alow noo gargaar oo na midey waxa jira maanta dhibadto badan kala qayb sanaan oo aan la garaneyn mid waliba wuxu doonayo anigu waxan soo jeedin lahaa in diinta Islamka laysku xumo Sababtoo ah 30 sano ayaan ku jirnaa dagaal aan la garaneyn maxnihiisa qabaa,iil midba calan samaystay markaa anigu waxan dhihi lahaa bal diinta Islamka ha lagu eego dalka bal hada in aynu ka baxno dagaalada sokeeye ee soo noqnoqday waxan idinka soo salaamayaa woqooyiga Somalia garahan magalada hargeisa cadey
Ma bosssso deeeeq dadab laga dhex shiday waxa maqaal reer puntuland 😢😢😢😢❤
Boooossso deeeqa ilaahhow ku dhawar ❤❤❤❤😢
Abwaan qaran aderkay faarax murtiile legend always legend 😍💯🤴
Boqorki codka ayu kuhabona runtii legend farax murtile🔥🔥❤❤❤💯🙏🇸🇴
Faarax mutiile 😢❤❤🎉
Aniguna dadkaygow waxbaan diirad ku arkaaye ha isdilina aa isdaaya hana kala dareerina❤
Heestan waxaan daawaday 2 years ago hadana wn daawanayaa oo taariikhdu tahay 9 February 2024 inta Ka heshey like iisaara
Wow abwaan farax murtiile waa nin xigmad badn
Waa Legend xaqiiq ah 👍
M A legend 🙌 murtile Abwaan qaran
H💓💗💗💖🤍
Wuu Lahadlay Alleylehe
Great man, waa abwaan soomaaliyeed.
Abwaan farax murtilee always legend. I like your songs ❤️💔💯
Ahmed
Faarax murtiile waan toobad keene sow ki dhahaye maahen
The best song somali
P2p
Legend 😍☑️😎✌️
😢😢😢😢😢 abawan farax muratiile
Legend always legend murtile horay usocoo abwane
Xamarbaa dajinayoo dabka aan kadhigayoo👍
Manshallh Walaalo qaliya Somali
Waa hees qiira leh
❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉
Alle cimriga hakuu siyaadsho
Good man
Heestaan hees qaran in loo aqoonsadaa fiicnayd wallee waa wax sheegga qarniga soomaali hadday dhago leedahay.
Oo muu nool yahay alxamdulilaah
Oo ma ino dhintay bad maqashay🥸
Ala
Mirtiile allah caafimaad hasiiso
M.a❤❤❤
The legend alaylihe
Abwaan Faarax murtiile haruusoco abwaan
Isma aniy dobateed isma aniy diideene danteedaaniy karaney والله صحيح
Verygood
Waa lawaaniyay
Wale
🎉🎉🎉🎉🎉
Wax loo sheegay dadkaan haday wax ku qadanayaa
yee
Ok
Isma aynan diideenee isma aynan duban leenee dantiidaynan garaneen
Asc
Ww a axsanyaawadani
alow noo gargaar oo na midey waxa jira maanta dhibadto badan kala qayb sanaan oo aan la garaneyn mid waliba wuxu doonayo anigu waxan soo jeedin lahaa in diinta Islamka laysku xumo Sababtoo ah 30 sano ayaan ku jirnaa dagaal aan la garaneyn maxnihiisa qabaa,iil midba calan samaystay markaa anigu waxan dhihi lahaa bal diinta Islamka ha lagu eego dalka bal hada in aynu ka baxno dagaalada sokeeye ee soo noqnoqday waxan idinka soo salaamayaa woqooyiga Somalia garahan magalada hargeisa cadey
😭😭😭
🇸🇴🙏🇸🇴
Addacomment
Ax