Heestii heesaha oo laso dayay hore usoco maslax mideeye love you fanaanka sanadka ayaa ila arko ninkan io qamar inay codad faro badan leeyihiin liketa ku qabo
@@qalbidhayasomaligirl7746 haa wa runta lkn 2019 fanan lamida suldaan seeraar ma jiro waayo fanana 7 heesod oo hit dhamayztiran oo nin 5 4 3 2 1 million ah soo gadhay
Weewe heesti aan sugayay way so dhacday Inti ila sugaysay heestan ismuujiya Ninki maslax aha sawka lagu goobtey ala halkan joogo dheera 😂Maslax fanankayga ku jecliya❤️❤️❤️❤️
Fatxi naaag ka cod qurxoon meeshan ma taagnaa ciyaaalow naaas la ruxayaa rabtaaa waa kuu jeednaaye codka fatxi ma gaarto nadiiiro ee been nafta ha u sheegin
@@rayfanrazta1118 aniga dhinaca jilida aynnka hadlayey heestu waa mid daadisa maslax siduu u matalayo waad aragtaa kaliya fadxa nuura erayada uunbay ku dhawaqaysa jilida nadiira ayaa u matalaysa mida kale fan miyaa xishood u baahan zxp zxp haday xishood diyaar u tahy heesba may hawaysateen fan iyo xishood kala dheer
Qoftan donaya iyo Naftu doqeygu rabo Darmanyey wa adi Daren cashaqa idhibey Dawad itahey runee❤ Hadad tahey ruux dan yara Misana an dollar heyn Inu damac guur ku galo Waxan u arkaa dambiye Ha daline damaca dhaaf🤔 2x Adoon igu dawaneyn Cishqiga igu deyrineyn Waxad itahey duksiye Dawoy iso dhawow🌹 Naftada ka daa dulmiga Adon dhaqan dunyo badan Ilow dandansi dumar Inad dontana ka samir😑 2x Adon iga sii durkeyn Qalbiga ku dacadaa Ada dagayoo hantee Daryel iga sii xubigan Dartaa bu idhibayee😍 Hadad dahabiyo xarir Korkeyga ku dadin karin Inad dadab ila gashana Watuu gabal ku dumayee Dubaqa warkaa ka saar😭 2x Adoon igu dawaneyn Cishqiga igu dayrineyn Waxad itahey duksiye Dawooy isoo dhawow🌺 Naftada ka daa dulmiga Adon dhaqan dunyo badan Ilow dandansi dumar Inad dontana ka samir😑 Esh calaa hes ❤❤👋👍
Aslamu caleekum ragga somaliyed iyo gabdhaheeyna sharafta badan wan idin salaamay salaan ka dib waxaan ragga somaliye si sharaf leh ugu codsanaaye in ee noqdaan raga shaqeeysto sabab too ah qofta ee jecel yihiin ama xaaskooda waxee kaga baahanyihiin daryeel marka raag aa noqo raag ku dayasho mudan dardaaran ka aan idin kaga tagaayo waxaa waye in dumar loo naxariisto la sharfo la qadariyo wad Mahad santihiin sharaf aan idin ku ogahay wiilasheeyda iyo gabdhaheeyga
Maslax mideeye hadaad qoraalkan aqrinayso Waxan kuleehay heesahaagu waa dab🔥🔥🔥👍👈
maslax mideeye😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
❤❤❤❤❤❤❤😮❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Nadiiro qalbi wnaaag allow ku daa ❤ waa inan iska farax san meel kastaba sharaf ku joog sister ❤❤from Mogadishu ❤
Maslx
LLlllllllll
Maslax niyada haiska dilin horay usoco
Ammin
wuuuuuuuuuuuw maslax mideeeye fanaanka na xoraystay kal iyo laaap taaagero wayni from laascanod ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
My love 🥰🥰🥰🥰🥰🤩🤩✌️
Wadne
Kuwa xumaantaada bulzhada u faafiya Fudeyd markey kaa dareemaan wey kaa faa'ideyzanayaan Legend Mazlax mideeye🇸🇴🇸🇴🙏
Nin weyn ahaa heee
AMIIR FODCADE ❤😚💋
Boowe Share iisamee 😂😂😂😂 WhatsApp ka kaalay waryaa
Amiiir Foodcade 😎✊🏽
Wa ninkan cood istel iyo jas uqiray horey usoc
Qoftan doonayey io midu dooqayga rabo abayey wa adiga wxasa ka hees ah legend maslax mideye hore usoco fanankena👏👏❤💕💖💋
Yes yes ❤❤❤❤❤❤❤❤maslaxeyga heestiisa lasoo daayey👏👏👏👏👏thnks Abdi askari tube
Heestii heesaha oo laso dayay hore usoco maslax mideeye love you fanaanka sanadka ayaa ila arko ninkan io qamar inay codad faro badan leeyihiin liketa ku qabo
😭😭
Haa ma aragtaa isaga iyo qamarba fanka sanadkan iyaga leh 🙋♀️🤔👌
@@amiiraadan3017 hmm wad iska sheekayzen waayo suldaan seerar inaanka sandka soo saray 7 heesood oo Hit ah millionka kor uu dhafay
ma ogtahay
Maslax sidasay tahy wa cusub yahy lakin suldaan ila waamu heesi jirey
@@qalbidhayasomaligirl7746 haa wa runta lkn 2019 fanan lamida suldaan seeraar ma jiro waayo fanana 7 heesod oo hit dhamayztiran oo nin 5 4 3 2 1 million ah soo gadhay
Maslax mideeye sanaadkaan 2019 fanaan kale maba hayno horay usoco libaax 💪
Faxdi
Sxb subscrib ku dhy keep going
@@cbdiqanicalixasan4617 jg
hhh
@@hanatcade7015 i
Maslx io quruxda fanka heesti an sugayey 😍😍thnks Abdi askari
Maslax mideeye fananka 2019 adiga ku leh keep going ❤❤🐅🐅🐅
geeridu haku ilowdo Abdi Askari tube thnkz u wx bdn pro keep going 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
Wa marki ugu horysy e wlky ma salax midhiy hees jecela qdo ama u Gabadha laqadyo masalax inta jecel in ilhy cadwgisa jabiyo leke isara
wa heestii heesa
Maha markii u horeysay ee uu gbdh la heeso ee waa markii labad
MasLaxmide wantagaraa💟💘💘💘💘💋
Ben bad shehtay
Hargeisa wey dhaqaaqdey ma ii qirtey iney hoygii fanka tahay 😂😂😂😂halkaan ku dhashey een ku barbaarey rabbow ii dhowr hargeisa hadh wanaaga💚❤💌
ana kuwaso sharmuto
@@liipaannuur8551 ina garacow ninkii ragaa wax wasee caacada iyo taaha yareyso garac emos dhashey
Masha allah wlshy waa runtaa
love for Hargeisa forever!!! 👌
markaa hoyga fanka ledahay naar iyo gaalnimo miyaad ku fanyzaa subxanalh
Maftuux Cadceed ma jiro cid Music ku heysata, Waan salaamayaaa isaga iyo xaaskiisa Deeqsan cabdinaasir macalin ceydiid
Abdi askari good joob waad shidantihiin calankaad usidataaan
Heestaan waa hit halyeeyada duubay iyo music yahanka weyn aad baan usalaamaya
Maslax mideeye haldoor fanka ubaahanyahay waaye
Salaaam dhamaan
Weewe heesti aan sugayay way so dhacday Inti ila sugaysay heestan ismuujiya
Ninki maslax aha sawka lagu goobtey ala halkan joogo dheera 😂Maslax fanankayga ku jecliya❤️❤️❤️❤️
LaxNka Iyo muusiga Faradahble Maftuux Cadceed👑💗
Hay
@@samsammaxamed5231😂❤😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@@samsammaxamed5231❤❤❤😂😂😂😂❤❤❤❤
After 4 years ❤😂heesta iyo muuqalka mapa Ka daalo😂❤
Hestan maslax mideye iyo nadiiro nayruus iny isla qadan bay ki ficned int igu racsan👍😂
naaasaahaa in lagu ruxo iyo futadaa ayaad rabtaa miyaa qoftan codka iyo xishodka ku jiraa uma jaded xolo
Ftxi nura qof kaga hpon la imow nio wlhi u qiry ani 🙏🙏
I
@@rayfanrazta1118 😂😂 hadaba way ruxaysaye cod mesha kuma hyso nagtas hadi runta la shego nadira ku wacnayd
Fatxi naaag ka cod qurxoon meeshan ma taagnaa ciyaaalow naaas la ruxayaa rabtaaa waa kuu jeednaaye codka fatxi ma gaarto nadiiiro ee been nafta ha u sheegin
Heesta heesaha Woooow❤❤❤❤❤😍😍😍Ceeb mhn wx la,aantu😍😍😍💥😋💫 Nadiira meesha wee shiday wuuuw😂😂😂🤨❤ Somalinimo I deeqda From Duriyadii hargysa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤😍
Asc❤❤❤❤❤❤👄👄👄😃😚😚😚😚🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Hargaysa waa caasimada kulmiso umada somaliyeed fanaaniinta waa all somali
Hargaysa waa mesha shanta somali kala geysa ee nafta been hakuu sasabin sxb#
Dapi Has 😂😂🤦🏾♀️
@@dapihas9892 ff
@@dapihas9892 aà
Malax mideye fananita reer somli
HorY usocda laguma til mami
Karo fannni shqsi kaliya 🇸🇴🇸🇴
Form glmudug somaliya ❤❤
❤❤❤❤😍🇸🇴
@@saqawaolad7036 🫳🫳🫳🫳🫡🫡
Nadiiro nayruus waa balaayo say isleedahy 😂😂 maslax mideeya iyo fadti❤❤👌👌👌🤘
Anigaa layaban wlhi nadiraaa sidey daheyso wlhi wankahelay wlhi blhi wan jeclhy nadiraa nayrus 🤣🤣🤣😂😛😝🥱🥱
Heestii Heesaha 2020
Walee Laba Fanaan ayaa is helay
✌️✌️✌️✌️✌️✌️
maslax iyo nadiira hadii ay islasoo heesi lahaayeen hhhhh meesha way waali lahaayeen
waa labo dance badan
bagaa laysugu beegin
@@ramladegan7337😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤
@@ramladegan7337❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Heeztan wan jeclaaday nio markii igu horezeypah wlhi mncha llh welipa
Inantah love ku ahy❤
Hees iyo badh labo cod fiican baa loo dhibey deedna halkeedey dhigeen👌👍🖤✅
Legend mazlaxayga👑🙌 shiine culay muxuu oron tolow mazlaxba lagu tufaY dee ilen wrkle mayaale😁
ilahow midko ifahmayo wiligiisana iiga tageyna oo jecelisiinayo wahbo yuusan haysan haduu rabe ilahow iisaxal 🤲
aamiin wllo adi iyo intii iskaabulo ahba
🥰❤
Allaha ku sahlo naag iga yabisay 😂😂😂😂
M.a ABDI ASKRI TUBE hormar wacan wll 😍😍😍😍😍😍😍❤
Wewe waxaasaa kaa heesa taajka heesta sanadka soo xidhay baan ku cumaamaday heestan👌👌😍
Wow 8 minutes 1.6k views keep going Abdi ASKRI TUBE
Masalx mideeeye and fatxi Nuura ishcalaa hees 🔥❤️❤️👏
Axyaa hees 😃👍🏻👍🏻🎤🎧 maslax cod bu haya wlhy lkn heeso waaliya ayuu qaada
Abwaan dharkeenley
Maslax mideeye
Fadxi iyo waliba Abdi Askari Tube
Shaqo wacan ayaad Qabateen 🙌🙌
Laxanka+music waa layaabay cadceed
Laxan+music waa layaabay cadceed
Maslax waxba lagama qabankaro ingacmaha lagalaabto mooye🔥
Cadceed studio
Cod io style io jiliin wx kle fanka wx cuzub bu kzo kordhiyay hre u soco maslax mideye 👌🤘
Masha allah my brother keeps going 🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼❤️🙏🏼🙏🏼🙏🏼
Maslax mideeye taageerayaashada reer hargeiza hadaan nahay Waanu ku taageerna👍
Good
Masha allah fanin cod macan inta maslax aya iga gadan keep going bro
I have no idea what they are saying but I'm here the sick beats and melody ✋👊
Damnnnnn heestan caadi maha 😍🔥 fananda way cod macaantahay maslax medeeye heesaha sidan ilan wu ku macaanyahay hooge 😂 wanka halay heestan
Qoraalkaga ka gartay inad rer muqdisho tahay😂
Dagaal AdaG
Abdi Askari Tube Wllhi waa Mareeg DADBADAN caanbixisay oo soo saartay
Horay U soco Adeer Abdi
Maslax hargeisa ku shidan tehee
Hapa ka noqon 👏👏👏👏👏
Wooow maslax keep going👌👌👍👍 liketa
Heesta Heesaha ayaan o aqoonsaday ilaahay amarkii 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
masha'ALLAAH FANANKA CAADI MA AHA SI FICAN BUU UJILAAYAA VERY GOOD
2024 yaa daawanayo😂❤
Ninkani waq Actor..he must be in Hollywood
Boqorada masraxa nadiira style keedaan kagelay😍
Maslax mideye fanana tagero keep going brother
Blaayo haku aragto dumarkiipay naga waashay tani xagee yaalaa dahab iyo xariir bariskeeda diiq ku helayee😂😂😂😂
ragina waxad ubaraten inad dumarka amaradina qatan lkin nagtan dumarkey dhiragalin utahy
Maslax iyo Nadiiro Ayaa isku so Bixi lahaa 💯💯 inta ila qabta❤🤟
No kulama qabno fatxi nuura intay doonto ka cod macaan nadiira Malaha jiliin ahaan baad ujeedaa?
@@wehelashaq3368😂❤❤😂❤❤❤❤
@@wehelashaq3368❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Reer djibouti waxaaad dhahdaa horay u soco maslax
Waa reer dire dhaba ee maha reer djibouti
@@MonkeyDBlaze-ig8sswaa nin Issa markana reer Djibouti
Waliba waad ku indha adagtahay 😅. Bro ninkani wa nin reer dire dhaba asal ah. Ciisuhu Dire Dhaba way dagaan, gobolka sitti na ayaga lagu yaqaan.
Rer Djibouti iyo rer dir dhaba wa isku mid wa wada cise wayn
Codka 💯
Erayaha 💯
Music 💯
Video graphic 💯
Horey usoca maslax fanan weeen
Maslax mideeye faaninta kale wookafican yahy hore usoco
Hadeer wax u tar oo naftaada meel ka soo saar ceeb maaha wlhi dumar leeguma ogo ilaa aan ..... allow 🤲🤲
Maslax mideeye iyO nadiira nayruuz alla mxaY Heeztan kuzo bixi lahaayeen🖒
Heestan waxa fiicnaan lahed in lodhiibo Maslax iyo nadiiro yaa igu racsan bal eeg sidey ukala celineyso wilka iyo gabadha hadii ayada lodhibilaha heesta maslax meesha orad bey ugu dajinlaheed arnadiiraaaa😀😀😀😀😀
Nadiiro cod ma hayso mrka fatxi loo eego ee wll ma inay noo ruxdo naasaha ba rabty oo aan alaaalaxno
Aaaad iyo aaad hdba meel mlhn wlll
Maslax fanan somaliyeed whi🇸🇴🇸🇴
Maslax hadad fanaan buxa noqonaysa marba hada kaso hestay hooyadi fanka. Reer hargeisa wilka yar heso macaan udhiba keep going 👏👏
Waaw hes shidan👌maslax mideye hure usoco
@2:25 ya ila arkay nadiro neyruus sidey ula kenty musica
Ani
Wllhi heestu caadi maha qoftan doonayey midu dookhaygu rabo darmayey igu aadiya darmaan cashaq baa i dhibay ereyo shidan wale 🙆♂️👌👌👌👌 11/12/2019 🤔🤴👸🙋♀️❤
Qoftn donayeye wa Amiira👍
@@Royel.channel thanks wll qlli 🥺❤🤝
Heestan ani kama helin🙄 lakin Maslax Mideeye dartis u dhagaystey wlh😄👑King Maslax Mideeye✅
Hhh maahee
Dawooy isoo dhowoow dar alle fanankan iska jecelehey mideye in the hause
Fanaanitna 5 somaliyed hargeysa iskugu imadeen my city hoyga fanka ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Aaay
Heeta nadiiro iney laqadey ku fiicneyd wllhy dhaqsey 1m garilahayd inaba erayadu caadi maha
wa kaa Abdi Askari heesahaa oo kale ayaa laga Rabaa inad bushada u keento
Heesatani waxay ku wanaagsanayd waa hees jilid badan u baahnayd oo masrax kicin naysay maslax mideeye iyo nadiira nayruus ayay ku wanaagsanayd
Kugu raacsanahey walee maka bedelnaa de😂
deee hye maslax iyo nadira 😍kuficnaydba
fanka xishod bu rabaa not naaaas la ruxo codkeda iyo quruxda naga BADAN fatxaa nuura
@@rayfanrazta1118 aniga dhinaca jilida aynnka hadlayey heestu waa mid daadisa maslax siduu u matalayo waad aragtaa kaliya fadxa nuura erayada uunbay ku dhawaqaysa jilida nadiira ayaa u matalaysa mida kale fan miyaa xishood u baahan zxp zxp haday xishood diyaar u tahy heesba may hawaysateen fan iyo xishood kala dheer
Naas iyo wax la ruxayo inaaa usoo gashid baa noo sheegty habeen kastana nadiiro daawatid 😂
Maslax mideeye heesaha caadiga buuba ku codmacaan yahay
Khaam aan fahmi waayay ayuu daldalayay markii hore
Horeusco😍
Beenta mahin anba ma fahmo sidanu kaga cod macan yahayba
😂😂😂 Wd iga qoslisy
Maslax mideeye wa fanan jiro hore u soco bro
Adon igu daawaneyn 😡cishqiga igu deyrineyn 🥴waxaad ii tahay dugsiye
dawooy ii so dhawoow♥️🤝💋
Qoftan donaya iyo
Naftu doqeygu rabo
Darmanyey wa adi
Daren cashaqa idhibey
Dawad itahey runee❤
Hadad tahey ruux dan yara
Misana an dollar heyn
Inu damac guur ku galo
Waxan u arkaa dambiye
Ha daline damaca dhaaf🤔
2x
Adoon igu dawaneyn
Cishqiga igu deyrineyn
Waxad itahey duksiye
Dawoy iso dhawow🌹
Naftada ka daa dulmiga
Adon dhaqan dunyo badan
Ilow dandansi dumar
Inad dontana ka samir😑
2x
Adon iga sii durkeyn
Qalbiga ku dacadaa
Ada dagayoo hantee
Daryel iga sii xubigan
Dartaa bu idhibayee😍
Hadad dahabiyo xarir
Korkeyga ku dadin karin
Inad dadab ila gashana
Watuu gabal ku dumayee
Dubaqa warkaa ka saar😭
2x
Adoon igu dawaneyn
Cishqiga igu dayrineyn
Waxad itahey duksiye
Dawooy isoo dhawow🌺
Naftada ka daa dulmiga
Adon dhaqan dunyo badan
Ilow dandansi dumar
Inad dontana ka samir😑
Esh calaa hes ❤❤👋👍
Alla yaczik
Wakeentay wlhi alayacizak
U are our somali michel jackson maslax mideeyee😍😍
Ilow dandasnsi dumarBa alaylehe iga gadanthy heeskan♥️♥️
Heestaan meqaa sugaaye guulesta maslx iyo fatxa xitigta jubaldan
Maslax iyo fatxa nuura😙👑
2021INTA DAAWANEEYSA LIKETA😅🤣😂😅
Maslax wawaynka wlh hersare brother keep going brother horo soco
Fatxi nura waaniskajecladey wlhi😘💓 dhaxyar hadana qarka dambe uyaraweyn😂😂😂 Genyo hada maqasho fatxi nura weeye
maku donaa wll
Aslamu caleekum ragga somaliyed iyo gabdhaheeyna sharafta badan wan idin salaamay salaan ka dib waxaan ragga somaliye si sharaf leh ugu codsanaaye in ee noqdaan raga shaqeeysto sabab too ah qofta ee jecel yihiin ama xaaskooda waxee kaga baahanyihiin daryeel marka raag aa noqo raag ku dayasho mudan dardaaran ka aan idin kaga tagaayo waxaa waye in dumar loo naxariisto la sharfo la qadariyo wad Mahad santihiin sharaf aan idin ku ogahay wiilasheeyda iyo gabdhaheeyga
❤😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤
❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Viva maslax legend from djibouti
Adoon igu daawaneyn cishqiga igu deyrineyn waxaa ii tahay dugsiye dawoow ii soo dhawoow
Naftaada kadaa dulmiga adoon dhaqan duunyo badan ilow daandaansi dumar inaad doontana ka samir
Fanaaniinta Qarniga
Iyo Heesta Qarniga
ABDI ASKARI TUBE love usaar bls
Waw macalin cadceed gacmo dahable ilhy gacmaha kubarakee
Best vioce ❤
Hhhhhhhhh
Gabadha runta ayay ka hada shay waayo adoo reerkada dhaqan Karin in aad ku fikirto aroos waa dulmi runtii
MASLAX MIDEEYE keep going pro
❤️🇸🇴🇸🇴🇨🇦🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️
Weeeeeeey ax yaa fanaan maslax mideeye I miss you my dear brother
King voice❤
Wlhi fadxi meel bay saartay maslax nadiirana way oogu tagtay😂
Aaad iyo xbbti shashi abwaan
Beenaad sheegtay nadiira naag meel saari karta still ma dhalan wlhi jirkeeda ❤💋❤
midkan yer waa shidey hargeisa heesisa kala kicis walhi
hore usoco zhp iam fun mazalah mideeye
Hees iyo labadeedii fanaan oo is helay💯
Abdiaskari tube wlhi you're the best of all the time M.. Allah Somali weyn na way kuu sacba tumayan🔥🔥🔥🔥👍💪💪💪
🤣🤣
Video ga dhan anigu Nadiira Nayruuz ayaan dwanayaaa
Nadiiro iga daa ciyaarta 🤣🤣🤣🤣🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥
waa wx wln
Niiko kaliyaaucad
Ana iyadaan unacay
Maslax mideeye sow udheelaayo iska jeclahay heesta horay u soco iyo heesta fulay markana ku adkayn aaba lagu haayaa
Somalaaleey waa taa hargaysa love u for ever❤💛💚
Mucjisada musiga ee soomaaliya Maftuux Cadceed
Maslax mideeye fananka sanadka horay usoco
Inankii saw kuwa isugu tagay habliii viva jcylka
Heesta Heesaha Singer of the year
Mnzha Allah hees shidn wye runti maslax mideeye wn taageera hore uzco wlll
Maslah mideye cod qurux yarkoow masha allah
Adon ika sii Durkeyn🚶🏿♀️😵 QalpiGa ku dacadaa💕🥵
............ ...... daryel ika sii xupiGan💔😵