LAKI HAJI, AMINA DHOOL IYO FUAD CADE VIDEO QOSOL BADAN😂DAWO ILA DHAMADKA ADA QOSLI DONE..😂

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 61

  • @somalitiktok232
    @somalitiktok232  2 ปีที่แล้ว +8

    Walaal hadad ku cusub tahay channel ka waa inoo muhiim: #subscribe #like #share adiga oo mahadsan😍

  • @halimaisse6884
    @halimaisse6884 2 ปีที่แล้ว +14

    Asc gabdho dhooley fanka haku noqon tusbaxaaga qaado ilmahaaga u tur wllo peals heesaha iska illaali xajka tag ♥ ❤ caafimaadna illhy haku ziiyo

  • @sadiacabdi1536
    @sadiacabdi1536 2 ปีที่แล้ว +6

    Mashalaa illahey cafimadka ku siiyey ku shugri make kadib u mahad celi laki xaaji waces waa qof nool waxii nool baa ku boleyn mashalaa ❤❤❤💯💯💯💯💯🙏🙏🙏

  • @hodanhuseb2044
    @hodanhuseb2044 2 ปีที่แล้ว +1

    Alxmdulilah habo laki wajeclahy aniga xita

  • @dhuuxdhimbil4549
    @dhuuxdhimbil4549 2 ปีที่แล้ว +2

    Walale masha alaaah qaaliyeey ilahegi ku caafiyey mahad usugnatay

  • @kyniyod620
    @kyniyod620 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah my beautiful sister Amina Dhool you have beautiful voice.

  • @dekadoualeh9312
    @dekadoualeh9312 2 ปีที่แล้ว

    Maachaala walal dhol farxad weye

  • @aliiman7124
    @aliiman7124 2 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkk way khafiiftay dhol

  • @MaryemsharfiMursali
    @MaryemsharfiMursali 4 หลายเดือนก่อน

    Lawdin Masha Allah tankiyo

  • @كنقو
    @كنقو ปีที่แล้ว

    ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @aaminamohamed4575
    @aaminamohamed4575 2 ปีที่แล้ว +3

    Habrayahow tusbax qaata

    • @حبيبهعلي-م4ف
      @حبيبهعلي-م4ف 2 ปีที่แล้ว +1

      Subxanalah,maxad,karabtah
      Amah,hakhadan,tusbah
      Amah,yey,khadan,TAs,shakhoh,kumalihid,ee,ka,dhamow,gabadhan,iyo,farxadodah
      Cimrinah,adigah,kamah,Yarah,ee,iskadah,cunsirnimadah,,iyo,xasidnimadah,gabdhahan,laki,iyo,dhol,,
      Markah,ilahaay,kah,Reboh
      Xasadkah,iyo,cadawaha,
      Amiin

  • @halimaisse6884
    @halimaisse6884 2 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhhh kkkkkkkk

  • @mahadihassan5203
    @mahadihassan5203 2 ปีที่แล้ว +7

    War aadane waa kaas kibirka ma daayo
    Markii la qabtana waa sidaan ogeyn markii la dhaafana waa sidaan
    Naa qof weyn baa tahay waxaad soo martay oo xanuunkii adkaa ah allahagii kuu sahlay u mahad celi ee baqbaqdaan ka har la imaaw salaad badan dikri badan iyo ka dhowsanaanta xumaanta waa iga talo walaashey

  • @shukrishuceeb5653
    @shukrishuceeb5653 2 ปีที่แล้ว +5

    Ilaah kumahadi debidhaaf ilaah haka dhigo

  • @qqaran9846
    @qqaran9846 2 ปีที่แล้ว +13

    Alah marku cafimad ku siyay miyad baqbaq bilawday NA rabiga isku xil o sujuda badi afkaga xiro ku shugri alah ku cafiyay

    • @حبيبهعلي-م4ف
      @حبيبهعلي-م4ف 2 ปีที่แล้ว +2

      Aya,walaley,hadayen,kholin
      Miyay,oyin,farxadah,cafimad
      Kuh,waa,khosalkah,khof
      Hadad,kholiwaydoh,waa,
      Khof,jiran,
      Markah,amino,dhol,ilahaay
      Hacafiyo,amiin,

  • @barlinosmaan545
    @barlinosmaan545 2 ปีที่แล้ว +3

    Hada eedooy isastur hee illahaygii kucaafiyay allxamdullullahi dheh.

  • @aliiman7124
    @aliiman7124 2 ปีที่แล้ว +1

    Huno dhol may alle unoqoto xanuun badan bay martay alle kabaq

  • @rodaali169
    @rodaali169 2 ปีที่แล้ว +6

    Dhool laki ,fu'aad 🤣🤣❤❤❤

  • @ubahmuxidiin386
    @ubahmuxidiin386 2 ปีที่แล้ว +1

    yaab maye is asturato waab wayele

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 2 ปีที่แล้ว +1

    Walal amina allah cafimaadka haku siyaadiyo lkn bini adam waxan nahay wax tanyar ee dikriga badso oo heesaha iyo waxas iska daa

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 2 ปีที่แล้ว +4

    Allaah u toobad keen ka hadha ka toobad keena

  • @AbdullahiOmar-yf3wm
    @AbdullahiOmar-yf3wm 7 หลายเดือนก่อน

    Yes yes victory victory mrss Amina shook actres Shanta somaliyeed five start acterisha somaliweeyn heestaada waakraaheesanay wali manooshahay kilida Maka cafimaad gabtaa dhooleey adiga weeysan was I remember you for ever mrss Amina dhool ubaxa igahoo hargeesa AANA adaaf no Amina dhool hargeesaweeyaan dhulkaafer adiga iga iyo garhajis gabiilka layiraahdo

  • @hawadahir8035
    @hawadahir8035 ปีที่แล้ว

    Subxanallah kibir Ilahey mabaneen ee Ilahey kuxamdi oo cafimad kusiyay iswalaq iyo isqawin wax kumatareyso xasuso malintad oyesey mantane masidan baa Ilahey hakuhadeeyo 🤔🤔🤔

  • @foossahardid4895
    @foossahardid4895 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha alaah dhool fuaad Laki wacays❤️❤️🌷🌷🌷🌹

  • @samiya2110
    @samiya2110 2 ปีที่แล้ว +3

    Ilhow ku cafi ada awada leh

  • @farahmohamud6681
    @farahmohamud6681 2 ปีที่แล้ว +2

    ABOOWE.FUAD.CADE.IYO.ABAAYO.LAKI.HAJI.WACEYS.ABAAYO.AMINA.DHOOL

  • @thegoats274
    @thegoats274 2 ปีที่แล้ว +3

    Waa shidantahey

  • @MsQuule
    @MsQuule 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay ayaa caafimasdka hayee ilaahay u noqo heeso haku soo noqon

  • @hodanhuseb2044
    @hodanhuseb2044 2 ปีที่แล้ว +1

    Manshllah Allah ku shukri

  • @jacfaribraahim5988
    @jacfaribraahim5988 10 หลายเดือนก่อน

    Xaafimaadku wanagsanaa walaalahayga laki iyo amina ilaahay caafimaadka iyo cimrigaba ha inoo siyaadiyo😢😢😢

  • @rodanur6609
    @rodanur6609 2 ปีที่แล้ว +1

    Laki waa qof qalbi fiican . Adigana ilaahay caafmaad sareecan ah haku siiyo . Laki dadaal bay kuu gashay. Laakiin abaalmarin yaab leh ayaad samaysay.

  • @munocabdulahi2289
    @munocabdulahi2289 2 ปีที่แล้ว +2

    Washidantahay

  • @dekadoualeh9312
    @dekadoualeh9312 2 ปีที่แล้ว

    Maachaalla wa farxad wallal dhol

  • @khaadiijoqosolwaanaag4127
    @khaadiijoqosolwaanaag4127 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc walasheydi dhool.الحمد الله علي كلي حلي qaalbii.LAKi haaji.wiil Adee dhaamantiina.asc.😍😍😍

  • @hadonmaxma2067
    @hadonmaxma2067 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha a allah waruna qofaka markad xanun sana taa hay mahila mamikaro abayo ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @zammyali3047
    @zammyali3047 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa shidan tahay don't worry

  • @aboubakerdaher7977
    @aboubakerdaher7977 ปีที่แล้ว

    Marshall ❤️🧡💚❤️🧡💚

  • @kyniyod620
    @kyniyod620 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Amina Dhooll truth is the truth but nothing the truth.

  • @Userq2
    @Userq2 2 ปีที่แล้ว +2

    Waa shidatahya

  • @farahmohamud6681
    @farahmohamud6681 2 ปีที่แล้ว +1

    💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 2 ปีที่แล้ว +1

    Amina dhol

  • @raqiyosheikh2161
    @raqiyosheikh2161 ปีที่แล้ว

    Hhhhh

  • @raqiyosheikh2161
    @raqiyosheikh2161 ปีที่แล้ว

    Haah

  • @ganiusmaan3395
    @ganiusmaan3395 ปีที่แล้ว

    M

  • @sahramohamed1100
    @sahramohamed1100 2 ปีที่แล้ว +1

    💞💞💞💞💕

  • @cabixamid2584
    @cabixamid2584 2 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkk

  • @amaalcabdicasiis4914
    @amaalcabdicasiis4914 2 ปีที่แล้ว +2

    Washin dahay dhool❤❤❤

  • @fadumoibrahim3803
    @fadumoibrahim3803 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashaalaah abaayo

  • @maxameddahir9208
    @maxameddahir9208 2 ปีที่แล้ว +2

    Waad shidan tahay

  • @maxameddahir9208
    @maxameddahir9208 2 ปีที่แล้ว +2

    Waad shidan tahay

  • @haboonjiil682
    @haboonjiil682 2 ปีที่แล้ว +1

    Wad shidantahy amina dhool

  • @ubahelmi9164
    @ubahelmi9164 2 ปีที่แล้ว +2

    Great entertainment ❤️

  • @safiamahat3552
    @safiamahat3552 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 2 ปีที่แล้ว

    WAA MUDUG SAX AH: AF FIICAN BAY KU HADLIN: LAKI MA AH MAGA MUDUG LAGA ISTICMAALO:

  • @safiamahat3552
    @safiamahat3552 2 ปีที่แล้ว

    ⚘⚘⚘⚘💋❤❤❤

  • @salmaofficial9544
    @salmaofficial9544 2 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhhhhhh