Lacag $100 xitaa Crypto waad ku bilaabi kartaa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 32

  • @Millonare_Brain143
    @Millonare_Brain143 4 หลายเดือนก่อน

    The biggest lesson i learn this digital money is no one will know what relly happen next minute.
    Thanks Ustaad❤

  • @Raage5432
    @Raage5432 4 หลายเดือนก่อน

    Best crypto somali teachers

  • @MohamedFiix
    @MohamedFiix 2 หลายเดือนก่อน

    Ustaad stock market somalia ma ka sgaqeeya

  • @hamiidcigehassan2890
    @hamiidcigehassan2890 4 หลายเดือนก่อน

    Ustaad abdalla mahadsanid 🙏

  • @abdiazizmohamed7944
    @abdiazizmohamed7944 4 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ustad

  • @YukizaInaiman
    @YukizaInaiman 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ustad linkaga lama arkaya ee telegram ka ee please copy ka dhig ee comenti ahan inoola wadag

  • @legend-rp2nv
    @legend-rp2nv 4 หลายเดือนก่อน

    beast techer somali crypto💯💯

  • @mrwehliye8264
    @mrwehliye8264 4 หลายเดือนก่อน

    Ustaad waxan rabay ina ku weydiiyo leverage iyo stakin farqiga udhaxeeyo

  • @mohahasan1256
    @mohahasan1256 4 หลายเดือนก่อน +1

    Sxb Soo koob time ka casharka waayo dadka ma jecla wax dheer U Soo Kala jar

  • @Abdirahman18880
    @Abdirahman18880 4 หลายเดือนก่อน

    Sida chart ka loo analyse gareeyo noo soo gudbi fadlan

  • @hanidagan5916
    @hanidagan5916 4 หลายเดือนก่อน

    Ustaad meme coinska sificn wrkoda uwad wn rbnaye sheko taxne ah bad dhex kujarty

  • @MaoADY
    @MaoADY 4 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid walalkeyga ani adiga waa aaad u heeynaa ICP 😅😅😅

  • @Dhambaal55
    @Dhambaal55 4 หลายเดือนก่อน

    Dadku channelkaaga aad bay u jecelyihiin wlhi , keep going sxb
    Waxbadan baan kaa faaiday.
    Lkn coins ka xalaasha ah sidee loo ogaada❤

  • @abdifatahabdullahisheiksal6426
    @abdifatahabdullahisheiksal6426 4 หลายเดือนก่อน

    Abdala waxaan kaa sugeeynaa in aad soo dhameeystirto dexsc iyo dex toolka. Fadlan labadaan si fiican u soo sharax.

    • @jiheeyeAcademy
      @jiheeyeAcademy  4 หลายเดือนก่อน +2

      inshallah way soo socdaan muuqaalo badan.

  • @abdisalamyusuf1371
    @abdisalamyusuf1371 4 หลายเดือนก่อน

    Sida chart loo anaysis gareeyo

  • @deeqacabdi2576
    @deeqacabdi2576 4 หลายเดือนก่อน

    Ustaad Abdalla way dex iyo meme coin afaarahooda waa iska gaabisay😮

  • @Daacad1999.
    @Daacad1999. 4 หลายเดือนก่อน

    Asc ustaadkaygii dhalinyarteenu aad iyo aad bay u deg degayaan waliba qaybta tarde ka risk badan bay dhex galeen hadaba si taas aad u yarayso ka waran hadaad 2 ama 3 coin oo mustaqbal leh noo soo baadho oo aan sii maalgashano intaad casharada trade ka noo dhamaystirayso si aanu ugu sii samirno?

  • @mohamudali2930
    @mohamudali2930 4 หลายเดือนก่อน

    Waxa verified i ah LBank Bank account wan leyahay ado mahad san video kaso samey sida deposit logu dhaho 🇸🇴🇿🇦

  • @abdisalamyusuf1371
    @abdisalamyusuf1371 4 หลายเดือนก่อน

    Sida suuqa crypto loo taxliiliyo oo chart loo analysis gareeyo nosoo gudbi

  • @RaageDaule-fg3ch
    @RaageDaule-fg3ch 4 หลายเดือนก่อน

    Macalin inaan crypto barto ayaan rabay invest and trade 3 course ayaa ku jira keebaaan ka doortaa mahadsanid

    • @jiheeyeAcademy
      @jiheeyeAcademy  4 หลายเดือนก่อน

      midii aad awooodo. adi iyo tabartaada. schoolka waa schoolkaaada

  • @adamosman4185
    @adamosman4185 4 หลายเดือนก่อน

    Csw ustaad cabdalla waan dhawnahay

  • @xamseosman7219
    @xamseosman7219 4 หลายเดือนก่อน

    Ustaad, marka binance laga furanayo account
    Waxa jira challenge marka somalia joogto taaso ah "identity verification" haddaba sidee uxaliyaa arrintaa anigoo somalia joogo?

    • @libanabdukadirhassan9697
      @libanabdukadirhassan9697 4 หลายเดือนก่อน

      Walal passbor ka raba hadad heysato kuma dhibayo walal

    • @OmarZakriye
      @OmarZakriye 3 หลายเดือนก่อน

      Password mise bank 🏦 🏧 💳 kuso sameyso

  • @abdisalamyusuf1371
    @abdisalamyusuf1371 4 หลายเดือนก่อน

    Nosoo gudbi

  • @AbdifitahOsmanyare
    @AbdifitahOsmanyare 4 หลายเดือนก่อน

    First person❤

    • @jiheeyeAcademy
      @jiheeyeAcademy  4 หลายเดือนก่อน

      welcome. thanks teacher