Musiibada meherka & arooska: Talooyin ku socda waalidiinta, wiilasha & gabdhaha

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • 🚀 KU SAABSAN BRAVO GROUP & SOMVATO INSTITUTE:
    ✅ ENGLISH COURSES:
    learn.somvato....
    ✅ BUSINESS COURSES:
    learn.somvato....
    ✅ PERSONAL DEVELOPMENT COURSES:
    learn.somvato....
    ✅ TECHNOLOGY COURSES:
    learn.somvato....
    BRAVO waa shirkada gaar loo leeyahay oo bixisa adeegyada latalinta shirkadaha iyo shaqsiyaadka, tababarada lagu kobcinayo xirfadaha iyo koorsooyin ONLINE ah.
    SOMVATO INSTITUTE waa machad ah ee aad ka heli kartid koorsooyin loo diyaariyay si heer sare ah oo taabanaya ganacsigaaga iyo hormarinta naftaada.
    🌍. www.somvato.com
    🌍. www.bravogroupi.com
    Si toos ah nagala soo xiriir whatsupyadeena:
    +252612253334
    +252612253332
    Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena bulshada:
    Nagala soco goor waliba:
    FACEBOOK:
    / bravogrouponline
    FACEBOOK:
    / @somvato
    TIKTOK:
    / somvatoso
    WEBSITE: somvato.com/
    Eeg koorsooyinkeena iyo barnaamijyadeena:
    🚀 learn.somvato....

ความคิดเห็น • 23

  • @abdislow2913
    @abdislow2913 3 หลายเดือนก่อน +5

    Aad iyo aad ustaad waa talooyin loo baahnaa, waqtigoodiina yimid.
    In dhallinyaradu ay ka faa'iideystaan ayaan rajeynayaa!

  • @suleymaandaahir
    @suleymaandaahir 3 หลายเดือนก่อน +5

    Ustaad marka koowaad allihii ku fahan siiyay ayaa mahadaa iskaleh
    Marka labaadna adiga dadaalkaa kubixisay ku mahadsan tahay ustad
    Ustaad waxan kaa codsan lahaa inaa badiso arimahaan oo kale maadaama inta kugu xiran ay u badan yihiin dhalinyaro ku hamineysa guurka
    Waxaa jira gabdho ku deyda gabdho kale oo laga yaaba inay san isku duruuf ahayn

  • @Maajid143
    @Maajid143 3 หลายเดือนก่อน +1

    Shukran Ustaad Taladan Xili aan Ubaahanahay Buu isoo Gaaray Allah ha nagu Arzaaqo Guur Xalaal ah Anigiyo dhaman intii Dhalinyaro ah oo ku haminaysa Rag iyo Dumarba

  • @farxannuur7281
    @farxannuur7281 2 หลายเดือนก่อน

    Ustaad ad ad umahad snthy ❤

  • @AbdirahmanMohamudDahir
    @AbdirahmanMohamudDahir 3 หลายเดือนก่อน

    Mahadsnid ustaad

  • @abdisamadhussein3924
    @abdisamadhussein3924 3 หลายเดือนก่อน

    Nacam
    Shukran 🙏

  • @user-ws7wq3zm8l
    @user-ws7wq3zm8l 3 หลายเดือนก่อน

    Fact❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰

  • @xafsoyasinyusuf8448
    @xafsoyasinyusuf8448 3 หลายเดือนก่อน

    Aad iyo aad u mahadsanthy waanadaada way I cajabisay waana qorty waana ku dhaqmi doonaa insha
    Abaal ween kaaaga haayaa talooyinka iyo tusmada aad ii bidhaamisay.
    Jazaakalaah qeer❤

  • @WIZZQALIDINHO
    @WIZZQALIDINHO 3 หลายเดือนก่อน

    Aada u mahadsan thy ustaad wax badan kaa faaiday

  • @Ogaalsidee
    @Ogaalsidee 3 หลายเดือนก่อน

    Ilaawi maayo gabar aan kala tagney aabaheed maalin hadalka uu iyiri , wuu iiqoranyahay hadalkaas .
    Thanks ustaad
    We need Part two

  • @hookreeb0244
    @hookreeb0244 3 หลายเดือนก่อน

    M.a waa talooyin muhiimah mahadsanid ustaadi

  • @maxamedlabomaar5186
    @maxamedlabomaar5186 3 หลายเดือนก่อน

    بارك الله فيك

  • @cilmicaadchannelcilmicaadc7586
    @cilmicaadchannelcilmicaadc7586 3 หลายเดือนก่อน

    Masha allah ustaad

  • @djamaally1051
    @djamaally1051 3 หลายเดือนก่อน

    Thank you wax fiican ayaa kahadashay

  • @abdulahihonest3992
    @abdulahihonest3992 3 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ustaad

  • @jeeni-goroyo5354
    @jeeni-goroyo5354 3 หลายเดือนก่อน

    Thanks ustaad

  • @mohamedaliabdiyaraani1537
    @mohamedaliabdiyaraani1537 3 หลายเดือนก่อน

    Thank you ustaaad ❤

  • @sundus460
    @sundus460 3 หลายเดือนก่อน

    Thank you ❤

  • @raanoabdi1878
    @raanoabdi1878 3 หลายเดือนก่อน

    Anaa cuna wxs

  • @Ahmed-bo1zs
    @Ahmed-bo1zs 3 หลายเดือนก่อน

    Ustaad shukrn waxan ka codsana inaa kasoo hadasho sida personal finance loo dhiso ama loo maamula

  • @Yasir1445
    @Yasir1445 3 หลายเดือนก่อน +1

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    Salaantaa kadib ustaad aad ayaad u mahadsantahay
    Dhab ahaantii talooyin wax ku ool ah ayaad dhalinyarada u soo jeedisay waa hadii ay qaaadanayaan
    Aad ayaan u jeclaanlahayn imaad noosoo badisid barnaamijyada noocanoo kale ah ee arimahma bulshada ku saabsan sababtoo waa meesha ay sartu ka quransan tahay

  • @CUMARXAASHIHIRAABE
    @CUMARXAASHIHIRAABE 3 หลายเดือนก่อน

    Istaadow waa inad no bilaawda pdcst.

  • @kaysemaxamed1675
    @kaysemaxamed1675 3 หลายเดือนก่อน

    Ustaad si wacan ayaaad ufaah faahisay