Mukhtaar Osman Heestii Taan U Jiir Go'ayeey Lyrics Kaban

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024
  • Ilkacase Lyrics
    ilkacase
    Lyrics
    SOMALI
    Hees Qoraa

ความคิดเห็น • 22

  • @salaanvilla4677
    @salaanvilla4677 3 ปีที่แล้ว +6

    Music. 100%
    Codka. 100%
    Ereyada 100%
    Laxnka. 100%

  • @safiamohamed5082
    @safiamohamed5082 4 ปีที่แล้ว +4

    mansha allh beautiful song

  • @somanemohamed8409
    @somanemohamed8409 4 ปีที่แล้ว

    Keep going tagera qaas ayan ahy runtii muktar Osman

  • @som-comedies
    @som-comedies ปีที่แล้ว

    unbelievable song top ten hees aabaheed

  • @MikeRobert-vp3et
    @MikeRobert-vp3et 4 หลายเดือนก่อน

    Bogsadaan is moodaayoo
    Inaan bogsadaan is moodaayoo
    Halkii bugtay way banaan tahaye
    Taan u jiidh gu'yaee
    Waa jaceylkaagee
    Alla jannooy
    Aawadaa ma jiifsado e
    Uga baxay dhankaa bariyo
    Burcana uga baxay
    Dhankaa bariyoo
    Buuhoodle baan ka heybsadaye
    Taan u jiidh gu'yaee
    Waa jaceylkaagee
    Alla jannooy
    Aawadaa ma jiifsado e
    Beri ii ku weheshadaye
    Wadada beri ii ku weheshadaye
    Warkiyo hayga goyn warqaqaha e
    Taan u jiidh gu'yaee
    Waa jaceylkaagee
    Alla jannooy
    Aawadaa ma jiifsado e

  • @samiiryusuf
    @samiiryusuf 4 ปีที่แล้ว +4

    Magool malahan ee cumar dhuule leh heesta waana hees nin inuu qaado loogu tala galay

  • @saidkamaal709
    @saidkamaal709 ปีที่แล้ว

    HEESTAN WAXA LEH CUMAR DHUULE…………Tagay Ceelashaa bariyoo, Naa baryana tagay
    Ceelashaa Bariyoo, buuhoodle buuraan ka haybsadoo biyaan dhuray birta caynaboo
    berdaha ku wareegay buur dhaaboo ka baagay banaanadi hawdoo biimeeyay naftaan bogsiin jirayee
    Taan u jidh go, ayee waa jacaylkaagee ala janooy aawadaa ma jiifsado ee

  • @ducayzen9368
    @ducayzen9368 3 ปีที่แล้ว

    Mukhtar Osman Santoni❤️👋👌

  • @jeclownaftada5321
    @jeclownaftada5321 5 ปีที่แล้ว

    Wwwww wa jaceylkeygee san ubartayba hurdada mabogtee wa xanuun cusub

    • @mohamedabdulahi8376
      @mohamedabdulahi8376 4 ปีที่แล้ว

      Aad ha isuraacraacin ina abti jacayl binu aadam wax walba kafilo

    • @jeclownaftada5321
      @jeclownaftada5321 4 ปีที่แล้ว +1

      Mohamed Abdulahi sax walal bari ban bukay lkn hada wa fiyowahay ee xasuus bangalay haila yabin

  • @axmedabshir8939
    @axmedabshir8939 ปีที่แล้ว

    Waxan hees wee dhaaftay

  • @Khayre166
    @Khayre166 ปีที่แล้ว

    Heesta sooo tii Omar dhule ee Ceelasha bari la oran jirey?

  • @libanotheabdulle9544
    @libanotheabdulle9544 4 ปีที่แล้ว

    Wow best song

  • @abdirage9130
    @abdirage9130 3 ปีที่แล้ว

    The Best song

  • @hoodoahmed2003
    @hoodoahmed2003 5 ปีที่แล้ว

    Mansha allh

  • @suhayladahir8411
    @suhayladahir8411 2 ปีที่แล้ว

  • @patoofficial9934
    @patoofficial9934 2 ปีที่แล้ว

    Codka 100

  • @amaalasad4063
    @amaalasad4063 4 ปีที่แล้ว +1

    Fanankan xagee laga heli karaaa tolow

    • @Muniir493
      @Muniir493 ปีที่แล้ว

      CUMAR dhuule ayaa leh Heesta magaca alla jampot awaada la dhaha

  • @MikeRobert-vp3et
    @MikeRobert-vp3et 4 หลายเดือนก่อน

    Bogsadaan is moodaayoo
    Inaan bogsadaan is moodaayoo
    Halkii bugtay way banaan tahaye
    Taan u jiidh gu'yaee
    Waa jaceylkaagee
    Alla jannooy
    Aawadaa ma jiifsado e
    Uga baxay dhankaa bariyo
    Burcana uga baxay
    Dhankaa bariyoo
    Buuhoodle baan ka heybsadaye
    Taan u jiidh gu'yaee
    Waa jaceylkaagee
    Alla jannooy
    Aawadaa ma jiifsado e
    Beri ii ku weheshadaye
    Wadada beri ii ku weheshadaye
    Warkiyo hayga goyn warqaqaha e
    Taan u jiidh gu'yaee
    Waa jaceylkaagee
    Alla jannooy
    Aawadaa ma jiifsado e