo saaro

  • @nimcoismaacil7033
    @nimcoismaacil7033 2 ปีที่แล้ว

    Walaale ha isaga tago runti
    Waa arin naxdin leh.
    Waayo? Magaca baaba ugu daran u maqlay🤔🤔

  • @munayuusuf1913
    @munayuusuf1913 2 ปีที่แล้ว

    Mansh Allah talo fican baad sisay wiilka alle haku bara keeyo

  • @ilhanabdiqadir1590
    @ilhanabdiqadir1590 2 ปีที่แล้ว +1

    Wll salad suno duko Allah bari arintada usheeko midkle siduu wll ayuub shekay culimida lakaasho midkle wll Allah quluub hakuuqabojiyo lkn Allah talasaaro

  • @saynabcarab4993
    @saynabcarab4993 2 ปีที่แล้ว

    ASC waa arin murugoleh balse hubanti badan samee culimadana weydii

  • @zhugrizhacni7187
    @zhugrizhacni7187 2 ปีที่แล้ว

    Waxa aan odhan laha wiilka wll is daji yaanu shaydan kaa faidaysanin lkn mobilka marwalba wac daqiiqad daqiiqad u wac sida uu wilka ayub sheegan wadad u taq walahi waa xanuun gabadhadii xalasha ahad ay kugu samaysay

  • @hamdatimiro8890
    @hamdatimiro8890 2 ปีที่แล้ว

    Asc Alle dartiis haku daayo lkn hubsasho badan ha sameeyo Alle imada haysku asturo

  • @halimaali1013
    @halimaali1013 2 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah tabaraka Allah walakey illahay hakuxafido I like your advice

  • @nadiyasaid123
    @nadiyasaid123 2 ปีที่แล้ว +2

    Warun cag udaji lakin si xaas kaafog walina aduunba manta dumarbadan aya nololshoda free kunool oo cidba an ujoojin dumarka salixinta way dhawrsonyihin lakin sabab ay kugujartay why waliba 1 hour wlo xata awlad anad dhalin aya lagudhalikara xaq aya uledahay inad si gaara gabarta ugasalgaadho wayo naago manta laba nin iskudulwada jira marka xaaskaaga kamanshikiyeen lakin 1 hour ayey maqnayd marka calakulixal fadlan xaaska dad udhowdhow radi kudabajoog warkeeda wayo xaq aya uledahaya hana burburin reerka se so maskaxiyan ubar

  • @naimo133
    @naimo133 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahey kuhar hadey wax jiraana wey soobaxaayaan sabar waxyar

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Family, nunses ssss matananaa lala joogey.laqadarinaayoo la qiimaynaayey inbadan yarta raadiyae.yaryar.mashelah iyoiyo.nunses.

  • @Adam-ig9sb
    @Adam-ig9sb 2 ปีที่แล้ว

    Allow gabar asturan ino sahal 🤲🏼

  • @clwahaabnadaara6405
    @clwahaabnadaara6405 2 ปีที่แล้ว

    Talo ahaan wxii awoodada ah isdeji oo alle talo saaro waa arin xanuun bdn oo welwel bdn oo nervous keeda wdata alle qlbiga hku dejiyo
    1=اليقين لا يزول الشك
    Dbcan shaki hduu dhsho wxa ila fcn il laxaqiijiyo gbdhu hday kaa fogthy wxa ila qumann inad soo xqiijiso oo sifcn oo mskaxaysan oo aad usamays sirdoon bcda dee qaado Go aanku waa xgaaga
    2=waa inaad yada inter view kqaado oo aad wreesato kbcdi interview wxbadn ayaad kdhex helid InchaAllah
    3=last option mrkàd hwsha soo ogatid gbdha interview kqdy wxaa kla cdaanya shay wlba mrkaas Go aanku waa xgaaga waa bilaahi tawfiiq 💯

  • @abdullahiahmedmohamuud325
    @abdullahiahmedmohamuud325 2 ปีที่แล้ว

    Marba hadi shaki imayay sidi kalsoonida ku so noqoto wey adagthy aniga ahan qof aan ka shakiyy in ila si joogto malaga yaabo

  • @AXMATO_
    @AXMATO_ 2 ปีที่แล้ว

    Horta Wax WalbA Waa wx iska dhici kara Wana shaki weyn Ee bal haku dagdagin

  • @othmansayid2
    @othmansayid2 2 ปีที่แล้ว +1

    Anigu waxaan wiilka kula talini lahaa inuu dhaariyi hadii aay diidana weey ku cadaatey sheekadu kolkaasi iska fasax naag kuuma noqoni karto naag lagula qabo.

  • @hassanmucalim6811
    @hassanmucalim6811 ปีที่แล้ว

    Mashalaah ayuub

  • @ifraaxguuleed5155
    @ifraaxguuleed5155 2 ปีที่แล้ว

    Wa arin shaki weyn dhalineysa alle alle run ugama dhigo
    ani wxn odhan laha ha isdajiyo marka hore si degan wax haw weydiyo hana dhaariyo dhaar wxka weyn oo uu lagu qanco ma jirto madamuu ka maqan yhy uu san xaqiiqda baadhi kareyn

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 2 ปีที่แล้ว +1

    Best advice

  • @axmedsiciid368
    @axmedsiciid368 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlhy adigaa ayaa dhameeyay ilHy uga har sidas ayay ila tahay

  • @ilyasismael1495
    @ilyasismael1495 2 ปีที่แล้ว

    Ayuub j ai besoin de demande un question simple où tu es

  • @hassandjama4786
    @hassandjama4786 2 ปีที่แล้ว +1

    yes feacher ayub keep going

  • @Sarah-to7oj
    @Sarah-to7oj 2 ปีที่แล้ว

    Talo, hadey tahey taada mid uga fiicani ma jirto. Culada na meel tuhun jiro markhati jirin xununkeda waa... الله اعلم Qof xumaan sameeya ma qarsoomo ayaydey waxay odhan jirtey ((. DOOFAR MA DAAHIRO.))) Hadey xumaan ku sameyneyso ilaahey baa kashifaya, hadii anshax xumo ay tahey na ilaahey ha hanuuniyo Gabadhas. Ta kale wllo ilaahey waa caadil hadey xaqdaro jirto xaqaga wuu ku siin. sabar waa la eegaya, sabir duceyso, naftada wakhti sii, aad arinkan kaga baaran tegto. ( إن الله خبير بما تعلمون ) xussunow ilaahey waxba kama qarsooman. Ilaahey culeyska haka dul qaado. Amen

  • @sahramohamed8755
    @sahramohamed8755 2 ปีที่แล้ว +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @noqoakhriste1281
    @noqoakhriste1281 2 ปีที่แล้ว +1

    Xal kale aan ka ahayn inaa raadiso qof aad ku kalsoonthy joogana meesha ayada jogto usheeg sida aay wax u jiran amaba ha u sheegin kaliya waxa ka codsata inu ku qabto arintan oo ah nin uu kor kala socdo ayada dhaqdhaqeeda

  • @xaalimomaxamed1143
    @xaalimomaxamed1143 2 ปีที่แล้ว

    Xafidaka llaah waxy ilatahy idoo nin la joogo inaysan lahdasheen ninkeedii

  • @daimondomar703
    @daimondomar703 2 ปีที่แล้ว

    Wx hubso wll wxa lga yaba qof delivery usida inu aha

    • @ayubAhmedPodcast
      @ayubAhmedPodcast  2 ปีที่แล้ว +1

      wlhi waa iga qoslisay 1dii habeenimo nin delivery keenay miyaan dhahnaa hadana somali buu ahaa waa sax laakiin naftu ma iyadaa yeelaysa Allaha u dhib yareeyo

    • @filsanmohamud3468
      @filsanmohamud3468 2 ปีที่แล้ว

      @@ayubAhmedPodcast wlhy wll warun hadu doono haba Ahaaadee maftu maiyada yeelaysa cajiip naftan Allow samirsiii xalad Adag weeye

  • @fadumaali7263
    @fadumaali7263 2 ปีที่แล้ว

    Subxaanalah qalbiga alaha u dejiyo

  • @c.salaanarwaax284
    @c.salaanarwaax284 2 ปีที่แล้ว

    War aniga wan kuwataa wllo waxan ahy gabar somalyed 🤩🥰🥰

  • @khadiijaahmed8709
    @khadiijaahmed8709 2 ปีที่แล้ว

    asc wllo ayub wan ku salamay
    wllo waxan rabaa inaad ila taliso
    taladadu wax weyan will ayaan sxpi nahay aanay xidhidh jacel naga dhaxan
    waxn hada is naqanaa ilaa 3 sano
    waxan kulanaa labadi week mar
    markan waxn iska waraysan xaladayada
    lkn hadan kuidh will ayaan bartay o idhidh ayaa naga dhexeya u ka xumadaa
    isaguna wax u la socoda gabadh o sheko ka dhaxaysa
    lkn anigu wan isku garana wayay lkn waxn rabaa inaan jaro xidhidhka sxpi tinimo o qalbigagu wax u i sheegay inu dantiisa igu gaadhayo
    hadan ma aqaano si aan u daayo i maxn sameya wllo

  • @ileyschannel
    @ileyschannel 2 ปีที่แล้ว

    ASC aniga ka ahaan waxan dhihii laha arintaan ku dhacday ninka walalken ah oo ka shakiyay xaaskiisa.iska fur,fur daladeyda waata. aniga xaalgeyaga waka 🤨🤨🤨🤨

  • @libanali4881
    @libanali4881 2 ปีที่แล้ว

    Marka hore ku dadaal inadan ka dheran xaskage hadi kale shaaki ayad wehel uu noqon doonta tan kale qofka insanka ah si walbo ey noqoto wardiyo kama noqon kartid ila asiga uu noqdo qof taxadir badan oo alle ka baqayo moye
    Tan wiilka haddi an uu imaado waxan oraan lahay isku daay inad qof caadi ah iska dhiigto oo daagaan wayo adunkan waax waalbo waay dhacan waadna arkeysa si wanagsan oo qurux badan uu raadi war bixin adiga an mujinin xanaaq & wax lamid ah yeyna ka daremiin inad xoog raadineyso mid kale hadii ey carur ku haysa baritaan guud ku samey carurta & iyada waxna huubso ha dag dagiin guul ayaan ku rajeynaya adiga & rer kaada

  • @aminoibrahim8991
    @aminoibrahim8991 2 ปีที่แล้ว

    aamin yaarabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 ustaad mahadsand

  • @yaasmabeauty2261
    @yaasmabeauty2261 2 ปีที่แล้ว

    waxa laga yaba inuu sheydaan ahaa codkaas rerkana urabay inu dumiyo sidi dhacday xiligi rasulka scw osman o ergo lo diray cabsina jirtay inu sheydan dhawaqay o yiri cismaan la dilyey isago rabo in nabiga scw balanta jabiyo dagalna galan marka wilka yu degdegin talo wnsan aya sisay sheydanka iska nar Alah sujuda ku bari dheh in rerkisa alle u xafido shugran ayub

  • @axmed4280
    @axmed4280 2 ปีที่แล้ว +1

    Iska daa wa shaki waxaasi hadalkeeda aamin taasi Illahay ayaa kala xisaab tamaya cadeen buuxda mahasid qofka bila aadan ka Cid ilaalin kartaa ma jiro sagoo guriga kulashooga ayey sanmeen karta masdan ogaan karin marka hadaadan wax xumaan hore ugu aqoon Markaa qiyaasana kulma hadasheenba telefoonka ama kama qabteenbs telefoonka hadduu nin guriga ugu shiro

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 2 ปีที่แล้ว

    Sanad waxan jogna nag laqabo ninkale radinayso inkastoy jiran kuwo fican haba yaradene

  • @sadiiqomar9129
    @sadiiqomar9129 2 ปีที่แล้ว

    AllH Ha Tala SaarTa Inzha AllH🤚

  • @suhaybyare9611
    @suhaybyare9611 2 ปีที่แล้ว

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته.

  • @suadosman7814
    @suadosman7814 2 ปีที่แล้ว

    Salaam Ayub.

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    55555555555555555555555👋.gabadha khadraaaaaayfarsxsan caday haaaaa ihhhhhhhiii.wonderfuly.

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Waxbadan dumar layga jeclaaday dooqay qaatay dhigey naagahaa khayryaashaay tu ii dhigmatana maleh.codkayganana waa ii cawroo hoosaan u dhigaaa nolashaydiiba.nunsesse.

  • @fartuunali3549
    @fartuunali3549 2 ปีที่แล้ว

    Amiin amiin yaa raabi

  • @osuleiman8503
    @osuleiman8503 2 ปีที่แล้ว

    Ayub asc waalalo

  • @hodanhassan2462
    @hodanhassan2462 2 ปีที่แล้ว

    Amin yarbi🤲