Maalmihii Nolosheena Part 9 Nimco Jokar, Rooda Beerlula iyo Abti Liibaan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 452

  • @najmaqaali9750
    @najmaqaali9750 5 ปีที่แล้ว +27

    Dad bay ducadu
    xataa cayilisaa😂😂😂😂
    jookar walhi waa iga qoslisaaa
    👏👏👏👏👏👏

    • @najahqurxinta9230
      @najahqurxinta9230 5 ปีที่แล้ว +1

      Najma Qaali abyo subcuraab iggu caawi

    • @zacadilkacaze6989
      @zacadilkacaze6989 5 ปีที่แล้ว +1

      Niciima abaayo jaf jafoowgi yaa daahay 10 soodaa

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 5 ปีที่แล้ว +19

    One of the best Somali shows I have ever seen, very talented young actors, they are all good, everybody fits his/role, well done, by the way your story is common in our society unfortunately

  • @توكلعلىالله-ن2ي
    @توكلعلىالله-ن2ي 5 ปีที่แล้ว +50

    Jokarey noogu soo dhaqso filmka wan u xisnay wlee💓

  • @deqaali5866
    @deqaali5866 5 ปีที่แล้ว +14

    He is very heavy bay dhahaan maraykanku jookar kulahaa she is so funny 😂😂😂😂

  • @abdirahmanjiindhe7564
    @abdirahmanjiindhe7564 5 ปีที่แล้ว +104

    Hooyadey meel qaldan markey u socto calooshan katees teyn jiray, nabar inu qabto ayy iska seexan jirtay(hhhh)
    Umadeena maahn nimco jookar

  • @salmasaid7815
    @salmasaid7815 5 ปีที่แล้ว +21

    Naqas dhab, neeftu Jiq, jinasadadan joognaa Hhhh
    Funny parti 😂🤣🤣

  • @nimcohussein9444
    @nimcohussein9444 5 ปีที่แล้ว +8

    nicima jokar riwayad kaste waalagu dhex furaa miskiina I love her wlhi😂😂💗

  • @khadrhanur2209
    @khadrhanur2209 5 ปีที่แล้ว +32

    Naciimo and roodo love yuo❤❤❤❤❤❤

  • @F13500
    @F13500 5 ปีที่แล้ว +46

    Raga extra large ah hade kugu seexdan nafta wuw ka leh duugtada jogna 🤣🤣🤣

  • @ladyboss4227
    @ladyboss4227 5 ปีที่แล้ว +4

    Hhhhhhhh walaley hoosa ka fududahy kulhaaa joker waa funny maseerkii aya tabtay waxna waa rabi lahyd maskiin

  • @dhagardiidnasruallaah4213
    @dhagardiidnasruallaah4213 5 ปีที่แล้ว +6

    Wale aktaradan kale quruxda badanba kama yareysato waabay kasii filim dhigid badantahay inba caadi ma ahan roodo beerlula waan idin salaamay wadaniyadana kusoo dara aflaamta

  • @maankadeeqa2486
    @maankadeeqa2486 5 ปีที่แล้ว +6

    Niciima joookar caaadi maahin. Anoo 2 jir ah ayeee hooyadey tala iga diide kulahaa iyo Ninka buri kulaha 😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ayuubshaarkey4686
    @ayuubshaarkey4686 5 ปีที่แล้ว +16

    Dadba ducado xata cayilisa 😂😂😂😂

  • @essiahassan2584
    @essiahassan2584 5 ปีที่แล้ว +10

    Masha Allah nimco joker calaki somaliland bee qacanta ugu xidhan 🍏☁️🍎

  • @bishaaroxuseen6586
    @bishaaroxuseen6586 5 ปีที่แล้ว +22

    Nin cayilinow riwaayadaan waad ku gacankashay 😂😂😂😂😂
    Kkkkkkkk neftaaa kugu dhageyso

  • @naimaali1108
    @naimaali1108 5 ปีที่แล้ว +26

    Ani jokar isku rai aan nahay ninka furay raadi ha waalate Roodo😂😂😂

  • @anabahmedmohamed8941
    @anabahmedmohamed8941 5 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂😂😂😂 Ar nimco yaa iga qabta laba jirka ku talin jiray ku lahaa kkkk funny wlhi nimco

  • @daanotv3844
    @daanotv3844 5 ปีที่แล้ว +12

    Jokar in Ee naagta ka maseertay aragtay like ta iyo subscribe iigu qabta nacalaa sheydaan ku yaaleee

  • @magool8581
    @magool8581 5 ปีที่แล้ว +20

    Bulsho dhanbaad jilayaal utihiine wakhtiga maaweelada kadaayoo kor ukubca oo dadka noosoodira dhahaya qisooyinkiinoo hufan kadibna noosoo bandhiga
    Aniga kaliya qisadayda ayaaba aduunka dacaladiisa gaadhilahyd
    Marka dhexgala bulshada oo qisooyin dhaba soo gudbiya alle haydin barakeeyee..
    Meeqaa guri dumaysa meeqaa dad is khiyaameysa meeqaa waalid lagu caasiyay oo caruurtii suuqa kagaleen qurbaha meeqaa laga qaaty caruurtii
    Ama anigaa iidin qorilahaaye aad jisheene isoodoona
    Fadlan isbedel sameeya shukran kuligiin
    Naciima jookar is my spirit animal love u....

    • @مبارك-د2و
      @مبارك-د2و 5 ปีที่แล้ว +5

      Fortuun adne inala wadaag
      qisadaada

    • @asaldhaladnimco8307
      @asaldhaladnimco8307 5 ปีที่แล้ว +1

      Qisooyin badanba jira aniga teyda hadi leyga qoro laga bixi mayo

  • @Somalifood12
    @Somalifood12 5 ปีที่แล้ว +9

    Malmihii nolosheena is my favorite ❤️❤️❤️ naciimo 19:06 😂 😝

  • @Aasiakhaliif
    @Aasiakhaliif 5 ปีที่แล้ว +5

    This drama is super lit 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @NOGOBAAWI
    @NOGOBAAWI 5 ปีที่แล้ว +5

    He is Very heavy bay dhahaan kulahaa😂😂😂😂

  • @muhaybabdirashid3303
    @muhaybabdirashid3303 5 ปีที่แล้ว +1

    😭Waqtigi ugu horeysay o an masyro waxay ahyd marki ad horteyda faysal xawase ku gursatay😥, inle cil loma dhinto wlhi ana isla ka rapay alla habaryar sijed qurxonida o dhawa hadalka melaha dhawdhw o ad ka helisid iyo jilinkaga hibo rapidaa nimco jokar🙏

  • @deeqothman7286
    @deeqothman7286 5 ปีที่แล้ว +4

    Niciima Jookar, sidaad Calankayga Cawaale u sharaftay ee aad gacanta ugu xidhatay, Ilaahay ha kuu sharfo. 💟

  • @idirisfarah335
    @idirisfarah335 5 ปีที่แล้ว +30

    Waa lagu dhinta sunta maskaxda iiga jidha kulaha qoftaan naciima waa jilaa garab wayay

  • @mahdiaadn9346
    @mahdiaadn9346 5 ปีที่แล้ว +12

    Rooda beerlula nin ayey xaday hala soo qabto 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @maryanaadan4675
    @maryanaadan4675 5 ปีที่แล้ว +2

    Hadaa idinku soo biiray walee waxbaa ka dhacay jookar caadi maaha Masha Allah 😘

  • @rashawabar1446
    @rashawabar1446 5 ปีที่แล้ว +16

    I like so much nimco
    Iti ila jecel
    Like isaray

    • @zacadilkacaze6989
      @zacadilkacaze6989 5 ปีที่แล้ว

      Nice abaayo niciima halkeedaad dhigtaa siday wax udhacaan waxaad lasocotaa waaqica jira

    • @rashawabar1446
      @rashawabar1446 5 ปีที่แล้ว

      Amiga sido kleh noqo karay lkn janis uma haysto 😭😭😭

  • @hodanadan6595
    @hodanadan6595 5 ปีที่แล้ว +39

    Ina isla leftan ayn rabten kkkkkkk nimco joker la fuur budhcad nined tuugo ... inta xasustay mursal muuse iyo khadra siday hodan uu dhacday

    • @nestehamohame
      @nestehamohame 5 ปีที่แล้ว +2

      Kkkkkkkk ilahow hodan c raxmaan cml ha naga adeejin

    • @marizalovemazaa8410
      @marizalovemazaa8410 5 ปีที่แล้ว +1

      @@nestehamohame amiiiiin🤣🤣🤣🤣🤣

  • @amirinahooyomcn21
    @amirinahooyomcn21 5 ปีที่แล้ว +25

    Lefo iga dheh ragow dumarka hala lefo 🤣🤣🤣🤣🤣

    • @fatimasheikh7860
      @fatimasheikh7860 5 ปีที่แล้ว +1

      Amir ina hooyo mcn hhhhh ,mayo kugumaracsanee

  • @aishacuud4910
    @aishacuud4910 5 ปีที่แล้ว +17

    Jokar😂😂😂 nolow yaqey xbbt 😂😂 hoyadey intaan caloosheeda kujiray ayaa jeesto kucelin jiray hhh

  • @kafiyamusa9264
    @kafiyamusa9264 5 ปีที่แล้ว +7

    Kkkkkk Nimco jookar
    Cadi maha ala beerka

  • @timeyuuofficial8283
    @timeyuuofficial8283 5 ปีที่แล้ว +14

    Wey naga soo dahiyeen tan xigto la soo dhaqsada plz🙏🙏🙏🙏🙏

  • @nistexanishaa6316
    @nistexanishaa6316 5 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhhhh wlhi jokar funny socoto waye

  • @nimcaanmohameddinimo8766
    @nimcaanmohameddinimo8766 5 ปีที่แล้ว +9

    Hhhh dadkan qaarbay xataa ducadu cayilisa😂😂

  • @FaysalCiro
    @FaysalCiro 5 ปีที่แล้ว +1

    Walaahi nimco jookar umad maaaha horey usoco

  • @faatimoaxmed1564
    @faatimoaxmed1564 5 ปีที่แล้ว +5

    Roodo soo zamzam sharaf uma ego mise anaa moodo1👌👌💆‍♀️💆‍♀️

  • @adanosman8860
    @adanosman8860 5 ปีที่แล้ว +15

    Qofki libaan arkay oo an qoslin waa xanuunsanyahay ee plz dhaqtar ha utago
    Kkkkkkkkkkkkk

  • @sbchannel8229
    @sbchannel8229 5 ปีที่แล้ว +6

    Asxabta iso boqda hada rabtan farxad gym heallty food hadiyado ❤️👈🏻

  • @abdiazizselad
    @abdiazizselad 4 ปีที่แล้ว +2

    Nimco Jokar kulaha Funny "Roodo ninka ay Wadato oo extra Large ah Waxa U Maleynaya Kii Dilahaa in uu yahay Ragga Xoog Leh iska Ilaali wlley🤣🤣🤣
    #stay at home

  • @soocelmi3246
    @soocelmi3246 5 ปีที่แล้ว +8

    Nimco markasta waa lafuraa dhibka mey dhaafto😁😁😁😁😂😂😂

    • @Hiildumarchnel
      @Hiildumarchnel 5 ปีที่แล้ว +2

      Feysal mafurey

    • @soocelmi3246
      @soocelmi3246 5 ปีที่แล้ว

      @@Hiildumarchnel walal ruwaayadaha ayaan ka waddaa oo waxey ku jishaa ayadoo la furayo bis. Ee ma aqaano ninkeeda in ey wada joogaan

  • @fatumaabdu478
    @fatumaabdu478 5 ปีที่แล้ว +28

    kkkkkkkkkkk wlhi waxba kadacye nimco jokar wan jelahy kkk

  • @kaabaali565
    @kaabaali565 5 ปีที่แล้ว +2

    Nimco jookar waa khatar gabadha mesha ugu xarabad badan

  • @fadumaismail146
    @fadumaismail146 5 ปีที่แล้ว +10

    Hhhh we need more please 😍😂😂

  • @maankadeeqa2486
    @maankadeeqa2486 5 ปีที่แล้ว +4

    Raga xoooga waayn iska ilaaali kulahaa haduu kugu jiifsado waa dhimanee😂😂🤣😂🤣🤣🤣🤣🤣

  • @مباركبنعبدالرشيد
    @مباركبنعبدالرشيد 5 ปีที่แล้ว +1

    Markii hore aniga leefitaanaa laiiisooodiry

  • @somalighosht999
    @somalighosht999 5 ปีที่แล้ว +1

    Horta waa igu dhacaye kulaha ma anaa ku dhameyaay caadi bay isu warayaaan

  • @abdinasirmohamed4012
    @abdinasirmohamed4012 5 ปีที่แล้ว

    Hahahahahahahahaha waa riwaayad quruxbadan niciima jookar hore u soco

  • @showayeofficial7763
    @showayeofficial7763 5 ปีที่แล้ว +3

    Mr Waslad Xaalkiisa Baraan bar waaye 70 Kun Iyo Naag isku hel yaaba heli karo, Naciimo jookar waaka Shalaaysay rutiii wax leef inta ee isdhaheesay iyada aa la leefay kkkkkkk😆😂🤣

  • @fathiafaisal2496
    @fathiafaisal2496 5 ปีที่แล้ว +1

    Nimca jookat solution mawayso 😂😂😂 i love nimxo

  • @raabiyare3065
    @raabiyare3065 5 ปีที่แล้ว +2

    very heavy ayay dahaan maraykanku kulaha

  • @hiboidiris9901
    @hiboidiris9901 5 ปีที่แล้ว +2

    Sedexdoda kalama dhacaan roodo Masha allh waa qof dagan abti libaan iyo joker malmalka laga ilaway

  • @maahirofflcial9994
    @maahirofflcial9994 5 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂😂 San uqoslayay wan oyay hhhh hhhhhhhh tan mar horey iwabsatay

  • @abdullahimohmuudelmi9924
    @abdullahimohmuudelmi9924 5 ปีที่แล้ว +1

    Nimco naga soo dhaqso films wn naga soo daahizaaa

  • @shahinaasdauud8646
    @shahinaasdauud8646 5 ปีที่แล้ว +1

    joker tayda caashaqa tageero buuxda kuu haya xbbti❤ from hargeisa slnd

  • @azizamahdi3291
    @azizamahdi3291 5 ปีที่แล้ว +8

    Adjustment time iyo iskucelcelis🤣

  • @abdirazak8672
    @abdirazak8672 5 ปีที่แล้ว +4

    Nakufa ayay dhaheen sawaxiliga kkkkkkkk nimco joker ilaahayow ku dhowr

  • @jamaabdi
    @jamaabdi 5 ปีที่แล้ว +1

    waa (inlegel)in aad ninkan gursato kulaha joker waa funny😂😂😂😂

  • @mushtaaqmaxamed7117
    @mushtaaqmaxamed7117 5 ปีที่แล้ว +5

    🤣🤣🤣🤣🤣 Nimco joker caadi mahan liketa igu qabta pls

  • @munitahashi2824
    @munitahashi2824 5 ปีที่แล้ว +1

    Hahaha burcad nineed , jookar waa funny 😅😅

  • @somcana
    @somcana 5 ปีที่แล้ว +1

    Waa qaracan run dhacda.

  • @salatdakane535
    @salatdakane535 5 ปีที่แล้ว +2

    kalifaa miya leftii kulaha jokar wlhi qusul igu dishi kkkkkkkkkkkk

  • @bilantawaayahagurigobeed8961
    @bilantawaayahagurigobeed8961 5 ปีที่แล้ว +2

    Sidii wax waalan bay fud meel kasooo leedahay kkkkkkkkkk
    Sidiii jaylaani baan meel kuugalayaa kkkkkkkkk

  • @SETOCAcademy
    @SETOCAcademy 5 ปีที่แล้ว +6

    Asc walaaloyaal waxaan ahay arday waxkabarta jaamacad dalka debediisa ah waxaan bartaa EEE engineering celmiga aan barto ayaan jecleystay inaan dadka la wadaago fadlan subscribe ii saara inta hormarka soomaaliya jecel

  • @ilovemymomilovemymom9825
    @ilovemymomilovemymom9825 5 ปีที่แล้ว +19

    😂😂😂😂 Comments tiigo dhan wa dumar like sare hadan sax sanahy

  • @ilkacasechannel5322
    @ilkacasechannel5322 5 ปีที่แล้ว +2

    Nakufa ayey dhahaan sawaxiliga kulahaa😅😅😅

  • @saynabahmed7643
    @saynabahmed7643 5 ปีที่แล้ว

    😭😭😂😂oh jookar tydii waa iga fureen😂😂hhhhhh caadi mhn wlhi abti liiibaan manaxayo qoftaana maya rysato iinoolaada dhamaan tiiin💋💋😍😍

  • @umulkhayrxaji1946
    @umulkhayrxaji1946 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah wllshy roda caday iyo nimco jokar

  • @abdulahimuufo7950
    @abdulahimuufo7950 5 ปีที่แล้ว +5

    Kkkkkkkkk aaad ba uu isteerin jelecsan tahay 😂😂😂😂

  • @safiyaxasan5426
    @safiyaxasan5426 4 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkkk wallaaahi nimco jowkar waad iga qoslisay

  • @ياسرابوبكر-م7ق
    @ياسرابوبكر-م7ق 5 ปีที่แล้ว +1

    Ragodhan watugo isga ilaliya gabdhow arintan adunka ayekasocota yaahuuuu😂

  • @maamehaybe6388
    @maamehaybe6388 3 ปีที่แล้ว

    Abti liibaan jookar wuu ka baqaa hhhh kulahaa wadnaha hoos ii dhcy markaan arkay hhhh

  • @sagaldhool521
    @sagaldhool521 5 ปีที่แล้ว +4

    😂😂😂 aday ku garaaci jirtaye inagawada celi kulahaa

  • @islamsom4286
    @islamsom4286 5 ปีที่แล้ว +4

    Beer lula dumarka hawenka u wacan ayey u egtahay

  • @reo9475
    @reo9475 5 ปีที่แล้ว +2

    Nimco Joker USA justice system kaan bartey😂😂😂😂😂😂😂

  • @aqoonsidetubechannel3241
    @aqoonsidetubechannel3241 5 ปีที่แล้ว +1

    War sooboobsiyo 10

  • @caashaqamabaranwali4691
    @caashaqamabaranwali4691 5 ปีที่แล้ว +1

    burcad nineed joker funny wlhi 😅😅

  • @dhallgobeeddhaayahauroon6533
    @dhallgobeeddhaayahauroon6533 5 ปีที่แล้ว +1

    Nimco gacantii somaliland dalkeyga ayey xidhantahay aad baan kuu salaamay

  • @munoahmed4649
    @munoahmed4649 5 ปีที่แล้ว +9

    Nimco Jookar Reer Mudug Asala hhhhhhhh viva Soomalida 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @seynabsacid6014
    @seynabsacid6014 5 ปีที่แล้ว +1

    Jokar waxaba ku dhacay

  • @qaalixasan3452
    @qaalixasan3452 5 ปีที่แล้ว +2

    Hhhhh nicmaa wllhi wexey tiri uurka hyo aanka dhextalin jirau kuma lahoo🤣🤣🤣

  • @usofbaricarmo5648
    @usofbaricarmo5648 5 ปีที่แล้ว +3

    Dumarow ragiina qaylada ka daaya gabar ba gabadha ay ka qayla badanthy ma raagto kkkkk ya ila qaba

  • @anisoshire7396
    @anisoshire7396 5 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhh waryaa soleef so Kuma dhihin adaa lagu leefa kulaha nimco joker umadeena maaha

  • @abuukarnuur7321
    @abuukarnuur7321 5 ปีที่แล้ว +2

    Nimco jokar wa qofta darteda an u daawado riwaayada ❤

  • @diamondd2246
    @diamondd2246 5 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi nagaha maseyrSan
    War lagama dhageysto
    5:53😂😂😂😂😂😂

  • @shukriabdirahman9150
    @shukriabdirahman9150 5 ปีที่แล้ว +6

    Balaayo ku leeftay ku teh 🤣🤣🤣 naima jookar love u xbbt wlhi ❤

  • @hamdilove1755
    @hamdilove1755 5 ปีที่แล้ว +17

    Ma khadra saliima iyo hodon cabdirixmaan

  • @quenkeyf4899
    @quenkeyf4899 5 ปีที่แล้ว

    burcad nineet wasaq😂😂😂 nacimo dar alle aya ku jeclhy allha ikaa dhaaafo qali dumareey

  • @cabdiraxmaansiciid357
    @cabdiraxmaansiciid357 5 ปีที่แล้ว +1

    Riwaayadda waa la xumeeyay akhaz

  • @maamehaybe6388
    @maamehaybe6388 3 ปีที่แล้ว

    Niciima jookar caloshay ku soo waalatay kkkk😂😂😂😂😂

  • @ismailnasri9936
    @ismailnasri9936 5 ปีที่แล้ว +3

    Asxaabta jookar ka qosliso iyo liiban like-ta hayla dhaafina lolz

  • @fartunsuleiman8941
    @fartunsuleiman8941 3 ปีที่แล้ว

    Nimco joker is funny congratulations wallah she is funny

  • @toota-j7k
    @toota-j7k 5 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh cabduqadir jeylani lee iga dheh

  • @maamehaybe6388
    @maamehaybe6388 3 ปีที่แล้ว

    Niciima jookar inkaar bay qabtaaa wlhi kkkkkk adigaa lagu leefayaa jookar

  • @ilwaadnuur7298
    @ilwaadnuur7298 5 ปีที่แล้ว +2

    Wan quslay wlhi jokar aniga cml qeebta maserka 😂😂

  • @xilwafilms5981
    @xilwafilms5981 5 ปีที่แล้ว +2

    Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
    Jokar very funny

  • @gulledmarin482
    @gulledmarin482 5 ปีที่แล้ว +12

    Yaa u xiisay ❤️❤️❤️

  • @ayaandhuux6476
    @ayaandhuux6476 5 ปีที่แล้ว +1

    Jookar fany wlhi Hinaas .com

  • @asmachanel5744
    @asmachanel5744 5 ปีที่แล้ว +2

    Nimco jookar fariid weeye hawrwerin 😄😋😋😘

  • @abdihakiinmahamedabdi3898
    @abdihakiinmahamedabdi3898 5 ปีที่แล้ว +6

    Wlhi soomalidu wax iskuma oogala war walalkaa haduu hormar gaaro adne waad gaaraysaa