Ninka Qaranka Jabiya Cod Ha Siinina,waa Dagalamayna Somaliya Hadi Ay Itoobiya"Claahi Dahabo Hanjabay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ต.ค. 2024
  • Siyaasiag Qaranka Dhabarka Ka Jabiya Ha Dooranina,dalkan Waa Loo Dhintay,dagaal Ayaynu Somaliya Hadii Ay Itoobiya"Claahi Dahab Oo Si Xun U Hanjabay
    Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
    Follow bulsho television 24 hours news update channel
    / bulshonewstv
    / bulshotvnews
    visit latest news Blogger tvbulsho.blogs...
    All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

ความคิดเห็น • 38

  • @Shaamil-Basayev
    @Shaamil-Basayev 2 หลายเดือนก่อน +1

    GUUL SOMALIA 🇸🇴 GOB IYO GOBANIMO CADOWKANE ALLAH JABIYO 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdullahiusmanjama4946
    @abdullahiusmanjama4946 2 หลายเดือนก่อน +3

    Muuse Ha u tanaasulo Cabdillaahi Dahab iyo Faysal Cali waraabe si Huwanta gudaha iyo ta dibadaba looga adkaado.

  • @aididfamily236
    @aididfamily236 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah Guul Insha Allaha Ururka Rajo iyo Somalilandba ❤

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 2 หลายเดือนก่อน

    Fariid geesi xor ah oo muwaadin ah

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 2 หลายเดือนก่อน

    Guuuuuuuul rajo ogaal kulmiye

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 2 หลายเดือนก่อน

    Maansha Allaah Rajo,waa rajadii dalka

  • @AbdiMohamud-wu9kp
    @AbdiMohamud-wu9kp 2 หลายเดือนก่อน

    Geesi

  • @MaryamaSaleebaan
    @MaryamaSaleebaan 2 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah guul guul somaliland guul madaxwaynaha mustaqbalka somaliland c/lathi dahab Aad Ayaan ujeclahay inuu c/laahi dahab dalka xukumo mustaqbalka

  • @xasanaliaxmed3722
    @xasanaliaxmed3722 2 หลายเดือนก่อน

    Waa Run sheeg

  • @shadiaelmi-ke1ru
    @shadiaelmi-ke1ru 2 หลายเดือนก่อน

    Guul iyo gobanimo somaliland geesi c/dahab🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sacsac qaranku ma reerba noqda

  • @hooyoosman8308
    @hooyoosman8308 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahow kan oo kale noo dhawr

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h 2 หลายเดือนก่อน +1

    Geesi dalkiisa rabawaakan.

  • @CaaqilmustafeCaaqilAadan
    @CaaqilmustafeCaaqilAadan 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waar ucode ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤CABDILAHI ❤❤❤❤ kahadh NAY siyaasi Dan ❤aanta aqoon sanan ❤kuwakujira wadani inaxashi ❤ umudu aragnay

  • @MaaxMaax-pk1bn
    @MaaxMaax-pk1bn 2 หลายเดือนก่อน

    Guul iyo gobanimo❤❤❤❤

  • @XasanCadala-vp2cg
    @XasanCadala-vp2cg 2 หลายเดือนก่อน

    Nayaa Dahabo kafadhiiso umada

  • @Diinteenasuuban
    @Diinteenasuuban 2 หลายเดือนก่อน

    Waa habeen jimca ah . Ilaahy waxad ku faraxdo oo khyr leh ha ku siiyo. Na Soo Booqo walal. Diinteena Suuban youtubkayaga. Jazallah khyr. Kala soco muxaadarooyin

  • @CaaqilmustafeCaaqilAadan
    @CaaqilmustafeCaaqilAadan 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @guledxarrago419
    @guledxarrago419 2 หลายเดือนก่อน

    cabdilaahi dahab geesi qaran

  • @ifraaxxasancawad9515
    @ifraaxxasancawad9515 2 หลายเดือนก่อน

    Dhalinyarada soomaalilaan hala soosaaro ninkan waxa ku wayn dalka soomaalilan waa wadani dhaba

  • @saeddahir7600
    @saeddahir7600 2 หลายเดือนก่อน

    Cabdilaahoow dhalinyarbaan ahay laakiin golaha baarlamaanka da waa in lagu xidhaa ugu yaraan 50 years waayo goloheenii waad aragtaan

  • @nuxurofficial88
    @nuxurofficial88 2 หลายเดือนก่อน

    Ninkan reerkiisa ayuu muuse u adeegsaday si uu ula googo'o 😂😂😂
    Axyaa madaxwayne muuse
    dadkaba yaa kaaga dhiga sida kan iyo xinif, ina kaahin iyo buuni oo kale😊

  • @nasriina6617
    @nasriina6617 2 หลายเดือนก่อน

    Kan nacaska ugu ween isaaqa

  • @CabdiDiiriye-y8r
    @CabdiDiiriye-y8r 2 หลายเดือนก่อน

    WAAD Riyootay 60kii Xoriyadaan Qaadanay magaarbaan ahayn mise somaliweynbaa GUUD ahaa Xoriyadoon ahayd oo AANKAmid ahayn, Adeer JOOJI Taariikhda Beenta ah waxan liqikaro MAAHA TOROROGTA NAGADHAAF'.

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 2 หลายเดือนก่อน

    Dahab nin rageed

  • @TaaroAli
    @TaaroAli 2 หลายเดือนก่อน

    Waar waxaan xisbiyada mucaaradka iyo ururaduba waa inay ku xisaabtamaan in cid kastoo faraha lasoo gasha qaranimada j.somaliland aad 5 farood saartaan oo ku difaacdaan qaranimada dalka oo aad iska daysaan habrashada waa waxa dib inoo dhigaye dhaliyaraduna way fansan yihiin ciyaaraha meesha ka socda oo waanu fahansannahaye hanoo biqina jihaadkana dhinacayaga waanu haysanaa lkn ma ogolin hogaamiye jilicsan oo cadawga lugaha noo qabta guul iyo gobonimo somaliland

  • @CaaqilmustafeCaaqilAadan
    @CaaqilmustafeCaaqilAadan 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdifarah4017
    @abdifarah4017 2 หลายเดือนก่อน

    Hadi aqonsiga adunku ku xidhanyahai referendum of dadkaga aminsantahai Maxad ku didi

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 2 หลายเดือนก่อน

    Ogaal kulmiye cabdilaahi ucid difaaca dalka

  • @abdullahduale8922
    @abdullahduale8922 2 หลายเดือนก่อน

    Waan kugu raacsanahay gudoomiye hadaba si wadani looga saaro saaxadda ururado ha midoobaan

  • @hagarman5370
    @hagarman5370 2 หลายเดือนก่อน

    Keep dreaming

  • @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
    @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf 2 หลายเดือนก่อน

    Hooyadaadii doqonta aheyd ee qarafeysanjirtey usheeg

    • @kaysenur1592
      @kaysenur1592 2 หลายเดือนก่อน

      Yaad caayaysaa

    • @cismaanafgaab3018
      @cismaanafgaab3018 2 หลายเดือนก่อน

      Wiil hoog waa isaaqii xalaasha ahaa

    • @mohamedhassanhoussein8627
      @mohamedhassanhoussein8627 2 หลายเดือนก่อน

      Waar kan farakha ah ee caytamayaa waa faqashtii waxba hadaawan oo ha caytamin

  • @CaaqilmustafeCaaqilAadan
    @CaaqilmustafeCaaqilAadan 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤